XILDHIBAAN MAXAMED ABIIB OO SU'AALO KULUL LAWAYDIIYAY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 авг 2024
  • #BritSomaliTV #luxuriant
    MUUSE BIIXI ''BUKHAARIGA NIGERIA AYUU LAMID YAHAY'' MA DHAB BAA?
    Luxuriant168.co.uk/collections/shop/products/hair-growth-set
    Remember to mention BSTV to get your 10% discount. CALL NOW! ON +447905472012.
    GOD SAVE THE KING CHARLES III
    KING CHARLES III
    THE QUEEN
    Brit Somali TV
    Bitcoin
    The psychological weight loss strategy
    bitcoin news
    Dr Mula Ali
    Dr Mula Ali Kurdistani
    see some weird treats
    Abdihafid Mahamud Jama
    weight loss tips
    St George's Chapel Windsor
    Canadians say goodbye to the Queen
    vidIQ
    diet plan
    diet plan to lose weight fast
    diet plan to lose weight fast in tamil
    diet plan to lose weight fast in tamil for girl
    heeso cusub 2022
    How To Lose Weight Fast 10 kgs in 10 Days - Full Day Indian Diet/Meal Plan For WeightLoss
    The Best Meal Plan To Lose Fat Faster (TRY THIS!)
    diet plan to lose weight fast for women
    US election 2020
    COP27
    Qatar World Cup 2022
    Awaab Ishak: Mould in Rochdale flat

Комментарии • 125

  • @BRITSOMALITV
    @BRITSOMALITV  Год назад +22

    WAXAAN SAARANAHAY WADADII 400K FADLAN CIMAAMADA NAGU TUURA GUULAYSTA

    • @macowmaxamed9883
      @macowmaxamed9883 Год назад

      Asc c.xafid

    • @shukrimohamed8518
      @shukrimohamed8518 Год назад +1

      Hildiban coyaye benale Madaxweyne Muuse Biixi wahbadan ayuqabtay lakin adiga kumamuqato wayo cintanad hildibanimada kahor Somaliweyne ayaad tabacsaned maka wali kibaadtahay 🏒😂😂😂😂

    • @shukrimohamed8518
      @shukrimohamed8518 Год назад +1

      Oyaye wucadeyey cinu laba qof kalayahay🪳🪳🪳

    • @axmedqaalib1065
      @axmedqaalib1065 Год назад +1

      Maxamed abiib waa xil dhiban qaranka somaliland ah wuxuna u hadlaa danyarta shaqadisiina si wacan ayuu ugu tay

    • @xasanfaarax7212
      @xasanfaarax7212 Год назад +1

      BRIT somali TV xil.m.abiib.iyo lajan weriye C/faarax aslamu.caleykum warxma.tlh.warakatu salaan kadib ninka khudha ee wuxu meesha u tegey ka hadla isaga iyo barkhad batuun lkn runsheeg wa ceebsheeg iskuxuxinta kofurna wasojireen weliba doorkan in shababey watan masuliyiin logu daro aya nooracada anoo ah from sanaag hadana sadex da xildhibaan e anisdhaho melbay leyihiin waa abiib & Barkhad & mooge lkn cidin bankudari jirey oo wershed khamro halasameeyo yuu yidhi warkale weye lkn midkodna maha gobolka odeyga cawa su.aasha wadku xaday markasad weliba kucelisey maxa lahadal hayey saxaafadu iyada isfanta nabar xadaro dacada lajiidhay salama

  • @wiishbarre2406
    @wiishbarre2406 Год назад +2

    Wan salamaya adiga iyo xildhibanka waan idin salaamayaa X.M.Abiib Waa Shaqsiga aaan ugu jeclahay siyaasiyiinta somalida

  • @40Durkiya
    @40Durkiya Год назад +3

    Xildhiban maxamed abiib legend keep going rabi haku xifdiyo

  • @sadiaaden2095
    @sadiaaden2095 Год назад +4

    Xildhaban Mohamed abiiba wa gesi marku runta arkay wanin daacada ah gesi jecel guulwarta insha

