Jug tii ugu weyneed dhimasho badan Ciidanka isra, elikabtaro daad gureynaaya dhaawac & dhimasho xaal

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 1 окт 2024
  • ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.com/...
    Jug tii ugu weyneed dhimasho badan Ciidanka isra, elikabtaro daad gureynaaya dhaawac & dhimasho xaal
    wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
    ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join this channel to get access to perks:
    / @dulmidiid
    Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
    FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
    IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
    #ShMaxamedDulmiDiid
    DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
    HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
    WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
    Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
    www.trading212...
    you can open a wise bank acount world wide using this link and get bonus and free card
    wise.com/invit...
    You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
    etoro.tw/3ITMdHm
    Dulmidiid wants to give you a free Wahed bonus of £10.
    To claim your free reward make sure you use this referral code when you sign up: ASAIBR1
    Download the app app.wahedinves...
    Join VtMarkets and we will both get $200
    www.vtmarkets....
    Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
    / @dulmidiidclips
    MAHADSANID.
    DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.

Комментарии • 113

  • @DulmiDiid
    @DulmiDiid  2 часа назад +20

    ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/

    • @nestehamohame
      @nestehamohame 2 часа назад +2

      Asc shiiqo waxad so sheegta tariiqda iyo malinta video si dadku u gala fahaman video gorkad so deyesye barmijadada dad badan ku xiran jizkumlahu qeyera

  • @AbdiAliFaroole-jm4qp
    @AbdiAliFaroole-jm4qp 2 часа назад +8

    Ilaahow Guulee Walaalaheen Falastiin InshaAllah

  • @Nuur107
    @Nuur107 2 часа назад +3

    Masha Allah guuul ya Allah ya rabi yahuuda xasidiinta ah ilaahow uga Kar gaar mudada Muslim ka ah guuul palastine 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q Час назад +4

    Yahuuda cadow aad U jilicsan dumarka iyo carurta ayey Ka adag yihiin guuuuull xisbullah

  • @MuraadUmaar
    @MuraadUmaar 2 часа назад +26

    أختكم من غزة فلسطين اهلي كلهم استشهدوا وبيتنا انهدم ولن نترك غزه ولن نستسلم وسنواصل الدرب رغم كل الظروف شكرا لمن اش ترك 🥺 وشجعني ارفعوا التعليق ❤😊♡]] ♡>>]> ♡

  • @AbdiAliFaroole-jm4qp
    @AbdiAliFaroole-jm4qp 2 часа назад +3

    Ilaahow Jebi Yuhuuda InshaAllah

  • @AbdikamilMahamed
    @AbdikamilMahamed Час назад +1

    Masha allah guul guul guul ilahay hajabiyo yuhuda waa udhamatay sahnuuniyad waqtigeediba dhamaday guuul guuul guuul muslim

  • @umuyahya6866
    @umuyahya6866 50 минут назад +2

    نسأل الله العظيم رب العرش العظيم أن يقذف في قلوبهم الخوف و الر عب.

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 2 часа назад +5

    Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw scw ❤️ please ❤️

    • @AnjcabdiSiciid
      @AnjcabdiSiciid 2 часа назад +1

      Guulayso

    • @fiidowmrk
      @fiidowmrk 2 часа назад +1

      ​@@AnjcabdiSiciidaamiin aamiin aamiin wll mcne dhamanten

  • @ssimanumumustaq7148
    @ssimanumumustaq7148 2 часа назад +2

    Allahu Akber
    Alle swt dulmigooda sow ma arko
    Baaba oo burbur idinka alle

  • @MaxamedIbrahim-vz6gz
    @MaxamedIbrahim-vz6gz 58 минут назад +2

    جزاك الله خيرا

  • @ReachHanaa
    @ReachHanaa Час назад +1

    أيوه لا نترك غزة مهما كانت الظروف لا نستسلم أبدا اللهم النصرنا😢😢😢

  • @suuqaxoolahaofficial6866
    @suuqaxoolahaofficial6866 2 часа назад +5

    الله أكبر ❤

  • @Terza56
    @Terza56 2 часа назад +1

    Hisbulaahi waa in ay sida xamaaz waxey dilaan ay dubaan guul Inshaa’allah

  • @degaghedi1738
    @degaghedi1738 2 часа назад

    Illaahow dhameeh oo jabi oo iskudir oo eedsii dhibka ugaysteen ama larabeen rer Gaza/Palestine amaba Muslim rabiyoow ay eedaan oo kashalayaan waxkasta oy isku raaceen ayaga iyo inta lajirta Aamiin illaahow kafarxi shacabka ama dagaalyahanada rer gasa iyo inta lajirta Aamiin Aamiin

