GABAR AAD U CAQLI BADAN OO LA TIMID HAL- ABUUR WOOW GUUL*

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2024
  • #subscribe
    CAALIYA XAMZA WAA HOOYO SOOMAALIYEED OO 6-CARUUR AH DHASHAY GANACSI SOOMAALI IYO AJAANIB BA U RIYAAQEEN SOO BANDHIGTAY, KAALAY ISKA ARAG • GABAR AAD U CAQLI BADA...
    Harris: I told Netanyahu it's time to end the war and sign a cease-fire deal
    U.S. Vice President Kamala Harris said she had a "frank and constructive meeting" with Israeli Prime Minister Benjamin Netanyahu on Thursday and reiterated her "unwavering commitment" to the U.S. ally's security.
    The vice president and presumptive Democratic presidential candidate added that she told the Israeli prime minister that it is time to end the war and sign off on a cease-fire and hostage-release deal.
    DISCLAIMER: BRIT SOMALI TV CANNOT VERIFY THE NEWS COVERED IN THIS VIDEO. WE ARE QUOTING FROM MAINSTREAM MEDIA PLATFORMS SUCH AS HAARETS, ALJAZEERA , REUTERS , TRT WORLD , BBC AND THE TIMES OF ISRAELI MEDIA OUTLETS . ( ISRAEL - HAMAS WAR )
    Israel says it is studying Hamas response to possible deal
    The Israeli government has issued its first official remarks on Hamas’s response to a possible truce deal, stating that the group’s comments are being studied by all parties involved in the mediation process, but offering few details.
    “Hamas’s reply has been conveyed by the Qatari mediator to the Mossad. Its details are being thoroughly evaluated by the officials involved in the negotiations,” a statement from Israel’s foreign intelligence agency, the Mossad, said on Tuesday, per the office of the prime minister.
    US, Israel believe up to 80% of Hamas tunnels intact after 114 days of war - report
    www.timesofisr...
    US, Israel believe up to 80% of Hamas tunnels intact after 114 days of war - report
    Report: Bullish US negotiators draft phased deal freeing hostages for 2-month pause
    The Associated Press confirms a New York Times report on a two-part plan for the release of hostages kidnapped from Israel and a pause in fighting of up to two months, citing two senior administration officials.
    Like the New York Times, the AP report notes that CIA director Bill Burns is expected to discuss the contours of the emerging agreement when he meets on Sunday in France with David Barnea, the head of Israel’s Mossad intelligence agency, Qatari Prime Minister Mohammed bin Abdulrahman Al Thani, and Egyptian intelligence chief Abbas Kamel for talks centered on the hostage negotiations.
    DISCLAIMER: BRIT SOMALI TV CANNOT VERIFY THE NEWS COVERED IN THIS VIDEO. WE ARE QUOTING FROM MAINSTREAM MEDIA PLATFORMS SUCH AS HAARETS, ALJAZEERA , REUTERS , TRT WORLD , BBC AND THE TIMES OF ISRAELI MEDIA OUTLETS . ( ISRAEL - HAMAS WAR )

Комментарии • 71

  • @IstandwithGaza111
    @IstandwithGaza111 Месяц назад +10

    Qofka ugu koobad ahay here. Asc abdihafid wararka aduunka nagu soo daadih mahadsanid❤

  • @user-ft9qg3uh5x
    @user-ft9qg3uh5x Месяц назад +6

    Habaryar ilaahey hakuu dhaafo ilmahaaga u are right sis ma I caawin kartaa si,aan kuula jaan qaado sis waxaan dalkii ku lahayn maqaayad aniga iyo hooyadey ka shaqeyn jirey anigoo walaahi jira 12 sano hooyadey aniga iyo walaashey hooyo waxey jecleyd inaan aniga la shaqeeyo waayo waan ka firfircoonay Wlhy 3pm waa dhamaaneynaa mufo bariis basto iyo suugo 💯💯💯👍👍👍👍👍❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹🌹🌹🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Cabdixakiimmuusecige17
    @Cabdixakiimmuusecige17 Месяц назад +9

    IFAHMA OO IDAREEMA 1K❤❤❤
    Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk Месяц назад +4

    MashaAllah, Caaliya hore u soco wll Alle Swt haku barakeyo xoolahaga xalaasha iyo reerkaga

  • @maryanmohameddirie2043
    @maryanmohameddirie2043 Месяц назад +2

    Mansha Allah, Hambalyo Hambalyo Brit Somali tv. 1/2 mil.
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Geranuke
    @Geranuke Месяц назад +1

