VIDEOGI XAMAS MAXA LAGU ARKAY? NINKAN YA YAQAAN? ISRAIL O QASA MIINOOYIN KU XEENDAABEYSA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 28 янв 2024
  • ISRAIL O QASA MIINOOYIN KU XEENDAABEYSA!| MUXU U BOOQDAY NATANYAHU ASKARIGI QASA LAGU DILAY QOYSKIIS? VIDEOGI XAMAS MAXA LAGU ARKAY?
    Join this channel to get access to perks:
    / @dulmidiid
    FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR RELIGIOUS TEACHINGS, REACTION VIDEOS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
    IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
    SHARE WITH YOUR FRIENDS AND FAMILY ALL VIDEOS AND CONTENT WHICH CAUGHT YOUR INTEREST AND SPREAD THE GOOD MESSAGE MAY ALLAH REWARD YOU AND THEM AMIIN
    #ShMaxamedDulmiDiid
    FOR FURTHER BUSINESS INQUIRIES CONTACT DULMI DIID THROUGH THIS EMAIL
    Dulmidiidchannel@gmail.com
    DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
    HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
    BARNAAMIJKA AAD KA HESHO LA WADAAG WALAALAHA KALE ALLAH HAKAA DHOWRO SHAR & SHEYDAAN ADIGA & INTAAD JECESHAHAY. AAMIIN
    #ShMaxamedDulmiDiid
    WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
    Dulmidiidchannel@gmail.com
    Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
    / @dulmidiidclips
    MAHADSANID.
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 161

  • @fadxiyahassan3406
    @fadxiyahassan3406 5 месяцев назад +22

    Ilahay Israail musuubo ay iska celin waayan ukeen yarabi 🤲🤲🤲

  • @user-jg3ti9nn1y
    @user-jg3ti9nn1y 5 месяцев назад +8

    Sh. Dulmi. Mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah

  • @user-mk5kd7sz9y
    @user-mk5kd7sz9y 5 месяцев назад +1

    allah jabiyo yahuud mareykan aamiin illaahow u gargaar islaamka siiba falastiin xuuti xisbulaah aamiin

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 5 месяцев назад +8

    SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW sheikh Iwrn madficnthy wankusalamay xabein wanagsane ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mahamedabdimajid1038
    @mahamedabdimajid1038 5 месяцев назад +11

    اللهم انصر اخواننا المجاهدين في غزة وفلسطين وثبت أقدامهم وسدد رميهم واشفي مرضاهم وداوي جرحاهم وارحم شهداءهم ودمر أعدائهم الاحتلال ومن عاونهم اللهم امين يارب العالمين وصل اللهم وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا 🤲🇦🇪🇦🇪🇦🇪

  • @user-jg3ti9nn1y
    @user-jg3ti9nn1y 5 месяцев назад +3

    Sh.maxamad dulmi. Diid. Mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 5 месяцев назад +1

    ALLAHU AKBAR☝️🥺❤️

  • @sadiyaosman6196
    @sadiyaosman6196 5 месяцев назад +1

    Qaniimooyin badan inay heleen Bay muujinaayan labiskaan quruxda badan
    ربنا يكرمهم ويثبتهم يارب

  • @SmilingAquariumFish-zf2vv
    @SmilingAquariumFish-zf2vv 5 месяцев назад +2

    Maxkamad cadaalad ah kama jirto een midda Allah ayaa cadaalad ah❤❤❤❤❤❤❤❤😊❤❤❤❤❤ insha gusha Allah ayaa nasinaya❤❤❤❤

  • @abdihakimmohameddiriyesank1730
    @abdihakimmohameddiriyesank1730 5 месяцев назад +4

    ☝️ Natanyahu 🤍 NACDALI ☝️ korkiisa 🤍 ha ☝️ ahaato 🤍 AMIN ☝️ AMIN 🤍 AMIN ☝️🤍☝️🤍☝️🤍☝️🤍☝️🤍☝️

  • @user-jg3ti9nn1y
    @user-jg3ti9nn1y 5 месяцев назад +3

    Waaaw. Sh. Dulmi. Mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah

    • @AbdirahmanMuhumad-rm6qh
      @AbdirahmanMuhumad-rm6qh 5 месяцев назад

      wll maxaa ka wadaa sheekh dulmi iyo waaw dheh sh dulmi diid wllhi waan kaa shakiyay shxboow tan kale waaw mansha allaah kubadal subxanallaah

