Waddani Iyo Kaah Maxay ku heshiiyeen? (Qeybtii 2AAD) © Amar la,aan ha qaadan muuqaalkan.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 сен 2024
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Комментарии • 149

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Год назад +27

    Ilig waa wariye ixtiraam badan oo qofka usoo casuumo ixtiraama waana in ay wariyayaasha kale ka bartaan, waayo waxad arkaysa wariye la mormaya qof masuula, well done 👍

    • @Mustafa-ty8tq
      @Mustafa-ty8tq Год назад

      Taa kaliya maaha dhawr arimood oo qurxinaya shaqadiisa ayuu leeyahay masha allah
      Qofkuu waraysanayo siwacan ayuu u dhagaysta taasina waxay keenaysaa inuu qofka hadlaya moralkiisu kor noqdo
      Wuxuu kaloo suaalaha ka dhex sameeyaa hadalka qofka hadlaya tasoo muhiim ah dhinacyo badan marka laga eego
      Arinta ugu fiican ee waraysigiisa dhadhanka gaarka u samaysa waxay tahay waa nin macluumaad fiican ka haya waxa laga hadlayo markaas sidaa daraadeed ayuu waraysugu qurux ku yeelanaya wariyaha ayaaba ka helaysaa faa'iidooyin badan laakiin bal kawaran haduu iska dhagaysto sidii cajalad wax lagu duubayo ama su'aalo aan faaiido lahayn oo iska fadhi kudirira uu waydiiyo ‏

    • @dalaisacgibril5899
      @dalaisacgibril5899 Год назад +1

      @@Mustafa-ty8tq waan kugu raacsanahay 💯, waayo wariyayaasha Hargeysa waxay u badanyihiin inay intay qofka baryaan inay wareysi la yeeshaan, dabadeedna jikaaar iyo muran qofka kala hor yimaadaan, si ciwaanka uga dhigaan hadal fool xun,

    • @asmaibraahim8478
      @asmaibraahim8478 Год назад

      Waxa Male wariyayaal maaha waa caruur

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 Год назад +4

    Masha alaah ilig wuxu u egyahay weriye majuur ah aadna u akhlaaq badan diina ka muuqato halka kawad

  • @tfarahan27
    @tfarahan27 Год назад +8

    Real politician with vision:👍🏾

  • @khaledobsiye
    @khaledobsiye Год назад +5

    Nin hiigsi iyo hamba leh
    👏

  • @kadrafuaad1
    @kadrafuaad1 Год назад +1

    Guusha siyaasadu waa run isu sheega jookar guulayso madax Wayne mustaqbalka hashi viva kaah 💚🤍❤️💪💪💪💪💪💪✋️👍👍👍

  • @dhaqanemedianews1570
    @dhaqanemedianews1570 Год назад +1

    Waa Aftahan Balse Run Yaqaan Iyo Amaanada Oo Aanu Ku Fiicnayn Baa Lagu Dhaliila Jokarka Siyaasada M Xaashi

  • @mohamedaskar1769
    @mohamedaskar1769 Год назад +5

    Siyaasadii oo qof ah weeye walle

  • @w410921
    @w410921 Год назад +3

    Madaxwaynaha mustaqbalka, si hufan buu u hadlay isagoon cidna caayin, wuxuu ahaa waraysi fiican, well done Illig.

    • @shabeel7467
      @shabeel7467 Год назад

      Waa tuugii madaarka Hargeisa xaday markii la dhisayey.

  • @ahmedmoha1068
    @ahmedmoha1068 Год назад

    Masha allh siyaasi mohmoud hashi nin sahlan maaha qaabka uu siyaasada caaalamka u fahansanyahay somali badan oo nadax ah uma fahansana.

  • @arafaadsahardiid2241
    @arafaadsahardiid2241 Год назад +7

    Please wxn idinka codsanayna inaad dib u qabataan barnaamijki laxisaabtanka siyaasiga iyo mawqifkisa siyaasaded dib uso celiya hadalo iyo tuhumo badan aya jiree

  • @janodoon6938
    @janodoon6938 Год назад +7

    Balo ku ciyaadhey muxuu wax bartey JOOKARKA siyaasada somaliland ZIYAAASADII OO QOFFA

  • @mustaphexasan7828
    @mustaphexasan7828 Год назад +5

    Hambalyo maxamuad xashi cabdi madxwynaha 6 ee samaliland insha all

  • @Ibby_hashi
    @Ibby_hashi Год назад +4

    Joker ka Siyaasadda 🦁❤️❤️

  • @abuahmed5748
    @abuahmed5748 Год назад +3

    Waa siyaasi wax badan og.

