'SIR LAGA HELAY ISRAEL | SHIRQOOL HALIS AH' | FADEEXAT | ICC

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 27 май 2024
  • WAA TUMA GABADHA MADAXDA ISRAEL JIIF YO JOOG U DIIDAY FALASTIINA U HIILISAY??
    • 'SIR LAGA HELAY ISRAEL...
    SOURCE: Revealed: Israeli spy chief ‘threatened’ ICC prosecutor over war crimes inquiry
    www.theguardian.com/world/art...
    Netanyahu has 'gone off the rails,' taking country down, says former IDF official
    "We are in a war that has no purpose," warned former IDF official Itzhak Brik.
    Netanyahu has 'gone off the rails,' taking country down, says former IDF official
    "We are in a war that has no purpose," warned former IDF official Itzhak Brik.
    SOURCE: JPOST www.jpost.com/breaking-news/a...
    Massive Gaza rocket barrage targets Tel Aviv, central Israel - breaking
    Numerous rockets were fired from the Gaza Strip towards central Israel, the first rocket barrage directed at the area in months. www.jpost.com/breaking-news/a...
    IDF Spokesperson clarifies no soldier was abducted, following Hamas's claims
    The Hamas armed wing spokesman did not say how many soldiers had been abducted and showed no proof of the claim.
    The Elders group says all states should respect ICC’s authority
    Mary Robinson, the chair of The Elders group of world leaders and former Irish president, has commended ICC Prosecutor Karim Khan on his application for arrest warrants to apprehend Israeli and Hamas leaders.
    In a statement, Robinson said the ICC’s decision was “a landmark moment in the struggle for justice and accountability in the Israeli-Palestinian conflict”.
    “There is a case to answer on both sides, which should be heard in a court of law,” said Robinson, a former UN High Commissioner for Human Rights.
    “All states should respect the Court’s authority and impartiality, and ensure its decisions are implemented,” she said.
    “Any statements or actions that seek to denigrate, de-legitimise or punish ICC officials for acting in accordance with the Court’s mandate are completely unacceptable,” she added.
    “Impunity for atrocity crimes during conflict must end.” (AJ)
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 100

  • @dahaboibrahim9159
    @dahaboibrahim9159 Месяц назад +8

    MashaAllah Tabarakallah,Abdixafid
    Allaha ku Xifdiyo Fii Duniya &Akhiro Aamiin Yaa Rabbi🙏🤲🏼
    Subax-Wanaagsan oo Wacan.

  • @farhiyamh
    @farhiyamh Месяц назад +23

    Masha Allah tabaarakallah
    Allah swt ha ku barakeeyo
    Abdixafid

  • @user-mk5kd7sz9y
    @user-mk5kd7sz9y Месяц назад +1

    allah burburiyo mareykan yahuud aamiin illaahow ugargaar islaamka siiba falastiin xuuti aamiin

  • @abdirahmanbashir1650
    @abdirahmanbashir1650 Месяц назад

    Jazakallahu khayr

  • @boolocadey4661
    @boolocadey4661 Месяц назад +9

    HOWSHAAS WAA WAXA LAGU MULKIYEY WADAMADA ISLAAMKA MADAXDOODA SOOMAALIYABA HA U INDHO XUMAATEE IN LAGA DHEX QADEEYO HAYE II WAD SHEEKADA HAWEENAYDAAN .

    • @Kheerto-un5cy
      @Kheerto-un5cy Месяц назад +1

      Waasax illaahow falastiin u gargaar soomaalina danteeda garadsii

    • @boolocadey4661
      @boolocadey4661 Месяц назад

      @@Kheerto-un5cy Aamiin yaa rabilcaalamiin ilaahaay hanoo gargaaro.

  • @csmj64
    @csmj64 Месяц назад +1

    Manshaa alaah alaha ku badbaadiyo wlle

  • @SafiyaAbdulle
    @SafiyaAbdulle Месяц назад +3

    JZK LAAHU QEYRAN Cabdi xaafid

  • @user-fq7qy1ir2d
    @user-fq7qy1ir2d Месяц назад +2

    اللهم انصر لاخواننا في فلسطين

  • @BMC-mq2jw
    @BMC-mq2jw Месяц назад +1

    Very interesting programme, and we appreciate your effort, brother May Allah reward you and your family with mercy.

