Ceeb allaha asturo ibraahin cagalab Waxa ad sheganeso waa dhibato ok Axb waxa wanagsan dadka haday ehel iyo qarabo yihiin haday dhibato nocaan ah so kalla dhax gasho in ad la ka shato ehelka intiisa kalle si ay wax oga qabtan xalladas Wllalka lkn meshan ad hada ka hadlleso waa xarun sheydaan waxna ku ma qabanayan inay wax ka halleyan Mooye waa marfish ma fiicno Wllallka allaha kulla garab gallo
Waa Aabe Ahlu diin ah oo geesi ah balse garab Waayay aabo garabkaga Allah ha galo Caruurta Allah hakula koriyo gabadhadana Alle hakusoo sahlo😭
Amiiiin🤲🤲
Dadka sadaqada la baxay Allah ha u barakeeyo
Mashallah dahir calasow team good job
Dahir calasow masha allah dareen raganimo abbo gees ah
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw
Xaqiisa allaha u sahlo abahan😢
Quraan akhriso. Allana beri
Maxkamada waxan kacodsanaya iney ganacsi ufurto odeygan wayo wax gacanta ugu jiro maleh
Maxkamad is not easy
Walaahi ninkani waa majeerteen kii igu horeeyey ee xalaal ah ee aan arko
Illahaw waa malin jimcee adoonkaga dhibaataysan ka dulqaad dhibka 🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Dahirow Ina adeer adigan kuku talakalay eayadan kuxusan amaanta waana mudan tahay intaas iyo inkabadan maadama aad tahay ugargaaraha dhibanayasha dhiban e xitaa dowlada lakaheleen
😢alha u gar gaaro asaga iyo intii dhiban oo muslinina bo 🤲
Daahirow wll Ninkaas xaaladisa garab ku siiya si xaqiiqda loo hello wajigiisu wuxuu u eg yahay nin dhiban malintu ridwaan isaaq uwaramayay waan yaabay comentiga waxaan ugu qiray utag maxkamada daahir calisow ayaa ku caawine
Raganimo gesinmo io nxrs wlhi wad u hilisy Mhdsnid ader
❤Eindhoven ❤
daahir habaryartu hadeey doonto waraaq beenbeena oo dhakhtar ajaanib ah gubo lasiiyo oo laga soo sameeyo weyka dhacdaa qurbaha
Waa wax Lagu Qoslo Majeerteen Kismaanyo ma Degaaa 😂😂😂😂😂😂 Yaab 🤭
Majeerten ha fiirin fiiri aabaha soomaliyed ee dhibaateeysan yaa axmaaq😡
Dhulbalaarsi waa sida isugu dhahiyaan mudug iyo gaalkacyo 😂😂😂😂😂 ama ogaadeen kismaayo sheeganayo ama mareexan sheeganayo😂. Waa qosol rerkani faqashka waa dad daad sido dadka dhul la aantaa meelkaste iskadagan sheegtaan 😂😂 in dhul la aanyihin
Kismaaye hawiye daga wax lahubo weeye
Dhulbalaarsi waa sida isugu dhahiyaan mudug iyo gaalkacyo 😂😂😂😂😂 ama ogaadeen kismaayo sheeganayo ama mareexan sheeganayo😂. Waa qosol rerkani faqashka waa dad daad sido dadka dhul la aantaa meelkaste iskadagan sheegtaan 😂😂 in dhul la aanyihin
Kismaaye hawiye daga wax lahubo weeye
Ceeb allaha asturo ibraahin cagalab
Waxa ad sheganeso waa dhibato ok
Axb waxa wanagsan dadka haday ehel iyo qarabo yihiin haday dhibato nocaan ah so kalla dhax gasho in ad la ka shato ehelka intiisa kalle si ay wax oga qabtan xalladas
Wllalka lkn meshan ad hada ka hadlleso waa xarun sheydaan waxna ku ma qabanayan inay wax ka halleyan Mooye waa marfish ma fiicno
Wllallka allaha kulla garab gallo
Talo xumo, intuu gabadha diraayay inuu asaga boxo baa fiicnayd. Allaha kuu fududeeyo.
Kii kulugooyay ALLAH halugooyo
Wear nin Cumar Maxamuud oo laandheere ah ayaa cabanaaya, xitaa luqaddiisa Cumar Maxamuud maaha...!!!.
Buurman Wanier kom je Eindhoven??
Laascaanod waa magaalo soomaliyeed qabiil gooni ah ma dagaan 😂😂😂😂😂
Waa waashay ninkaan waxaa laga yaabaa in cida aqoon darri wax ka haleeysay asaguna mooday in kas loo yeelayo
Nin rag ah lama ciilo
Heestaan looma ooyaanka miyaa loo qaaday waa i taabataye
Kimaayo waa magalo Somali yeed qabiil Goni ah madago