  • @hawoadenmohamed7561
    @hawoadenmohamed7561 5 месяцев назад

    Sheekh jizakallah gudbinta aad noo soo gudbiso mar walba wararka

  • @idman-bt3tf
    @idman-bt3tf 5 месяцев назад +8

    Gaal gaal kaagama hiilinaayo ee reer gaza Allaah beey leeyihiin insha Allaah

  • @habibajamac9941
    @habibajamac9941 5 месяцев назад +1

    Maashalah tabaarkalaah

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 5 месяцев назад +1

    آلهم آنصر أخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم آمين 🙏 يارب العالمين

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 5 месяцев назад +1

    SUBXAANALLAH☝️🥺💯

  • @ashamohamed9657
    @ashamohamed9657 5 месяцев назад

    Sheekh Ilahay haku barakeeyo wararkaaga aad baan u daawada. ILAHAYOW RABIYOW U GARAAR WALAAHEEN FALASTIIN 🤲

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 5 месяцев назад +1

    SALLALLAAHU CALEYHI WASALAM😢🥺

  • @lulmohamed181
    @lulmohamed181 5 месяцев назад +2

    Allah ha u gargaaro walaaleheen reer falastiin aamiin yaa rabi ❤

  • @sadiahussein398
    @sadiahussein398 5 месяцев назад +1

    Jazaakallaahu khayraa

  • @user-jg3ti9nn1y
    @user-jg3ti9nn1y 5 месяцев назад +2

    Waaw. Zxb mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah

  • @xalimoqaadiriyacabdi5409
    @xalimoqaadiriyacabdi5409 5 месяцев назад +1

    ALLAAH HA U GARGAARO PALESTINIAN BIDNILLAAHI RAXMAAN

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 5 месяцев назад +1

    Wcl shiikh 👍👍

  • @user-wn9ez3mw9v
    @user-wn9ez3mw9v 5 месяцев назад

    Hubka Yuhuuda way gedaan Cirtoogte eey qabaan aduunka marka wadan Hublee buuxo dhuuniyaal.gadayona wa joogaan

  • @user-jg3ti9nn1y
    @user-jg3ti9nn1y 5 месяцев назад +2

    Mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah

  • @hananihanani7576
    @hananihanani7576 5 месяцев назад

    Ilahay iyaga haku gumaado miinada

  • @MuxudiinMaxamed-po2li
    @MuxudiinMaxamed-po2li 5 месяцев назад

    Allahu akbar

  • @kulmiyebare8
    @kulmiyebare8 5 месяцев назад

    اللهم انصر أخواننا المجا هدين في فلسطين يا رب
    Somalia wax kasocda waa qabiil shaar kale loohiray,taa lama oran karo ciyaar
    Waxa igatala ah iin laga joojiyo.WTQ

  • @JamalYasin-kk4pk
    @JamalYasin-kk4pk 5 месяцев назад

    Jazaakalaakhayar shiikh

  • @shaxshaxlowgaxafada5813
    @shaxshaxlowgaxafada5813 5 месяцев назад

    اللهم انصراخواننا في فلسطین

  • @xasancabdi8101
    @xasancabdi8101 5 месяцев назад +1

    Msha allh allh yaxfidk❤❤❤

  • @CadowibrahimmursalCade
    @CadowibrahimmursalCade 5 месяцев назад +2

    Wcs shekhow❤❤❤

  • @nabaadm.hassen777
    @nabaadm.hassen777 5 месяцев назад +1

    Ilaahay haku xifdiyo

  • @user-md8mx8cc7o
    @user-md8mx8cc7o 5 месяцев назад +16

    اللهم انصر اخواننا في غزه وفي فلسطين وفي أي مكان 🇯🇴

    • @yusufabdille3448
      @yusufabdille3448 5 месяцев назад

      Asc.maasha,alaah allow xifdi walaalaheen falastiin aamiin aamiin aamiin walaalkay dulmi diid kor u u qaad aduun iyo aakhiraba aamiin aamiin aamiin allahumma ahlig alyuhuuda iyo inta la socoto iyo inta taageersan aamiin aamiin aamiin

    • @ZayAbi-jr5zl
      @ZayAbi-jr5zl 5 месяцев назад

      ❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊 Mashallah ❤❤❤🎉🎉🎉🎉😊😊😊😊

  • @user-dc4ux1xj3k
    @user-dc4ux1xj3k 5 месяцев назад

    Masha alaah

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed1062 5 месяцев назад +1

    Isha Allah ayagaa ku dhamaanaayo ee Allah ha ku dhameeyo cuduro iyo musiibo degdeg ah ha ku rido yuhuud iyo xulufadooda dhexdooda ha isku dhameeyo hana isku salido hana ku rido argagax iyo baqdin waali ah aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo Ee Allah ha badbaadiyo hana guuleeyo walaalaha falastiin yaa rabi ciidankaada ku caawi garabkooda ku quwadey Yaa Allah u soo dedeji nasrigaada walaalaha falastiin aamiin guul guul marwalba walaalaha falastiin aamiin