  • @yuzufhashi2929
    @yuzufhashi2929 Год назад +3

    Mahamuud Haashi madaxwayne 🦁🦁🦁🦁

  • @maxamedaadanblack7737
    @maxamedaadanblack7737 Год назад

    Macalin siyaasi mahamud xaashi xayakallah awoowgay nin wax badan fahamsan wax badan akhriyey la socda waxa dhacaya arin guded iyo mid debedeedba

  • @alihusseinyusuf8048
    @alihusseinyusuf8048 Год назад +2

    Siyaasi maxamuud xaashi cabdi waa hogaamiye siyaasadeed runtii

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 Год назад +2

    ordugaaka Somaliland

  • @Iskudhoon
    @Iskudhoon Год назад +2

    بسم الله الرحمن الرحيم السلام عليكم ورحمة الله وبركاته أما بعد
    Khabiir hollande

  • @jamalsalax5937
    @jamalsalax5937 Год назад +4

    Woooow jokarka

  • @user-dc7kk3bi9p
    @user-dc7kk3bi9p Год назад +3

    Guul

  • @odayjama1829
    @odayjama1829 Год назад +2

    Qofka wax akhriyaa waxbadan ayuu fahmaa ninkan waa nin wax soo akhriyey markaa waa qofka somaaliga ah oo ugu hadalka fiican markuu hadlaayoh markuu kursiga fariistoh ayaa lavaran

  • @gemstar416
    @gemstar416 11 месяцев назад

    The only thing that makes them the same is that pressuring the current government which already stated to decayed to fall apart and make way for younger and more qualified leaders to govern this country .

  • @shaakircabdi102
    @shaakircabdi102 Год назад +5

    Geesi afmiinshaara

  • @HamidAlqumairi
    @HamidAlqumairi Год назад +1

    MashaaAllah 🎉

  • @jakuurageelemuniir8466
    @jakuurageelemuniir8466 Год назад +1

    Waa jookarka siyaasada waani istaahilaa in loo codeeyo siduu u hadlyo ayaa i qancisay

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 Год назад +1

    Maxamuud Xashi waxa loo yaqaan tuugii lacagtii Kuwait bixisay inteeda badan xaday isagoo ka faaiidaysanayey madexweyne Siilaanyo oo xiligaa xanuunsanayey waxaana u markhaatiya foolxumada waxa uu dhisay ee qoobadaha yaryar ee albaabadeeda aad moodid sandaqaha dadka danyartu dhistaan markaa tuugani waxba kuu tarimaayo ta kale waa fulaygii ka soo baxsatay halgankii SNM ee faqashta isu dhiibay Burco taariikh madow oo xun ayuu leeyahay.

  • @mustafeadan6924
    @mustafeadan6924 Год назад +1

    Maxamuud Xaashi waa xagayaga xisbiga wadani

  • @BatutaMedia
    @BatutaMedia Год назад +3

    Suaalo iyo jawaabo la isla sii diyaariyay

    • @khadaraidid2870
      @khadaraidid2870 Год назад +4

      10 years ayaad youtube ku dhex jirtaa walina 1 sub maad helin maad garaneysaa sababta anaa kuu sheegaya waxaa tahay xaasid iyo cuqdad qabe ee dadkeena iyo dalkeena u nax qudhaceey

  • @Wadani924
    @Wadani924 Год назад

    Maxamuud Xaashi waxba u ma weheliyaan aftahannimadaas oo waxba uga ma hooseeyaan.

  • @abokorcarabileeye3177
    @abokorcarabileeye3177 Год назад +1

    maxamuud xaashi waa siyaasi xogogaal ah oo waayo araga ,
    waxaa kale oo ka muuqata in si fiican ula socday doorashada turkeyga oo uu xog fiican ka hayay sidii wax udhacayeen .

