WAR WAXAAN HANDICAP KA AH....WALLAHI BADA SOOMAALIYA ASAGOO SOO JEEDA LAGA TIRTITANAA......WAA MARKII EEY SUMEYNLAHAAYEEN DOQONKAAN.....MUXUU UGU TAGAA........I HOPE WAXAAS INEEY BEEN TAHAY OO ITOOBIYAAN KA EEY WAXAAS SUUQA SOO GASHTEEN.....HADUU TAGO HA LA XIRO WAA CADOWGA WADANKA
Subxaanalah war yaa lataliya Md.xasan sheekh,muxuu itoobiya ka doonaya ma in lasoo dhibateeyo ayuu raba Md.xasan ma wali ayuu Abii Axmed aamin san yahay, allah ka bad baadiyo jalaafada itoobiya, hadii Abii run sheegayo asaga dan leh muu yimaado maxaa ordisiiyey madaxweynaheena ilaa heerkas usu bahdilayo, allah ka reebo safarka itoobiya, itoobiya ma daahirto waxay usocdaan qiyaanoole isagoo hub soo galiya iskuna dira maamulada iyo dowlada federaalka
Anigu kulama talin lahayn madaxweynaheena inuu tago Itoobiya. Aby Axmed wuxuu ku takhasusay sida dadka maskaxda loo ga beddelo, waa nin khatar ah, in laga digtoonaado ayaa wanaagsan.. Guul midnimada Umada Soomaaliyeed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Xasan waxay ahayd inuu marna uu tagin markaan waxaan u maleenayaa in uu rabo joog meesha aad rabta ee ii kaalay dalkaaga faragali oo i hoos keen maamulada dalkayga mar haddii aan hishiis aan la ahayn.
War ilen blayo la arag wadadkan xasan maxa walay yaaa dan leh ma anaga mise Ethiopia, umada somali xabashi marabno, wadadkan yu u shaqeya, wa asiga marba mel u ordaye
Asaga iyo wafdigiisa allaha ku rido folkaanaha itoobiya ka jiro
Xasan Sh. Halla soo xiro & Balcad
Maadaama uu dambi ka galay shacabka Soomaaliyeed. Hasan he is traitors. Wax ka soo baxaayana maleh.
XASAN XOOG HALOOGA QAADO XUKUNKA
MD. XASSAN SHEKH HADDU ADDIS ABEBA U DHOOFO, SOMALIYEEY INDHAHA FURA, ABEY AXMAD FARO AYU XASSAN KA HAYAYE, DALKA KA BADBAADIYO INTUUSAN QARANKAKA BOHOL DHEER KU RIDIN.
WAR WAXAAN HANDICAP KA AH....WALLAHI BADA SOOMAALIYA ASAGOO SOO JEEDA LAGA TIRTITANAA......WAA MARKII EEY SUMEYNLAHAAYEEN DOQONKAAN.....MUXUU UGU TAGAA........I HOPE WAXAAS INEEY BEEN TAHAY OO ITOOBIYAAN KA EEY WAXAAS SUUQA SOO GASHTEEN.....HADUU TAGO HA LA XIRO WAA CADOWGA WADANKA
Subxaanalah war yaa lataliya Md.xasan sheekh,muxuu itoobiya ka doonaya ma in lasoo dhibateeyo ayuu raba Md.xasan ma wali ayuu Abii Axmed aamin san yahay, allah ka bad baadiyo jalaafada itoobiya, hadii Abii run sheegayo asaga dan leh muu yimaado maxaa ordisiiyey madaxweynaheena ilaa heerkas usu bahdilayo, allah ka reebo safarka itoobiya, itoobiya ma daahirto waxay usocdaan qiyaanoole isagoo hub soo galiya iskuna dira maamulada iyo dowlada federaalka
Ceebtiise Maha EE caadidiise EE waa inkaarqabe umadda soomaliyeed lagu salidey allow noo naxriiso
ITOOBIYA FILINKA DHAMAADKIIS BADA SOOMAALIYA INEEY FREE KU QAADATO RABTAA EE DAYUUSKAAN HA LA SOI XIRO BALAAYO HA QAADEE
Guuleeyso mwe
Safarka Xasan u ku adayo Itapia waa qalad sababtu Itopia ma aha nabab Dulgariig iyo Vokano ayaa ka socda.
Allah cafiyo madaxwenah dalka maskixiyan ayu u xanunsanaya
Ilaahay ma soo celiyo xasan
AAMIIN
Waa nasiibdaro mu x sh maxamuod inuo kalagaranwaayo cadogiisa iyo nasteexiisa
Alaha ka badbadiyo sixirka ithopia weliba abiye
Anigu kulama talin lahayn madaxweynaheena inuu tago Itoobiya. Aby Axmed wuxuu ku takhasusay sida dadka maskaxda loo ga beddelo, waa nin khatar ah, in laga digtoonaado ayaa wanaagsan.. Guul midnimada Umada Soomaaliyeed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Hasoonoaon illaahey idikii
Sxbyaal Ethiopia 🇪🇹 iyo kabaqaadkooda cajiinka way qoosheen laakiin meeshii lagu dubi’lahaa ayaa la’iska rabaa InshaAllah Ethiopia 🇪🇹 bakhtigooda ayay ka’carari sida waligoodba ay ugaga carari’jireen maantana waan ka’awood badanahay shalay alhamdulillah walahi waan hubaa in hub fara badan aan loobaahnayn hubkooda ayaan ka’furanaynaa oo nagu filan sida waligeen aan uga furan jirnay InshaAllah wayna iman baroortooda in Ethiopia 🇪🇹 laga barooran bi’idnillah 🤲🏼 Turkidana 🇹🇷 iyo MASAR 🇪🇬 waa khiyaanoole Cadowga Islaamku ay soo dirsadeen sida Yahooda iyo REER Galbeedka walahi yaan la’aaminin kuwaas waa Imaaraadka 🇦🇪 oo kale InshaAllah way hungoobayaan kulligooda Somaliduna waan isku filannahay geesiyaduna waa diyaar shicibkuna waa in la’diyaar garoobaa InshaAllah guushu waa xagga Somalida xalaasha ah bi’idnillah kariim🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
Xasan shekh Waa in Ethiopia xidhaa ilaa Bada uusaxeexo
Xasan sheekh haduu aado itoobiya isagoo la soo sixray oo laga soo dhigay itoobiyaan buu kasoo laaban doonaa.