  • @HappyAirplaneWindow-hw7ww
    @HappyAirplaneWindow-hw7ww 2 часа назад +3

    Congratulations 400k🎉❤

  • @IbrahimDahir-vs1ie
    @IbrahimDahir-vs1ie 2 часа назад +1

    Alxamdulillah illahay hajabiyo yahuudda

  • @CabdirisaaqMuxumad
    @CabdirisaaqMuxumad 19 минут назад

    Ilaahay guulee walaalaheena falastiin Ilaahayow cadawga baabii aamiin aamiin

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 2 часа назад +1

    Allaahu Akbar Allaha jabiyo Yahuud iyo wixii soo Racaba

  • @safahussen8381
    @safahussen8381 2 часа назад +2

    Kuwan masiibo allahkurido yahudan falastin allah culeska kadulqado

  • @Wllabdirahman
    @Wllabdirahman 2 часа назад +4

    Shaikh muqaaladada 3melod 1meel waaxayeysiis🎉

  • @CumarMaxamed-qr8jy
    @CumarMaxamed-qr8jy 2 часа назад +2

    Allah haw gargaaro ree falastiin

  • @Shukri-o1s
    @Shukri-o1s 2 часа назад +1

    Ilaahay Haku dhameeyo yahuud uga aargoy rèer Gaza

  • @user-Dejean
    @user-Dejean 2 часа назад +1

    الله اكبر

  • @Fouziaabdi-bq1rz
    @Fouziaabdi-bq1rz 2 часа назад

    Viva❤iran❤ insha allah guul musliminta oo daan

  • @haa8793
    @haa8793 2 часа назад +2

    Sheikh dulmi diid afikhay please warkisa walbo soqado hanatusin labo labo waayo uff

  • @asiyeahmed1722
    @asiyeahmed1722 2 часа назад

    اللهم انصر اخواننا في غزة يارب

  • @Fouziaabdi-bq1rz
    @Fouziaabdi-bq1rz 2 часа назад

    Allahu❤akbar❤alahu❤akbar❤allahu❤akbar❤ ❤❤ ❤❤ ❤❤❤

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w Час назад

    maansha allaah illaahoow jabi yuhuuda

  • @asiyeahmed1722
    @asiyeahmed1722 Час назад

    الله اكبر الله اكبر☝️🇱🇧🇵🇸

  • @kolyaxoorHaji
    @kolyaxoorHaji 4 минуты назад

    Wcs--Wwb SHUGRAN SHIIKH DULMIDIID

  • @CaashoSh-eu7ct
    @CaashoSh-eu7ct Час назад

    Alaahu akbar alaahu akbar 👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @master_som
    @master_som 2 часа назад +1

    Reer galbeedka yee idinka dhaadhicinin gantaal ayaa la qabtay mareykanka iyo ingariska wax aay qabteen malahan waxeey ku qancinayaa yahuuda

  • @MohamedAbdullhi-n3p
    @MohamedAbdullhi-n3p 2 часа назад +2

    Hadii ay ciraaq ay dhahday hawadeyda waan xertay anaga hanala geeyo waa isku qarxinenaa

  • @abdisalaan5024
    @abdisalaan5024 2 часа назад

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين

  • @aishafarah5500
    @aishafarah5500 2 часа назад +2

    Reer falastiin yaa kumaqan
    Dhamaantiin dhinaca kalaad u wateegteene???????????

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn Час назад

    WCS SHEEKH SCW ❤ SCW ❤ SCW ALLAAHU AKBER ☝️

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 2 часа назад

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @User-s5z2t
    @User-s5z2t 2 часа назад

    Waa in ay Quran ay akhriyaa Muslim ku Meel ay joogaan bay oo iska ilaali yan caasinta rabi

  • @BumdhagaxLaanta
    @BumdhagaxLaanta 2 часа назад

    Ilaahaw muslimiinta quwee

  • @farhiyajamaa7717
    @farhiyajamaa7717 Час назад

    Allahu Akabara Allah haa jabiyo cadawga falsatin

  • @suleekhamowliid9296
    @suleekhamowliid9296 Час назад

    Alle ha jabiyo yuhuuda

  • @MoustaphahssanMoustaphahssan
    @MoustaphahssanMoustaphahssan Час назад

    Machallah

  • @MaxamedcaliYare-be9en
    @MaxamedcaliYare-be9en 2 часа назад +1

    Axl

  • @cagta.
    @cagta. 2 часа назад +1

    2:11

  • @afrahap4406
    @afrahap4406 2 часа назад +1

    Wcs

  • @menhee7408
    @menhee7408 2 часа назад

    Taalibaan alqaacida ❤❤❤❤❤

  • @CumaraqliCumaraqli
    @CumaraqliCumaraqli 2 часа назад +1

    KUWAKADIFAaCAAYA ISRAAIL. GANTAALAHA WAXYLAMID5IINCADAWGA

  • @SaydAsdaad
    @SaydAsdaad 2 часа назад +3

    🎉❤🎉❤🎉❤

  • @XaliimoCali-mi4pg
    @XaliimoCali-mi4pg 2 часа назад +1

    Alx

  • @Fouziaabdi-bq1rz
    @Fouziaabdi-bq1rz 2 часа назад

    Anuu kuwada salino❤rasulka❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤

  • @kaafikaafi
    @kaafikaafi 2 часа назад

    COMMENT-DA KORE WAXAY KUSOCOTAA
    DADKA,
    AAN MUSLIMIINTA AAN AHAYN EE NABIYULAAHI
    #CIISE BINU MARYAM,
    KUXADGUDBA OO KU QAAWLAAYA WAA
    WIIL ILAAYAH SUBXAANALAAH.
    FADALN U GUDBIYA DADKA GAALADA AH.

  • @kaafikaafi
    @kaafikaafi 2 часа назад +1

    JESUS IS ONLY
    MESSENGER OF ALLAH.
    AND THE SON OF MARY,
    AND HE DIDN'T DIE,
    BUT ALLAH TOOK HIM
    AND ALSO IN ISLAM,
    THERE IS NO
    ORIGINAL SIN.
    BECAUSE OF THAT
    SUMMIT TO WILL OF ALLAH TOOK THE SHAHAADA,
    BE A MUSLIM,
    THERE IS NO god Who Worth to Worship But
    ALLAAH AND THAT MOHAMMED IS MESSENGER OF ALLAH.
    THEN BE ONE OF PEOPLE SUCCESSFUL IN THIS LIFE AND LIFE TO COME.

  • @halimoabdullahi7869
    @halimoabdullahi7869 36 минут назад

    ‏اللهم عزة الإسلام يا رب العالمين اللهم عزة الأمة يا رب العالمين اللهم عيسى الإيراني يا رب العالمين اللهم عزة الفلسطين فلسطين فلسطين فلسطين فلسطين يا رب العالمين اللهم عزة قلبي يامن له معيشة لبنان إن شاء الله

  • @cabdisamadaadan-hf1no
    @cabdisamadaadan-hf1no 2 часа назад +2

    Israel sanadkan sanad ay uga xuntahay malahan😂😂

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 Час назад +1

    Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤

  • @master_som
    @master_som 2 часа назад +2

    Hada ka cararaay weey dhamaatay hada ayagaa cararaayo

  • @engineercavani5870
    @engineercavani5870 2 часа назад +1

    Free iran 🎉🇮🇷
    Free plastine 🇵🇸 ❤

  • @jookarcali1930
    @jookarcali1930 2 часа назад +1

    First ❤❤❤

  • @Suheylacrafts
    @Suheylacrafts 2 часа назад

    Gul 🇵🇸🇱🇧

  • @ShukriRooble-n6j
    @ShukriRooble-n6j 2 часа назад +1

    Shiikh kuwii rafax lagu laayay ma noo soo duubtid

  • @abdifataaxabdallah
    @abdifataaxabdallah 2 часа назад +2

    Adricaay waa in la qabto oo la garaaco wasaqa

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 2 часа назад +1

    14 kaa kaa dhiiga 40 taan

  • @HudaNuura-1
    @HudaNuura-1 2 часа назад +1

    First

  • @idilnourmudey8899
    @idilnourmudey8899 2 часа назад +2

    Waan suka barnamishadada sifcn baad oo soo gudbisa lakis xayeeysintaa naga yaree ado mahadsan

  • @AnjcabdiSiciid
    @AnjcabdiSiciid 2 часа назад

    Halagusaliyo.suubanaha.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw

  • @seed3966
    @seed3966 Минуту назад

    Asc lubnaan dowladeeda wax jira maaha runtii🌎😎😎😎 urdun daba dhilif baqdin yaa u geeneeysa 🏃‍➡️🏃‍➡️🏃‍➡️🏃‍➡️🏃‍➡️

  • @professorhamza-i4g
    @professorhamza-i4g Час назад

    Iran waxay daweeyen Quluubteena ka muslimiin ahaan.