  • @Abclll-i3h
    @Abclll-i3h Год назад +2

    Dadka ninkan siyasi u haysta waa yaab , wala isaga wala muse waa beenayal dalka dan ka lahayn daacad u ahayn umada

  • @mohameddeik5874
    @mohameddeik5874 Год назад +1

    kani waraysi maaha waa lecture siyaasateed oo weliba siyaasi cab qariyaa jeedinayo.

  • @abdiahmed5113
    @abdiahmed5113 Год назад

    Madaxwayne mustaqbalka borama

  • @miicadsiciidcabdulahi4143
    @miicadsiciidcabdulahi4143 Год назад

    Ninkani waa Afmiishaar laakiin erey xalaala ma yaqaan #Xirsi oo aanan midkoodna taageersanayn #ayaan kaga kalsoonahay

  • @BatutaMedia
    @BatutaMedia Год назад +4

    Ninka hawadii Somaliland kaashaystay ayaa wali ina soo hor fadhiya.

  • @shuaybmahdi4289
    @shuaybmahdi4289 Год назад

    Kursi doonayaan lama rabo Garan dhisee ayaan rabnaa. Rag sida Muuse Biixi iyo Mooge

  • @AFROMAN2025
    @AFROMAN2025 Год назад

    Siyaasi aad iyo aad u bisiil.

  • @AhmedMohamed-tv6kr
    @AhmedMohamed-tv6kr Год назад

    Ninkani xagguu ka keenay "mudanayaasha Kaah"?
    Ma xisbi afraad buu hoggaaniyaa?

  • @vidasi7735
    @vidasi7735 Год назад

    Waa tuug af miishaar ah ina xaashi 😅 umadu se wey baratay waxa uu yahay
    1: mashruuci xumbo weyne ee hantidi ku bixi lahayd uu musuqmaasuqay
    2: dib u casriyeyntii airport ka hargeisa international oo lacagtii loogu tala galay ee dawlada Kuwait bixisay waqtigii siilaanyo uu cunay isaga iyo team kiisu , tuug umadu ka aamin baxday weeye

  • @abdullahiadan2023
    @abdullahiadan2023 Год назад

    Mnshallh well educated

  • @abdullah-rn5zk
    @abdullah-rn5zk Год назад

    WAARLAGUMA DOORANAYO EE XAARAAMIYAHOW LACAGTII SOMALILAAN SOO CELI

  • @hassanahmed6221
    @hassanahmed6221 Год назад

    Waxaan sugayay in aad weydiiso waxa ay ku heshiiyeen isaga iyo ciro?
    Mida kale isagii baa god qaldan degay oo ciro ku biiray.
    Halkaas ayuu ku dhamaaday ina xaashi iyo ururkiisii, hadii aad dib uarki weydaan, caloosha ciro halaga baaro. Su'aasha aan is weydiinayaa waxa weeye immisa ayaa la siistay ina xaashi?

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 Год назад +1

    Siyaasadu waa dan

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 Год назад +2

    Maxmod allo yaa dooxaa oo hadana aan ku dil talbaquuhanga wax la dado ka xeel munaafaq. Walaalhin musaa ku dhaama iyo ciro .
    Adeer afcarab waa laga ilbaxay.
    Af ka hooyo ka waxaad ka sheekeenays history o Turkey.
    Sllannd run ka sheeg.

  • @husseinsaid8142
    @husseinsaid8142 Год назад

    Waa tuug afarkaboodle ah oo ku tacadiyey shaqaalihii xafiiskiisa ka shaqeyneysay ceeb taasoo ugu filan,oo albaabka siyasada in uu galo iskadaaye xabsi ayuu mudanyahay

  • @AbdiqaniMuze
    @AbdiqaniMuze Год назад +1

    Jokar ku waaba Carabi miidhan ❤😂

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Год назад +1

    Muuse biixi wadanka halaga qabto maxamuud xaashi waa ka fiican yahay muuse biixi,

  • @odayjama1829
    @odayjama1829 Год назад +2

    Waa nin hadali yaqaan

  • @1962yusuf
    @1962yusuf Год назад +1

    Afkaaga caana-geel lagu qabay. Asc

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Год назад

    Maxamuud xaashi waa Gudomiye urur waana madaxweyne hore oo Somaliland daaha dabadiisa 6 sano kasoo taliyay, Siilaanyo 1 sano buu madaxweyne wadanka ka ahaa, inta wixi ka danbeeyay 2 madaxweyne ayaynu laheyn oo ahaa xirsi iyo maxamuud

