Reer Awdal Haddii Xildhibaan Maxamed Abiib lagala Hoos baxo Cid dambe ma Tirsan doonto - Jama Gallad

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 27 авг 2024
  • 𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
    SSTV is an independent and impartial news and entertainment channel on RUclips, founded on November 14, 2013. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you the latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainment, business news, and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region, and the world at large.
    𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on RUclips.
    𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programs, and entertainment.
    𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
    We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, hardworking, Courageous, Credible, Diverse, impartial, and Independent.
    𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
    Tel: +𝟮𝟱𝟰 𝟳𝟮𝟮𝟮𝟬𝟭𝟴𝟯𝟴
    Email: sstvsomali@gmail.com
    Our RUclips channel: / sstv2
    Facebook: / sstvrasmi
    𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
    Mr. Noor Abdi

Комментарии • 126

  • @achaaigal3722
    @achaaigal3722 Месяц назад

    Welcome Djibouti 🇩🇯 mahamad abin

  • @seed3966
    @seed3966 Месяц назад +5

    Asc kkkkk jama galad caaadi maaha labo waziir baa qol ugu xidhan oo daaqad wax laga siiyo 🦧🦍🦧🦍🦧🦍🦧🦍🦍🦍

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish Месяц назад +5

    Reer awdal lagama Xishoon?😮

  • @BukhaariHassanMahamud-rh5ki
    @BukhaariHassanMahamud-rh5ki Месяц назад +5

    Beesha samaron waa iney difacan iskana diidan gumeysiga iidoor Gaalo raac

  • @user-ih4nk6zk6z
    @user-ih4nk6zk6z Месяц назад +3

    S/lan waa magafaha liibiya oo kale. Ninkan waxay ku haystaan jidkii ay isaaqu diideen ee boorama iyo jabuti. Isna nin cabsada maaha

  • @ceelocadhays5593
    @ceelocadhays5593 Месяц назад +1

    Muuse balo raadis kamaweynaado

  • @mohamedabdullahi6445
    @mohamedabdullahi6445 Месяц назад

    Ar Abti reer uu ka dhashay waa habar carfaan

  • @TripleA0825
    @TripleA0825 Месяц назад +2

    Reer Awdal marna ma dhulkooda ayaa Axmaaro laga iibsnaayaa marna ma Xildhibaanada ugu jira jabhadda Aragagixsada Snm ayaa Hargaysa lagu baac baacsnaayaa 😂😂 Inaalilaalhi

  • @AidrosOmar
    @AidrosOmar Месяц назад +3

    Qaadkii ina jabuutaawi ayay noqotey xasaanada abiib reerkuna caqli kala hadha ma leh mat danbey wax gartaan

  • @AminAbdo-ox6ik
    @AminAbdo-ox6ik Месяц назад +1

    Sax weeye dowladnimo majirto
    Xeerka duurka aya kashaqeyaa gayiga somaaliyeed

  • @user-tv1gx4gm4d
    @user-tv1gx4gm4d Месяц назад +3

    Ina sheekh cali jawhar hargaysa ha uguuro waayo xabadayadu ku ma dhacdo sheekh xasan daheeye sheekhul baladka anaa magacasbay caawa

  • @user-tv1gx4gm4d
    @user-tv1gx4gm4d Месяц назад +1

    Ina sheekh cali jowhar hargaysa ha aado waa rufyaan kabo qaad sheekal baladka g awda sheekh xasan daheeye

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 Месяц назад

      Xasan danbeeyey u cimaamad Sheekh ula baladka

    • @moeawale4891
      @moeawale4891 Месяц назад

      Wadaad buu noo sheegta waran ha dilee . Waa Klka ugu liita ee idoorka waligii rufyaan iyo dhabalifka u ahaa.