  • @AbshirMohamed-r6u
    @AbshirMohamed-r6u 2 часа назад

    Dhalin yarada suniga haday gaal is ka dhici yaan ooy diin tooda iyo dal kooda difaac daan culuma ku sheeg aad ka mid tahay nin kaa gan la baxay dulmidiid baa gaala da ooga hor mari waa khawaarij waa ar ga gixiso lkn shiicada dowlad iyo shacab baa garab taa gan taas ba u sa ha shay inay shiico awooda yeela to

  • @Adamhagler
    @Adamhagler 2 часа назад

    Dulmi diid sheikh waxba nagama galin yuhuud iyo iran dagaalkoda midina adiga naxariis kuma hayo, naagihi xukumada carabtu way dhuunten, Somalia ka hadal isku rogmatay ololaysa balanbal iyo hooga somali ka hadal

  • @iishoCandiqadir
    @iishoCandiqadir Час назад

    Daalibaan aya ka awoodbadan

  • @FaadumoMaxamad-z8m
    @FaadumoMaxamad-z8m 2 часа назад +1

    ragbaahelay

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 15 минут назад

    Diyaarad ma ehe reerkaan tabar ma leh Gaza ku aragnay dagaal lug ah waa tan ey rabaan muqaawimada

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 28 минут назад

    War anagaa wax aragney carabtu maxaa laga rabey

  • @dali8587
    @dali8587 35 минут назад

    SC Sheekh Dulmidiid kheyr Allaha kusiiye hal shay ayaad belo ku dhigtay, waxaad dadka maqashiini amaba aan iraaho ee aad tusi qof ama weriye carabi ku hadlaya adoo iPadkaada inta sootaagtid shaashada saartid leg dhageysta maqla kadibna siddii in dadka kugu xirrani carabiga yaqaanin ama kula fahmeen ayaad analysis kaadi iska sii wadataa. Fadlan waxa aad dadka tuseysid marka hore tarjun oo fariinta sideeda usoo gudbi kadib adiga ayeey kuu taala waxaad rabtid ku darso oo ka faalood bal marka hore waxanad na tuseysid marka hore turjun. Dad badano kugu xidhani carabiga ma fahmaan. Intaa xasuusnoow sheekh waa dadaaleysaa kheyr Allaha kusiiyo. Nabadeey

  • @aishawayrax9003
    @aishawayrax9003 2 часа назад

    Israil ilahay halag ha rido

  • @khassimukmohamadi1834
    @khassimukmohamadi1834 Час назад

    Hayasinta yarey please

  • @FarahAbdiali-t9y
    @FarahAbdiali-t9y 2 часа назад

    Farxadbaa nooga warantay

  • @hashiugas1603
    @hashiugas1603 Минуту назад

    Aad Beey Ugu Adagtahay America ineey Difaacdo Israel

  • @maxamedcabdi5210
    @maxamedcabdi5210 2 часа назад

    2400 oo askar Israel ah aya ladilay xalay. Ciidamadii lagu tala galy in ay Lebanon galaan aya xalay laduqeyy sida lasheegayo

  • @rahmamoalim5937
    @rahmamoalim5937 Час назад

    Waxaa Run ah inaa Laga fula 34 ta sabatata oo. Ah Isreal. Run ma sheegayso

  • @MahamoudAbdoulrahman
    @MahamoudAbdoulrahman 36 минут назад

    14 maaha ee waa 80 taan

  • @menhee7408
    @menhee7408 2 часа назад

    Shiiq RUclips lacag ayaad kasameeydaa 😂

  • @MohamedRobleh-el8ps
    @MohamedRobleh-el8ps 2 часа назад +1

    Wac 😂

  • @Seeebtaa
    @Seeebtaa Час назад

    Israali waa laan dheer

    • @kolyaxoorHaji
      @kolyaxoorHaji Минуту назад

      Acuudu blwahi War Waxa Aad ku Hadleeyso Waa Maxay
      Israel Waa Laan dheer
      Maxaa Yahuud laandheere Ka dhigay

  • @luulaliabdullahi1492
    @luulaliabdullahi1492 2 часа назад

    👍👍👍👍👍👍❤️❤️❤️❤️🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻👆👆👆👆

  • @AbshirMohamed-r6u
    @AbshirMohamed-r6u 2 часа назад

    Urdun daba dhig baa xukumo gaal ah waa uun kan somaliya la mid yahay gaala daan joog ta xalane waxaa waar di yeeya somali xataa ciidan somali ah baad ar ki gaal waar diya u ah oo xabada isa ga dhigi hala yaabin gaala raac yadu meel kqs tay inoo joogan yaa mad khali

  • @mahadali1698
    @mahadali1698 2 часа назад +1

    Shekhoow ilahay kacabso Dacaayadaa ree Galbeedka ayaad buun buunisaa dowlada islaamiga Iraan wax dhaama mahaysaa oo sidoodoo kale naf iyo maalba uhura shacabka falastin

  • @MaxamedIbarahin
    @MaxamedIbarahin Час назад

    Scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw 2

  • @CabdaleSaleban-n9v
    @CabdaleSaleban-n9v 2 часа назад

    Waxaasi maaha Waxgala caqliga

  • @sanbaloolshehussein9256
    @sanbaloolshehussein9256 Час назад

    WWW❤❤❤