  • @mariaahmed9018
    @mariaahmed9018 Год назад +1

    Hargeisa ilaa awaare,daroor ,abokor,rabaso,ina guuxa balimata ,gaashanka ,san qoole,bisad,burca duuray ,sharmaarke,salaxlay ,ilaa gaarood inta kale kudara inta midna ma arag wan maqlay qasr badana wan xasuusan kari waye intaas iyo inleeg oon hargeisi ku jirin ayuu cidagle dagaa habaryonis anaga ka dhulbadane nasoo raaca habarjecloy hh

  • @skaba6390
    @skaba6390 Год назад

    Ninwalba deegaankiisu sharaf ku leeyahay garaadnimadii iyo Cumaamadii Koofiyadii Haybadii Sharafta badnayd ma butlaanbaanbaa ka xayuubisay oo waa laga la noqday Miskiin halkuu Aarka ka ahaa ayuu ka noqday dawaco oo ka qaxay. Inta deegaankiisa dab lagu shiiday ayuu deegaan kale dabkiisa bakhtiinayaa ma ku dhacay dabin kii lala rabay

  • @xasannuux5275
    @xasannuux5275 Год назад

    Mansha allah

  • @abdullah-rn5zk
    @abdullah-rn5zk Год назад

    Maxamuud xaashi waa xaaraami lacagtii uu qaatay marking siiraanyo ha sooceliyo

  • @ahmedjama2421
    @ahmedjama2421 Год назад

    Asc
    Maxamud xaashi kuu ku dhacay last question
    Caalamla siyaasada debeda ee waxtarka leh lamaga gorgirtamo
    Mana khusayso arinta doorashada
    Alahumo inay jirto xisbiyo rabo inay ay Kala bixin... Oo leh MA rabo Kalabax
    Mr ilig why are don't ask that question
    Hadii ay xisbiyadu ka dhab tahay muqadas somaliland
    Cidii madaxwaynahu magacaabo maxaa diidaya hadaa ka wada dhigi mucarad ama muxaafad ama dadkaleba

  • @ArdishkaMoxamed-tt1oq
    @ArdishkaMoxamed-tt1oq Год назад

    Waxaad doonayso hadaad waydo waxaad Ka fursan waydo ayaa layeelaa ragii hore ayaa yidhi,nabadeey

  • @aminibrahim2101
    @aminibrahim2101 Год назад +1

    Adiga Somaliland lagugu aamini maayo Ninki Airport ka farmaajo ku wareejiyay

  • @shuaybmahdi4289
    @shuaybmahdi4289 Год назад

    Wadanka difaaciisa iyo ciidankiisa nin aan isaga ahayn sidaa umuu dhiseen

  • @abdirahman2569
    @abdirahman2569 Год назад

    Allaah yacisak madaxweyne si aan rabey baad u hadashey walhi

    • @skaba6390
      @skaba6390 Год назад +2

      Who is madaxweyne kaliya reer kaiya ayaa u yaqaanaa ugu a yeedhay jookarka Siyaasada ninku waa musuqa Siyaasada iyo inta xoolaha umada ku mabtay

    • @abdirahman2569
      @abdirahman2569 Год назад

      @@skaba6390 ma xoolihii hooyda buu cuney marka hooyda hdalka jilicsan ka wase sida raga u hdal ninka raga waxna wuu cuna waxna wuu qabta dhoocishaay

    • @skaba6390
      @skaba6390 Год назад +2

      @@abdirahman2569 Haa kuweygii iyo kuwii hooyaday iyo waliba kuwa hooyada, kuwaa iyo walaasha Nooooo more?

    • @abdirahman2569
      @abdirahman2569 Год назад

      @@skaba6390 hdaba ninkani hooyda buu xoolihii iyo siilkiiba ka cune hooydey xoolaheedi wey haysata ee orod uga doon hooyda waxeedii Shuuboy

  • @maftuuxmediapro3626
    @maftuuxmediapro3626 Год назад

    Hooyadiiba nin dhashay ninkan jookarka siyaasada waxa usamaaxaya odorka iyo hilaadintu waa waayo aragnimada

  • @Nomad612
    @Nomad612 Год назад

    Waa Tuuga siyaasta. Joker ka siyaasta my ass.

