Subxaanallah 😢 Diinta Sidaan Ma Qabto Waaridna Ilmihiisa Ma Damci Karo Ee Dhiig Ha Iska Qaadaan Duqa Mamada Ma Dhalin Wiilka Abtiga Ahna Lama Dhalan Hadalka Laki Xajji Waceeys Si Fiican Ufahma Waxbaa Meesha Ku Jiro Ama Ka Qaldan
Wlhi hadad irumaysaneso kiiskan mid lamìda indhahyga ku arkay wa abtiged hooyàded la dhashay hdè mahan wxn so maqlay wa gurigii aan ķu nolaa mrka way dhacday wxna rumàysanàya gbdhan
Ala hoyoyo ilahayo I ilali kuwa aya la gaheysta xogana wa la iga heysta ilayow ixifdi oo I ilalina igana so wada adiga awod leh walhi waa murugo subxanalah ya rabi
Wajiga maxey ugu qarin wayen walhi wan huba gabadha yar 3sano kadib in nolosha cariri ku gali donto laguna cayi dono ya allah ilahow ilmaha no xafid ya rabi 😢😢
laa xawla wala quwata ilaa billh xasbi yalha wanicmal wakil war qorta halaga jaro acudu billhi ku was cawan miya dad bilaa din ah xita waxan ma sameyan ya la aminaya xasbiyalha wanicmal wakil😢😢😢😢
Innaa lillah wa inna ileyhi Raajicuun illaahow Aduun iyo Aakhiro Na cafi oo Noo Naxariiso WAX Macquul AH maahan iyo Wax la Aamini karo Waayo Awoowe iyo ABTI Waa Dad culus oo Family ka ugu Qaalisan waxayba ku xigaan hooyadii dhashay iyo Aabihii oo keliya marka Soomaaley halaga fiirsado bisinka ilmaha yarka ahna yaan la bi 'in
Hablaha soomaaliyeed oo caruurta lagu furay waa in Alle dartii laysku caawiyaa inta isku dhawba kooxo Walaale Alle oo aan qabiil ku xirneyn Sameysta kooxba mar hashaqo takto kuwa kalana caruurta hahayaan ayadoo midwalbaa Alle ay uga baqeyso amaaanadaas intaa kadib Inshaa Allah waa laguuleysan
AR DAAHIR CALASOOW ,,, DHAHIR DULMI DIIDOOW,,,, HOOYADAN GABADHEEDA LA KUFSADAY,,, WAXAA II SOO BAXDAY,,, IN ,, LA DILI RABO,, , SI KIISKA GABADHA,, LOO DAMIYO,,, PLEASE 🙏 HOOYADA AMNIGEEDA IYO WALIBA GABADHA YAR. WAA IN LALA WAREEGAAA. ,, IT IS SO SAD STORY 😢
Adiga walalka iyo abaha ma Ku full jirin war nin an balayo arag ba dhihin balan arkay subxanalaah war ilaahay halagacabsado uma malanayo in abti iyo abe waxas sameeyen
Inalilahi wa ina ilayhi raajucuuun maxay dadkan u tarayaan marka iyagaa waxweyni ka qaldanyihiine subxaanalaah Alle nama tuso lkn ma xoolo doonbaa itaalka
xas biyalha wncml amin majiro gabar kastay o isleh ilma ley haya ama leyga qatay waxa ag joga uso dhunto haben kasto hadu wil yahay xita lama deynaye wa lafula e ilma hina haka tagina o hadhibina wa xushba dunida jogto😢😢😢😢
Maalin walba ayaan u Sheegaa Dumaroow Caruurtiina qofna ha uga tagina, maalin walba ayaan arkaa Caruur Ninkii dhaley lagala soo tagey oo Nin kale dhabta loo Saarayo ...
