Marka, lnsha'Allah, puntland ay so afjarto Argagaxisada Irrir Samale ay ku abuureen Buuraha Puntland, Xassan Iidoor, waxaan sugayna DOKTARKA UU waraysan doona horjoogayasha Argagaxisada Irir Samale.??? We are waiting the OTHER (Doctor) specialist that Hassan Iidoor will interview???
ninmankii Hawiye aqoon yahan iyo oday dhalinyaro waxay ka dhegtay farmaajo ka hadli maayaan dhibka lagu hayo barakaca lagu hayo ha hadlinta lagu ka hadli maayaan specially beesha Hawiye war dadkiina u hadla Farmaajo tegyay ninkan iska qabta markii horena aad qabyaalad ku raacdeen iminka aad qabyaalad kaga aamusan tihiin
@saaqsakaaro3982 Hassan sheekh miyuuna madaxweyne ku aheyn oo fiqi arimo dabadeed aheyn, dalka aad sheegayso xaguu jiraa soo kuwa Adis ababa u dhumanaya,waliba kii wax rabay ee Ethiopian ahaa ee la rabay isagu inuu yimaado Somaliya kuwii wax laga doonayay baa hor tagay Adis ababa, adeer yaynaan been isku sheegin Ethiopia imika ayay ina maamusha laakin hadii aynu sharci ahaan uga mid noqono somalidu nolol fican oo tan maanta ka sharaf badan bay gali, maanta Jigjiga iyadaa ka horeysa muqdisho
Walee Xassan Xasilin uu keeno Iska dhaafe Xoogaagii jiray Ayuu Sii Burburinaa
Garguurte umadda allah ka qabto ❤❤❤❤ haku daalin somaliya 1991 ayeey baqtisay
Somaliya Ilaahayow ka badbaadiy halista Xasan sh dawalad ku sheega iyo itobiya
Xasan wuxuu xukuma oo kaliya xamar kaybo kamida
Culusoow weligiis maslaxad soomaaliyeed kama hadlin kamana shaqeeynin.
Marka, lnsha'Allah, puntland ay so afjarto Argagaxisada Irrir Samale ay ku abuureen Buuraha Puntland, Xassan Iidoor, waxaan sugayna DOKTARKA UU waraysan doona horjoogayasha Argagaxisada Irir Samale.??? We are waiting the OTHER (Doctor) specialist that Hassan Iidoor will interview???
Adeer Ethiopia aynu ku wada biirno Abiy Ahmed si somaliya dhibka ugu baxdo, hadii Abiy Ahmed madaxweyne inoo noqdo madaxda maamul goboledada iyo Hassan sheekh lama maqli doono qof kasoo horjeeda Abiy Ahmed waayo Somali maaha
@dalaisacgibril5899 Runta weeye Somali waxba isuma ogola, ajaanibta iyo Qabyalada ayay cabudaan. Hadana Adduunka meesha aad tagtidba way ku so daadsan?
@mohamedhassan3937 waa run
Culusoow iyo Cadaawe waa fashilinteen. Culusoow waa nin ku shaqeysto loobinimo, marka waxa uu sheegaayo waa wax dan u ah dadkale.
ninmankii Hawiye aqoon yahan iyo oday dhalinyaro waxay ka dhegtay farmaajo ka hadli maayaan dhibka lagu hayo barakaca lagu hayo ha hadlinta lagu ka hadli maayaan specially beesha Hawiye war dadkiina u hadla Farmaajo tegyay ninkan iska qabta markii horena aad qabyaalad ku raacdeen iminka aad qabyaalad kaga aamusan tihiin
Anigu waxaan hubaa in Abiy Ahmed oo ina maamula inay ka kheyr badantahay intii aynu madaxweyne bilaa iimaan munaafaq benaale ah lahaan laheyn sida Hassan sheekh iyo Farmaajo, hadii maanta Ethiopia aynu ku biirno nolosha somalidu waa ka ficnaan laheyd sida ay maanta tahay, Abiy Ahmed haduu Raisalwasaare inoo noqdo somaliya oo dhan ma jiri doono madaxweyne maamul goboleed oo danbe oo diida amarkiisa iyo ku idhaa lacag baan samaysanayaa iyo ku idhaa sonaliya waan ka go'ay sida Somaliland, somalidan qabiil qabiilka u dagana reer walba 5milyan oo Oromo iyo axmaaro iyo tigray iskugu jira baa lasoo dhex dajin lahaa oo waynu ka nasan laheyn anigoo reer hebel ah oo laandheere ah, ilaahow maalin Uun i tus Somaliya oo ku biirtay Ethiopia oo caalamka dhinac ka raacday, Somaliya dal ma noqon karto 25kun oo cidan african ah iyo wixii dawlad isku sheega askartoodii qabiilka laguso qoray iyo wixii maamul goboledada ayaa 5kun oo alshabaab iska celin kari waayay iyo dawlad baanu nahay cidna ma dhagaysanayso,
Adiga Haku Maa mulo abiy anaga noma imaan Karo waa jirnaa waa jiri donaa
Qofkani waa Oromo afka bartay. Ama Waa Ogaadeen is dhiibay.
Adiga gurigada haku maamulan Gaal madow axmaaro iyo tigrey iyo Oromo Allah kuma tuso somaliya oo Ethiopia qabsatey No Gaal Madow.
@saaqsakaaro3982 Hassan sheekh miyuuna madaxweyne ku aheyn oo fiqi arimo dabadeed aheyn, dalka aad sheegayso xaguu jiraa soo kuwa Adis ababa u dhumanaya,waliba kii wax rabay ee Ethiopian ahaa ee la rabay isagu inuu yimaado Somaliya kuwii wax laga doonayay baa hor tagay Adis ababa, adeer yaynaan been isku sheegin Ethiopia imika ayay ina maamusha laakin hadii aynu sharci ahaan uga mid noqono somalidu nolol fican oo tan maanta ka sharaf badan bay gali, maanta Jigjiga iyadaa ka horeysa muqdisho
@ismailjama178 walaahi somali dhalad ah baan ahay, Ogaadeen ma ihi, sababta aan ku leeyahay Ethiopia ayaa inoo fican waa taas, qofna maad raadiseen qoladiisa sida imika aad ku mashquushay cida aan ahay, somalinimadu kuguma filna ilaa qabiil aad ogaato wana sababta somaliya ilaa maanta cagaheeda ku istaagi kari wayday, maanta hadii 30milyan oo Ethiopian ahi inasoo dhex dagi lahaayeen oo aynu walaalo noqon laheyn Way ka ficantahay somali col ah