  • @dhugfenabadiyonolol9608
    @dhugfenabadiyonolol9608 Год назад +1

    Dhaga hadalka Faysal Cali waraabe ka dadaaa

  • @mowliidsomaliamowliid4932
    @mowliidsomaliamowliid4932 Год назад

    aad bad ugu mahadsanty in aad suasha iwaydiisid😂
    Muhiimadu wa suaasha only
    Hada gara oo wa suaashii hore👌🤝🤣

  • @carqosol9808
    @carqosol9808 Год назад

    Wali odaygu wu xikmad hadlaya lexejeclo dorashana way ka muqata lkin 2bilod kadib sidu u hadli dona wa sidi u u hadlay malinku ambasador shirka jaraid ku qabtay.
    Wax cusubi ma jiri donan.
    Lkin waa rag yaqan ina kahin.
    Siyasadisa ma jecli waxay u badantay rakaato.

  • @shuaybmahdi4289
    @shuaybmahdi4289 Год назад

    Madaxweene Muuse Biixi ma gaadhiin

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed Год назад

    Waa Nin kii ku iibsaday Qaranimadii iyo Gobanimadaadii shilimo kaa siistay kuugu maah maahay Ma naag baa is furta In Aad maanta noo Amaanto wuu kaa samaystay waanaad ku saxan tahay naag baad teheye Anaga waxba ha noosheegin waad iibsantahay Qaranimada Somaliland noocaaga waxba laga weydiinyaa dhidig ah waa ku ognahay in Aad Adiga iyo Xirsi iyo Maxamed Cumar iibsateen Qadiyadiinii Qaranimadiinii Dalkiinii iyo dadkiinii Tuug tuug dhalay Ninkan in la waraysto isaga iyo noocisa toona caloosha ayaa naga xanuunta Naag naag dhalay Xaqba uma laha in noocan oo kale Qaranka Jamhuuriydda Somaliland loo waraysto Oo wax laga weydiiyo waayo faro ayey lahayaa oo Cabdikariin guuleed iyo Inamadii Soomalia wadahadlka u matelayey ka hayaan waana neef daabax ah Oo iibsan Nacdal kani iyo Nacdalada la midka ah Ee inagu meeraysanaya Madaxweyne muuse waxaan ku hablaheeynayaa noocan oo kale bir geliyey waana in Aanu dheg jalaq u siin horgalada cadaw Jahuuriyadda Somaliland iyo kuwa iibsan sida kan habarta la moodo Ee inaga hor nacnac leh wasakh Shame on you waxba ka dgegaysano nooca iibsada sharftooda dawlad nimadoida Xoriyadooda dhaafsada Shilimada muuse waxaan ugu baaqayaa in Aanu dhegeysan haduu wadahal dabe la gelayo Soomalia noocan oo kale waana in dadkii hore u galay wadahadalada Ee metelayey Somaliland Nin mooyi E inta kale Aanuu dib igu soo darin wada hadalada dhici doona Inna biixi yoonis wasiirkii arimaha debeda oo keliya haku daro xubnaha wadahadalka u meteli doona Janhuuriyadda Somaliland Hadii Madaxweyne Muuse biixi doonayo in ay Jamhuuriyadda Somaliland guul ka gaadho iyo madax banaani wadahadalada dib loola gelayo Soomaalia waa in uu xubnaha ugu metelaya wadahadalada J/Somaliland ka dhigaa Dr Adna Aadan is maaciil wasiirka arimaha debeda Jahuuriydda Somaliland Dr Ciise kayd, wasiir hore Xildhibaan faratoon, Wasiirka Saajin, Wasiirka Warfaafinta inna Cali koore wasiirkii hore Arimaha debeda Somaliland Mudane Maxamed Biixi Yoonis, Gudoomiye wasiir hore mudane Cabdillaahi Darawal Cali qoryooley, Wasiir hore Maxamed Caraale Duur, Gudoomiye kuxigeenkii baarlamkii u horeeyey dalka ahna gudooniyhii hirgelinta iyo Aftida Dastuurka Cabdilqaadir Jirde Aw Cali, Cabdillahi jawaan, Godoomiye Cabdillaahi dahab, Faadumo Siciid, inna Carmiye, Dr Cabdi Salaan yaasiin, Dr Bulxan, Maxamed kaahin Axmed, Gudoomiyaha Ururkiisii dhacay Ama madaxweynaha mustaqbalka, Cabdikariin Axmed mooge, Cabdillahi maxamed Xaaji Ducaale haduu caafimaad, Dadkaa mawaadiniinta wadaniyiinta ah u xulo wadahadalada Aynu Somalia la geleyno hal qof gakaga soo dirin kuwii wadahadalada inoo metelayey Ee hore Ee la iibsaday sida ka hadda halkan ka caac leh Xirsi Xaaji cali iyo in kale oo hadda Aanan rabin in Aan magac yadoooda halkan ku xuso