  • @sacadiyaahmed-5991
    @sacadiyaahmed-5991 Месяц назад +1

    mahadsanid walal allah idin xafido adiga iyo qoyskaaga wlhi wan kahely sidad uso gudbisay waa markii labaad aan ku so ceshto

  • @farahmohamed6966
    @farahmohamed6966 Месяц назад

    ❤ woow

  • @imanomarhassan8942
    @imanomarhassan8942 Месяц назад +2

    Subax Wanagsan
    Brit Somali tv iyo Somali Mohamed
    Alle SWT ha ku barakeyo Aamiin 🌿

  • @warcadaadey
    @warcadaadey Месяц назад

    Allahu akbar allahu akbar allahu akbar

  • @fartun9503
    @fartun9503 Месяц назад

    Thanks Brother 🙏👍👍👍👍

  • @aminomohamed2850
    @aminomohamed2850 Месяц назад +1

    Subxaanalaah

  • @fartun9503
    @fartun9503 Месяц назад

    Masha Allah 👍

  • @adenamiiroali303
    @adenamiiroali303 Месяц назад

    Geesikimadu waa lcagaha oo in yahay dhulka lagu hayo,maasha-Allaah tabaaraka-Allaah.

  • @ahmadsudi606
    @ahmadsudi606 Месяц назад

    Koleey xog muhiim ah casharna kabarasho mudan awaloon wax yar horay u ogayn warkii jira horaan uniri cakaaro ayaan ka helaynaa bravo jaale wariye

  • @mali-dy4yj
    @mali-dy4yj Месяц назад

    Mahadsanid walaal

  • @Aamiin733
    @Aamiin733 Месяц назад +1

    Allah Waa xaq wuxuu uhiiliyaa xaq Allah. Guusha ha siiyo Palestinian Iyo Muslimka

  • @abdiazizali6198
    @abdiazizali6198 Месяц назад

    Mahadsanid sxb

  • @gureyxasanxusen4922
    @gureyxasanxusen4922 Месяц назад

    Maa shaa alaah waa gabadh aan caadi ahayn shaqsiyadu cayaar maahan

  • @zahruujaali1687
    @zahruujaali1687 Месяц назад

    Mashallaah illaahay ha ku xafido

  • @samawadeahmed4380
    @samawadeahmed4380 Месяц назад

    Yuhuudu Waa shayaadiin waaweyn oo guriga Ibliis kasoo toosa

  • @user-vz4df2im1c
    @user-vz4df2im1c Месяц назад

    Cajiib aad baad ugu mahadsantahay warbixinaha iyo wararka caalamiga ah iyo waxa socda eed nala wadaagtey

  • @user-fu3kl7hg1o
    @user-fu3kl7hg1o Месяц назад

    Waa horgal binkaaa salaamyaaa ee maleegaya shirqoolka 😢😢 kaaf iyo kaladheeribaa kadhacday
    💪🏽 allah unbaa wax badbaadinkara

  • @hnoor4361
    @hnoor4361 Месяц назад

    Sirmaqabe Allow sahanah
    Rabbi khaayininta ha kashifo.

  • @hawakarshe7904
    @hawakarshe7904 Месяц назад

    Brilliant woman ❤❤❤❤

  • @Fadumo-jv1ny
    @Fadumo-jv1ny Месяц назад

    Asc maahmaahda wadhaf iyo shimbiro war isuma hayaan ,maahmaahadana waa soo qaadan kartaa(laba kala bariday kala war la'

  • @Aisha-yn3gf
    @Aisha-yn3gf Месяц назад

    Waa Gabadh khatara Dadnimo dhaba leh Guulaysaan ku leeyahay Geesiyad Afrika

  • @nasroabukar7487
    @nasroabukar7487 Месяц назад

    Waa gabar adag oo qadiyat wanagsan aqon ku filan na lah ❤

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv Месяц назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @axmedbudle1684
    @axmedbudle1684 Месяц назад

