Xuuthi & Ciraaqiyiin Wada Jir U Weeraray Israil| Videoga Cusub Xamas E Lala yaabay| Geesi Somali ah

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 1 окт 2024
  • Xuuthi & Ciraaqiyiin Wada Jir U Weeraray Israil| Videoga Cusub Xamas E Lala yaabay| Geesi Somali ah
    wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
    ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join this channel to get access to perks:
    / @dulmidiid
    Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
    FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
    IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
    #ShMaxamedDulmiDiid
    DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
    HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
    WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
    Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
    www.trading212...
    You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
    etoro.tw/3ITMdHm
    Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
    / @dulmidiidclips
    MAHADSANID.
    DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.

Комментарии • 147

  • @DulmiDiid
    @DulmiDiid  3 месяца назад +37

    Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤

    • @hassanhassanismael8470
      @hassanhassanismael8470 3 месяца назад +1

      ❤❤❤❤❤❤❤ allah akbar allah akbar allah akbar falastiin victoire

    • @XabiibaSheekh-ek4nr
      @XabiibaSheekh-ek4nr 3 месяца назад +2

      Wllkey hore usoo duub horena usoo dhig❤

    • @CaliYasiin-l4v
      @CaliYasiin-l4v 3 месяца назад

      Mark aadan warka noo tabinaysid shiikh bisha noogudar lkn warkaaaga dhaydkiisa magaranayno ma maintain baa mise waa maalinkale taariikhdu waa muhiim

    • @rorobano6907
      @rorobano6907 3 месяца назад

      @@CaliYasiin-l4v waqtiga oo yahy youtube ayaa ku sheegeyso

    • @AbdirahmanMohamed-lf3bg
      @AbdirahmanMohamed-lf3bg 3 месяца назад

      Sheekh daraad waxaan u aqaanaa malintii shalay ka horeysay lakin hada wan kula fahmay ina utaqaanid “ hada kahor”

  • @cadaaladaxoogleh408
    @cadaaladaxoogleh408 3 месяца назад +8

    Geesi saan laga dhaha ilaahey aduunyo kheyr ha siiyo aakhina jani ha siiyo allaahu akbar waa aqabaar farxad leh ilaahey xooga muslumiinta ha soo celiyo waliba inago is eada raacsan aamiin walaalaheen palestine ilaahey ha u naxariisto inta dhimatay inta dhaawaca ilaahey ha caafiyo kuuwa dagaak ku jiro ilaahey quwad xoog leh ha siiyo ilaahey guusha ha siiyo ilaahey sabar ha siyo aamiin

  • @ElmiGutale-p1e
    @ElmiGutale-p1e 3 месяца назад +4

    Waa Geesinimo weyn mar haddii uuDifaacanaayey Maalkiisa iyo nafsaddiisa Marhaddii uu heli kareyba wax uu isagaCaabbiyo Boqolaal Cadow Horor ah, maxaa yeelay haddey meesha sooGaari lahaayeen xitaa isaga Nafsaddiisu marna ma badbaadeen,waanaku qasbanaa isdifaaca,MASHA-ALLAAH.Thanks All.

  • @ashamohamed689
    @ashamohamed689 3 месяца назад +2

    Ilaahay baanu ku amaaneysaney oo aysan amaanadiisa dayacneyn walaalaheen reer falastiin

  • @Abdikadirhussein_
    @Abdikadirhussein_ 3 месяца назад +1

    Hawa wasomali ni security threat !!!! Security my foot. He is defending his business

  • @abdiwahabadanabdiwahababdi1487
    @abdiwahabadanabdiwahababdi1487 3 месяца назад +4

    Inshallah guulban u rajeynaya walalahena rer falastin 🇪🇭🇸🇴🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇸🇴 guuleysta rer somaligalbedba

  • @direemedia
    @direemedia 3 месяца назад +1

    Sh Mohamed Adigana duweyri ga somalida tahay sida wax u sharaxeyso

  • @SafaSalaad
    @SafaSalaad 3 месяца назад +1

    Indha sharerka dhib mlha hdi lga mamnuco wyo gabadha wajigeda cawro mha lkn xijabka wa muhim

