KHADRA SILIMO MASRIXIYADII REER BOORAMA CAWALE SHOW 2019

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 сен 2024

Комментарии • 481

  • @somalivlogs6780
    @somalivlogs6780 5 лет назад +9

    Wixii Ree Galbeed Ah
    caawa Halkan Ayaa la Idinka Baahan Yahay
    we Love Borama Hadaanu Ree Gabiley Nahay😎😎😎😎

    • @faizamohomed3271
      @faizamohomed3271 5 лет назад +1

      Xaadir galbeediyah✋✋✋ I love both city because I'm from both.❤💕

  • @akae5153
    @akae5153 5 лет назад +22

    Reer Borama:-
    Waa dad aad u wanaagsan waliba waxaan aad u jecelay hablahooda aadka u dagan ee raaliyooninka waan idiin soo mustaqbal doonanaya inshalah, Big salaam From Hargaysa✋

    • @naemaibrahim9551
      @naemaibrahim9551 5 лет назад

      Zakaria Maarshaal 🌹🌹🌹

    • @HoyaZak
      @HoyaZak 5 лет назад

      Zakaria Maarshaal jeebkaaga hadu buuxin hays khasarin

    • @rahmarahma9457
      @rahmarahma9457 5 лет назад

      Zakaria marshaal Insha Allah

    • @faizamohomed3271
      @faizamohomed3271 5 лет назад

      Sakariye, thank you soo dhawow walaal.

  • @cawohatlia7850
    @cawohatlia7850 5 лет назад +10

    Soomali hadal badana khadra hadu mursal ku xumaaday anaga waa dumaashiday borama cidi kama xigto ciyaalna way noo haysa khadray sida boqarada u nolow wll kolsoonida ku timid ku joog ayaan ku leeyahy waa bulsho cid walba wanaag kala kulanto Borama jano magaaladan ku dhashay kuna koray viva Borama✨

  • @gulledbazma586
    @gulledbazma586 5 лет назад +172

    Team khadra👍Dhac dhac Ku Sii

  • @iqruush_abdukadir
    @iqruush_abdukadir 5 лет назад +6

    Reer borama aadaa ku xiseyaa inaa imado fananne ma ahi mar inaa imaado waaye
    From muqdisho

    • @faizamohomed3271
      @faizamohomed3271 5 лет назад

      Cabdi xafid, Ku soo dhawow gacmo furan walaal🌷🌷🌺 Alah haku jelado💕

  • @asmaahmed9927
    @asmaahmed9927 5 лет назад +10

    Waaw reer aptigy gobsanaa viva reer awdal❤️❤️❤️👍👌 from berbera

  • @ahmedawad3588
    @ahmedawad3588 5 лет назад +52

    Khadra abdi silmo. Inay goob tahay baleeg. Mid kale Bari hore dudii laheed wale. Goboniimada. Waa lodhasha. Boqortooyo. Weeye. Viv Khadar abdi ❤️❤️❤️❤️🥰🥰😍😍😻

    • @faizamohomed3271
      @faizamohomed3271 5 лет назад +2

      Ahmed Awad, reer borama iyaguna si gobanimo leh bey khadra heesaheeda ugu kaceen oo u muujiyeen iney jecel yihiin aad bey uga farxiyeen dumashidod. Walee waa gob reer borama. Khadrana waa gabadh muteysatey in loo kaco.

    • @abdimohamed1141
      @abdimohamed1141 5 лет назад +1

      Khadra hadalina walalayan naagi ninka qabo dadkoda inika jeceshahay seedikiin ha caloosiisanina walashiin waxay noqon allaha garan hadaalina

    • @abdullaahimohamedmohamuud4680
      @abdullaahimohamedmohamuud4680 5 лет назад

      Khadarsilmi wwwwww

    • @user-gi3cy7yb7r
      @user-gi3cy7yb7r 4 года назад

      Mashalah fananada fanaanadaha

  • @keyfqali4448
    @keyfqali4448 5 лет назад +18

    indhihi basaasayo
    Borama ma aragten
    Gobey lico hajabin
    Magalo cidksta marti galisa anigu wxn ahay reer muqdisha Hadana
    Borama waa riyadeyda in aan tago
    Baradii cilmiga Boramaay❤

    • @faizamohomed3271
      @faizamohomed3271 5 лет назад

      Keyf Qaali, Walaal gacmo furan ku soo dhawow, Allah haku sharfo intaad na jeceshey in la midanu ku jecelney.❤🌷🤩😍

  • @samiiraduceysan5961
    @samiiraduceysan5961 5 лет назад +288

    Heesta Adoo daawanaayo hadaad Comments Akhrinayso like hayla dhaafin ❤️ Waan idin jclhy ❤️ Allah Haydin jeclaado 🌹❤️💋

  • @gobpro3576
    @gobpro3576 5 лет назад +183

    Wee team khadra silimo inta xasuusta Ku leedahay heestani subscribe saara

  • @nimcoawadan3
    @nimcoawadan3 5 лет назад +73

    Alla khadraay jacayl aan ku qabay waaniga anoon waligay fanan ag joosan kuso agjoosaday ee halkan layga wada arkayo ❤️💋💯💯🙏❤️

    • @jablibaax
      @jablibaax 5 лет назад +1

      Maxa calaamad kuu ah oo lagugu garan karaa ?