  • @kusalirasulkarasulka-ir3vf
    @kusalirasulkarasulka-ir3vf Год назад

    Siyaasi Ruug cadaaya iyo nin run sheega meel ma wada gaalan!

  • @ilwaadsan3242
    @ilwaadsan3242 Год назад

    Muuse waji umu dhigin sacad muuse amaba guud ahaan habar awal iyo saxibadisi kulmiye uu Ina kaahin u horeeyo toona wixiiba cagtu kusi walaaqay yakuna qaar iska fahma oo iska qabta Mey noqon hadey iska qaban lahayeen dadku jaaniskooda bari wey ku dooran lahayeen waa bila siyaasad muuse iyo inta ku xeeran sida jufadisa iyo saxibadisi kulmiye ee ila hada la shaqeynaya

  • @maryamali8408
    @maryamali8408 Год назад

    Inaadeer nin weynbaadtahay hadba dhinac u carargu sida carsaayadu maficna waayo hadaladaadu webkay gujiraan kii hore iyo kan dambe ee xishooda

  • @baashe09
    @baashe09 Год назад +2

    Ex Wasiir Mohamoud Haashi Adiga Iyo Hirsi Gaab Waa Labadii Nin ee Xanuunkii Muj,Silanyo Ka faaidaystey ee Xil aan umaddu u soo dooran Tuugo ku xukumay Fdl Umaddu waa idin ogtahay Taariikhdiinii baa taal ee Umadda ha soo hor istaagina

  • @karti-soor
    @karti-soor Год назад +1

    Maxamuud Xaashii Cabdi iyo Prof Axmed Samatar wey deg-deg iyo is Mahadin ogyihiin.. Mida kale Nin han iyo hiigsi Kalsooni buuxda leh.. Xukumaddeena talada haysa ma ogola. Mana jecela.. Shimbirayahow Heesa mooyee

  • @shuaybmahdi4289
    @shuaybmahdi4289 Год назад

    Mucaarad kursi doone waa garan dumiye. Garan dhiseen ayaa la rabaa

  • @shuaybmahdi4289
    @shuaybmahdi4289 Год назад +1

    Sheeko baralay

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Год назад

    Mahamud Hashi waxan qaba inu yahay ninkan qarankan Hanan kara masha Allah ilahow hadu khayr noo yahay ku guulee 🟩⬜🟥

    • @skaba6390
      @skaba6390 Год назад

      Waa anigoo yidhaahda Adeerkay ciro waa ninkii maanta hanan lahaa kursiga. Waxaa loo baahan yahay dhiig cusub kuwani horey dalka u xaalufiyeen maxaa u hadhay ee ay kaga tageen qaranka. Coming soon C.kariin Mooge ama Axmed Ismaciil samatar or C. Darawal. Wixii hore quba

  • @khalidjiheeye3809
    @khalidjiheeye3809 Год назад +1

    Markuu leeyahe Waar kulmiye Yaanu kugu burburin waxa u jeedaa Waan kuu dhiibnee noo dhiib xisbigan la sheegayaa ee kaah Waa been cad

  • @sharmarkejaarliqe3417
    @sharmarkejaarliqe3417 Год назад

    Aad kaba dharagta aaa
    Ninkan wuu kulul yhy
    Mooge mooyane cid kale muuse uma banaynayo

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada Год назад

    Siyaasi ja jabay iga dheh

  • @alijama6723
    @alijama6723 Год назад +1

    Kan waxa duuban codadkiisii waxalaga yaabaa inuu aamin san yahay wuxuu doono inuu iskaga hadlo oo aan waxba laga qorayn