  • @aminaabdi2192
    @aminaabdi2192 3 месяца назад +3

    Salallahu alayhi wasalam

  • @mohamudgelle9382
    @mohamudgelle9382 3 месяца назад +1

    Quranka maxuu iska noqday ganacsi
    Dadka😮 qaar aqoon ku filan ma heestan sida tafsiirka quranka aaya sheegtan marka qaar
    Wlle iska hdad imtixaami kartid xayeeysiinta ka hore waay waanagsanaani laheed

  • @abdullahmusaabdiali4222
    @abdullahmusaabdiali4222 3 месяца назад +1

    Wadankaan aad noo sheegtay oo muslimka ah oo mamnuucay xijaabka madeenbaa lagu leeyahay i.m.fta soo baarbal sheekhoow

  • @NasraMohamudyussuf
    @NasraMohamudyussuf 3 месяца назад +1

    Walahi raaga karti alle siiyey alle ha barakeeyo

  • @khaliilxassanmohamed3120
    @khaliilxassanmohamed3120 3 месяца назад +1

    Waa doqonimo maxaa yeelay marka aad aragto xaalada nuucaan ah oo aadan joogin wadankaaga lama haligu naftaada, tan kale somalida maxaa u diidan in aay maalgashtaan wadankooda?

  • @ayanfaraha6377
    @ayanfaraha6377 3 месяца назад +2

    Shiikh xoolo waa lahelaa laakiin naf taa ka qaalisan anigu waxaan qabaa in uu qatar isgaliyey

  • @Hannah_fatima
    @Hannah_fatima 3 месяца назад +4

    Manshallah. Guuuleysta. Insha Allah 🇵🇸

  • @N.A.M1234
    @N.A.M1234 3 месяца назад +1

    Addunka akhira zamaan weeyi sababto ah Dulmi iya lo hiilinaya

  • @support5steun
    @support5steun 3 месяца назад

    ꧁🅺🆄 🆂🅰︎🅻🅸 🅽🅰︎🅱︎🅸 M͜͡o͜͡h͜͡a͜͡m͜͡e͜͡d͜͡ﷺ꧂
    اللَّهُم صَلِّ وسلِّم وبارِك علَى سيِّدنَا وحبيبنا ورسولنا مُحمَّد صلي الله عليه وسلم ﷺ. ✨♥️.⃨.⃨.⃨.⃨.⃨.⃨.⃨S⃨.⃨.⃨C⃨.⃨.⃨W⃨.⃨.⃨.⃨.⃨.⃨.⃨
    ‏‎اللهم أنصر إخواننا المسلمين في فلسطين 🇵🇸🤲🏽

  • @Cabdixakiimmuusecige17
    @Cabdixakiimmuusecige17 3 месяца назад +6

    IFAHMA OO IDAREEMA 1K ❤❤❤
    Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye

  • @zackmohali9468
    @zackmohali9468 3 месяца назад

    Aynu kuwada salino xabiibkena suuban nabi mohamed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @mohamedtowbah1922
    @mohamedtowbah1922 3 месяца назад

    ASC sh Mohamed dulmidiid.
    Qeyr badan Allah kusiyo

  • @AbucubaydaDiin
    @AbucubaydaDiin 3 месяца назад +1

    Cawa waan jifan wayay ilaa aan dhagaysto shikh dulmi. Diid nin wanagsan

  • @umuyahya6866
    @umuyahya6866 3 месяца назад +1

    Allahu akbar.

  • @Fahadaxmedyuusuf
    @Fahadaxmedyuusuf 3 месяца назад +1

    Telaviv ha weeraraan xuutiga wlh isreal warbaa kaiman lahaa

    • @haa8793
      @haa8793 3 месяца назад

      Run miyad umaleyn xuthi hoshisa

  • @MohamedHassan-so4pb
    @MohamedHassan-so4pb 3 месяца назад

    Anilamayaabani somaliyaabo ladirirto xijaabka iyo indhashareerka walabada ogyahay

  • @fadumaabdiduale1624
    @fadumaabdiduale1624 3 месяца назад

    34 sano ayaan qurbe joogaa waligay kuma fekerin xoolo aan leeyahay in aan guri ka dhisto(??????) Laakiin tii somalidu meel walba way daad santahy suriya,masar,turkiya,Africa, imarat, intas oo dhan xoolahii galay waa ku daayeen .
    Xataa 1990kii wax ka danbeeya mafiicna in xoolahaaga aad geliso .