  • @umuaniisaaxmed9875
    @umuaniisaaxmed9875 5 месяцев назад

    Dulmid walaalkèy mahadsanid

  • @khatibsalah4904
    @khatibsalah4904 5 месяцев назад

    Nuzayriyada maaad soo ogaatid akhiiii

  • @user-jq8bc3zx9x
    @user-jq8bc3zx9x 5 месяцев назад +1

    Scw scw scw scw scw ❤ allahu akbar ❤❤❤❤❤❤

  • @abdihakimmohameddiriyesank1730
    @abdihakimmohameddiriyesank1730 5 месяцев назад

    ☝️ ALLAH 🤍 Ha ☝️ guuleeyo 🤍 wallaalahay ☝️ falastiin 🤍 AMIN ☝️ AMIN 🤍 AMIN ☝️🤍☝️🤍☝️🤍☝️🤍☝️

  • @abdirizaqfarah7270
    @abdirizaqfarah7270 5 месяцев назад

    Waa runtaa sheekh qabyaalad waa cadaaab

  • @user-rr4vz9hq2w
    @user-rr4vz9hq2w 5 месяцев назад

    وعليكم السلام ورحمة الله وبكاته

  • @asadsom324
    @asadsom324 5 месяцев назад

    Asc sheekhoow. Wararkaagu ama war tabintaada iska Sheeko bay noqotay. Xamaas dharkii Waa badalatay oo jaakad iyo kabo cad bay xirteen dagaalkaa noo dhamaaday bay show leeyihiin. War nuxur leh maaha sheekhoow kheyr Allaha ku siiyee. Tabtii ay AL Jaziira wax udaabacday uun baad usoo gudbineysaa

  • @abumardaadi6795
    @abumardaadi6795 5 месяцев назад

    WA DABAAL DEGENA, WAN GUULEYSANEY, CIID_WANAAGSAN KU_CIIDA REER QAZA.

  • @nasraibrahim527
    @nasraibrahim527 5 месяцев назад

    Allahu akbar alhamdulilah guul mujahidiinta reer falastiin cadowga allow baabi oo hal hakareebiin amiiin yaa rabb

  • @eydeensacid7451
    @eydeensacid7451 5 месяцев назад

    MASHA ALLAAH WALALKEY

  • @marwo1162
    @marwo1162 5 месяцев назад

    Aamiin

  • @abdulqadirhussein6387
    @abdulqadirhussein6387 5 месяцев назад

    Amiin

  • @user-nb6gk6cx5f
    @user-nb6gk6cx5f 5 месяцев назад +7

    الله منصر المسلمين والمسلمات ........

  • @Abdifitahabdullahi8654
    @Abdifitahabdullahi8654 5 месяцев назад

    Alle ha gargaaro walaaleheen falstiin

  • @habibajamac9941
    @habibajamac9941 5 месяцев назад

    Laaxwla walaa quwata ilaabalah

  • @shamisali4599
    @shamisali4599 5 месяцев назад +1

    Jana ma arkayo naarta jaxiima Allah geye uff yahuud uso racaya dalkisi diintisa

  • @habibajamac9941
    @habibajamac9941 5 месяцев назад

    Xasbiya laahu wanicmal wakiil

  • @hananihanani7576
    @hananihanani7576 5 месяцев назад

    Asc wrx wbr yaa dulmi diid

  • @ujeedoofficial8748
    @ujeedoofficial8748 5 месяцев назад

    Sheekh alle hakuxifdiyo 0:42

  • @m.hassandiiriye5779
    @m.hassandiiriye5779 5 месяцев назад

    Cadaadalaas Bey somalia xittaa wax ka sugeysa Carabtoo kali ah maha Nijaas Weye Suniga Kuwa sheegtoo dhan Nacdal haku dhacdo Suniyiinta

    • @bushra445
      @bushra445 5 месяцев назад

      Adi shiico miyaa tahay wllo

  • @moallim1000
    @moallim1000 5 месяцев назад

    Qabyaalladdu Waa Cudur. Soomaalina waa la haray. Allaha naga caafiyo cudurka Qabyaaladda. Aammiin