Aabahaa maahan iyo walaalkaa ee ha la baaro arintaan 😭😭😭😭 Waxaa shaki ku jiraa in uu adiga ku dhalay maxaa yeelay awoowe iyo abti wada waalan miyaa OO xaaraan ah 😭😭😭😭
😢😢😢inalilahi wa Ina ilahi rajocun san xaq mahan dumerka Iyo caruurta Somali waye dayacan yahin dowlad Iyo culumo difacado ma hayestan 😢Ala san xaq mahan ilmaha yar san lo galayo ya rabi war ukaca gabartan 😢
Kiiskaan Allaha uga baqqa oo si Cadaalad ah wax ugu qabta looma baahna hoos haloo xaliyo waayo hadii wax loo qabanayo sooma gaarteen 8 bilood ee Ajar shaqsysta oo gabafhan Saqiirka ah Cadaalad ha hesho ☝🏽
Subxaanallah 😢 Diinta Sidaan Ma Qabto Waaridna Ilmihiisa Ma Damci Karo Ee Dhiig Ha Iska Qaadaan Duqa Mamada Ma Dhalin Wiilka Abtiga Ahna Lama Dhalan Hadalka Laki Xajji Waceeys Si Fiican Ufahma Waxbaa Meesha Ku Jiro Ama Ka Qaldan
Sheekadani macquul ma aha
Wlhi hadad irumaysaneso kiiskan mid lamìda indhahyga ku arkay wa abtiged hooyàded la dhashay hdè mahan wxn so maqlay wa gurigii aan ķu nolaa mrka way dhacday wxna rumàysanàya gbdhan
Meesha hadaan aqoon diimed ka jirin wax kastaa waa imaanayaan
@@KatramahamedOsmaan Inna Lilaaahi Wainnaa Ileeyhi Raajacuun 😭😭😭
Mamada muu dhalin duqu EE haisbaarto iyada qudheedu
AWOWAHA IYO ABTIGA WA IN LAGA GOYO GUSKA O AYAGO NOL SUUQA LAGU JIDO LA GUBO LA GOWRACO HA LAGU SHIIHIDO
Sheekada dhinac kaliya waxba laguma xukumo waa in dhinaca kalena la dhegeysto yaa og in belo kale u baxday
Subxaana Laah waa ooyey Waar waa masiibo Waa xafdee aanaa soo eegaye mida kale Ilmahan xanuusan ma xaydbay heshaa Waar dadka yaan lasoo dhawaysan
Anaga waxaa noojoga Gabadh xanuusan Oo hoyaday dhashay oo Aan rajonimo kusoo korsanay Oo Baahiya Gaarka ah Qabta waxaan deganhy Burco waligay qof aan wax iskunahay Oo nina Gurigayaga Mayimaado Hal nin Ama hawaynado ama hayaradee shaqana ma khabto iyadaan ilaaliyaa Iigu soo duceeya In ilahy igu asturo maada aanan Hooyo lahyn in ilaahy igu asturo Oo aanan Kahor dhiman iigu soo duceeye wllayaal 😢
Walaal ilaahey ha kula garam galo,waana sidaad tiri cidna ha aaminin ,cid la aamini karo ma jirto .
