PRANK BUSKUT OOHIN AFKA FURTAY WAAN AARSANAY TEAM MUNIIRA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 сен 2024

Комментарии • 280

  • @MohamedBuskutOfficial
    @MohamedBuskutOfficial  Год назад +63

    Waa ley gaaday manta ee maka aarsanaa Maniira mise wa iska dhaafnaa? Like saar & susbcribe welcome

    • @saciidojaamac9921
      @saciidojaamac9921 Год назад +3

      Iskadaa quruxsanteena maniiro waakuwadanaa abyo

    • @binthassan3577
      @binthassan3577 Год назад +2

      Iskadaf walalo xamiloo wayeee,markey umusho samey eeee ilmahagii unaxxx

    • @umumuminchannel7460
      @umumuminchannel7460 Год назад +5

      No parnk no parnk guys teda kale waxa isla ogtihin waye dadka ciyarta ka daya no more parnk please and thank you

    • @naciimaladan637
      @naciimaladan637 Год назад +2

      Ala dumashi iska daa

    • @rodaali3997
      @rodaali3997 Год назад +1

      @@saciidojaamac9921 masha Allaah bayuutufuul

  • @DeeqMaalMedia10
    @DeeqMaalMedia10 Год назад +209

    Hadaa u jeedo magaca Nabigeena Muhammad ❤ﷺ❤
    like sara❤🤲❤❤❤

  • @xaliimacali5595
    @xaliimacali5595 Год назад +20

    Talo aan dinsiiyo joojiya prankga waxii lagu kaftamo waa run bay noqondaa
    Waa sabata waxaan isleehy qoysas badan isugu yaacaan

  • @rahmashine2261
    @rahmashine2261 Год назад +35

    Team muniira Hadaan nahay cawa madaxaa na furan Maxamed adey kuu talaa 😂😂😂😂😂

  • @Goat_zaki
    @Goat_zaki Год назад +71

    Aniga iyo adiga aqrinaya qoraalkan ilaahay qabrigeenna beer beeraha jannadda kamid ah ha nooga dhigo, Aamiin dheh.🤲😢
    #subscribe isoo dheh wll.

  • @siazon7701
    @siazon7701 Год назад +7

    😄 wuu oo yey kulahaa ileen raguna waa suuroodaan mise lacagta RUclips ka darteedbaa 😄😄😄

  • @caynaasheabdilaahi6515
    @caynaasheabdilaahi6515 Год назад +49

    Waxan prank hadaan idenka yeelo aniga walana 😂😂😂

    • @xabiibomacalin7350
      @xabiibomacalin7350 Год назад +2

      🤣🤣🤣🤣

    • @fartuunmohamedofficial3924
      @fartuunmohamedofficial3924 Год назад +1

      😂😂😂😂😂filim caadi ah daawo 😂

    • @munashafat2709
      @munashafat2709 Год назад +2

      Kkk meeshan ku yaaban fadhiyaa ar xishooda been cad in ey tahay cunuga yar xataa fahmaayo naga daaya dee hanaga xanaajinine🤦‍♀️

    • @seibaahmet1821
      @seibaahmet1821 Год назад +1

      😂😂😂😂😂Ala beerka

    • @Candy.r43
      @Candy.r43 Год назад +1

      Somali prank are all fake just watch like movie 😂😂😂

  • @makoahmed7381
    @makoahmed7381 Год назад +10

    Asalamu alaykum edo mohamed buskudow iyo habo munira anigoo macca ahmed waxaan idiku gula talin laha prank iska dhafa Allaha idin xifdiyo اللهم یحفظکم اللهم یبارك فیکم اللهم امی ☝👏 famillygaygii qurxoona baatihiin Allaha wanaaga iyo farxadaad ku nooshihiin ha idiin siyaadiyo Allahuma amin ☝👏💜💙

  • @halimoabdi4214
    @halimoabdi4214 Год назад +9

    Inti isku faraxsan allaha is kudaayo ma sha allah

  • @aasiyanour5368
    @aasiyanour5368 Год назад +9

    Waxan asaga sameyay asaga camerkada u diyariyay viodyaw hagajiyay 😅

  • @bahsanabdi1566
    @bahsanabdi1566 Год назад +8

    Please prank iskadafa family qurux badan aya tihin

  • @Mrsfardosa
    @Mrsfardosa Год назад +9

    Munira you got Mohamed very good, but take it easy on him. Masha Allah Tabaarik you have a beautiful family 👪 ❤️ and husband that loves you. By the way my daughter's name is Munira. Peace from Minnesota.