    Malia kitchen waa ku haystaa. i am a fan

  • @rukiamohamed6699
    @rukiamohamed6699 Месяц назад +1

    Mashalha barikalah

  • @ladanilmi8237
    @ladanilmi8237 Месяц назад +1

    Malia Hamza may ALLAH support you sister and grow your business you are a very inspiring woman mashallah sister keep going

  • @maryamabdallah3904
    @maryamabdallah3904 Месяц назад +2

    Maasha alaah qof nool AA ku nooleeysa caliya guuuuul baan kuu rajeyn insha alaah asc

  • @maryanmohameddirie2043
    @maryanmohameddirie2043 Месяц назад +1

    Mansha Allah, gabdhaha waa u hambalyeynayaa. Guul insha allah.

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 Месяц назад

    ASC Masha Allah I really agree with her having a children when you're young is very tough💚💯

  • @AminaminF
    @AminaminF Месяц назад +4

    She’s right

  • @kafisamohamed2095
    @kafisamohamed2095 Месяц назад +1

    Mashaa Allah, Allah kuu barakeeyo

  • @SafiyaAbdulle
    @SafiyaAbdulle Месяц назад +1

    Masha ALLAH TABARAKALLAH ❤

  • @AboudiM
    @AboudiM Месяц назад +3

    Guul iyo Gobnimo 😊

  • @AminaminF
    @AminaminF Месяц назад +3

    Ameen Ya’Allah ❤

  • @geenyoegal1635
    @geenyoegal1635 Месяц назад +3

    Yaa Allah I love her so much ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Saifiyacumer
    @Saifiyacumer Месяц назад +1

    Hire u soco aalia

  • @hibodiiriye7692
    @hibodiiriye7692 Месяц назад +2

    Mansha ALLAAH. ALAAH ku xafido iyo owladada barakayo

  • @user-gb1tn3cn2b
    @user-gb1tn3cn2b Месяц назад +1

    Woow masha Allah

  • @nimcoceelabe8873
    @nimcoceelabe8873 Месяц назад +1

    Masha Allah

  • @AminaminF
    @AminaminF Месяц назад +1

    Masha Allah tabarakallah

  • @foossamatar7855
    @foossamatar7855 Месяц назад +2

    Asc wwb maasha Allah tabaarakalah Allah ha ku xifdiyo habo ❤❤❤❤❤

  • @asmaxasan7803
    @asmaxasan7803 Месяц назад +2

    mansha allah hanbalyo 500 k🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Месяц назад +1

    Masha Allah baraka Allah 💯 ❤ Malia🎉🎉🎉🎉

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan522 Месяц назад +1

    Masha alaah Hoboken’s Idaho State imaaw was ubaahanahay

  • @user-wu9dp6nx5o
    @user-wu9dp6nx5o Месяц назад +1

    Mashaalah

  • @saidaahmed2361
    @saidaahmed2361 Месяц назад +1

    ❤❤❤❤maasha alaah horay u soco

  • @Abdirahman.isse2000
    @Abdirahman.isse2000 Месяц назад +1

    Masha Allah guul InshaAllah

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q Месяц назад +1

    Wcs walalkey cabdihafid masha allh Masha allhhh allxmduliilh is ilali allh haku xafidi walalkey allxmduliilh

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 Месяц назад +1

    Masha Allah nuur cala nuur cadey ❤❤❤❤❤

  • @shukrimohamud5596
    @shukrimohamud5596 Месяц назад +1

    Maasha allaah ❤

  • @Watermelonxberry
    @Watermelonxberry Месяц назад +1

    Masha Allah Tabaarka Allah ❤ 🤲🏻🤲🏻
    I hope all your dreams come true, sis in Shaa Allah 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻❤️❤️❤️

  • @umuxafsa3391
    @umuxafsa3391 Месяц назад +1

    Masha allah hooyo adag

  • @AdeegaSuleymaan
    @AdeegaSuleymaan Месяц назад +1

    Maashaa Allaah;Allaah haku barakeeyo.