  • @mohamedh.abdirahman3901
    @mohamedh.abdirahman3901 Месяц назад +3

    Habar Cadaan 😂😂😂 Habar Cafaan dhe 😂😂

  • @tormundgaint1022
    @tormundgaint1022 Месяц назад

    😂😂😂😂 waa funny Jama

  • @user-tv1gx4gm4d
    @user-tv1gx4gm4d Месяц назад +4

    Maxamed abiib luther king of awdal❤❤❤

  • @boorowcade2636
    @boorowcade2636 Месяц назад

    MAXAMED ABIIB HADII LA TAABTO REERKIIS GABADHOODA XITAA GUUR MA LAHAN

  • @ndaahirx
    @ndaahirx Месяц назад

    Garxajis ahaan waxaan taageeraanahay xil. Maxamed abiib, , tuugada maafiyada ah ee madaxtooyada joogta wakhtigoodu wuu dhamaaday

  • @Ahmed_Rainfall.10
    @Ahmed_Rainfall.10 Месяц назад

    Sidaa haloogu digto marwalba Somaliland🙏

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 Месяц назад

      iyadaa isku keentay prankigii dhamaa awoowe

  • @MaxamuudFaraah
    @MaxamuudFaraah Месяц назад +2

    Ķkkkl jamac waarun waah laiskaah wadaah nolaan

  • @Global.Nature1
    @Global.Nature1 Месяц назад +1

    Somali isku duduboo Dadowlad Mayaqanaan waa qabyaalad il

  • @sahnim7481
    @sahnim7481 Месяц назад +1

    Somalidu ma reer guuraagii ayey u xiiseen waakuwa dawladihii iska burburinayee.😂😂😂

  • @AxmedDuufaan-uw3sb
    @AxmedDuufaan-uw3sb Месяц назад +1

    Maxamed abib jabuuti gabadh buu ku bixinayey muuseba jabuuti gabdhaha waa ku bixinayey mxa m abiib ku gaar hhhh

  • @Hurusocod
    @Hurusocod Месяц назад +1

    Kkkkk😂.
    Walaahay Jaamac waa iga qosliyau.

  • @user-tv1gx4gm4d
    @user-tv1gx4gm4d Месяц назад +1

    Maxamed abiib waa ruuxiga dhalinyada rag iyo dumar xataa bal hadilaan walaahi gobonimo waxaan ahayn geeridiisa kama dhalankarto walahi xarshin iyo dulcad baan gaynayaa anoo reer nuura not samaroon

  • @moeawale4891
    @moeawale4891 Месяц назад

    Lkn waxa ceeb iyo fadeexad kale ah wali odagii Faratoon ee 80 jirka ahaa oo dadkiisa ssc kaligii kasoo hadhay ayaa wali Hargaysa dhex jooga oo qursi yar loo tuur tuuro marna loo hanjabo oo la caayo. Bal kaligii muxuu u qaban karaa waa yaabe. Indha adagaa dadkani waalida xishood la'aanta ayay ku darsadeen. Dhagahooda, afkooda iyo dabadoodu isma maqlayaan

  • @MohamedOsman-s7i
    @MohamedOsman-s7i Месяц назад

    قانون الغابة 😂😂😂 ،Taasi been maaha Jaamacow waayo sharciga Maxamed Abiib qabanayaa kuwa kale muxuu uqabanwaayay!!
    Cajiib.

  • @deeqzi
    @deeqzi Месяц назад

    Jaamac galad oday Soomaaliyeed oo dal iyo dad yaqaan ah ayaan ku aqaan se hada waa ka hoostay reerkiisu habar cadaan ma aha waa Habar Cafaan macnaha Cismaan binu cafaan tafiirsii baa u abtiyaal ah rc

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 Месяц назад

    Kuwani cbb Iyo Huwantii oo arsaqadii kasoo xidhanty maxaa kagalay arimaha Somaliland Iyo xildhibaankoda jamac futo kala garanmayo xeer ilaalinta iyo maxamada sare dee Somaliland Wxba garanayaan waa raga adeerkood farah moryaan ee Kenya eryanayo maxay kahadlan xildhibaan maxamed abib maxaa kadhexjira munaafaqantani iyo arimha borama Reer awdal bilaa aqli ma ah sida huwanta

  • @aminroble9032
    @aminroble9032 Месяц назад

    Mohd Abiib kuma matalo reer Awdal buuqa iyo fowdada ee xisbiga wadani ayuu howshan u hayaa oo u dirsaday

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 Месяц назад

    Abiib waa xildhibaan aan uu dalka iyo xaladda kajirta aan kagaban in uu barlamaanka xukummada Kaligii taliya ah uu sida khaldan u mamulo.Abii waa shaqsi kuyimid Codka dadkisa xasanadda ma mid Muse dhigyacab Suleimaan Gaal eey bixiyaanbaa.