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 Год назад +1

      Iso boqo wll qli Ado mahadsan ena igu so bir 🥰

  • @mushtaaqmoha1930
    @mushtaaqmoha1930 Год назад +11

    Waxana prank ah hada idinka yeelo kuuuley Cali banjar Alla ha iga dhigo😁😂😄🤣🏃🏿‍♀️🏃🏿‍♀️

  • @raabicaayatulah5186
    @raabicaayatulah5186 Год назад +1

    Alla hooyey nin ooynaya keygi baa dad in uu wacan yhy u wnsgn yahy ban u hesta hdne dheldheel ilin indha hiisa uguma imaadi meyso 😆

  • @fardushassan3129
    @fardushassan3129 Год назад +6

    Mashallah Manirra she is very nice and she is smart and a hero I love pranks, Mohamed is nice and honest

  • @Afnaan181
    @Afnaan181 Год назад +10

    Munira somaligi ayay baratay tagtay 🤣🤣🤣

  • @dekaolhayeh7883
    @dekaolhayeh7883 Год назад +4

    Hun u ku jecelyahay xaajigaga allah isku kiin daayo amiin

  • @ayanhassan5906
    @ayanhassan5906 Год назад +2

    Wll muniira mohamed waa daacad ee haku sameen mardanbe paranki iskaba daaya waayo waxa tihiin qoos quruxbadan rabi haiskukiin dhooro amiin aamiin

  • @yasindeqogadanofficial2407
    @yasindeqogadanofficial2407 Год назад +2

    M.a family qurux badan ayaa tihiin illhey haidin daayo muniira waa maskiin ee haka aarsanin

  • @hiboabdilahi3624
    @hiboabdilahi3624 Год назад +2

    Maskiin mnsha Allah buskut sidad ugu naxariiisanaysid Allah haku naxariis too

  • @upahmohamed1888
    @upahmohamed1888 Год назад +10

    Masha Allah 💯 family an iska jeclahay 💖💖💖

  • @zamzamsfood5192
    @zamzamsfood5192 Год назад +2

    Asc walalehey channelkeen Soo booqda kheyr Aduun & mid Aaqiro Allaah idinsiiyo inshas Allaah🥰💜🤲

  • @raliaabdikontoma9783
    @raliaabdikontoma9783 Год назад +8

    MashaaAllah ❣️ ❣️ family quru badhan Allah in barakaye

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 Год назад

      Iso boqo wll qli Ado mahadsan ena igu so bir🥰

  • @kheyrqasaaro8660
    @kheyrqasaaro8660 Год назад +2

    BRO videos inta ugu dambeysa naga badal adna CHANELLE ayuu u xiranyahay copyrithg ayee raaxada nooga qaadeen please

  • @sahrofarah9857
    @sahrofarah9857 Год назад +1

    Scw Munira waxaa sameysay waa wax xun ee ha u noqnin Maxamed oo kale ma heleysid ogoow

  • @fadimokitchen5682
    @fadimokitchen5682 Год назад +2

    ilahay aya keney walaca wax keni kartan majire marka cadi iska dhiga walaga geshtey buskut

  • @leylamuumin3492
    @leylamuumin3492 Год назад +7

    S/C. Buskut haka aarsanin maasha allah waxaa tihiin labo leyskugu tala galay oo aad iskugu qurux badan allaahuma baarak 👍👍👍❤❤❤

  • @hooyomcn2420
    @hooyomcn2420 Год назад +5

    Habo baranki mafiicno waa been Allena majecla beenta wax kale oo barnamij ah oo dadkana ka fa'iidan Allena raali kayahay sameysta tasa idiin kheyr badan

  • @sahra7553
    @sahra7553 Год назад +4

    Maashaa Allah maxamed buskut waa dulqaad miidhan

  • @nuurta
    @nuurta Год назад +9

    Prank camerada lasoo fiirinayo maxey thy🤣🤣🤣🤣🤣

  • @caashdaahirciid3285
    @caashdaahirciid3285 Год назад +2

    ALA BUSKUD MUNIIRA Wy NAXAYSAA PRNK HAKUSAMAY WALLO ILEEN WAY CULUSTAHAY MAXAMILI KARyso KAQa🥰😍❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥LEE MARKA 🥰😍MARKAY UMUSHO KUSOO SAMEE WALLO