    🎉🎉

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 Месяц назад +2

    آلهم آنصر أخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم آمين 🙏 يارب العالمين

  • @fartun9503
    @fartun9503 Месяц назад +1

    Haa

  • @ismailhagisaeedabdi
    @ismailhagisaeedabdi Месяц назад

    Shirqoolka shaydaadiintu waa daciif ,, ilaahay ka la dulmiyo waaka u hiiliya way guulaysatay ..mahasanid suxufi ruug cadaaya cabdi xafiid mahadsanid saaxiib gabadhaasi iyo kanba insha allah way guulaysan....

  • @fartun9503
    @fartun9503 Месяц назад

    ilahay ba so Diiraay

  • @imanomarhassan8942
    @imanomarhassan8942 Месяц назад

    Axsant Brit Stv 🌿

  • @fatmahmohamed5068
    @fatmahmohamed5068 Месяц назад

    Waa Bahal Gumaystuhu
    Kala baahsanaantiyo baylahdada jeceloo intuu baadka kula helo
    Kaga boga qaniinyada uurka kuu dhex galayee

  • @user-fu3kl7hg1o
    @user-fu3kl7hg1o Месяц назад

    Waleee waa nool nool🎉🎉🎉🎉 muslim unbayna ahenn waxayse kamuuqataa
    Umu camar oo aydilleen galadii markii ay ku adkaysatay islaanimadeedii oo ahayd
    Qofkii ugu horeeyey ee dhiigeedii islaanimo udaatay❤❤❤

  • @zahrabourleh3349
    @zahrabourleh3349 Месяц назад

  • @MS-lv8bf
    @MS-lv8bf Месяц назад

    Ninkan Allah Ayaa Xafidaya Insha Allah. Xaq Ayuu Ku Dhawaaqey.

  • @marwaanmarwo-qf1cm
    @marwaanmarwo-qf1cm Месяц назад

    NATALYAAHUU NUSLIMIINTU WAA INAY KUMADAHARAADAAN
    😢😢😢😢😢😢

  • @abdiaziiz1486
    @abdiaziiz1486 Месяц назад

    Maasha allaah wall cabdi xaafid aad ayaad umahad san tahay wadani jecel dal kiisa iyo dadkii said ayaa tahay insha allaah Tariq daa ku xusi doonto

  • @zicitgurei9162
    @zicitgurei9162 Месяц назад

    Falastiin way xaroobin insha allah ❤

  • @abdinasirisak6701
    @abdinasirisak6701 Месяц назад +2

    Subax wangsn madaxweyne

  • @MS-lv8bf
    @MS-lv8bf Месяц назад

    Allaha ku Guuleyo Maxkadda ICC Dembiga ay ku Soo Oogtey Madaxda Israa’iil Ee Xasuuqey Shacabkii Falastiin.😢

  • @sagalii1
    @sagalii1 Месяц назад

    Sirdoon maahe waa mafia da aduunka😢😢

  • @abdikariim2482
    @abdikariim2482 Месяц назад

    Magaceed wll

  • @maryamisse6494
    @maryamisse6494 Месяц назад

    Culayska iyo cagajuklanta Allaah ha ka ilalaaliyo, karti iyo adkaysi Allaah karsaaqo Fatu iyo khanba, Geesinabadu dadkay hoogaamisaa, kudaysho iyo in aan lasdhiibin ayay umada kale ku dhiirigalanayaan shaqsiyaadkaanu

  • @kaliaabdi6651
    @kaliaabdi6651 Месяц назад

    😢😢😢😢😢😢🇯🇴🇯🇴🇯🇴🇯🇴🇯🇴

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 Месяц назад

    Waa Gabar Geed adayg u dhalatay
    Kuna taagan sharciga iyo shaqada loo xil saaray