  • @AbdullahAhmed-z7x
    @AbdullahAhmed-z7x 3 месяца назад

    Baladkooda ayaad joogtaa?? Asaga waa muwaadin? Waataas mushkulada???

  • @AbdullahAhmed-z7x
    @AbdullahAhmed-z7x 3 месяца назад

    Ciraaqi muqdisho inuu bistolo qaato somali maku dhex dili karaa ? Oomalaga yeelaa ??

  • @AbdiazizJimale-vk2bw
    @AbdiazizJimale-vk2bw 3 месяца назад

    MaashaAllah geesinimada xutinta,xisbullahi iyo xamas insha'Allah Guul ayaay helidoinaan.

  • @AbdiazizJimale-vk2bw
    @AbdiazizJimale-vk2bw 3 месяца назад

    Ninkas waanin geesi ah xoolihisa aayaad difacaadi .he has protected his property.

  • @adamfarah1952
    @adamfarah1952 3 месяца назад

    Daladan laheyn dareen kujoog soomali gadaal haysugu noqoto dalkoodana hahagagsadeen

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 3 месяца назад +1

    Allaha soomalida meel ay joogaanba ha badbaadiyo .

  • @AbdullahAhmed-z7x
    @AbdullahAhmed-z7x 3 месяца назад

    Geesi ma,aha??? Sababta raganimadaada meeley kubaxeyso ayaa lagu bixiyaa?? Meeshaan malihid waana lagaaga badan yahay??? Marhore inaad waxaaga kasii aruursato ayey ku qurxaneyd??

  • @AishaBarre-m9f
    @AishaBarre-m9f 3 месяца назад

    Mirkaba ilaahaa ka awood weyn ilaahow ka indhasaab daroonta korwaregeyso

  • @abdiwahabadanabdiwahababdi1487
    @abdiwahabadanabdiwahababdi1487 3 месяца назад +1

    Masha Allah ninkan somaliyed inu hantidesa difacdo xaqbu u leyahaye

  • @ShamsoAhmed-i9s
    @ShamsoAhmed-i9s Месяц назад

    Maasha allah tabarkak llah xutiga iyo walah cawinayo falasteen allah barakeyo

  • @hamdimohamadmohamad1385
    @hamdimohamadmohamad1385 3 месяца назад

    Sidaan u arko kolley inuu is difaaco wa muhiim lkn Naftiisuu halligay meshu wa Kenya dadku hub ayey haystaan midaan sharciyeysnayn iyo mid sharciyeysanba

  • @apdirahman1433
    @apdirahman1433 3 месяца назад +1

    Xuutiyiintu Ragsanaa wow

  • @BarkhadAH
    @BarkhadAH 3 месяца назад

    Sheekh DulmiDiid waad mahadasantahy! Maanta waxaan daawanayey midkamida liveafka
    Kenya haddaba meesha lagu chat gareeyo ayaa mid kusooqoray sidan”wasomali wasaliti maumbwa” markaas waxaan la aaday Google translate sidan baan ka arkay “Soomaalidu makhluuqa ayeey khiyaamaysaa” bal arinkaasi inta uu le’egyahay iyo xiqdiga ay Soomaali u hayaan eeg

  • @cureeji4553
    @cureeji4553 3 месяца назад

    Wuu difacay meshisa lakiin way dhaceeen waxayna askarta xataaa way tagnayen anakaa udhow meshaan

  • @AbdullahAhmed-z7x
    @AbdullahAhmed-z7x 3 месяца назад

    Haddeysan muaamarad ahayn aaway milatarigii waddanka kenya???