  • @BUNTUQ_channel
    @BUNTUQ_channel Месяц назад

    Samaroon allah unbaa u maqan masaakiinta😢😢😢

  • @omarmohamed5120
    @omarmohamed5120 Месяц назад +1

    Wasiirul baarlamaanka wuxuu leeyahay labo ku xigeen, mangority leader and minority leader waa sharci in ay wax kasta ka gorgortamaan !!

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Месяц назад +1

    reer boorame iyaga halkas is dhigay bal dowlada soomaaliya ba maamul inay u aqoonsato maamul laakin budhka idoor bay laqabsaden

  • @user-ik2fq5hv8g
    @user-ik2fq5hv8g Месяц назад +1

    Jaamac
    Galad
    Waa
    Runtii
    Laakiin
    Jaamacawabti
    Soomaalilan ka
    Yar
    Beryaha
    Waad
    Ku
    Taaga tee

  • @mukhtargeeljire4680
    @mukhtargeeljire4680 Месяц назад +1

    Hublaan manihin askartaan xataa laga qaadan karaa

  • @SafaKhadar-ec1gw
    @SafaKhadar-ec1gw 28 дней назад

    Free ogaadeen😂😂😂😂

  • @HusseinLiban-u4u
    @HusseinLiban-u4u Месяц назад

    Kadaab awdal waa Somaliland xabashi ayaa kugumaysata cagdheer maxaad kahadli geeli kasheke hhh

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y Месяц назад

    Awdal tatis of Somalia awdal tatis of Somalia awdal tatis of Somalia awdal tatis of Somalia 🇸🇴 guuuuuul Somalia awdal tatis of Somalia 🇸🇴 guuuuuul

  • @leilamed4044
    @leilamed4044 Месяц назад

    Dee adiguba dhimoo

  • @mustafegadari5099
    @mustafegadari5099 Месяц назад +1

    Jaamac qallad

  • @mouminnuur8442
    @mouminnuur8442 Месяц назад +1

    Runta sheegtay.

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 Месяц назад

    Reer Awdal Heeryaa Saaran wlahi Masaakiinta

  • @user-ik2fq5hv8g
    @user-ik2fq5hv8g Месяц назад

    Dhulbahane
    Waa
    Rag
    Sabaroon
    Waa
    Doofaar
    Doofaarna
    Ma
    Daahiro

    • @dirikhaliif6689
      @dirikhaliif6689 Месяц назад

      Huwan ya ku balamiyay

    • @dirikhaliif6689
      @dirikhaliif6689 Месяц назад

      Huwan ya kubalamiyay adi

    • @goudhassanaden4627
      @goudhassanaden4627 Месяц назад

      Aybaad tahay Awdal gobolkii aqoonta iyo caqliga Anuu dhulbahantena caayi maayo Cidkalana caayi maayo aan ahayn adiga iyo 2 doofaan ee wariyayaasha sheeganaya

  • @moderninformation7931
    @moderninformation7931 Месяц назад

    Jaamacow waad iga qoslisay waxaad tidhi beeshiisa habar cadaan baa la yidhaahdaa war meesha dubnad baa la ciyarayaa war waa habar carfaan..

  • @fathaibrahim7079
    @fathaibrahim7079 Месяц назад

    Intaad is leedahay dadka isku dir ayaa khadka kaga baxayaa dagii soomaaliyeed

  • @mohamedhussein8443
    @mohamedhussein8443 Месяц назад

    Habar Caddaan? Kkķk.

  • @ayaanibrahim8735
    @ayaanibrahim8735 Месяц назад

    MUNAFIQ ILAAHAY KA GO AY BEEN TA DA YA

  • @boorowcade2636
    @boorowcade2636 Месяц назад

    Ina Abiib waa nasab muusana waa garac

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Месяц назад

    Jaamac Aydhis Ma Ayaamahagiibaa kkkkk

  • @meryanismail3969
    @meryanismail3969 Месяц назад

    Arsaaqada ayaa idinka gashay isku dir, weli maan arag wax wanaagsan ood sheegaysaan.
    Marka waxaan is weydiiyey tolow, ma warka, ama faalada xun ayuuba laga helaa lacagta? Mida kale soomaaliland haddii ay xuntahay iyo wanaagsan tahayba waa xor,ee adigu ku fakar sidii aa gumaysiga uga bixi lahayd eed u noqon lahayd dawalad soo somaaliyeed, oo soo barbar delta somaliland.