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 Месяц назад +1

    Gabdho soomaali ah oon wadaniyiin ah waa buuxaan laakiin yaa shaqo galinaayo kuraasta aay utartami lahaayeen ayaa madaxweeynahoodii lugaha ku dhagey

  • @marwaanmarwo-qf1cm
    @marwaanmarwo-qf1cm Месяц назад

    WALLAAAY ANAA LAYGU SAMEEYEY ISMANA DHIIBIN XITAA QALABAA MADAXA IYO GARBAHA LAYGA GELIYEY WAA IGU WALLAAHAY😂😂😂

  • @user-lu8vx9bb6x
    @user-lu8vx9bb6x Месяц назад

    Waa dumar baa la dhihi
    Raganimo way dhaaftey teeda

  • @fartun9503
    @fartun9503 Месяц назад

    Diiyar

  • @ummu3116
    @ummu3116 Месяц назад

    Waa ku wii xasan shiikh soo buus buusay mar asagoo ilbuuran larkay marna garacan la arkay.

  • @rooraayecalimurjaan377
    @rooraayecalimurjaan377 Месяц назад

    Idaacad miyaa mise masrax? Warka si toosan noogu sheega oo af soomaali isticmaala, fadlan!

  • @sacadiyaahmed-5991
    @sacadiyaahmed-5991 Месяц назад

    Wlhi waa gabar adadag daacadnimo jugeysatey

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 Месяц назад

    Allah qof kasta oo xaqa sheega ha u gargaaro

  • @shiksh742
    @shiksh742 Месяц назад

    ASC, WALAALE ARINTAAN ANIGA AHAAN WAAN LA SOCDAY,, WAADNAH KU MAHADSAN TAHAY DADKA SOMALIDA AH INDHOH AAD U TAHAY EE ILAAHEEY HA KU XAFIDA ADIGA IYO EHELKAAGA JZKQ

  • @ChiefAbdullahiMohamedChief
    @ChiefAbdullahiMohamedChief Месяц назад

    Kkkkk saxiib u fahan amarkii ilaahay baa socda

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 Месяц назад

    S/c wallee waa naag Taasi AFRICAAN
    ASAL AH.

  • @Fadumo-jv1ny
    @Fadumo-jv1ny Месяц назад

    Erega saxda ah waa(ka soo xigatey) ma aha ka soo(
    xigxigatey)

  • @abdirahmanhayir1641
    @abdirahmanhayir1641 Месяц назад

    Xasan sheikh hasiiyo xiniiyaha habartan

  • @Salugla
    @Salugla Месяц назад

    Joseph Kabila central Africa ma ahan ee wuxuu ahaa Congo

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 Месяц назад

    Yaduuda balo baa wadta Allah aduunka ha ku ciqabo

  • @mahamudnur1582
    @mahamudnur1582 Месяц назад

    Nasiib ayey leedahay, oo Somali mahan, ee waxaan hubaa haddey Somali ahaan lahayd, HSM madaxweyne u yahay kol hore ayaa la is dhaafin lahaa.

  • @marwaanmarwo-qf1cm
    @marwaanmarwo-qf1cm Месяц назад

    KUWA WAXA IGULA KACAY WAA KHAWARIIJTA ALSHABAAB WAXAY UDHOOFITASN CARUURTA DHIIGOODU YAHAY KAN NAADIRKA YAHAY MAQAARKA LAFAHA ILAA WAAGII INA GODANE WAA HUBAAL😊

  • @Malabka459
    @Malabka459 Месяц назад

    Asc sxb arinta ad ka hadleysid ma nala wadagtid ayado qoral ah ama video, mahadsanid😀

  • @jkaf2172
    @jkaf2172 Месяц назад

    Bal kawaran qoftaas cajiibka ah iyo anaga meesha aan ka joogno gabadhaas sida ey sharafteeda iyo sharafta qoyskeeda u ilaalisay iyo meesha ey dadkeena qaarkii kala joogaan waa kaaf iyo kali dheeri iyagoo xilal niicle ah haayaan ayay banaanka usoo daadanayaan yaab