  • @imranmaailm8110
    @imranmaailm8110 3 месяца назад

    Naftiisa iyo maalkiisa
    Buu difaacay
    Waa geesi
    Guuleyso

  • @woodhussein5710
    @woodhussein5710 3 месяца назад

    Madaxweyne kenya ayaa amar ku bixiyay in criminal layska dhiciyo

  • @ibrahimhirsi7264
    @ibrahimhirsi7264 3 месяца назад

    Qofkasta marka uu gaajoodo uu weliba cadaalad daro ku gaajoodo islamarkaan ay meesha ka baxdo kala danbentii qofka dhibanha ka noqnayaa waa ka calankiisa iyo ciidiisa hoosjoogen.

  • @lulalinur1624
    @lulalinur1624 3 месяца назад

    Ha iska celiyo cawanta waxa ilaahay ka baryaa inuu ka qabto soomaalida dhibeesan iska celiya cawaanta

  • @alcadaalachannel4035
    @alcadaalachannel4035 3 месяца назад

    Asc Sheikh Waxan Dhihi Karaa Waa Nin Xoolihiisa Difaacanayo

  • @Sahruuja1
    @Sahruuja1 3 месяца назад

    Video ga Qasaam wuxuu kuu cadaynayaa iimaaanka
    Qofku xaguu Gaadhsiisan yahay

  • @NasraMohamudyussuf
    @NasraMohamudyussuf 3 месяца назад

    Wasoco weeyne ana roorno eya wadan Israel hoos falastin guul

  • @MuhiyadinHassan-ov3rs
    @MuhiyadinHassan-ov3rs 3 месяца назад

    My Brother this demonstration in Kenya are behind the kikiku people they are saying our country has been taken by Somalia community and even the power because Noordin haji is the head of security there4 let us be united

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 3 месяца назад +1

    Ninkaani wuxuu ku shahiidey inuu hantidiisa ka heshado kuwaan cawabta ah, taas waa arin lagu amaano ninkaan, Maashaa Allaah

  • @kingartshargeisa
    @kingartshargeisa 3 месяца назад

    Waa geesinimo waa rageedii libaax walee waa igu banaanyahy

  • @fmg63772
    @fmg63772 3 месяца назад

    Waa geesi lkn waa halis xoolo waa lahelaa lkn naftada adunyo halis looma galiyo waxana waa cawaan

  • @AbshirHusen-y9o
    @AbshirHusen-y9o 3 месяца назад

    Asc wll waa adigii somali uxayaysiinayay inay maalgashtaan Kenya

  • @hawohassan8559
    @hawohassan8559 3 месяца назад

    Ninku waa is_halligayaa looma baahna inuu naftiisa ka horgeeyo kumanyaal Canaan ah, xoolo waa Lakeland lkn naf lama helo.

  • @medamirahmed1136
    @medamirahmed1136 3 месяца назад

    Adigana waxaan kaaga yaabay vidéo meel walba ku jira ayaad telefoon nooga daari

  • @malakaaay
    @malakaaay 3 месяца назад

    sheekhoow bal hadal kaaga is dhegeyso ⚠️ maxaa ka wadaa somali iyo keenyeet7i ????miyaaney Dadka somalida ahee u dalkaas u dhashay aysan kiniyan ahayn?? see wax leedahay??? ??? markasta saas dhadaa? somalida dalkaas waxaa ka dhigtaa ajaanab aan dalka waxbakuu leheen😢‼️

  • @Hashim-eu2cm
    @Hashim-eu2cm 3 месяца назад

    Waa ok in uu isdifaco weli hadii uu haysanlahaa qorey weyn waa geesi

  • @abdiahmed6995
    @abdiahmed6995 3 месяца назад

    Nacas buu ahaa maxaa yeelay naftiisii buu siistay xoolo

  • @isiri.2835
    @isiri.2835 3 месяца назад

    CAQLI MA AH DALKOODAX JOOGAAN MARMARSIYO BAY.RABAAN SOOMAALI BADAN BAY U DILIN WAYAR UNBAY SUGIN

  • @HasanMalawowMiris-sy1iw
    @HasanMalawowMiris-sy1iw 3 месяца назад

    Asc ustaad indhashareerka ma xijaabka ayuu kamid yahay

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 3 месяца назад +1

    Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @jawaahircabdi3936
    @jawaahircabdi3936 3 месяца назад