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Месяц назад

    ssc khaatumo ba maamul cadaalada wa can kadhashay oo ugu fiican soomaaliya oodhan

  • @user-ik2fq5hv8g
    @user-ik2fq5hv8g Месяц назад

    Abti ha simin

  • @hibofarah532
    @hibofarah532 Месяц назад

    War xabadna. Lagu. Dhufan mayo
    Cudur. Isaaq. Layidhaahdo udhimo. Oo. Ilahay dhunta. Idinku. Dhufay umaada. Inaa. Isku. Dirtaan. Baa. Unooshihiin. Cagdheer. Caqligaa. Futada. Idinkaga. Jira.

  • @user-vg8pj1hw8r
    @user-vg8pj1hw8r Месяц назад

    Xaar dareershe Jaamac Galan Xaar dareershe

  • @maryansalabaan6773
    @maryansalabaan6773 Месяц назад

    Wan idin salamy geeled yare iyo jamac galad alla jamac waxuu garyaqan yahay kkkkkk waa ruun hadlkagu

  • @ibraahinmacalin6156
    @ibraahinmacalin6156 Месяц назад

    asc saxiibayaal talo bixin wada sheegeysi hajadhigina ee war kadhiga barnanaamijka????

  • @mustafexasancalikaabanka4332
    @mustafexasancalikaabanka4332 Месяц назад +1

    afsiile af balaq😂😂😂😂

  • @hadaafi
    @hadaafi Месяц назад

    sheeko ogaden

  • @abdiali4991
    @abdiali4991 Месяц назад

    Reer awdal waa xildhiban aabib koligood tani qabayladi oo cad iyo malin caad meshu bilaa dawlad balse ina abiib hadu ninyahay hayiska casilo xildhibankoda wayo hargeisa waaxba kamayalan

  • @elhanweera2435
    @elhanweera2435 Месяц назад

    Balan nin walba sharcigaa qabanaya ciduu dono hanoqdo

  • @leilamed4044
    @leilamed4044 Месяц назад

    Ware iska daa dayernimada

  • @user-tv1gx4gm4d
    @user-tv1gx4gm4d Месяц назад

    Sheekh xasan daheeye khudbada jimcaha dadka baraaruji xaaranta iyo gunimada ka hadal walaashaa muusaa dilay dhulka aan xorayno

  • @Horn-sc2hzgtdooonbbfd
    @Horn-sc2hzgtdooonbbfd Месяц назад

    Sidii halgame qalbi dhagax ayaa xildhibaan abiib loo dhiibi doonaa itoobiya

  • @cismanqanciye
    @cismanqanciye Месяц назад

    WAAR YAA LABADIINAN NIN SOMALILAND USOO BADEEDHA LABAYOYW NACAS KILILKA KA SHEEKEYA

    • @HassanAli-xf8qi
      @HassanAli-xf8qi Месяц назад

      Muuse biixi waa itoobiyaan waxuu kasoo jeedaa degmada xarshin reer samatar habar awel asaga ka wareeso kill5 😂😂😂😂

  • @mustafecabdi1526
    @mustafecabdi1526 Месяц назад

    Galad waa balaayo

  • @GaraadMaxamed-yu5yd
    @GaraadMaxamed-yu5yd Месяц назад

    SOOMAALIDU XAGEE U SOCOTAA MUDANAYAAL

  • @CabdiraxmaanMasale-ut3eg
    @CabdiraxmaanMasale-ut3eg Месяц назад

    Waar miyuunaka fiicnayn Xamar zxp Runta sheeg

  • @user-xd4zc4gg2h
    @user-xd4zc4gg2h Месяц назад

    XAYAWAAN🤮👎 SHAQA KALE MAA HAYSID.

