TUUGI OOGU WEYN OO DHACAY DAD BADAN OO HOOYOYIN U DABAN YIHIN

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 9 янв 2025

Комментарии • 14

  • @somaliland4ever484
    @somaliland4ever484 7 часов назад +2

    Faataxada uga Qaada lacagta
    Ninkan lacag ma hayee😂😂

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 9 часов назад +4

    LACAGTIINA MARKAAD KU IMINEYSIIN TUUG MAD BANGIGA DHIGATIIN

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 9 часов назад +3

    10 KUN O SEDEX KUN LAGU HELAYO WA WAXAN AQLIGA GELI KERIN

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 10 часов назад +3

    MEXEY TAHEY DADKAN LACAGTODA FUDEYDKA KU DHIIBAYA O AMINAYO QOF KASTO

  • @habonali9734
    @habonali9734 9 часов назад +1

    Acuudu kuwa badan oon aqaan walee amaa lakeena😂

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 9 часов назад +1

    WA JIRO AN DAWO LAHEYN QOFKA MARKU BARTO TUGANIMO IYO TUGSI WELIGIIS MA DEYNAYO

  • @HawaMohamed-k5r
    @HawaMohamed-k5r 5 часов назад +1

    War armaa keenaa mid forextii igu dhacay

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 9 часов назад +1

    KIRIBTADA WA QAMAAR HADI LAGA RAYO WAAD KU LACAG WEYNE

  • @fatumaali5834
    @fatumaali5834 4 часа назад +1

    6kuno dollar iga qatay ilahow nogasoqad sida kukenay😢

    • @owliyo1218
      @owliyo1218 2 часа назад +1

      Naa qolka daahir tag waad helaysaaye

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 9 часов назад +1

    INTU GEYEY INTAAS O LACAGA

  • @fatumaali5834
    @fatumaali5834 4 часа назад +1

    War ninkan anagaba wunadhacay re abtiyana unahay soqobo lacagaha umada hadhiibo

    • @owliyo1218
      @owliyo1218 2 часа назад +1

      Adna daaqad qabso

    • @fatumaali5834
      @fatumaali5834 Час назад

      @@owliyo1218 Nairobi meshu kajogo lee iishega amiga wu iga dhuntay hoyadiis allha unaxaristo qof wngsane ahed marka udhibaye sidi hoyadis inu uwanagsabyaha moday lkn nin fcn maha ilahay ha iiga soqado raxmanka malinka dhibaye manta uga bahi badanahay