  • @samsamhassan5633
    @samsamhassan5633 Год назад +4

    Hildhaban oyeye maxu ka she kenaya dunad oo dhan sixirbararku ayu ka jiraaee maha onlySomaliland

  • @hoodolucky6144
    @hoodolucky6144 Год назад +2

    Maxamed Abiib waa xildhibaanka keliya ee aanu somaaliland min Beri ilaa galbeed golaha noo jooga ilahay hakaa raali ahaado xildhibaan ehlu sharaf ah

  • @ayaanlemawliid1289
    @ayaanlemawliid1289 Год назад +2

    Masha allah xildhiban maxamed abiid madaxwaynaha mustaqbalka

  • @mohamedosman5690
    @mohamedosman5690 Год назад +4

    What a Legend 👑

  • @qawaraxdahir7772
    @qawaraxdahir7772 Год назад +1

    xildhiban m a sidan ku maan modayin waxan ku moodayay nin da yar o maskax furan o dhalinta hormuud u noqda iyo tusale wanagsan se waxad noqotay tusale xun kamarada isu dhiga jecel caanimo dhaliil aflagado iyo macnadaro isbeenin ama isburin hadaba waxad ku jirto kabax waxa lagaraba wax qabad toosin iyo ilaalinta sarainta sharciga iyo horumarka umada masaakiinta ah ee mushaharka ku siisa ama uda ama wax qabo wayo x maxamad abiin fiiri hoos u eeg sxb mushahar ka ad qaadato waxa laga soo qaada maamo durufaysan baahan qada madhargana marka hoos u EEG igu sawirta iskada ❤🎉

  • @kassimare8048
    @kassimare8048 Год назад +8

    Somaliland's people had spoken time and again with a queit remarkable outstanding civilisation through a democratic presidential election victory. The world had witnessed and admitted that they heard loud and clear by the global news outlets.
    Republic of Somaliland is here and would stay forever to be re-recognize for her birth rights of a hard-earned independence.
    The United Nations Headquarter Office in New York felt ashamed and remained speechless until now how Somaliland had achieved and reached a genuine "Democracy In Action" which is what UN dollars-moochers preached to the so called developing countries.
    We as Somaliland people always had and will respect the Declaration of Human Rights of world's people Body of the Montevideo Conference.
    Our people's motto is to respect and enforce the Rule of Law regardless of any circumstances.
    Choice of Responsibility, Respect and Doing the Right Thing are Somaliland's social fiber secret ingredients.

    • @ccbboos6313
      @ccbboos6313 Год назад +2

      Ma waxa kula tahay wll in luuqad la ku hadla ma aqoonba ay kula tahay, dad somaliya ayaan nahay luuqad iyo dhaqan ayaan Lee nahay markaa luuqadada kor u qaad inta aad dad kle ku dayaneyno

    • @taqwalaah5911
      @taqwalaah5911 Год назад +1

      @@ccbboos6313 af qalaad aqoontu miyaa maya maya waa intuu qofba Eebe gashaa, dadka aqoonta sare lihi afkooda ayay kalsooni ku qabaan

  • @yasinshuceyb397
    @yasinshuceyb397 Год назад +2

    Abdihafid Mahmod jama 🎤 iyo Xildhibaan Maxamed Abbib
    Absolutely 🎤 Xildhibaan Maxamed Abbib Allaha ku Xafido adun iyo aqiraba Dhaman tenba Allaha na Wada Xafido Xildhibaan Maxamed Abbib ❤️❤️❤️

  • @sacdashaikh8231
    @sacdashaikh8231 Год назад +1

    Cabdi xafiid waad mahadsan tahy maxad abiibna waan taageeraa aad fikradfiican buu khadlay fadlan markale soocele run buukusheegay

  • @khadariman4561
    @khadariman4561 Год назад

    Waan kahelay su'aalaha, anigu uma bogin jawaabaha xildhibaanka, waxaa muuqata in aqoonta, xaqiiqada iyo macquulnimadu ku yartahay jawaabaha xildhibaanka. Wariyaha waan ammaanayaa, sidaas ayaa loo baahanyahay in siyaasiyiinta loo waraysto oo shaqsiyaddooda dhabta ah la muujiyo. Waanan idin ixtiraamayaa labadiinaba.