    Inwy dhacdey rabtaa xolihiisa sharaftiisa iyo malkiisa ayuu ilashaday dofartan sas uhadleysa xamar hadan kuheli laheyn waa Rifi lahwyn sawaxili somali hadey inadanoo dagal kadhaco wadankoda sidey noo galen waa Rifi lahwyn nagaha

  • @cabdiraxiimmuhumedsiciid8769
    @cabdiraxiimmuhumedsiciid8769 3 месяца назад +1

    Sheekh wararka soo badi allah ha ku barekeyo insh allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @dahabomohamed6718
    @dahabomohamed6718 3 месяца назад

    Somaligigaan ww mujaahid naftiisa iyo maalkaasa

  • @isiri.2835
    @isiri.2835 3 месяца назад

    DHAADHAAMO IIMAAN LA WEEYE SOOMAALIYA ANTAY MAALGALIYAAN SAAN UGUMA DHINTAAN SAY KENYA IYO SOUT AFRIKA UGU DHINTAAN

  • @waisahmed9521
    @waisahmed9521 3 месяца назад

    wa somali aasli ' ah , nin wax iska riddayah.geesi somaliyeed.

  • @TonitoniFor18-zl2iz
    @TonitoniFor18-zl2iz 3 месяца назад

    Sida dadka inta jogo idinka ula dhaqantin ley nila dhaqmoya ho ubixin

  • @barreaden805
    @barreaden805 3 месяца назад

    Sheekh aaway koorsadiii waan kusugaynaa sheekh

  • @rorobano6907
    @rorobano6907 3 месяца назад

    Naftiisa hore hadaad maqli jirtey Waa tan iyadoo live ah

  • @hoobalkiicaankaahaa8636
    @hoobalkiicaankaahaa8636 3 месяца назад

    Runti tan markan ma sahlana xlkeeda sidaan arkeyna umma sharad yeelayan yacni somali oo dhan bay beegsanayan somalidi kenya iyo kuwa somaliya marka ilaah hanaga qaboojiyo waa ibtilo weyn

  • @shukriabdi4766
    @shukriabdi4766 3 месяца назад

    Asc wa sharciyeeysantahay bistoladaha kenya wa la siiyaa dadka si sharci ah marka san dhacdo wa in la isticmalo shartooda alaah ha Inga qabto

  • @SafiyaMacalin-rz7mf
    @SafiyaMacalin-rz7mf 3 месяца назад

    حسبنا الله ونعم الوكيل

  • @hoobalkiicaankaahaa8636
    @hoobalkiicaankaahaa8636 3 месяца назад

    Yawmul qiyaamihi ayaa la jooga ilaahi hanoo naxariista

  • @XasanXiirey-u1h
    @XasanXiirey-u1h 3 месяца назад

    Walaal ka soohadal xaafada nuuru shamis ee dulkaram kasoohadal

  • @Fahadaxmedyuusuf
    @Fahadaxmedyuusuf 3 месяца назад

    Al jazeera waaa geesi yaal uhiiliyay reer falsatiin si walbo cadaadis loo saray way dhabar adeegen alle kor hayeelo

  • @safiyahassan3803
    @safiyahassan3803 3 месяца назад

    Sheekhoow somalida waa xoolo meeshay tagaan waxay I haystaan meel ay iyagu leeyihiin xoolahaas waxay ahayd inay somaliya galiyaan at lest intii cadwo cuni lahaa cali ha beesaysto