  • @user-xf9lp1db9g
    @user-xf9lp1db9g 5 месяцев назад

    ❤❤❤

  • @fmg63772
    @fmg63772 5 месяцев назад

    Wcs wr wb sheikh

  • @muxumedamir
    @muxumedamir 5 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤❤

  • @somalisareone6198
    @somalisareone6198 5 месяцев назад

    قال تعالى "ولايحيق المكر السيء إلا بأهله"
    Ayagaa dhigaya ayagaana ku baba,aya
    I shall,allh minooyinka waa ku wey ku babi,I lahayd yahuudu

  • @eveibrahim7705
    @eveibrahim7705 5 месяцев назад

    9:00.. إِنَّ الْمُنَافِقِينَ فِي الدَّرْكِ الْأَسْفَلِ مِنَ النَّارِ وَلَن تَجِدَ لَهُمْ نَصِيرًا (145)… islamka ka xanuun badan galada… oo gaal waba ognahay lakin almunafiq….
    Iska ma ilalin kartid… Allahu mustacaan…

  • @abuharuun-qy4yn
    @abuharuun-qy4yn 5 месяцев назад

    Gobolka Awdal Borama
    Dulmi Diid Salaan Sare wll

  • @user-pi4xp9br4x
    @user-pi4xp9br4x 5 месяцев назад

    Aad baad umadsantahy

  • @SucdiAbdi-jc3ix
    @SucdiAbdi-jc3ix 5 месяцев назад

    صباح الخير❤❤❤❤❤❤❤

  • @fathi_ahmet
    @fathi_ahmet 5 месяцев назад +1

    Wcs

  • @fardowsamaxamud2676
    @fardowsamaxamud2676 5 месяцев назад

    SHEQ HADhIhiNiNA maxkamada CADAALADA, ALLAAH SWT, AyAA. CADAALADA, WAX. AY CADAALAD. KA. OG YiHiIN. MALEH, Ee REER QASA, ALLAAH. RAXMAANKA. HA CAAWiYO, Amiin YAA RABIL CAALAMIIN.,

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 5 месяцев назад

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @ashamohamed689
    @ashamohamed689 5 месяцев назад

    Ilaahay baanu ku amaaneysaney oo aysan amaanadiisa dayacneyn
    Walaalaheen reer falastiin
    Kuwa Muslimiinta saxa ah

  • @sadiya2357
    @sadiya2357 5 месяцев назад +1

    Aduunyad wax cadalad la dhaho majiran maxkamada cadalad yaa leh marka hore waa inaan ogana.nagta OO maxkamada joto lacgta ay bisha ay qadato ama lacgta ay Ku shaqeyso.waxa dhibo mareykan, dukan adiga AA furatay shaqaale Ku jooga waa inay sida AA rabtaa kugu shaqeyan. Rer Falasten. Alaaha cawiyo Cadalad ilaah ay sugaayan insha'Allah.🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🇸🇩🇸🇩🇸🇩🇸🇩🇸🇩🇸🇩😭😭😭😭😭♥️♥️♥️♥️♥️♥️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @qalbisafi-oi8zr
    @qalbisafi-oi8zr 5 месяцев назад

    Shaikh waad nagasasisa si dag dag ah ayad nagu soo gasha maxaa khaldan ma meel ayad udagdagta. Sidii qof daaley baa wadnaha na boodbooda. Complaining waaye❤

  • @djamar4349
    @djamar4349 5 месяцев назад

    🤲🤲🤲🤲🤲

  • @user-kd1qo6tq8h
    @user-kd1qo6tq8h 5 месяцев назад

    Sh libaax

  • @user-xf9lp1db9g
    @user-xf9lp1db9g 5 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @saylirobleh5698
    @saylirobleh5698 5 месяцев назад

    Waa yahuud muslin iska dhigaysa si ay ugu daydaan falastiiniyiinta kale

  • @khatraharunaadamu6117
    @khatraharunaadamu6117 5 месяцев назад

    Alhumaca min falastin Alhumaca min falastin Alhumaca min falastin Amiin Amiin Amiin yarabi Guul Guul falastiin Alahu akbar alahu faraj falastin Amiin Amiin Amiin yarabi

  • @ummkhubayb2290
    @ummkhubayb2290 5 месяцев назад

    Odagaas axmed dhalay shaydaan ayuu dhalay oo koriyey .jahanabo kuwaar in sha Allah

  • @CumarMaxamed-qr8jy
    @CumarMaxamed-qr8jy 5 месяцев назад

    Hagoostaan
    Allah ayaa risiqooda hayee oocid kasta dulqaadkiisa iyo deeqsinimadiisa kuquudiyee

  • @adancabaas8584
    @adancabaas8584 5 месяцев назад +1

    May isku qarxiyaan

  • @MohamedMohamed-ny9rr
    @MohamedMohamed-ny9rr 5 месяцев назад +1

    salamu calaykum dulmi diid waxad tahay nin ku dayasho mudan

  • @ibrahimsomali2982
    @ibrahimsomali2982 5 месяцев назад

    Ustaad kwrn arinta inay qaza ay settlement ka samyaan yacni dagaan.