  • @fartun9503
    @fartun9503 Месяц назад

    cajiib

  • @AhmedNur-pz2qn
    @AhmedNur-pz2qn Месяц назад

    Natayahu lama soo Xirsi karo

  • @marwaanmarwo-qf1cm
    @marwaanmarwo-qf1cm Месяц назад

    DAD YUHUUD USHEQEEYA AYAA IGELIYEY OO ANIGA AAN SIRO KAHAYO ISMA DHIIBO WAWAXKASTOO DHACA😂😂😂😂

  • @baadodhugad4157
    @baadodhugad4157 Месяц назад

    Is barbar dhig Madaxweynaha hal mar Malafkii dalkiisa u dhiibay Uhuuru , aaway Raganimadii

  • @hawonadar.n9039
    @hawonadar.n9039 Месяц назад

    Waxay illatahay inay wali raadinayso go ankedi falasfiin

  • @Cali-tu8fg
    @Cali-tu8fg Месяц назад

    Ward,mahadsantahay,waxaan,jooga,lafaciise,sifiican,Ayman,ulasocoda,waratah,,su,aalkalmadaingiriska,ah,eed,ku,dhexdaraayso,maxaad,ugajeeda,was,siu aall

  • @AbdikayrMohamed
    @AbdikayrMohamed Месяц назад

    Sheekadu waa qabyo part 2

  • @user-tn5or9iw1c
    @user-tn5or9iw1c Месяц назад

    ICC GUUUUUUL IYO GOBANIMO SSC KHATUMO PUNTLAND STATE AWDAL STATE GUUUUUUL IYO YEMEN GUUUUUUL AWDAL STATE GUUUUUUL IYO GOBANIMO PUNTLAND STATE GUUUUUUL IYO GOBANIMO AWDAL STATE IYO PUNTLAND SSC GOBANIMO PUNTLAND STATE GUUUUUUL IYO YEMEN GUUUUUUL PALESTINE GUUUUUUL GOBANIMO PUNTLAND SSC GOBANIMO PALESTINE PALESTINE PALESTINE GUUUUUUL GOBANIMO AWDAL STATE GUUUUUUL ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂❤❤❤❤❤❤😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🎉😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊NAMASTE NAMASTE 🙏 🙏 🙏 🙏 🙏 🙏 🙏 🙏 9

  • @marwaanmarwo-qf1cm
    @marwaanmarwo-qf1cm Месяц назад +1

    Guuleyso huuno❤

  • @fartun9503
    @fartun9503 Месяц назад

    Sax

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 Месяц назад

    Caana geel mala socdeen

  • @ayanmohamed8285
    @ayanmohamed8285 Месяц назад

    asc meesha wax baa ka socdo mahad sanid Cabdixafed

  • @muzamilali2949
    @muzamilali2949 Месяц назад

    Ustad abdixafid mareykan ku wuxu saudi arabia go'aansaday in u deadly weapon ka gado sacudigi xaggey la adi donan hubka? Ma islamkey la adi donan shar gudban sheydan xijiban

  • @abasemohamed6827
    @abasemohamed6827 Месяц назад

    Kan waa xoolo wararkeedu ma degena

  • @deeqawliyo293
    @deeqawliyo293 Месяц назад

    Address.faeraha.ayay.siise.xajadu..Anna.way.uladhawatay

  • @cabdallealiorshe3334
    @cabdallealiorshe3334 Месяц назад

    SXB QAYBTA 2AAD
    WAA GOORMA?

  • @nasirabdi6614
    @nasirabdi6614 Месяц назад

    Waxas ayey ku qarabtan munafaqada

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 Месяц назад

    Walee naagtaas african ka ah nigerian ma ahan ,ee waa Gambian ,nigeirian haday tahay intanba layslama soo gaareen

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 Месяц назад

    Oo caano geel loo cabbo

  • @mohamedolad7707
    @mohamedolad7707 Месяц назад

    Inta iyo in ka badan baanu kaafileynaa?

  • @maxamedmuudecadde735
    @maxamedmuudecadde735 Месяц назад

    Afrikaan liito waaye