  • @saidbashir1103
    @saidbashir1103 Год назад +1

    Xildhibaan abiib waa nin karti iyo daacadnimo isku darsaday waa qof xalaal ah

  • @hodanqabil5947
    @hodanqabil5947 Год назад +3

    Runta ku dhiimo Allah ha ku xafido xildhibaan Abiib farid

  • @muusecabdi4443
    @muusecabdi4443 Год назад +3

    Walahi ilahayban ku dharftee wa benale ninkani aan dadna uu danaynay
    1 shalay muuse ayu libax inoga dhigayayay mantana wa ciro
    2 been aan jiriin oi uu wadanka ka shegayo wan jogna warna nama segana waxan u jignay iyo waxanu maqalnayba markaa dadaw iska jida ninkaan nacdal jorkisa ahaa ahate

    • @maxamuudgalka
      @maxamuudgalka Год назад

      Inadeer ma reefas lad tahy hoyada been wastay ee aamuus ya fataal

  • @amranmaygaag
    @amranmaygaag Год назад

    Waan idin salaamay c,xafid iyo xildhibaan maxamad abiib
    Xildhibaanka hal adaygiisa iyo damqashada uu dadka u damqadaan ku jeclahay xildhibaan geesi ah weeye horay usoco xildhibaan maxamad abiib❤❤❤🙏🙏🙏🙏

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder Год назад

    Waraysi sare su’aalo sare jawaabo sare Xildhibaan sare oo ah nin dayar una qalma in uu hogaamiyo umada somaaliyeed oo dhan.

  • @mariansaid1129
    @mariansaid1129 Год назад

    Masha Allah wan ini salamay xildhiban Abib iyo wariye xafid 💖💖

  • @ninaahmed8838
    @ninaahmed8838 Год назад +1

    Mahadsanidin BRIT SOM TV guulaysta jazaakumulaah khayr ustaad abdihafid iyo xildhibaan abiib

    • @hukiiygtfghklkhx9966
      @hukiiygtfghklkhx9966 Год назад

      محمد أبيب ليس من يتكلم بعلم.
      إنما هو رجل تافه.

  • @kamalabdalla7737
    @kamalabdalla7737 Год назад +3

    Masha allah xildhibaanka ugu daacadsan

    • @yasinshuceyb397
      @yasinshuceyb397 Год назад +1

      Allaha Xafido Xildhibaan Maxamed Abbib ❤️❤️❤️

  • @daacadable
    @daacadable Год назад

    Caawa waa la qabtay sxb Abiib lakiin waa nin rag ah waana baasay test ugu adag wareysiyada soomaaliga ee casrigan. Abdihaafid waa wariye aan loo babacdhigi karin..........

  • @inshamediaisha6321
    @inshamediaisha6321 Год назад

    Masha allah tvga please gaadhsiiya 400k wa tvga kaliya ee an dhinacna u xaglin
    Masha allah

  • @Hassan-gd2dk
    @Hassan-gd2dk Год назад +1

    Mashaallah waraysi in badan la sugayay

  • @maxamudcali2236
    @maxamudcali2236 Год назад

    Sowdhawda abdi hafid adiga iyo xildhiban maxamed abiib waaa xildhiban run sheeg kana gaban runta nacamlaytana mayaqono

  • @axmedqaalib1065
    @axmedqaalib1065 Год назад +1

    Xildhiban xaq kudirir maxamed abiib sidaa xaqa ugu adin siiwad

  • @daacadable
    @daacadable Год назад

    Well done, guys, highly civilized conversation...