  • @AhmedHasan-w8q
    @AhmedHasan-w8q 3 месяца назад

    Naftiisa ayu walalku halis galiyay walalku

  • @abuubakarcade
    @abuubakarcade 3 месяца назад

    من قتل دون ماله فهو شهيد

  • @mohamedabdikadir4359
    @mohamedabdikadir4359 3 месяца назад

    Dalkodii dad lacagta kala so tagay hala dhaco dalkodii hala the gaan lacagtodii

  • @fmg63772
    @fmg63772 3 месяца назад

    Marka ladhacaayo boliska ma imaanayo way is ogyihiin

  • @taamirsharif6716
    @taamirsharif6716 3 месяца назад

    ‎🤲🌹🤲 آللـــھمِے🤍🕌صَّلِ🤍🕌وَسُـُلْـم🤍🕌وبارك 🤍🕌عَلے🤍🕌سَيدنِـــا🕌🤍 محمد🤍🕌عَدد🤍🕌مَا ذگرهُ🤍🕌 ألذَاكِرونّ🤍🕌وغَفِلَ🤍🕌عن🤍🕌 ذِكِرهِ🤍🕌ألغَافِلونّ🤍🤍
    ‎🕌تسليما🕌كثيرا🤍🕌اللهم صل على سيدنا 🤍🕌وعدد الذاكرين🤍🕌والذاكرآت🤍🕌وذرآت وآلرمال🤍🕌ف لأرض والبحا🕌والجبال🕌ولانهار🤍🤍وعدد مالا يحص عدد🕌و على اله⁦و🤍صحبه🕌 أجمعين ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ 🤲🌹🤲.❤❤

  • @AbdiAbokor-b7x
    @AbdiAbokor-b7x 3 месяца назад

    Geesigesi Dhalayweeye waa reer waqooyi weliba

  • @MohamedHussen-mz8pz
    @MohamedHussen-mz8pz 3 месяца назад

    Wiilka xoliheesa dicanayo wa gesi

  • @abdikhaliqbuuni5141
    @abdikhaliqbuuni5141 3 месяца назад

    SHEEKH COURSES KII HALKAY KU DAMBEEYEEN

  • @niimaneur4842
    @niimaneur4842 3 месяца назад

    GUUL palestine illaahay a laqabto amiin

  • @AbdiAbokor-b7x
    @AbdiAbokor-b7x 3 месяца назад

    Cabdi Abokor Nuur sidaasaa loo baahanyahay

  • @cabdullahicumar6247
    @cabdullahicumar6247 3 месяца назад

    Naftiisa iyo maalkiisa In uu udhinto waa xaq

  • @Somali651
    @Somali651 3 месяца назад

    Xaa wan kabtay wexey daxthay they are security threat

  • @sankacabdi6301
    @sankacabdi6301 3 месяца назад

    Hadii qadka lajoojiyo waa jojnlahayen dhaca

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 3 месяца назад

    الله أكبر❤الله أكبر

  • @MariyanMaxamad
    @MariyanMaxamad 2 месяца назад

    Soomaaliya dadaalkeeda Bay isku nacday

  • @FardussYussuf
    @FardussYussuf 3 месяца назад

    Ninka waxa laga yaaba in u yahay dharcad ama ciidanka kanya yahay wayo somalida dhul bay ku leyihin maamulkan isku keen keen ka ah ee kanya loo yaqano dharcad iyo askar baa wey ka yihin

  • @dontoni8041
    @dontoni8041 3 месяца назад

    Waa Geesinimo. Nin xooliisa uu badbaada

  • @hamdiabdimohamed6715
    @hamdiabdimohamed6715 3 месяца назад

    Soomaaliyaba saasay ahay xaga iskuulada

  • @fartun9503
    @fartun9503 3 месяца назад +1

    wcs wlc Brother 🙏🙏👍👍👍👍

  • @hassanabc9190
    @hassanabc9190 3 месяца назад

    Ugu danbeen ninkaas waa ladhacey

  • @sumyohasan4036
    @sumyohasan4036 3 месяца назад

    Allahu akbar I❤

  • @BabuNL
    @BabuNL 3 месяца назад

    He shot 2 people

  • @abdirizakabdallah2672
    @abdirizakabdallah2672 3 месяца назад

    Sheekh dadka beenta kadaa Inta aad Views raadis

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 3 месяца назад

    Ninkaas.waageesi.gees.dhalay

  • @siciidsayidcali-ly3nv
    @siciidsayidcali-ly3nv 3 месяца назад

    Walal waxaad ku dhawdahay 400k mashalah