  • @Hooyo6570
    @Hooyo6570 Год назад

    31:19

  • @abdullah-rn5zk
    @abdullah-rn5zk Год назад

    LACAGTA SOO CELI HADII AADSOOCELINWAYDO WAA INOO AAKHIRO CADAABTANA KU TALA GAL

  • @Between-earth-and-sky
    @Between-earth-and-sky Месяц назад

    Tuug jookar sheeganaya oo been isu sheegay. Whi haduu kaasi wadanka wax ka noqdo, in ilka-arag lagu toogto weeyaan

  • @user-vx4gj5fe8e
    @user-vx4gj5fe8e Год назад

    Wadadamahadasanatay

  • @asiahussein8969
    @asiahussein8969 Год назад +1

    Waar niinka muxuu jorkar ciyaa riiy jireey 😁😁 macaliin culuus

  • @hafsayurub4596
    @hafsayurub4596 Год назад

    Afkaaga caano lagu qabay mahamud haashi cabdi

  • @kadanali-oc6qp
    @kadanali-oc6qp Год назад +2

    Waar heedhaha ragwaaweyn baa tihiine horta in ta aydan bablik soo fadhiisan golayaashiina mideeya.
    Sidii rag islam ah oo waayo soo jiray u dhaqma dulqadna yeesha iyo tudhaale aad dadk iyo dalka u tudhaysan.

  • @mustafaismailhashi8667
    @mustafaismailhashi8667 Год назад

    ORGIDII ISTICAARADDA EE MAXLALAY QARANKA MA TOOSEEN

  • @aminaabdi5878
    @aminaabdi5878 Год назад

    Waaxbilaa xaal ah majiro 😅

  • @austonliifo5796
    @austonliifo5796 Год назад +1

    14:33 ala carabku dhib badanaa

  • @abdullah-rn5zk
    @abdullah-rn5zk Год назад

    Waar ka helo waxba kuuma hayno ee waxaagii waad qaadatay in this uu joogay siiraanyo

  • @abdillahisalah5872
    @abdillahisalah5872 Год назад

    Berito marku madaxweyne noqday kiiba maha laha walba degaa

  • @cabdishakuurbare3375
    @cabdishakuurbare3375 Год назад

    Waar international Isaac darafyadiitage e ninkaa udhiibta hadinkalavadbaadiyee

  • @zahraibrahim6236
    @zahraibrahim6236 Год назад

    Coming soon MR bunii

  • @zakisoleiman4287
    @zakisoleiman4287 Год назад +1

    Siyaasada kuwani wxy u yaqanan cashuurta dad masakiinta ay ka ururiyan inay dhaqaale ka sameyan bal waayahaye xgee ina xaashi dhaqaale bdn ayuu haysta ilahay ayan idinku dhaarshe xgee uu ka keenay hadana wxuu u socdaa inuu hadana ka sii urursado oo guryaha london uu ka iibsaday inuu iminkana qaar ka iib sado new York hhhhhh

  • @aabdi8896
    @aabdi8896 Год назад +1

    iga walla ninkani waa cod kar aqoon siyaasadeed na leh

  • @mariaahmed9018
    @mariaahmed9018 Год назад

    Waa ceeb haday heshiiyaan labadani waayo labaduba waa bari isu talowga ku qurux badantay bahashu xaashiyow dib u fikir waliba ciro wuu kaga murmi hhhh

  • @cabdiadan1779
    @cabdiadan1779 Год назад

    Madaxweynaha mustaqabalka maxad xaashi geesi hadal cad codka dadwynaha waad kastbankarta

  • @warsamemeesho5949
    @warsamemeesho5949 Год назад

    Hassan sheeq u sheeg oo isagoo mamul gobo led LA had Lin Ina a bdikariin guled iska magacowday

  • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591

    Hawadii JAMUURIYADA SOMALILAND XAGAD GAYSAY WAA LA OGYAHAY inaad umada soo hor fadhiisato may ahaynee inaad naga dhuumatay ahayd runtii.

  • @ahmedjama2090
    @ahmedjama2090 Год назад

    Ina xaashi, duur, iyo boobe waa 3da nin ee ugu balaaqad wanaagsan somaliland