  • @Niimmoh4
    @Niimmoh4 Год назад +8

    WAAD U TASHATAY WALLAHI😂😂😂TEAM MUNIIRA IS MUJIYA😉

    • @user-kl2wg3yx7v
      @user-kl2wg3yx7v Год назад +1

      wallaahi gaabiska kadaa wll magaca Allaah ma wanaagsana

    • @Niimmoh4
      @Niimmoh4 Год назад

      @@user-kl2wg3yx7v Haye wll waad Mahadsan tahay hada laga bilayo maso gabin dono💛🙏

  • @kherjecel1705
    @kherjecel1705 Год назад +4

    Masha.allah.allaha.isku.kiin.barakeeyo.kkkkkkkwaxaan.ku.qoslay.uurka.waa.wada.keen.nay.keligey.makeenin😁😁😁😁

  • @raliaabdikontoma9783
    @raliaabdikontoma9783 Год назад +2

    MashaaAllah team mohamed busut ismujui heeee bad prank 😑 he cry he love you so much dumash

  • @hodan2698
    @hodan2698 Год назад +6

    Kaaan prank mahe waxa kale sheg😂

  • @jamilahassan8487
    @jamilahassan8487 Год назад +2

    Muniira haku sameyn prank mohamed because uur bay leedahay please 🙏

  • @xamdixarako2479
    @xamdixarako2479 Год назад

    Maxamed waaa maskiiiin wlhi muniira ilaasho apaaayo kuwoo bdn oo naxariiis la,aan eh qiyaano bdn jecelka lashegaayo qiimihiisa aaan garaneen uuka fcn yhy allle ha isku kiiin barakeeyo wllhy mcn Cadow allle idnma tuso

  • @maanka1111
    @maanka1111 Год назад +2

    wll albaab walboo kaaxiran alle hakuu furo murugada farxad hakugu badalo culeys kasta ooidin heysta allah idinka qaado wll 100 subscribe iisaara xabibayal🙏🙏🙏😭😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️

  • @nasraismail5298
    @nasraismail5298 Год назад +8

    I love munira cadey

  • @barlinmohammed3129
    @barlinmohammed3129 Год назад +1

    Walahi maxamed ninfiican waye osamirleh mashaalah jacelkiina haguuleysto

  • @Zahra-fq3fe
    @Zahra-fq3fe Год назад +2

    Famillkayga farxad waarta igu nolaada alle ha idin xafido

  • @fadumoqasin5266
    @fadumoqasin5266 Год назад +1

    Seedigay kada ciyaarta nacabka hawjabin mashaallaah

  • @hodanjama9920
    @hodanjama9920 Год назад +6

    Maashaa allaaaah beautiful family isku wara abid ❤

  • @zamuzamu9194
    @zamuzamu9194 Год назад +3

    Mashallahi boqorada wlcm Dumashiey Qaali

  • @naimoyusuf6245
    @naimoyusuf6245 Год назад +9

    This prank looks like plan and also it too long to watch

  • @umumahirchannel8841
    @umumahirchannel8841 Год назад +2

    Buskut indho ooyaba malahan ee nagadaaya

  • @xamdixarako2479
    @xamdixarako2479 Год назад

    Abaaayo hdlkagaa iska jclhy wlhi waaad iga qoslisaaa fananada Raxmo xasan oo reer jabuuti cml u hdlesaaa

  • @nasrosayidnoor1885
    @nasrosayidnoor1885 Год назад +2

    Waxn ku qosley ku lahaa walac waxu ku didey baris basto Sweden ma ku didi karo

  • @halabuurdfiljanno824
    @halabuurdfiljanno824 Год назад +4

    Sweden man kula diida markaa 😂😂😂😂

  • @maryannnnn942
    @maryannnnn942 Год назад

    Walaahi maxamed buskut aad ayuu U dulqaado badan yahay ee muniira maxamed ilaaliso waa daacad adiguna waad wanaagsan tahay ee waad Soo shaqeeysato prank farxiyo inaad Laga aargoosato waa la rabaa ee jaceeylkiinu ha jiro jabiibo ha ka aargoosane U fuuti waa walace

  • @intisaamofficial3008
    @intisaamofficial3008 Год назад +4

    Quraanka kadib gabadha bananka gey mar walba oo walac tahay hawada wa loo badala mye haka so aarsan haka nixin muniiro prank wad haka joojin dee