  • @sadiaaden2095
    @sadiaaden2095 Год назад +2

    Mashaalah xasbiga wadani cabdiraxman cirro guleyso wa aqoonyahay samiir leh dulqaad wanaagsan ilahay ha ku xifdiyo from ceelhur insha

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 Год назад

    Xildhimaanada Soomaaliyeed hadii ay naqon lahaayeen
    Xildhimaan Abiib
    Waxbaa iska badali lahaa horayna way u socon lahayd

  • @sheekhshagari7029
    @sheekhshagari7029 Год назад

    Xildhibaan aragti dheer oo aqoonyahan ah maxamed abiib

  • @abdulrazakfarah2478
    @abdulrazakfarah2478 Год назад

    Waraysiga part 2 waa goorma Abdi Hafid

  • @abdigadiromar464
    @abdigadiromar464 Год назад +1

    Fadlan waxaan kacodsanayaa BRIT SOMALI TV in ay fiiro gaar ah ay u yeeshtaan quality codka ama 🎤 🎙 maxaa yeelay dhoormar ayaan waxaan arkaa farsamada codka in ay liidato. Mahadsanidiin waxaan rajeeynaa in aad wax kaqabataan. Waxaan ahay taageero no1 👍

  • @ladanladan1718
    @ladanladan1718 Год назад

    Kani xildhilaan uma qalmo waa doqon aan kala aqoon muwaadinimada iyo dowlad nimada eddo uk oo caamakii koowaad ah ayaa sixir baarar ka jiraa iyo caalamka

  • @cadehussein6813
    @cadehussein6813 Год назад

    Masha Allah waa fikir fiican in uu dhaho hargeysa iyo Barbara boorame iyo burco maalgashta ka faa iideysta oo waxaan nahay somali isku af ah isku diin ah

  • @moabdihafid3677
    @moabdihafid3677 Год назад

    Voice-ka iska hagaaji ader
    Well done

  • @fadumahussein4864
    @fadumahussein4864 Год назад

    Sida qaar abdi xaafid haygu jimicsan awkaada mahamed waa wiil dhalin yaro oo siyaasad uma waa bade

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 Год назад

    Masha allah xildhiban runti legend isaga kale Somalia ubahantahay

  • @ayaanlenur2915
    @ayaanlenur2915 Год назад

    cabdi xaafid, wiilka waa siyaasi hada soo kacaye oo qalbi fiican.
    lkn su'aalaha waaweyn inaad weydiisid masan ahayn.

    • @taqwalaah5911
      @taqwalaah5911 Год назад

      Ma ninka weyn ayaad wiil ku sheegeysaa Subxaana Laah

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Год назад +1

    Waa xildhibaanada faro ku tiriska ah ee tayada leh Somaliland, 5 xildhibaan kama badna raga xalaasha ah sida Mudane Abiib,

  • @mustafemaxamed6085
    @mustafemaxamed6085 Год назад

    Xildhibaan Abiib waa xildhibanada xalaasha ah

  • @yuubossofficials9640
    @yuubossofficials9640 Год назад

    Xildhubanka iya abdi xafid keep going

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Год назад +2

    Very interesting interview and questions

  • @optimisticman1203
    @optimisticman1203 Год назад

    mashaa allah maxamed abib

  • @mahadguray4241
    @mahadguray4241 Год назад +1

    Xildhibaanka weerar ayaad ku qaaday lkn nin carara maaha
    Walee waa iska kaa celiyay
    Xildh maxamed abiiib nin qaaliya
    Oo xusbiga wadani na walaaleeyay

  • @dekasamireh8120
    @dekasamireh8120 Год назад

    Masha allaha xildhibaan

  • @lqs-tv6745
    @lqs-tv6745 Год назад

    Mr.Abdihafit, do you think #SOMALI BRIT TV makes more sense than #BRIT SOMALI TV due to the following reasons;
    1.Somaalinnimada iyaa ka horraysa Britishnimada waayo midi waa u dhalasho midna dhaqan ayey ku timid.
    2.Magac ahaan, muuq ahaan iyo dhadhan ahaan intaba midda hore ayaa kaga habboon ta danbe aniga aragtidayda gaaban.
    Waa talo ahaan iyo aragtidayda.Mhdsnid Wariye.