@mahadmahad1055 wll waad mahadsanthy sidaas iila dareenka noqotay wll
Odayga iyo Wiilka lasheegaayo, halatoogto, haday arintaan runtahay Acuudubillaah 😢😢
War Raga Soomaaliyeed oo bilaa diinta ah Alle haidiinkaga raaxeeyo umada Aamiin Yaarabi waayo waxani wax qof diin iyo damiir leh uu dhageysan karo maaha maxaa qaldan Xasbunallaah wanicmal wakiil
Qalbi baa naaxumada indhihi baa naxumada😢😢😢
Ala hoyoyo ilahayo I ilali kuwa aya la gaheysta xogana wa la iga heysta ilayow ixifdi oo I ilalina igana so wada adiga awod leh walhi waa murugo subxanalah ya rabi
Amin yaa Rabb
allah no ilaaliyo kuligeen yaarbi
Amiin
Wajiga maxey ugu qarin wayen walhi wan huba gabadha yar 3sano kadib in nolosha cariri ku gali donto laguna cayi dono ya allah ilahow ilmaha no xafid ya rabi 😢😢
😢😢 ilmaha yaan ku aamunaa dumarow ilmihiina cid ilahay abuurtay haku aaminina
Aamiin majiro wlhi😢waa aduunyo dhamaad ah😢😢
@@caasha93wl
lkn waa arun laga argagaxi
Rerkan ha la badbaadiyo Allaa wax badbaadiyee
Gabadhan iyo walalkeed iyo aabaheedba Nafahooda ha lakala ilaaliyo way is dili karaane
BISMILLAH BISMILLAH BISMILLAH WA ADUNYO GADOON
Waligeed ayay waxni soomaalia ka jireen ee cadaaladbaan jiri
War diinta ha la barto 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 waa noo dhamaatay soomaaliyeey hurdada ka kaca oo ilmahiina ilaashada 😭😭😭😭😭😭😭 ku waas ha la toogto
allahu Akbar this is crazy walahi may Allah help this
little girl and her mother inshallah
Subhanallah waa arin aan maskaxda qaadan karin Allow ceebta astur
Allahu Akbar. Allah ha ugargaaro. Haynu caawino walaal.
Quraankaa sheegay Reer Miyiga waa Gaalnimo mida ugu xun,AL ACRAAB ASHADUL KUFUR.
Qabiilla ka cararey qabiil uu u ceeb qarina illahey kashifey😢 subhanallah gabaryar on qan garin insidaa loogalo suldan kulahaa illaha suldan ah munafaq nimada gabar ma dhalin miyaah 😢😢 illahey xaqeda ha u soo fashilo hadaba shanta blood ayaa ilahey ku kashifey 😢 subhanallah illahow umadada hadee
war qorta halaga jaro maxa fadexa ah xag alle iyo xag adunba xulo allha ka galiyo xaniyaha wixi san ugalay😢
Wlhi waxa qald ah in ee markihore ee abahed oo kufsata gbdh yaret ee reerka logatagay maku kufsaday ine sheegto ayee eehet waxan oo dhan madhici lahen aabhee 😢😢😢😢 subxallah
Innaa Lillaah Wa Innaa ILeeyhi Raajicuun! SubxanaAllah! Laa Xawla Walaa Quwah ILaa Billahil Caliyul Caddiim! ILaahoow Gabadhaan Yar Iyo Hooyadeed Xaqooda SI DEG DEG AH KUSOO SAAR, YAA ALLAAH, YAA ALLAAH, YAA ALLAAH SI DEG DEG AH GABADHA YAR EE SPECIAL NEED-KA AH XAQEEDA SI DEG DEG KUSOO SAAR, SI DEG DEG AH YAA ALLAH 🤲🏽🤲🏽🤲🏽
WA ADUNYO GADOON ILASHADA ILMIHIINA XATA MARKEY JIIFAN
Walaahi gabar adeekeda kufsan baray ayaa ii sheegtay.markuu haleeliy waye wuxuu kuf saday wiil walalkeda Walaahi
Tani waa tii ugu xumayd yaa Rabi.
Dahiroow aboowe gabadha iyo hooyadeed badbaadi waa ladilayaa hadii kale somali wax kasta ka filo.
laa xawla wala quwata ilaa billh xasbi yalha wanicmal wakil war qorta halaga jaro acudu billhi ku was cawan miya dad bilaa din ah xita waxan ma sameyan ya la aminaya xasbiyalha wanicmal wakil😢😢😢😢
Innaa lillah wa inna ileyhi Raajicuun illaahow Aduun iyo Aakhiro Na cafi oo Noo Naxariiso WAX Macquul AH maahan iyo Wax la Aamini karo Waayo Awoowe iyo ABTI Waa Dad culus oo Family ka ugu Qaalisan waxayba ku xigaan hooyadii dhashay iyo Aabihii oo keliya marka Soomaaley halaga fiirsado bisinka ilmaha yarka ahna yaan la bi 'in
Dadka hadeey diinta aqoonin kuna dhaqmeenin wax walbo waa ka suuroobaan.
