Itoobiya waxa ka muuqata "xaydha jecli beerka ka jecli." Somaaliland waa inay ka digtoonaato inay Itoobiya ama dal kale la gasho Heshiis la mid ah kii QUATINIMO uu Marakanku la galay Kuuba 1903. Ha la fiiriyo Heshiiskaa isaga ah.
Anigu ina bad aay itoobiya boqolkiba boqol leeday wan ka so hor jeeda wayo hidi bad la siiyo waxay ka marmaysa inay takada somalida oo dhan ka marmeyso iska daa qaar kale ta berbera xita wax kala so dagi mayso marka taas dani inoguma jirto cidin inay ino keentana kaba si daran wayo lix malyuun iyaaynu nahay haday xil malyuun oo askariya inu keento ka warama
Ninkani Aabie kama doonayo bad Somaliland ee waxa uu kadhigtay innuu kolka ay diidmo ka horkeento somaaliya ama ay hordhigaan amar waxa uu u kaca dhanka sliland hadii ay somlilnd ay hordhito itopiya wax danteeda ah waxa uu ka horkeeni somaaliya mrakasi ninkani wa ciyaar uu labartay somaalida. iyada iskugu wacan innu ku ciyaaro Aabie oo ah Oromo wallan
Itoopiya waa in aan loo ogolaan bad aan ahayn sidii ay hore u iscticmaalaysay ee berbera,waxaanu taageersanahay hadaladii wasiirka.arrimaha dobafa somaliland.
OGAADA DAMACANI WUXU BILAABMAY 1974-tii xilligii Kaartka uu madaxweyne ka ahaa Mareykanka. Madaxweynaasi dhawaan bakhtiyay ayaa yir “Bal arka dad 3 milyan ka yar ayaa bad dheer haysta, dad ka badan 80 mikyanna wax bad ah ma haystaan.
Madaxweyne Cirro nin qaali ah. Allaha xafido. Itoobiya waxa la socda Yuhuudda oo doonaysa inay weerarto Yaman iyo Sucuudiga. Itoobiya damaceeda marnaba yaan la qabalin. Haddii la aqbalo ogaada inay intaa ku joogaynin. Gobollo kale ayey qabsan. Maanta ayey Itoobiya ugu liidata uguna daciifsantshay. Ma Awooddo in ay dagaal la gasho Soomaalida.
MD Abdulrahman ha is hortaago damaca Abiy iyo Yahuuda oo raba inay gacanta ku dhigaan Saylac, si yeman yahuudu uga toogato. Abiy oo dhul inaga haysta ayaa doonaya inuu baddii na ku darsado. Ictiraafkiisa ma rabno. Abiy waa cadawga Somaliland.
SO24TV wariye qaaliya alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul Somaalilnd 💚💭❤
Waa yaab.madaxweyne diidan in dalkiisa la ictiraafo.Wadani DAWN.
Ciiro Kher Allah kusiyo
Dhulka illaahy ee kale udonto bad itobiya illaahyow hano kenin xabshi uf
Amiin❤amiin❤amiin
Ku saliya nabiga❤
صلى الله عليه وسلم
Ethopia kiro ayay rabtaa mari badeed ah oo mudaysan,aduunkana sharci mudaysan ayaa ka shaqeeya,wax kala faidaysi weeye Noloshuna gebigeeduba.
Itobiya nacnacda haiska taayo bada Somalilland hadeey rabto waa ineey Horta Somalilland agonsada hakudawaqddo Hadi kale xassan sheikh hautagto
Maxay uganoqonaysa MOU itobiya Somaliland iyo Somaliya waa laba dal oo kala madax banaan Dal iyo Dadna kamadhaxeeyo hadaan indhaha la iska ridayn Somaaliland Danteeda Cid uyeedhinkartaa majirto ViVA itoobiya ViVA SLaand
Asc. Xirsi. Ciro. Ina. Geele. Xasanqoslaaye. Tii. Ilaahey. Ayaa. Timi. Yaahuu. Ilaahow. Cadawga. Umda. Reer. Soomaaliland jebi. Alaahu. Maa. Aamin. Guuleysta. Guuleysta guuleysta. Umada. Reer. Soomaaliland. Insha. Allaah. Guuuuuuul. Insha. Alaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Itoobiya waxa ka muuqata "xaydha jecli beerka ka jecli." Somaaliland waa inay ka digtoonaato inay Itoobiya ama dal kale la gasho Heshiis la mid ah kii
QUATINIMO uu Marakanku la galay Kuuba 1903. Ha la fiiriyo Heshiiskaa isaga ah.