  • @cabdirashiidxuseen8042
    @cabdirashiidxuseen8042 Год назад

    Xillibaan laga karilaayahay dhaleecaynta wadankiisa.

  • @jimcaalefaysal3033
    @jimcaalefaysal3033 Год назад

    Waaar ina abiib maanta ninbaa helay wixii la waydiiyo uunbuu ka jawaabayaah dhaqdhaqaaq kale ma jiro 😅

  • @maxamed8830
    @maxamed8830 Год назад

    maansha allh maansha allh wll waaruntaaa maansh allh 💕💕💕💕💕💚💚🌼💚👍👍💕💕👍

  • @nathaabdi9593
    @nathaabdi9593 Год назад

    A/ Fitax Adigoo Mudan Xildh mucarad ah Markad cadumeysid Si aad Cadalad u Tagertid mid Muxafid ahna markas oo kale casum

  • @dullahiayoub2432
    @dullahiayoub2432 Год назад

    Ascw Ustaaad xalay waaad inoo Ganbiseeen miyaaa horta Adiga iyo Ingineer Ahmed Wallahi wiilal hoog aaa tihiin Please 🙏 Ganbiska Naga yareeya Somalia 🇸🇴 oo ah Reer Warquute aaad ka dhalaateene ☹️☹️☹️☹️

  • @malyunabdile9960
    @malyunabdile9960 Год назад

    Xildhiban dadyar oo dalkiisa iyo dadkisa uhilinayo geesi weyan abdihafid cunugu wa aqlilow mesheda ayu dhigaya

  • @khalid.channel2854
    @khalid.channel2854 Год назад

    Anagoo ah reer burco ah ayaa ku dooraney madaxweyne mustaqbalka

  • @nathaabdi9593
    @nathaabdi9593 Год назад

    Ma’Xildhiban Baa Mise Waa Mucarad xisbi

  • @ifrahmohamed4462
    @ifrahmohamed4462 26 дней назад

    ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @xamdiahmed7434
    @xamdiahmed7434 Год назад +4

    Qofkani ma aha qof xishoonaya biyaha uu ka hadlaya kuwan meel walba lagaga cabaya beenaale

  • @najaxbinu
    @najaxbinu Год назад

    Mancha allaah apthixafid incha allaah 1m hadan cawa ku gadhsiin karo wanku gadhsiin lahaa inta io inkabadanba waad uqalanta Wariye buuxa ayaad tahey

  • @mhussein2511
    @mhussein2511 Год назад

    Noolow Mohamed Abiib!

  • @awmuseaw7602
    @awmuseaw7602 Год назад +2

    xildhibe tolow maad isdhiobaysaa halkaad u ooyijirtay waata lagu geeye hhhh somaliand adu waxba kama galine

  • @xamdamahamad5297
    @xamdamahamad5297 Год назад

    Guulayso abadkaa

  • @bigie2264
    @bigie2264 Год назад +3

    Oyaaye ciilqabe iyo cunsuri wax cusub may so kordhin the same old cunfi mida kale oyaaayow markad so noqoto benta wa laga wada hadli biyuhu kuwan meel walba gaadhay ee dhamaaday ee dadku cabayo maanay ahayn beenalayaw takale waanu ognahay agendaahiina

    • @cabdimadowbeciise7165
      @cabdimadowbeciise7165 Год назад

      Xishoo waad edabdarantahay cunsuriyada aad sheegayso adigay kaabuuxdaa ee.somalilamd waxaa aadshegayso waydhaaftay guul dalkayka sland viva samaroon

    • @bigie2264
      @bigie2264 Год назад

      @@cabdimadowbeciise7165 waryaa reerka afka haygalin ninkaasan ka hadlaye sidiina anagu dadka iskuma wada darne shaqsibaan ja hadlayay qabiil ahaana ninka umaban haysan inuu yahay adaba shegaye