subxaan allah illahayow wax walba hana tusin acuudu bilaahi mina sheydaani rajiim waa kiiskii iigu naxdin ta badnaa weeye abid❌
Walahi waa dhibato weyene ilahow folxumo ayaan kamagangalnaye
Marka Horaba Mamadaan Odaga Madhalin Saasey iila ektahay Aabahayba Gabadheyda Kufsaday Qofladhalay Kumadhiirankaro Ama Ayadaaba Caafimaad Qabin
Subhanallaah 😭😭😭😭
Hablaha soomaaliyeed oo caruurta lagu furay waa in Alle dartii laysku caawiyaa inta isku dhawba kooxo Walaale Alle oo aan qabiil ku xirneyn Sameysta kooxba mar hashaqo takto kuwa kalana caruurta hahayaan ayadoo midwalbaa Alle ay uga baqeyso amaaanadaas intaa kadib Inshaa Allah waa laguuleysan
Subxanalah subxanalah Somaliland Gaara Ahaan burco dad iyo culimo iyo ehlu Diini ma Ku noola miyaa zidani waa maxay 😢😢
Saaka maxakamadi way walantahay 😢😢😢😢 bisinka subxallah
😢😢😢😢 illaahay halaga baqo illaahayow caafi gabarta una hawlyaree😢😢😢
AR DAAHIR CALASOOW ,,, DHAHIR DULMI DIIDOOW,,,, HOOYADAN GABADHEEDA LA KUFSADAY,,, WAXAA II SOO BAXDAY,,, IN ,, LA DILI RABO,, , SI KIISKA GABADHA,, LOO DAMIYO,,, PLEASE 🙏 HOOYADA AMNIGEEDA IYO WALIBA GABADHA YAR. WAA IN LALA WAREEGAAA. ,, IT IS SO SAD STORY 😢
Waar waxan Naga baan dheeya gabdha yar aabaheed Hala keeno
Daahirow waa ku dawanayayay xale kiiskan kuma damqayo dumarkan kula saaran ayaa uu damqaya ee miyaa ka gubata reer sheekh isaxaaq muxu ku damqi layay kiiskan fanaanadu si dacada ayay u hadashay mida kle suldaankan wax uma qabanayo hore ayu wax igu qaban laaa haduu wax uqabanayo ee maxa isla gabinaysa oo aad kiiskan iskaga indha tiraysa iscadeee anigu reer hargeisa ayaa kula hadloye😳💔
Xasbiyu Allah Wa Nimca Wakiil Allahayoow Aduunka Iyo Aaqiraba Hanugu Cadaabin Waa Xaalad Aad u Foolxun Gabar yar oo Awoowaheed iyo Abtigeed Kufadeen Hasan’a yut Qaaday Allahayoow Cadaaladaada ah Walahay it is so sad😭😭
Laaxawla walaa quwata ilaa bilaah 😢😢😢😢😢😢😢
Waa qiyaamihii Somalieey 😊😊
Waxani run uma eka
لاحول ولاقوة الابالله حسبنا الله ونعم الوكيل 😢😢😢😢😢
Haduu illaahey akhoon abahu iyo walaalka wax kasto kafilo
سبحان الله ونعم الوكيل اللهم لاتفضحنا في الدنيا والاخر
bismillah bismillah Allah ceebaheena iyo ceebaha islamka ilahow Astur
Subxaana Allah tan oo kale Allah ma asturo.🤮😭😭😭😭
@@ashaomar6719Amiin Amiin 😢 disgusting
Illahow ceeb astur hada maqasho waxa ladhahay ceeb ma asturna 😢
Naa maxakamada la tiigso mediya wax kuma qabanaye oo ciidna yaan la aminiin hoyoyinoow caruurtiina ilashada walaal iyo abti iyo shekoyinka dhafo caruurtiina ildheer u yeesha ilahayna la tala saarta yaa Allah
Subxanallaah 😢
Arxan daranaa waxan maxaa laga qaban karaa.mala xirxirey dadka waxaan sameeyay.