  • @abdulqadirhussein6387
    @abdulqadirhussein6387 5 месяцев назад +1

    War meeshaan wax daacad ah ma jiraan Xamaas lacagti badan ayey heysatay haddaad lacag heysatid wax kasto waa heleysaa Sraielna uskaba daa iyagaa Xamaas hubka ka kata ama Sraiel carab ha ahaado ama Sraiel dhalad aida hadda meelaha hubka suuqa meadow lagu kala Gato . Xitaa nimankan calooshood u shaqeystayaasha wadannkasto ha u dhashay hubka waa ka baayacmushtaraan.

  • @dayib6104
    @dayib6104 5 месяцев назад

    Runbadnoshegaysa wll

  • @faizamohamed2145
    @faizamohamed2145 5 месяцев назад

    magaca axmed ayaan ka xumey ee qof noocasa in uu leeyey

  • @fadumohassan6511
    @fadumohassan6511 5 месяцев назад

    Kuuwas yahuuda soo raacay waa laamiid

  • @niimaneur4842
    @niimaneur4842 5 месяцев назад

    Guul asiiyo palestine

  • @hamsamohamed681
    @hamsamohamed681 5 месяцев назад +4

    my Allah help ma brothers and sisters in Gaza 🇵🇸

  • @deeqoali7949
    @deeqoali7949 5 месяцев назад

    ALLAH SWT AYAA KU SHEEGAY IN AY QIYAANO BEEN ISKUDIR MUSLIM NIN AH OO ALLE YAQAANO MA U DAGAALAMAYO MUSLIMIINTA AYEY SHAKI KALA GALINAYAAN NACALA TULAA CALEEG 😈

  • @fadumomahamed9054
    @fadumomahamed9054 5 месяцев назад

    Allaha qabiilka naga tirtiro

  • @abuukarahmed2282
    @abuukarahmed2282 5 месяцев назад +2

    Sheekh su aasha kaso jawaab ninkaas hada sdu islaam kuyahay haduuba hadu yahayna israil sdu uga dagaalamayaa mse dadka baa larabaa in lawreeriyo muslim sheegashada lee waaye

  • @user-xm4vk5rk5i
    @user-xm4vk5rk5i 5 месяцев назад

    Shekh carabta doqonnimadooda ayaalarkay oobeerloogakicimaayo xidhiidhka oougooyaan baakufilan

  • @83587
    @83587 5 месяцев назад

    Wey qaniimeysteen ayan is leeyahay dharka cusub

  • @user-sp5qt1jk1v
    @user-sp5qt1jk1v 5 месяцев назад

    Maxgamada alamigaa waa uusuurii Rey geelbedka iskaleh

  • @user-tl1ll9mw2f
    @user-tl1ll9mw2f 5 месяцев назад

    Asc wll ma fican tahay iska hagaji wararka

  • @maxmedaxmed7492
    @maxmedaxmed7492 5 месяцев назад

    cadaalad aan ta allah ahayn jirto aduunkan xataa waxay ugu yeedheen maxkamqda cadaalada ha'atee!
    sida reer galbeedku doono!

  • @user-ys1pj7ds9d
    @user-ys1pj7ds9d 5 месяцев назад

    Dadkaan dhulkoodii waa la qaatay ayagiina waa la dhameeyay

  • @sucdihussein7533
    @sucdihussein7533 5 месяцев назад

    Tani waxay na tuseysa in ad nala halagsanteen awalba qeyr noma sugnane hadi an yuhuud nahe

  • @user-wn9tr9ep4c
    @user-wn9tr9ep4c 5 месяцев назад

    Shicaarka islaamka iska baabi'i hadii aad maxkamadaas caddaalad utaqaanid

  • @sahraj3885
    @sahraj3885 5 месяцев назад

    Subxaanallah
    Isagoo Muslim ah oo Falastiin ah yuhuud soo raac oo u dagaalan oo Dadkaagii laa 😡😡😡

  • @selmaarose2520
    @selmaarose2520 5 месяцев назад +1

    Fataalada jeerta u eg allow yaa minding dar Dara gaasha ah