Anigu ina bad aay itoobiya boqolkiba boqol leeday wan ka so hor jeeda wayo hidi bad la siiyo waxay ka marmaysa inay takada somalida oo dhan ka marmeyso iska daa qaar kale ta berbera xita wax kala so dagi mayso marka taas dani inoguma jirto cidin inay ino keentana kaba si daran wayo lix malyuun iyaaynu nahay haday xil malyuun oo askariya inu keento ka warama
Waa gantaali xuutiga
Ninkani Aabie kama doonayo bad Somaliland ee waxa uu kadhigtay innuu kolka ay diidmo ka horkeento somaaliya ama ay hordhigaan amar waxa uu u kaca dhanka sliland hadii ay somlilnd ay hordhito itopiya wax danteeda ah waxa uu ka horkeeni somaaliya mrakasi ninkani wa ciyaar uu labartay somaalida. iyada iskugu wacan innu ku ciyaaro Aabie oo ah Oromo wallan
Itoopiya waa in aan loo ogolaan bad aan ahayn sidii ay hore u iscticmaalaysay ee berbera,waxaanu taageersanahay hadaladii wasiirka.arrimaha dobafa somaliland.
ADIGA IYO WASIIRKA ARAMHA DEBADA WAXA TAHYN CADOWGA SOMALIAND
WAX LASIINKARAA MAJIRTO WAXAN MAXAA INGU WARWAREEJIYAY
OGAADA DAMACANI WUXU BILAABMAY 1974-tii xilligii Kaartka uu madaxweyne ka ahaa Mareykanka. Madaxweynaasi dhawaan bakhtiyay ayaa yir “Bal arka dad 3 milyan ka yar ayaa bad dheer haysta, dad ka badan 80 mikyanna wax bad ah ma haystaan.
❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤
Ciro madiidi karo masiirka shacabka
Abiye farmaajo bad haw doonto isagaa afka u geliyeye
@halimadirie5301 somalilnd ayuu ka helayaa sandule
@@HanaQalbi-x2j adeerkaa farmaajo shirqoolkiisii xasan iyo ordogaan baa afka dhulka u geliyey alxamdullillaahi
@halimadirie5301 walaal anigu farmaajo iyo waxan aad ka sheekaynayso mahi gabadh somalilnder ah baan ahay sorry
Arinka ethoipia arinkeedu wuxuu la mid yahay bisadu kaluunka aad bay u jeceshahay dabaashana mataqaan
Madaxweyne Cirro nin qaali ah. Allaha xafido. Itoobiya waxa la socda Yuhuudda oo doonaysa inay weerarto Yaman iyo Sucuudiga. Itoobiya damaceeda marnaba yaan la qabalin. Haddii la aqbalo ogaada inay intaa ku joogaynin. Gobollo kale ayey qabsan. Maanta ayey Itoobiya ugu liidata uguna daciifsantshay. Ma Awooddo in ay dagaal la gasho Soomaalida.
Warku waxa uu ku haboon yahay itus oo imaqashii qof dhurmaya warkiisu ma wacna
Abiye muusuu khiyaameeyey isna xasan baa khiyaameeyey halkaasay ku dhamaatay fitno aad u weyn bay ahayd oo ay dejiyeen abiye iyo farmaajo illaahay baa biyo ku shubay alxamdulillaah
MD Abdulrahman ha is hortaago damaca Abiy iyo Yahuuda oo raba inay gacanta ku dhigaan Saylac, si yeman yahuudu uga toogato. Abiy oo dhul inaga haysta ayaa doonaya inuu baddii na ku darsado. Ictiraafkiisa ma rabno. Abiy waa cadawga Somaliland.
Waad qabsasho, ma ogolin taas
Oromada afsomaliga yaqaan ayaa soo qora Ethopia bad baan siinaynaa no sea