MAXAAD KA OGTAHAY QORSHAHA SIRTA AH EE ISRAAIIL KU SAMEYNAYSO NUKLIYEERKA?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 3 окт 2024
  • MAXAAD KA OGTAHAY QORSHAHA SIRTA AH EE ISRAAIIL KU SAMEYNAYSO NUKLIYEERKA?
    SUBSCRIBE ► / @hbnonlinetv
    ►TWITTER: / hbnonline
    ►FACEBOOK: / hbnonline
    ►WEBSITE: hbnonlinetv.com/
    #hbnonlinetv
    #wararka
    #soomaali
    #MowliidHajiAbdi
    #dagaalkaqasa
    #Caalamka

Комментарии • 42

  • @AxmadmaxamadSalad
    @AxmadmaxamadSalad 3 месяца назад

    Waa janeen yuhuudu wana u dhamaatay inshaa allaah guul islaamka alloow diinkaaga ugu ugargaar aamiin aamiin yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi yaa allaah yaa rabi

  • @DjMüllar
    @DjMüllar 3 месяца назад +3

    GUUSHA WEYBA SOO DHAWATAY DUCADA AAN BADINNO INSHA ALLAH 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸

  • @Abdixakiin-xp8re
    @Abdixakiin-xp8re 3 месяца назад +7

    Hbn.thank.you

  • @sayidcali1079
    @sayidcali1079 3 месяца назад +2

    Hdii israa iil nugliyeer adeegsato hogaanka islaamku ee ayatulaahi cali isna muxuu adeegsan doonaa eeraan ilaahay guusha ha siiyo aamiin aamiin aamiin

  • @BashiirDiiriye-p1x
    @BashiirDiiriye-p1x 3 месяца назад

    Illaahayaw guusha sii shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin

  • @sadiyaadan-x6o
    @sadiyaadan-x6o 3 месяца назад

    7.oktoober.waxwalba
    Oo gumeysiga.reergalbeedku.ku
    Hayeen.caalamka
    Oodhan gaarahaan baroga.dhexe.iyo.been.beetii.handaadii.khayaamadii
    Loo.sameystey.qaeamada.midoobey.fashilme
    Maxaa
    Xiga
    Kaa
    Adkaanjirey.ka adkoow.iyo.qaadanwaa...guuul.qaza.aamiiin❤❤❤❤❤

  • @nuuraxaamudismaaciil4312
    @nuuraxaamudismaaciil4312 3 месяца назад +1

    Wllo mawliid xaaji cabdi wan kusalmy hbn ❤waad Mahdsanid tihn dhaman❤

  • @ReserveAreabank-l5v
    @ReserveAreabank-l5v 3 месяца назад

    Allahayoow Rabboow Jebi Israel Iyo America ba Iyo Weliba Munaafiqiinta Muslimiinta Sheeganaya Ee Doonaya Falastiinyiinta Garba Duub U Xidhaan

  • @haybecismaan6239
    @haybecismaan6239 3 месяца назад +3

    Israail waxay doonto ha ku hanjabto falastiin kama tanaasulayso gaar ahaan maqaawamadu mada,ooda.ilaahooda wayn ayay aamisan yihiin.taariikh uun baa hadhi doonta yuhuud iyo taageerayaashoodu way jabayaan insha,alaa

  • @loulaloula9520
    @loulaloula9520 3 месяца назад

    Machallah inchallah guulastay midnimo musulmans palestiniens et hezbollahs et iraniens

  • @seynabcali4205
    @seynabcali4205 3 месяца назад

    Horta yuhuuda yeyladirireen weligood dagaal run ah faankii iyo dhuusadii western waa la ogaadey waana goroyo gabal udhacay Falastiin ha xorowdo Aamiin

  • @Abo_bilal511
    @Abo_bilal511 3 месяца назад

    ❤❤❤❤❤ Guulayso

  • @BashiirDiiriye-p1x
    @BashiirDiiriye-p1x 3 месяца назад

    Waxaad shegaysaan israaiil allaha ayaa garab taagan falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin Waxaad ku faanaysaana wuu baabi ii

  • @mohamedkeinan5835
    @mohamedkeinan5835 3 месяца назад

    Iseaaiil waa Askarta macalinka weyn sad oqtihinmba waxaana looga talagaley bari dhexe in Aygeysato xasuuq ❤❤😂😂😂🎉😢😢😮😮😅😅

  • @kamaalUsmaan1075
    @kamaalUsmaan1075 3 месяца назад

    Qaanuun beel, Ma Qaanuun ba shaqeeya oo aad Aragtay, La joojiyana banaan la jiifiyeena banaan, baa socota. Munaafiqiinta iyo Mujrimiin baa Adduunka u talisa waqtigan hadirka, Adduunka oo Dhani in gubato isku babaco bala qaata, Haq darrada masaakiinta loogu geesanayo ha Afjartay.