  • @CabdirisaaqXasan-qg1sc
    @CabdirisaaqXasan-qg1sc Месяц назад

    Waar ogaadeen waa reer miyi

    • @HassanAli-xf8qi
      @HassanAli-xf8qi Месяц назад +1

      Mamul goboleedka ogaadeen waa jubaland state of Somalia 🇸🇴 idoorow 😂😂😂 ogaadeen waa dekada kismayo iyo airport kismayo ayaa hagaajisteen 😂😂😂😂

  • @hassanmusse7111
    @hassanmusse7111 Месяц назад

    Waxaa tiliin weriye tuta sheega

  • @ShaakirAhmed-fo2rq
    @ShaakirAhmed-fo2rq Месяц назад

    Runa baa inku jeclahay😂😂😂

  • @soulaimansomalia4807
    @soulaimansomalia4807 Месяц назад

    Aya loo hasabaya GB anaga ku filan hunoda

  • @user-vg8pj1hw8r
    @user-vg8pj1hw8r Месяц назад

    Xaar dareershe jaamac galan

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Месяц назад

    fardoon oo dayoobay oo idoor dhaxda intay ugalen kursi kufadhisiyen ba reer adwal oodhan uga qiimo badan iidoor waayo idoor qaran waxay uyaqaanin dhulbahante

  • @MariamAbdoulleh
    @MariamAbdoulleh Месяц назад

    Cadowga Somaliland ha dhaco

    • @dhuubo.....
      @dhuubo..... Месяц назад

      Cadowga soomaliland waa isaaq gaar ahaan haar awal

    • @MariamAbdoulleh
      @MariamAbdoulleh Месяц назад

      @@dhuubo..... Isaaq baad Ku waalateen yahuu issaq waa mid
      Ha kala qaadina

    • @MariamAbdoulleh
      @MariamAbdoulleh Месяц назад

      @@dhuubo..... Issaq dalkiisa uu wada difaacayaan

  • @mohamedabdulahi596
    @mohamedabdulahi596 Месяц назад

    Sharciga duurjoogta

  • @jamalibrahim2472
    @jamalibrahim2472 Месяц назад

    Inaan gumeed cadawda ogadeen uu qaabo ayaad cadaysay

  • @fathaibrahim7079
    @fathaibrahim7079 Месяц назад

    Beenaale aakhiro xagaad tegi

  • @axmedsiciiddhiif6345
    @axmedsiciiddhiif6345 Месяц назад

    Asc aad bn idiin salaamay jaamac gaar ahaan

  • @user-tv1gx4gm4d
    @user-tv1gx4gm4d Месяц назад

    Maalmaha soo socda lowyacado ilaa gabilay xamse cabdi bare waa imasnayaa

  • @user-tv1gx4gm4d
    @user-tv1gx4gm4d Месяц назад

    Wax dhul naga yaalaa majio

  • @user-tv1gx4gm4d
    @user-tv1gx4gm4d Месяц назад

    Jamac galad walaahi waa ninkii somali isku keenilaahaa walaahi inanaay week qaadanayn marka xilka laga qaado maxaxamed abiib iniu xamse cabi bare yimaado boorara iyo lawyacado iyo salac

  • @omarmohamed5120
    @omarmohamed5120 Месяц назад +3

    Parliamentarians systems

  • @mohamudahmed5353
    @mohamudahmed5353 Месяц назад

    Jaamac galed Anigu yaaadtahay. Kkkkkkkkk iscadee

    • @HassanAli-xf8qi
      @HassanAli-xf8qi Месяц назад

      @@mohamudahmed5353 jamaac galed waa idoor waa nin somalilander 😂😂😂😂

  • @mustafexasancalikaabanka4332
    @mustafexasancalikaabanka4332 Месяц назад

    kkkk idinku ma idinkaa soomali kaftami kara ogaadeen xabashi waso oo allan xabashi ku gumaysanayo ma adaa hadli kara 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂qajila

  • @user-tv1gx4gm4d
    @user-tv1gx4gm4d Месяц назад

    Qolkan aad baan u jeclahay anigu reer awdal baan ahay maxamed abiib maaha prof samatar waa quluubta shacabka reer awdal waa martin Luther king ama cabdidirasaaq khaliif xataa caawa haduu dhinto xornimo iyo gobonimo iyo dagaal ay dib u qaxaan ii door baa kadhalan m abiib waa hogaamiye ruuxi ah geesi aan geerida ka baqin diyaan baan u ahay inan wajaale iyo gabaliyey hada ka bilaabo wiil réer nuur

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Месяц назад

    idoor soomaali bay kunoolyihin oo kamidyihin hadana way inqrinayan wa halka soomaali tidhaahdo ceesku kuqabay ogaadena canjeeladu kuqabatay bay yidhaahdan

