Fatxi o xanaqaday o afka fuuratay ceeeb badan banaanka soo dhigtay yaabka iga dhamaday

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 окт 2019
  • Fatxi o xanaqaday o afka fuuratay ceeeb badan banaanka soo dhigtay yaabka iga dhamaday

Комментарии • 36

  • @khalifabdi5505
    @khalifabdi5505 4 года назад

    Wowo

  • @hussendhicis1148
    @hussendhicis1148 4 года назад

    Masha allh

  • @eucabethmchemi9220
    @eucabethmchemi9220 4 года назад

    Naysi

  • @maandeqmohamedali
    @maandeqmohamedali 4 года назад +1

    Hadaa xumaan ii aragteen cafis iyo masaamax.

  • @foolhooradchannel156
    @foolhooradchannel156 4 года назад +1

  • @maandeqmohamedali
    @maandeqmohamedali 4 года назад +1

    Fatxi masha allah gabdhaheena oo dhan waxee iska noqdeen youtuber laakiin waxaa arin laga xumaada ah marka koowaad waad islawada joogtaan marka xigta waxaa la arkaa idinkoo RUclips ka iska soo aflagaadeenaayo walaalyaal waxaas dhaqan xuma waaye ee qof walba markuu walaalkiisa qalad kadareemo ha u tago wax isa soo fahansiiyaan walaahi gabdhaha yurub jooga ayaa idinka wanaagsan kuwiina horta kenya iyo somalia jooga waxaan ka baqaa youtub inaa daawado dartiina inaa u dhaafo aniga youtub malihi laakiiin taageero buuxdaa idiin haayaa mida kale gabdhaha keenya jooga waxaan aad uga helaa walaasheey shukri masala maxaa yeelay ma arkeesid ayadoo qof ku dhegan ama xagxaganeeso ee intiina kale allah yahdiikum saan xaalka ka badala

  • @rayaansacid495
    @rayaansacid495 4 года назад

    Wwww mashallh fadxi chanalkada wankufaraxsanhy mashallh

  • @ubaxmaxamedcali9053
    @ubaxmaxamedcali9053 4 года назад

    Masha allah fatxi yuusuf abayo hore usoco

  • @sagaliidle6753
    @sagaliidle6753 4 года назад

    Fasxi qali guuleso

  • @mumtazinacabdiraxman4826
    @mumtazinacabdiraxman4826 4 года назад

    Hore usoco qali waxas loma jojiyo dulqadka badso

  • @nasiibmaanka8183
    @nasiibmaanka8183 4 года назад

    Fatxi keep going abaayo noloshu Kuma xumeyso nasiib waaye😍😍😍

  • @kulmisstudio
    @kulmisstudio 4 года назад

    Wow masha Allah

  • @habibanatural6895
    @habibanatural6895 4 года назад

    Samir walashy ilahay inti xuman samaynayso ilahba laxisabtami

  • @zeinabibrahim6750
    @zeinabibrahim6750 4 года назад

    Wixii buka sakiin laqa gabadha halaga leexdo

  • @hooyomcn3535
    @hooyomcn3535 4 года назад +1

    Wa qof hormark ka xuuna hormar waacan

  • @nawalcakes9281
    @nawalcakes9281 4 года назад

    Fadxi abayo cadowga allaha kaqabto qof wanagsan ayatahay intan Ka arkey. haujojinin hore usoco

  • @zakisomalichannal141
    @zakisomalichannal141 4 года назад

    Masha Allah xapipty

  • @kulmisstudio
    @kulmisstudio 4 года назад

    Abaayo cadawgaaga hajabo

  • @hanadomar5282
    @hanadomar5282 4 года назад

    Abtii maxa kuhelay

  • @hamdidahir8855
    @hamdidahir8855 4 года назад

    Bole sana

  • @umumohammedamiin5690
    @umumohammedamiin5690 4 года назад +1

    Fatxi inta aan kaa arkay waxaa tahay qof aad u fiican cadowgaa hajabo inta kaa xun cagta hoosteey we love u dear keep going

  • @faraxcabdimaqtal4371
    @faraxcabdimaqtal4371 4 года назад

    Gabdhenii yaa kaxanaajiyey sorry quruxeey

  • @canabbabyfashion4049
    @canabbabyfashion4049 4 года назад

    Haxanaqin qali sabar

  • @hooyomcn3535
    @hooyomcn3535 4 года назад

    Fadxi hormar waacan

  • @rayaanruun5971
    @rayaanruun5971 4 года назад

    Mcnto caawa saa idaa uxanaaqde run ahaan tii anigaba waan xanaaqe majecli qof kaa caree siiyo walashey hore usoco inta ku jecelaa badanee xabbi ha ubixin waxaasa ookale abaayo qaaali

  • @zahramuhumed6828
    @zahramuhumed6828 4 года назад +1

    Walaahay ayaanbaan xalay kanaxay waxa lagu sameeyay you tube layda soomaaliyeed waxaan leeyahay wax ha laisku quudho cadaw ha isku noqonina caalamka lajaan qaada oo wax isku ogalaada

  • @hooyomcn3535
    @hooyomcn3535 4 года назад +1

    Fadxi ya kaa xaanaaji wll

  • @zahramuhumed6828
    @zahramuhumed6828 4 года назад

    Xabiibti adiga iyo caaisha lifestyle maxaa ukala hadheen waxbaa jiraan umalaynee

    • @salmomm7141
      @salmomm7141 4 года назад

      Timirba lafaaa kujirto wan shakisanahy

  • @xilkashasan6417
    @xilkashasan6417 4 года назад

    Sorry abaayo malmahan waxa badatay gabdho isku xasida lkn xasidka alaha kaqabto

  • @daryeeldumar8959
    @daryeeldumar8959 4 года назад

    Kkkkk sxb dhib malahan dulqadka ka xigso asaaba marka u dambeya bananka iskeeniye

  • @shuceebshanaana1551
    @shuceebshanaana1551 4 года назад

    Hee

  • @shuceebshanaana1551
    @shuceebshanaana1551 4 года назад

    Fatxi diyarsanthy horay usoco wll qaaliya

  • @VlogsMedia
    @VlogsMedia 4 года назад

    Qof ka xun waya waxa ka xun yihin hormarkada

  • @zeinabibrahim6750
    @zeinabibrahim6750 4 года назад

    Fatxi Qurux waad u qalantaa in subscribe laguu saaro
    Keep going dear sister

  • @umumohammedamiin5690
    @umumohammedamiin5690 4 года назад

    Fatxi qalanjo ayaa tahaay maashaaAllah maxaa makaa maseersan yihiin Sakiin laqa dheh👅👅👅