  • @yasinhassan3840
    @yasinhassan3840 Год назад

    Waraysigan waa mid loobahanyahay umadana isku soo dhawaynaysa

  • @maxamedaxmed4732
    @maxamedaxmed4732 Год назад

    Waraysigii waa lagoogooyay

  • @rooblemahamedali4290
    @rooblemahamedali4290 Год назад

    Saxafigu si wacan ayuu Uga Cudur daartay dadkaa wajiga laga Toogtay ee Beenta Ah

  • @wadhafwadhaf5793
    @wadhafwadhaf5793 Год назад

    Waa faqash x.abiib ha lagaa Qaado xasaanada,

  • @halimah7164
    @halimah7164 Год назад +2

    Maxamed abiib madaxweynaha Somaliland ee mustaqbalka ee umada Somaliland simi lahaa

  • @fadumahussein4864
    @fadumahussein4864 Год назад

    Dadaka uu ka dhashay aad u jecel yihiin walaae cunaga ka walee

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Год назад

    Waa xildhibaan fariid ah laakin xaga isbadbadalka wuxuu kala simanyahay Siyaasiyiinta soomaaliyeed

    • @xasancali294
      @xasancali294 Год назад

      Ilaaaahaw Haa iyo Maya meel hayga wadakeenin ninkan lama qiyaasi karo

  • @farhiyosharif8208
    @farhiyosharif8208 Год назад

    NINKA INA ABIIB WAN KU RACASANAHAY WA IN UU MASUULKU WAXA KAQABTO DHIBATADA BULSHADA HAYSATA 100%

  • @wadhafwadhaf5793
    @wadhafwadhaf5793 Год назад

    Dawadii siyaad barre OO 30 Dalka joogtay ayaa biyo U sameeyn Kari weyday biyo Hargeysa,waa meel ka fog biyo.

  • @gaawe-side6613
    @gaawe-side6613 Год назад

    Physicaly bay isu egyuhiin isku wax qabad maaha😂😂

  • @jamaalwaabari2494
    @jamaalwaabari2494 Год назад

    Waar xildhibabka cumada ayaa ka.dhacday ..hadalka badani wuu is maax dumiyaa..dabayl xagaabad noqonaysaa..faysal cali warabe ayuubad noqon..malinba wax ayuu laguu diwan galin..barina wax kale la kalay..

  • @hibomaxamuud9237
    @hibomaxamuud9237 Год назад

    Miyir qab kuma hadlaayo

  • @ahmedhassan-yb6gy
    @ahmedhassan-yb6gy Год назад

    C/HAFID WAA RAYIGEGA ????????

  • @hibomaxamuud9237
    @hibomaxamuud9237 Год назад

    Day kii oyaaye oo la qaawoyay oo kala halday oo iska hantaatacay

  • @buukax9475
    @buukax9475 Год назад +1

    Nin kan ilaahy cimriagiisa hadhee reeyo

  • @asmanasir8192
    @asmanasir8192 Год назад

    Kiisha bariiskakaaye 20$ katagaye 50$ tolo xaguu ku arkay bisinkee been sheego been run u eeg sheeg baa layidhi

  • @slanddifac5460
    @slanddifac5460 Год назад +1

    Ooyaaye waa beenaale
    Dad ku is ku diraa qadiyad
    Malaha waa hunguri raac

  • @sarahincredable
    @sarahincredable Год назад

    Uiu waalan yahay

  • @gouledxidig32
    @gouledxidig32 Год назад

    Aniga igu martiqaad barnaamijkan anaa kuucadeyn iney somalia cadowtahy doodeyduna sida cadceeda ayey uwaadixtahy

  • @abdinasirabdillahi1655
    @abdinasirabdillahi1655 Год назад

    Nin masuula ayaad leedahay waad sahan xuntahay. Xishoodku waa muhim

  • @ahmedhassan-yb6gy
    @ahmedhassan-yb6gy Год назад

    HAa weydii hargeysa matagi karaa

  • @keyfosman7385
    @keyfosman7385 Год назад

    Haday cid kale oo dawlada ka mid ahi ay la doodayso xitaa runtuu ku dhintaa ninkani xaq ka hadal weeji