    • @TripleA0825
      @TripleA0825 Месяц назад

      Afarta jiho Somali baa ka xigta dadna waxay ugu necebyihiin Somali iddoor asalkoodu waa Amxaaro iyo Yuhuud sida taaariikhdu sheegtay magacyadooda iyo hab dhaqankooda ayaana ku tusaya

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Месяц назад

    ssc halasimin gooni goosadka soomaali diidaka

  • @AMIsmail22
    @AMIsmail22 Месяц назад

    Cagdheer Somaliland Bey ku dawaqqen Ethiopia iyo Kenyan markey ku gumeystaan waa sidanoo kale 😂 🦶🦶🦶🦶🦶😂😂😂

    • @HassanAli-xf8qi
      @HassanAli-xf8qi Месяц назад

      Mamul goboleed ogaadeen waa jubaland state of Somalia 🇸🇴 idoorow😂😂😂 dekada kismayo iyo airport international Somalia 🇸🇴 iyo hormarka kajira iyo barwaaqada rag ogaadeen ayaa dhisteen 😂😂muuse biixi iyo reerkiisa reer samatar degmada xarshin kunool kill 5 axmaaro gumeesto iyo Oromo 😂😂😂😂

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 Месяц назад

      @@HassanAli-xf8qi ma adigoo ogaadeen ah baa Jubooyinka sheeganay walee waa aakhiru samaan

    • @HassanAli-xf8qi
      @HassanAli-xf8qi Месяц назад

      @@Jaalejaale12 adeer kismayo soo gaari xabsika ayaa ku dhigi 😂😂😂 kawaran

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 Месяц назад

      @@HassanAli-xf8qi laaaji i bad ka tahay Kismayee awrkaad ku timi baad ku baxaysaaye hada waqtigaga siii qaado

  • @Hadalwaamurtimahmah
    @Hadalwaamurtimahmah Месяц назад

    J

  • @user-dd3yu1nn7p
    @user-dd3yu1nn7p Месяц назад +1

    Doqon Ogaadeenow, maxaa kaa galay adiga Somaliland iyo Borama colbaabad la tahaye? Goormaad noqotay la tliyaha reer Awdal. Saaxiib gumaysiga ka bax markaa aan wada hadallo, Awdal annagaa lehe waana xore noo daa.

    • @dhuubo.....
      @dhuubo..... Месяц назад

      Soowtan aad itoobiyaan u sacaba tu maysaan reer murqaanland somaliland waa ay dhamaatay 👋

  • @user-tv1gx4gm4d
    @user-tv1gx4gm4d Месяц назад

    Bal dila ninka ka gudba ayaan eegi doonaa

  • @JibriilIlyaas
    @JibriilIlyaas Месяц назад

    I

  • @user-kc2vw2pi7h
    @user-kc2vw2pi7h Месяц назад +1

    Waar anagu isaaq baynu ishaynaa hadaanahay gadabuursi

  • @user-tv1gx4gm4d
    @user-tv1gx4gm4d Месяц назад

    Bal dila ninka ka gudbaan eegi doonaa sabtida kadib

  • @AhmedMohamed-qw8gc
    @AhmedMohamed-qw8gc Месяц назад

    kkkkkkkkkkkkk

  • @elhanweera2435
    @elhanweera2435 Месяц назад

    Jamac manaafuq sumxnlaahu masiiba kugu dhacday

  • @takulahhc7828
    @takulahhc7828 Месяц назад +1

    Waar nin yahow cagdheertan haawayda ah maxay rabaan ee Somaliland ka quseeya. Adeerayaal dhiidhhiibsada oo shaqo kale doonta! Haddii kale idaacado ayaanu idiin furan cid idinka liidataana ma jirto!

    • @HassanAli-xf8qi
      @HassanAli-xf8qi Месяц назад

      Ogadeen waa mumul goboleedkiisa waa jubaland state idoorow 😂😂😂 dekakda kismayo iyo airport iyo hormarka ka jira iyo barwaaqada. Jubaland rag ogaadeen ayaa dhistay 😂😂😂muuse biixi reerkiisa reer samatar degmada xarshin ku nool kill5 axmaaro iyo Oromo gumeesato 😂😂😂😂😂

    • @SadamSayid
      @SadamSayid Месяц назад +1

      Si aan idiin layno ayaan garan la'nahay

    • @HassanAli-xf8qi
      @HassanAli-xf8qi Месяц назад

      @@SadamSayid 😂😂😂