😢😢😢😢😢😢😢
XASAN SHEEKH HADDII UU ITOOBIYA TAGO WAA IN LAGA HORTAGAA ,WAANA IN XILBA LAGA QAADA INTA AANU
DALKA GOD KU RIDIN.
War Odaga mawasha ha sumeyaan
Xasan Shiikh,waxaan filayaa,walli
Maankiisa kama dhaadhacsana,inuu isagu yahay ninka Baddiisa lagula gorgortamayo,oo la doonayo,laakin isagu wuxuu . dhaqmayaa sidii qofka badda raadinayay,
Muxuu hadba Amxaaradda ka raadinayaa oo uu ugu cararayaa,in asaga dalkiisa loogu yimaaday ahayd.
Waa muhiim inuu ka dagon itoobiya waayo waa wax muhiim side sadax geeysoodka oo kale madaweenaheena waana ku raacsanahay
Ma. Reerkisad. Tahay
Xasan sh ma shaqeysan bada darteed
Hassan Dacawo, Balcad & San’Baloolshe reerkoodii Ethiopia 🇪🇹🤧 ay u dhasheen ayay booqdeen shicibow indhihiina fura oo hurdada ka’kaca fadlan🙏🏼😤 Odayaashan waa sirdoon Ethiopian ah oon dhiig Somali aan lahayn qabaa’ilada ay sheeganayaan waa khiyaano waa garac Ethiopian ah naloo’keensaday si danahooda cadowga ay ugu fuliyaan waxaana laga maamulaa Xerada XALANE & Safaaradda Ethiopia 🇪🇹 ee VillaSomaliya ku dhextaalo taa tusaale ha’idiin noqoto shicibow walahi wayna ku halaagmi doonaan InshaAllah 🤲🏼🤲🏼
What wrong with Somalia 🇸🇴
Politicians ?
Minister Clia Balcad totally with Ethiopia 🇪🇹 so
What is going on ?
Hassan albaabiiki lagu xiiray Ethopia. mexee prank
Wiixi sobaxa baandharya itobiya oo an Aaron Zana madaxani banana somaliya waa yaba.
Xasan maxa data rasciyey abil ?
asc
Xasan waxay ahayd inuu marna uu tagin markaan waxaan u maleenayaa in uu rabo joog meesha aad rabta ee ii kaalay dalkaaga faragali oo i hoos keen maamulada dalkayga mar haddii aan hishiis aan la ahayn.
Waxan waa nin Tariq meadow leh uf itopiya wa cadaw waligeed ilaahey mid kaqeyr badan hanogu badalo kan
🇸🇴🫅📱📲✈️✈️✈️👎🏼
Suyaasada culusow asagay ka bilaamataa ku dhamaataa!!
Qalad ayaan u arkaa wadani cadaw ku ah in tago waayo wax laga yeeli doono ma oga
Wa marki lasumeylahay ee yaa udiga
Akhas Akhas Akhas Soomali iyo madaxdeduba waybah dilan yihiin fakta logu wici
Wax Madaxwene la yidhaa iyo wax Soomalia la yidhaa toona ma jiraane waxan Aad Akhrido xageed kala timaadaa Nin kow
Waar xasan go aanqaraa.maqaadan karee hadanbaabin suldaanaw
War ilen blayo la arag wadadkan xasan maxa walay yaaa dan leh ma anaga mise Ethiopia, umada somali xabashi marabno, wadadkan yu u shaqeya, wa asiga marba mel u ordaye
Ma ogtahay in 3000 qoofood ay ku geriyotay is qabsiga Ardisababa arimaha bada
Wadanku. Wuxuu. Ubaahan yahay. Madax. Wayne. Military ah. Si. LOO. Diaconate
Dhulka
War waxan wadanka wa in laga qabta xasan shek wadanka in ugafdu ayu raba barlamanka wa in ay xasan shek tuuran etopia ayaada qiiqeysa
War duqan abgaal bahahinka xasan tuug laclacey e dhimanka ah dalka ka qabta
Waar nacaskan umada yaakaqabta muxuukadoonayaa muuyidhaahdo adigu kaalay waaqalbi raqiis
Beenta sidaas ah waa gef
Gurguurte cara ilaah kugu dhacday cunjuq dulli ah ethiopia ayuu kusii ordayaa oo cadaw ah awalba wax bakhtiyuu ayaa