  • @Amina-ts1lj
    @Amina-ts1lj Год назад +2

    Munira hargasa ku so dhalya wad ka arstay buskud 😂😅

  • @user-ed7iq5ev4b
    @user-ed7iq5ev4b Год назад

    Walaca ma Isla keenteen qosol iguma harin🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @saabariiinxasan4073
    @saabariiinxasan4073 Год назад +3

    Masha,alah family quruxbadan isku wara💞💗💥💞💗

  • @mohamedisak4827
    @mohamedisak4827 Год назад +4

    Ka oooysii waa rabay ina ka aarsatid

  • @ashahirsi1838
    @ashahirsi1838 Год назад +1

    Muniira waxay kentey cabsi cabsi. Buskud wuu qalqaley. Maskiin ad iyo ad ayuu u jecelyahy xaskiisa. Muniirana wey jeceshahay. Isku wara .

  • @nadiiracabdulahi2248
    @nadiiracabdulahi2248 Год назад +4

    Mac wlahi wa ku Farxy 😃😃😃

  • @filsanhassanfilsanhassan6811
    @filsanhassanfilsanhassan6811 Год назад +1

    Masha allaah family qurux bdn illahey ha iskugin barageyo

  • @maryanfoodcade6081
    @maryanfoodcade6081 Год назад +1

    Camirada oo la arkaayo ayaa parank lasameynaa😂😂waa dan beysaan eallhi

  • @salmacadey5128
    @salmacadey5128 Год назад +2

    This prank they know each other lol

  • @user-ed7iq5ev4b
    @user-ed7iq5ev4b Год назад

    Haka oysiin ma istaahilee qoys qurux badan allah idin barakeeyo💖💖💖

  • @jigjigavision1
    @jigjigavision1 Год назад +1

    Waxyaalahaas reer dhisan prank iyo kaftan ma galo joojiya hadii kale wey rumoobi

  • @zsh2214
    @zsh2214 Год назад +1

    Waa wax ay isla og yihiin actionkiisaa laga garanayaa

  • @kabulsaleh3055
    @kabulsaleh3055 Год назад +1

    Mahamed Masha Allah u r cool and gentle man😎🔥

  • @hayaatiimoh3808
    @hayaatiimoh3808 Год назад

    Masha Allah aad baan idiin jeclahay buskud iyo amiiro ilahay haydin siiyo gabar aad igu samisaan 😘

  • @ayanewaberi2208
    @ayanewaberi2208 Год назад +9

    Team munira cawa madaxa na furan en est fière ce soir désolé sedi 😂😂😂😂

  • @yasminhoussein1898
    @yasminhoussein1898 Год назад +2

    Waxan diidoh waa inad dido kulaha 🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🤣😂😂

  • @ramlanuura5339
    @ramlanuura5339 Год назад +1

    Wxn prnk weeyi hdaan idinka yeelo mas allah iga dhigo 😂😂😂😂😂

    • @nasrohasan3854
      @nasrohasan3854 Год назад

      waxan prnk waye hadan idinka yelo ramlo nura allah ha iga dhigi 😁😁😁

  • @M.khaliij.
    @M.khaliij. Год назад +2

    Waxaas iska daaya ilahay ma idin kala geeyo ha saadsanina waxyabaha qaar

  • @Zuumaya123
    @Zuumaya123 5 месяцев назад

    Allah hakuu cafiyo dumshiiyeey❤❤❤❤

  • @munamunamoh5629
    @munamunamoh5629 Год назад +1

    Wlhi wa nin rageed m.a wll family fican ba thy

  • @laylaluul3397
    @laylaluul3397 Год назад

    Muuniira wanaga qoslisay walahi masha Allah hadin siyaadiyo farxadiina

  • @shamsahussein1045
    @shamsahussein1045 Год назад

    Masha Allah tabarakallah illahay subxaano watacalla haysku kiin xafido beautiful family 🤣🤣🤣🤣

  • @qisas599
    @qisas599 Год назад +7

    Masha Allah family qurux badan Allah idin barakeyo

  • @luulibrahim2702
    @luulibrahim2702 Год назад +1

    Hindi miyaa wa ooyaa kulahaa 😢😢

  • @Asiya_ismail2024
    @Asiya_ismail2024 Год назад +1

    sheeko Lawada ogaa yahay igaa dheha🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @mohanff925
    @mohanff925 Год назад +4