Waalid sax miyaa 😢
Adiga walalka iyo abaha ma Ku full jirin war nin an balayo arag ba dhihin balan arkay subxanalaah war ilaahay halagacabsado uma malanayo in abti iyo abe waxas sameeyen
Innaa lillh wainnaa ileyhi raajicuun
Subxanallah illahay ka baxa dad wada xanuunsanaya maxaad ka wadwadaan abo jiran weeye
They should be brought to justice period.
Basika wll miyad iskadhaftid ood aleh kuhadhid
Ma ogonin wll hadaan maqalneey xaalka waa in gabadhaa Loo hiiliyo
Qofka dumarka ah ee haaysay ayaa dayacday hadeyba hadli karto wixii kudhacay hadeyba sheegi karto nagaha qaar waaba qeyru masuliin qof xanuunsan aya lodhiibay weeyna dayacday
Dhug Dhug Dhug...Sidee ( Awoowe iyo Abti) u haweysan karaa!!!.gabartooda...
Subxaanallah walhi waa xaanuun😢😢
daahir allah ka cabso u hiili gabdhaas wallahi tan hadii ay run tahaya culumad u kaasho
Nin eega ah oo dhahayo hoos aa uu dhigno ee wa qaciin dadka halaga qabto Bismilaah
Inaaa lilaahi wainaa illaayhi raajicuun,, XASBUNA LLAAH wanic mal wakiil,,,
Qisadan mar hore ban maqalnay dugsigeena baan habeen aad uga habaarnay in illahay ceebeyo ragaas
Gormey aheyd wllo
subaxaanalaa ninkani maaha aabo hasheegana 13 jiraka aha xumeeya hasheegana
Wallahi waa geesiyad manshaa Allah dacweey nacalada waxaas aabe iyo walaal mahan somaliland duli dowlad mahan
Somaliland Qarax Malaha Is Bihinta Bihinta Naga Jooji
Inalilahi wa ina ilayhi raajucuuun maxay dadkan u tarayaan marka iyagaa waxweyni ka qaldanyihiine subxaanalaah Alle nama tuso lkn ma xoolo doonbaa itaalka
Subxanallaah cadho alleh haku dhacdo dadka ilmahaa yar dhibaateeyeyaaaaxxxx
Waa dil
Bisinka subxallah
ACUUDU BILAAHI MINASHAAYDAANI RAJIIN. WAR MAXAAY TAHAY MASIIBOOYINKAN DHACAYA?
Sbill alla allah akbar
Subhannallah 😢😢😢😢
Inaalilaahi waa anaa Ilaahi rajacuun istaaq furulaah.
Soomali waa u dhamatay alloow hana halaajin gabadha yar gadasheed. Acuudkoow. We are finished.