  • @BashiirDiiriye-p1x
    @BashiirDiiriye-p1x 3 месяца назад

    Nuuglerka israaiil allaha ayaa awooda ka qaadi inshaa allaahu aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 3 месяца назад

    Waxwalaba oo maraykanku sameeyo ma xoraynkaro badda cas. Waana ugadhamaatay bariga dhexe.

  • @ashawooo
    @ashawooo 3 месяца назад

    isaril illahaya ha idan jabiya rabi masibo deg deg ah illahaya idan kena cudar ana la garani inshallaha kuwa jabaya oo khasaray waa Yuhud nacalada ha ku dhacada illahaya ha jabiya cadawaga isalanka gusha waa walaalah reer hamasa

  • @aftinkabishar7576
    @aftinkabishar7576 3 месяца назад

    Guul falastlin Xmas inshallah falastlin

  • @cirjiidh77
    @cirjiidh77 3 месяца назад

    HBN

  • @XassanMaxamedxasan-e4s
    @XassanMaxamedxasan-e4s 3 месяца назад

    WAXASE RUUSH KA DHIGAY KHAD CAS MANA KU DHACDO WANA DUNTAY YUHUUDII

  • @OmarAbdi-mi9dt
    @OmarAbdi-mi9dt 3 месяца назад

    Asc

  • @MuseMucad
    @MuseMucad 3 месяца назад

    Allha babiyo sahnuuniyada israil iyo xulfadeeda

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 3 месяца назад

    Waxba yuhuudi ma samaysan hubkaa wax gumaada lkn reer galbeed ayaa siiyey iyaga oo ku xumaynaya dunida muslimka lkn yuhuudi Maaha dad wax iska dhiciya

  • @abdifidow3870
    @abdifidow3870 3 месяца назад

    Don’t forget nuclear medicine

  • @MuseMucad
    @MuseMucad 3 месяца назад

    Allha lajiro xamaas iyo xulfadeeda

  • @walidcamran7942
    @walidcamran7942 3 месяца назад

    Aduunyada israaiil baa xukunta yaa lahadlaya wax qarama midoobay layidhaahdaana majiro

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 3 месяца назад

    Muslimka oo qudha ayaa laga ilaaliyaa hubka wax gumaada marka laga reebo Pakistan oo xirfad wadanimo iyo aqoon Isla heshay iyo weliba madax daacad ah

  • @cabdilaahicali1333
    @cabdilaahicali1333 3 месяца назад

    Yakorameeraya israaiiL galada aya iskalehe nuglìýeeraka isLamkuna waxaba maha

  • @SheikhHussein-wx6or
    @SheikhHussein-wx6or 3 месяца назад +1

    Hadalkan.wa.cadaynta.in.ay.jabtay

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 3 месяца назад

    Sharciwaxkaqabanaya majiro haday isticmasho bedelki rergalbedku waxaysiadkaynayan difaca aydifacayan cidwalba kaxumatana waykahortagayan iyadana wayusacabinayan waxase fican inlaogado siyasada nuklerka bagistan aykuisticmalikarto dalkeda kaliya mise melkabaxsan

  • @nimconurmuse1787
    @nimconurmuse1787 3 месяца назад

    Masameysan israil nukliyer ee mareykan ayaa siiyay madaxyadda nukliyerka

  • @BashiirDiiriye-p1x
    @BashiirDiiriye-p1x 3 месяца назад

    Waxaan rabaa away islaamkii iyo shiinaha iyo ruushka iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin ha laga hadlo

  • @markcaa2942
    @markcaa2942 3 месяца назад

    Kii aduunka illaahay iskaga dhigay USA ayaa uqursheeyay oolayska ogaa haysashada nuke ga isreal ayaa hadlikarara Sowmya ahayn

  • @waryamidiya3143
    @waryamidiya3143 3 месяца назад

    asc dadka islamka sheegta gaar ahaan cilmaniyiinta wacay caqiideeyeen been hubka nugleerka yalodidan yahay? waa islaamka okaliya hada hadii ay adeegsato isra iil wax samayn ah kaso gaari mayso

  • @KabaxumeMaharo-ky6sb
    @KabaxumeMaharo-ky6sb 3 месяца назад

    الا ان نصر الله قريب

  • @abdiazizmohed6981
    @abdiazizmohed6981 3 месяца назад

    Fuleynimo Darteed ayaa keeneysa Hanjabaada aan loo meel deyin

  • @abdallasaid1232
    @abdallasaid1232 3 месяца назад

    Galab qeyb aad u qiima badan

  • @arisakmowlid6995
    @arisakmowlid6995 3 месяца назад

    Waa been..waxba kaamajiran

  • @XASANINDHACASE
    @XASANINDHACASE 3 месяца назад

    masaconaso israa iil waxay ku hadlayso waxay samayn kartaa majirto ilahay aduunka ka taliya iyaga ayey qiyaamihii utahay muslin qiyaamo kama baqo iyaga israaiil cadaab ka horeeya muslinkana jano awelba wax la hadheen majin 37000 falastiin xasuuqdeen indinkaa iminka qiyaamihiinii tahay

  • @MohamedNunow-m8h
    @MohamedNunow-m8h 3 месяца назад

    Waa been