    Masha Allah isku wara

    • @suadahassan1672
      @suadahassan1672 Год назад

      Masha allah isku wara🙏🙏🙏❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹👪🥰🥰🥰💞

  • @kiinmahammed5867
    @kiinmahammed5867 Год назад

    Walahi Moh buskud wa wiil fican mansh allh nahuuy nin fican ayad heshay ogow

  • @hipaaqdiini6564
    @hipaaqdiini6564 Год назад +4

    Wow amazing family

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 Год назад +1

    Mnshlah family jeclhy isķu waara

  • @asmocabas2987
    @asmocabas2987 Год назад

    Qof prank lugu sameenayo oo kaamiro laga qarineen waligey ma arag

  • @hamdicabdullahi5650
    @hamdicabdullahi5650 Год назад +1

    Buskut caawa waa kujirtaa godka adkeyso hee

  • @Myemy09
    @Myemy09 Год назад

    Maxamed buskut isn’t a patient husband he seems nimanka gacanta ka hadla iyo afka xun lkn camerada a xayireysay but I wish you guys the best

  • @mohanali9745
    @mohanali9745 Год назад +3

    Masha Allah

  • @xaliimacali5595
    @xaliimacali5595 Год назад +2

    May haka aarine iskadaa hhh

  • @simanhajiabdi2890
    @simanhajiabdi2890 Год назад +1

    Love mounira

  • @RABIC.Channel
    @RABIC.Channel Год назад +2

    Kusodhawaw rabic channel ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💛💛💛💛💛💛💛💛💛

  • @user-ed7iq5ev4b
    @user-ed7iq5ev4b Год назад

    Buskudow saa unaxday yaa itusa adkayso adaa bilaawaye🤣🤣

  • @mahamedabdi593
    @mahamedabdi593 Год назад

    Asc mounira je suis fier de vous mais svp ne fait pas du prank avec mahamed parceke vous etez de belle famille et dieut vous protege

  • @dagancali754
    @dagancali754 Год назад

    Ilahy nin sas ah hano sahlo mashalah mashalah mashalah

  • @shukrimohamet5320
    @shukrimohamet5320 Год назад +1

    Family qurux bdn isku waara🥰🥰🥰🥰

  • @FfFfff-sv2fo
    @FfFfff-sv2fo Год назад

    Masha alaah alaha isku kiin dayo🌹💞💕💞💞 dumashi muniro kada baraki

  • @sahalhouseabdi693
    @sahalhouseabdi693 Год назад

    QOYSKII ALLEE HANII DHIIGOO

  • @farxiya267
    @farxiya267 Год назад +1

    Walaleey ilaa hada ma ixasuusataa xbbti aniga waa leey qabaa oo xaas baan ahay buskud ha iiga baqin😂 waana kutageraa

  • @yasminhusen8375
    @yasminhusen8375 Год назад

    catoosh yare wiilkaas waa wiil daacad ah oo wanaagsan laakiin ayaantan wax ween ayaa ka qaldan qofkii fahmi karaa fahmi karo waa loo jeedaa in eey wax ka qaldanyihiin xasan toob quf u tagay oo caafimaadkiisa is badalin lama arag wiilkaas catoosh yare xasan toob uu u gacan galay isaga dhan waa maqane jooge waa iska qoslaa lee maanto dhan istaag hadii la dhaho wuu istaagaa soco hadii la dhaho wuu socona fariiso hadii la dhahana wuu fariisanaa u fiirsada wax uu xasan toob ka diidaayo ma jiraan

  • @nafisaahmednor5593
    @nafisaahmednor5593 Год назад

    Mar marka qaar like ta wan ilaawa lkn manta ma ilaawin muniiro wa Jili taqana wlh

  • @xiiscumar2145
    @xiiscumar2145 Год назад +2

    Masha allah 🌹❤🌹❤🌹🌹

  • @lohsibra4191
    @lohsibra4191 Год назад

    asc ma chère un vrai homme avec un grand H reste toujours un homme

  • @kiinmahammed5867
    @kiinmahammed5867 Год назад +2

    Kkkkkk maskiin moh

  • @farxiyocali53
    @farxiyocali53 Год назад

    Mnshaàaaalah walal guulaystaaa dumashi maxamed waa niin dulqaad badaan yasalam