Caaruurta hailaasho aaminiki waa dhintay😢😢
Bishii lixaad
Bishii sideedaad
Allaah baa xaal og
Markey camera da duubtay hada mahan wll dhowr bilod kahor ayey ahayd sidey sheegtay intaas cadaalad ayey sugeysey wana waydey haday sobandhigtey marka gabadhiina hada waa 8bil😢
xas biyalha wncml amin majiro gabar kastay o isleh ilma ley haya ama leyga qatay waxa ag joga uso dhunto haben kasto hadu wil yahay xita lama deynaye wa lafula e ilma hina haka tagina o hadhibina wa xushba dunida jogto😢😢😢😢
HOGAYEEY MESHA LAMA GEYN MIYA DIIN ISLAAN
Kufsigu somaliya melanu ka dhicin majirto waxba ceryamaha haysku qarini
Subxaana llaah ❤❤yahuu ❤❤laaxowla walaa qubati ❤❤❤❤
Aduunyo nin joogow maxaa aragti kuu Laban Subxanallah
Waa in dhagax lagu dilo labada nin ba maxaayeelay waxay ka baxeen xuduudkii Illaahay caaqilku Sulldaan ka
Intaanad xukumin cadeen ayaa loo baahan yahay midda kale sidee loogu qanci karaa qof maskax yar warkiisa
Alaah maxaa wajiga lu ku qarin waye 😢😢😢
Fadeexada lhaane gabadhan cadaalad ha hesho
Anigu waxaan tagnaa gabdha yare oo xanuun sanasa oo abti geed ureyey subxan allaha dumarow gabdha hiina ilashada😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Bismillaahi ma qiso tan oo kale ah baad aragtey
Subxanalah 😭😭😭😭😭😭
Dhaqaale ayey ubahan tahay iyo inlasoo xiro dadkaa inanta yarna lasiiyo wixii ayku nolasn laheed ayada iyo ilmaha yare aydhali doonto
😢😢😢😢😢😢😢 سبحان الله
INTA NAAG ILAHEY DHIGEY MEY KU NOQDEEN CUNUG DHIIGODA O JIRAN
Hooyadaaan yaaa amnigeeda qaadaya😢
Ilaahoow na ilaali
Ma gabooyaa famille ga waxas sameyay wax walba ka suroobe ilaheey ha facshiro
سبحان الله العظيم حسبنا الله ونعم الوكيل
Maalin walba ayaan u Sheegaa Dumaroow Caruurtiina qofna ha uga tagina, maalin walba ayaan arkaa Caruur Ninkii dhaley lagala soo tagey oo Nin kale dhabta loo Saarayo ...
Ilma ma qaadi karto dhatar Haloo geeyo subxaanalaah dulmigu waxa somali rogey .
Subxaanalaah horta dii an ee malaga qaadi karaa horta
dirqi baan ku dhageystay kiiskan qalbigaa i gariirey wlhi
subxanaAllah wonders shall never end juice for the young girl ax ax sorry
Warka hadlaayo waa qaldan yahay Meeshaan Fadeexad ma jirto,ILMO UUR LEH AYAA MEESHA JOOGO,kuwa dulmiga geystay waa in sharciga la hor keenaa
INaa lillaahi wa ina ellayhi raajicuun😭‼️saacadii baa yaa game Allow taQwada nagu dil yaraball caallamiin😭‼️😭😭😭😭
Aabahaa maahan iyo walaalkaa ee ha la baaro arintaan 😭😭😭😭
Waxaa shaki ku jiraa in uu adiga ku dhalay maxaa yeelay awoowe iyo abti wada waalan miyaa OO xaaraan ah 😭😭😭😭
Warkan suurto gal ma aha
@@samowsamale3490waa dhici karaa haddii meesha aan diin ku dhaqan ka jirin oo dad jaahilnimo ah oo xaaraanta cuna ay yihiin
Cunugtan saqiir waye maumaleynayo iney baaluqday sifiican halosobaaro
Gabdhaha qaar sagaal jir dhiiga ku dhaca markaas waa baluqaan uur weey qaadi karaan
Gabdhaha qaar baa 9jir ku baaluqa
Subxaana alah aabuhu haduu waalan yahay waan garanay lasting wayka suur tawdaa laakiin awoow waa haduu waalan yahay
😢😢😢inalilahi wa Ina ilahi rajocun san xaq mahan dumerka Iyo caruurta Somali waye dayacan yahin dowlad Iyo culumo difacado ma hayestan 😢Ala san xaq mahan ilmaha yar san lo galayo ya rabi war ukaca gabartan 😢
Sumaxallahi sumaxallahi sumaxallahi sumaxallahi sumaxallahi sumaxallahi
Yarabi waa saben akhir😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