  • @suadibrahimosman5899
    @suadibrahimosman5899 Месяц назад +1

    Masha Allah ❤❤❤❤

  • @ubah555
    @ubah555 Месяц назад +1

    Malia. Good job abayo💕👏

  • @sahrawarsame725
    @sahrawarsame725 Месяц назад +6

    How does that make sense she came 1997 at 9 years old and now she has 23 you do the math in America she got married at 11 years of old? Yaab

    • @mobasham7284
      @mobasham7284 Месяц назад

      Yagaranayo hee

    • @ismahanabdi9389
      @ismahanabdi9389 Месяц назад

      Reer xamarka 12years ayaa ku gursadaan

    • @Shuhuura
      @Shuhuura Месяц назад

      Somalida badankooda intii dhalatay 2000 kahor dhalashadooda mayaqaanan lamana qori jirin tarikhda ay dhasheen. Markay qurbaha yimideen da'day rabaan ayay iska qortaan. Haa la yaabin 🤔

    • @sirkaal
      @sirkaal Месяц назад

      If you do the math, it seems like she got married at 13 in 2000 - which is not probable... I believe she got confused about her age when she came to the US in 1997. Most likely, she was 13 then, and she got married at 16 in 2000. Anyways, that is irrelevant. Congratulations, walaal, wishing all the success in the world with all your endeavors.

    • @Sara-ed7ol
      @Sara-ed7ol Месяц назад

      If she was 9yrs old in 1997 she’s born in 1988
      Then she should be 36 years old

  • @Aymo72
    @Aymo72 Месяц назад +1

    Safiican aa u kasaa utaankaa baraawo banaadir soomaali

  • @malabey197
    @malabey197 Месяц назад +1

    🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉

  • @Ariijiina
    @Ariijiina Месяц назад +1

    Aniyo gabartan is fac aa nahay welina ma guursan waxaana dareemoya inaa weli yarahay weli yariis aan u ekahay 🤔🤔 masha Allah anaaba isla yaaban

  • @hsaksa8264
    @hsaksa8264 Месяц назад +1

    Masha alah❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @user-ko5ds1qd8u
    @user-ko5ds1qd8u Месяц назад +1

    Maasha allaah

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q Месяц назад +2

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @suweydaahmed8879
    @suweydaahmed8879 Месяц назад

    Masha Allah abaayo me and you we coming same year and day but different state 😂

  • @shamsoaweis2199
    @shamsoaweis2199 Месяц назад

    Mashallah horey usoco ❤

  • @Fowzia69
    @Fowzia69 Месяц назад

    SOOMAALIDA NAAGAHEEDA WAY WADA SHAQAYSTAAAN WAA WADA HARD WORKER ALLAHA NOO DHAAFO MEEL WALBA WAY SHAQAYSTAAAN

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 Месяц назад +1

    GABADHAAS WAA HAMBALYEYNAYAA HANA LAGU DEYDO AYAAN SOO JEEDIN LAHAA

  • @cilmigawaanuur4
    @cilmigawaanuur4 Месяц назад

    Allow arzaaqda uwasici malia

  • @lightofmylife2008
    @lightofmylife2008 Месяц назад

    Maths dont add up so she is supposedly 36 1997 she was 9 years 9+27=36 so her eldest is 23 that means she gotbamrr4at 13 wow😂

  • @user-jp9mu1of2r
    @user-jp9mu1of2r Месяц назад

    Kuwa baraha bulshada dadka ku caaya intay qol isku soo xiraan kudayda dadkaan oo kale

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 Месяц назад

      @@user-jp9mu1of2r maqayadi waa buuxaan naago leeyihiin minnesota abaaayo nagaaha ayaa oogu badan business yada somalida manshalaah waaye

  • @hunnugumti3281
    @hunnugumti3281 Месяц назад

    Banaadir goormey somaali noqdeen?!?!

  • @hsaksa8264
    @hsaksa8264 Месяц назад

    😝😝😝🤲🤲👍👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @somwayptyltd7634
    @somwayptyltd7634 Месяц назад

    Kuwa TikTok anshax xumadda la jooga gabadhaan hku daydaan

  • @user-zs6lq7oc6s
    @user-zs6lq7oc6s Месяц назад

    kkkkkkkkkk

  • @Fowzia69
    @Fowzia69 Месяц назад

    UTanga Baraawe ma jirin ee waa xerada reer BANAADIR ee UTANGA ku taalay 😂😢🎉

    • @Aymo72
      @Aymo72 Месяц назад

      Wey jirijirtay utaangayaal oo kala ah baraawo banaadir soomaali caadi

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 Месяц назад

      @@Aymo72 may ma jirin utango hal xero lee ahayd somali dhan ah markii la xiri rabay ayaa cadcadkii oo dhan loo bixiyay banaadiri sidaas ayaa qaarkood lagu soo qaaday marka wax gooni ah ma jirin Aniga waan joogay weliba aad baan u Kala kasaayay

  • @AminaminF
    @AminaminF Месяц назад

    Masha Allah tabarakallah

  • @sariyamukhtar5468
    @sariyamukhtar5468 Месяц назад

    Masha Allah

  • @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205
    @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205 Месяц назад

    Masha Allah