MARAAKIIBTA RUUSHKA EE BADDA QUUSA EE YIMID XEEBAHA UK + DAANTA OO ISKU BEDDELI RABTA QASA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 3 окт 2024
  • MARAAKIIBTA RUUSHKA EE BADDA QUUSA EE YIMID XEEBAHA UK + DAANTA OO ISKU BEDDELI RABTA QASA
    SUBSCRIBE ► / @hbnonlinetv
    ►TWITTER: / hbnonline
    ►FACEBOOK: / hbnonline
    ►WEBSITE: hbnonlinetv.com/
    #hbnonlinetv
    #wararka
    #soomaali
    #MowliidHajiAbdi
    #dagaalkaqasa
    #Caalamka

Комментарии • 26

  • @ayaanmahamud4504
    @ayaanmahamud4504 3 месяца назад +1

    ASC muslimiinta& aduunkaba waaa u jeedaaa in xasuuq ka jiro falastin ee aloow casiisoos jabaabaroow caaawi ciidamadaada u dir alahum aaaamiin❤❤❤❤❤

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 3 месяца назад

    Maasha allaah walaalkey mowlit haji iyo maxud cade qeer sheega 💘 💞 💔 💯 💘

  • @CabdallaxaajicusmaanXaaji
    @CabdallaxaajicusmaanXaaji 3 месяца назад

    Allahayow guul degdeg ah sii reer Falastiin jihaadka way ku samreene. Aamiin Aamiin Aamiin. Yaa Allaah.

  • @BashiirDiiriye-p1x
    @BashiirDiiriye-p1x 3 месяца назад

    Aillaahayaw musliminta Reer falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin Awoodaada kaga adkiisii cadawga bani aadamaha ee maraykanka iyo israaiil iyo inta garabka oogu ah in laguudo dhulkoodana laga qaato aday garab kaa sugi allahayaw guusha sii shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin gaalladaana naxariska darana nag nag nag kadhigo aamin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin

  • @mahmedbarkele4589
    @mahmedbarkele4589 3 месяца назад

    Allaahu Akbar

  • @markcaa2942
    @markcaa2942 3 месяца назад +1

    Adkaatay adkaatay allow badbaad millions Muslimkaa eekunool meelkasta

  • @Dalmar66
    @Dalmar66 3 месяца назад

    Hpn guleysta

  • @MohamedTahliilmohamed
    @MohamedTahliilmohamed 3 месяца назад +2

    mowliid iyo mohamed waa idin salaamay hadaan ku bilaabo qoladaan dagan daanta galbeed fadhida maxey rabaan in lasii duleeysto maxey sida reer gaza udagaalami layihiin waa taas hadha eey ka adkaadeen sahyuuniyada arxanka daran kuwaasi oo ah

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 3 месяца назад

    Mnsha allah salaan sare dhamaantiin hbn tv ,daanta galbeed ha ogaato iyaga iyo hamas ba inay israel kala jecleen,cadawga yuhuuda falastiin waa iskugu mid ,ee ku jihaada yuhuuda ilaahay musiibo daran haku rido israel iyo gaalada iyo kuwa raacsan insha allah

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 3 месяца назад

    Yuhuud maraykan ingiriis iyo imaaraadka oo ah dabadhifkiisa bariga dhexe ee cadawga islaamka waxaan jeclaan lahaa in dunida laga suuliyo

  • @abdallasaid1232
    @abdallasaid1232 3 месяца назад

    Warar xaqiiq ah

  • @XassanMaxamedxasan-e4s
    @XassanMaxamedxasan-e4s 3 месяца назад

    WAXAA FICNALAHAYD KHARARADA GOLAHA AMANKA IN RUUSHKU ISGA BAXO

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 3 месяца назад

    UK ama boqortooyada sharka waa In uu ruushka talaabo ku haboon ka qaado waayo ingiriis Kuma ogin waxaan ahayn shar

  • @calixashi121-e9e
    @calixashi121-e9e 3 месяца назад

    Idacaddan waxan kunacay wariye Abu kubilabaya haddana A bukudhameyn warnadhaf damin batahay butubarada aya kudhama

  • @FadumoYusuf-j8c
    @FadumoYusuf-j8c 3 месяца назад

    Fadumo for 9

  • @nasroisse1157
    @nasroisse1157 3 месяца назад +1

    Yahuda allha jabiyo Haza allh igargaaro dadka warka idiinsootabinayaa Usama suulkaa intaa kudawanaysan iyo ismalahan

  • @arisakmowlid6995
    @arisakmowlid6995 3 месяца назад

    Shadaan.ugu Wayne. Cabsi. duunka

  • @HiboAhmed-lu1zj
    @HiboAhmed-lu1zj 3 месяца назад +1

    Gaalada allh iskujabiyo xaaraanta😂😂

  • @muminamir-t1y
    @muminamir-t1y 3 месяца назад

    ❤❤❤✌✌✌💯💯💯

  • @XassanMaxamedxasan-e4s
    @XassanMaxamedxasan-e4s 3 месяца назад

    ASC HBN MAHADSANADIIN

  • @arisakmowlid6995
    @arisakmowlid6995 3 месяца назад

    Iblayska duunka

  • @maimounhassan2890
    @maimounhassan2890 3 месяца назад

    Danta galbed waxey kacen Mamulkoda wa la dumine markii la yiri iyo addunko lagu cadabayo

  • @mohamedsheililla7353
    @mohamedsheililla7353 3 месяца назад

    Calaacalkooda waa been. Dagaal gaadmo ah ayey doonayaan.