  • @rooblemahamedali4290
    @rooblemahamedali4290 Год назад

    Waa laba Qof Sida Wariyuhu U arkay kkkkkkkkkkkkk

  • @inajadeermedia8922
    @inajadeermedia8922 Год назад

    wuba casaday ina abib kk inabti kusoco

  • @mohamedhassanhoussein8627
    @mohamedhassanhoussein8627 Год назад

    Inkastoo cabdixaafid somaliland mucaarid ku yahay hadana waa wariye yaaqana shaqadisa wariye nimo dhamaan kuwa wariyaayasha isku sheega ee somaliland jooga waa jaahilin aan shaqadooda aan garanay

  • @MH__1__MH
    @MH__1__MH Год назад

    Mohamed abiib parliament somaliya u baahan, Kasoo tag habraha cidii aan habar aheyn wax u ogoleen

    • @bigie2264
      @bigie2264 Год назад

      Clowns stfup orphan faqash

  • @farxiyahasan846
    @farxiyahasan846 Год назад

    Kan kii mooho xilibanimo u oynayey 😭😭😭😬😬😬

  • @maxamudabdirizak8242
    @maxamudabdirizak8242 Год назад

    nio xillibankan somaliland madax wayne kaha dhigato mar walba danta shacabka ka shaqee

  • @HARGEISAH
    @HARGEISAH Год назад

    Wariye aan Xog-ogaal ahayn markuu ku waraysanayo wax walba waad u sheegi kartaa

  • @fardusaw9688
    @fardusaw9688 Год назад

    Tuug cajisay naxamad abiib hadanay kuu muqan quruxda iyo wanaga somalilan waad xanuunsanaysaa dawlad yaroo aduunku cawin oo cashuurta dadkeda ku dhisayza wadanka ayuu every day jaqaaqda hayaa shame on you akhascaleek talabaad ninkan aad u waramaysaa waa nin somaliya ka soo jeeda somalilan uma bahna arimaheeda in looga waramo xildhiban ku sheeg is cajabiyay ooyaye.

  • @Gamboole
    @Gamboole Год назад

    codku ma fiicna

  • @nathaabdi9593
    @nathaabdi9593 Год назад

    Runtii wan Dawada Tv Gar’ahaan Adiga iyo Engineer Abtidon Lkn Markan oo kale Dhadhan masameynayo dooda Dhinac karatan Anigu ma’ihi Reer Somaliland Lkn Cadaladan idinku bartay sxb

  • @mca.x9520
    @mca.x9520 Год назад +1

    Labadaba waa cadowga somalilad !

  • @abdirazakahmed8643
    @abdirazakahmed8643 Год назад

    😂😂😂😂 aad baan uqoslay ninkaa qabasho daran baad qabatay😂

  • @ugbaadsaid5156
    @ugbaadsaid5156 Год назад

    Waar inaa abiib hadunbu meeshi ubahnayd warbixin siyey C/hafid waa so qabtay wale inti fahmaysa fahmayse abiib dhalecaynta dhanwalba u tuur

  • @cabdirisaaqxaashi2277
    @cabdirisaaqxaashi2277 Год назад

    Waar xildhibaanku waa libaax

  • @duulqarneeynduulqarneeyn5913
    @duulqarneeynduulqarneeyn5913 Год назад

    Waar neef kaagan ina abiib laleeyahayow cidad uwaramayso mataqaan garan mayside waakuwa doonaya inaad madiimadi dib uraad sato adna dadka xikdhiban kaadhigay ee iglankusoo tusay ayaad caydoda walo weenla wad wadaa huuno khayr male

  • @cabdirashiidxuseen8042
    @cabdirashiidxuseen8042 Год назад

    Soomaali dagaalamaysaa majiro maanta.

  • @maxamed8830
    @maxamed8830 Год назад

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💚💚💚💕💕💕💚💕💕💕💚💚💕💕👍👍👍👍