    • @akramcabdala5093
      @akramcabdala5093 5 лет назад

      Anaa ku arkayoo waan yaabanaa

    • @poqoradanolosha3732
      @poqoradanolosha3732 5 лет назад

      Nasap kaamila noolow wll nimco aw Adan ♥️♥️♥️

    • @khadarcasoodofficial5314
      @khadarcasoodofficial5314 5 лет назад

      Nimco Aw Adan gobeey noloow wll qalih khadra fanaanad qiimo le weyaan boqol boqol

    • @nimcoawadan3
      @nimcoawadan3 5 лет назад

      akram cabdala sawmha shawga dhAn darted u imid wlhi wll

  • @rahmaadan5053
    @rahmaadan5053 5 лет назад +306

    Khadra in ay mursal karaysatay yaa ila arkay mansha alah

    • @nimcoayaan7861
      @nimcoayaan7861 5 лет назад +7

      Aniga wlhy wayka raysatey khadra ilhy hadaye

    • @ayanabdi8708
      @ayanabdi8708 5 лет назад +1

      Sax

    • @Hindaladan4455
      @Hindaladan4455 5 лет назад +5

      rahma adan ani ahaan fikirayga laba ruux oo iz qaba haday wanaag isku hyn
      Way kala raysanayaan haa mrka kala baxaan
      Mursalna quruxdiisa isagoo iskaabulo ah waata la daawado awalna isgoo aqalkiisa ka soo toosay bisad buu u ekaa

    • @rahmaadan5053
      @rahmaadan5053 5 лет назад +5

      Waa runtaa duruuf baa iska jirtay hada labafoodu qaxay u kala raysteen waxa weeyi isagu biil horta wuuhelay khadrana waxay sha qaysato iyada iyo gabdha heega ayaa nolol xalala kunool khadrana garab bay kaheshsy dad badan arintaa awgeed man dha slah ilaahay midjastabe meeshuu dhigay ha ubarakeeyo

    • @quruxdiidalkahoyo4927
      @quruxdiidalkahoyo4927 5 лет назад

      Anigaa

  • @daddysprincess5532
    @daddysprincess5532 5 лет назад +27

    Laba qof waxa.ka dhexeya maha wax bulsho.ka.dhexeya ee dadka ka dhex ,#khadra cidna boorma kama.xigto wloyaal 1nation #Boorama Gobolkeena❤

    • @sagalaxmed7944
      @sagalaxmed7944 4 года назад

      Gobtiiyeey noolow khadra cabdi silimoo

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 5 лет назад +35

    Qadra codkeeda caadi mhn
    M.a😋😍😍 inta Qadra La hinaasan farta Taag

  • @xafsoxafso3422
    @xafsoxafso3422 5 лет назад +20

    Cawaale Aadan waa libaax, caruurihii kle wa buufiyay wxuu so kaxaystay Laba xidig oo ad u weyn....legends

    • @kamadage8784
      @kamadage8784 5 лет назад +2

      xafso xafso wala heshay😂😂carurihi yaryara wu ka imid

    • @Somali-One
      @Somali-One 5 лет назад +1

      Waa run

  • @shinechildright8733
    @shinechildright8733 5 лет назад +31

    From Mogadisho Khadra qabilkeeda ma aqaan lkn inee fanaanad weeyn tahy ogahy Soomali oo dhan taageersantahy

  • @nimcaanyare2587
    @nimcaanyare2587 5 лет назад +62

    Khadra Abdi Silimo Magac Laga Miskiin Maaha Boqorada Fanka
    Iyo Gobtii Boorama 😍🥰🙏💯

  • @khadarcasoodofficial5314
    @khadarcasoodofficial5314 5 лет назад +29

    Dadkaygiyoow wxd cadayseen gobanimadi la idinku yaqaanay marba hdaad khadra sida gobanimada le usoo dhawayseen haloo sara kaco oo madaxa hala saarto ciyaalkeeni bay inoo haysaaye sharaf wy inaga mudan tahay ❤️✋️

    • @sagalali8677
      @sagalali8677 4 года назад

      Ciyaalkeeda iyadaa iska le ma sharaf bad ugu haysaan sawdinkaa ku xaaray wanaageedii

    • @Carab1347
      @Carab1347 4 года назад

      @@sagalali8677 ado wakiil kama tihid reeraha is fura eee qabyalada jooji iyo naxliga ado kle dadka ku jira

    • @sagalali8677
      @sagalali8677 4 года назад

      @@Carab1347 maxa kaa galay adiga naxli iyo qabyaad idinkaa number one ah

    • @amanyedd8432
      @amanyedd8432 3 года назад

      @@sagalali8677 markey hodann garaacdey dhankasta banaan ka saartey ayay samaroon caaya tidhi weliba kuwi dhex tagtay indho adakida khadraay

    • @amanyedd8432
      @amanyedd8432 3 года назад

      @@sagalali8677 waa la furey Dee mxa loo dhiman karti iyo qurux ay ku haysato ninkeda ma anaga u sameynaa kkkkkkk ilmo caruurta isku qabatay nac Dee

  • @mohamedgacal7809
    @mohamedgacal7809 5 лет назад +16

    Reer borama gobonimada waa la idiin ku ogaaa qadra ku baashaal malagadada ❤❤❤

    • @faizamohomed3271
      @faizamohomed3271 5 лет назад +1

      Mohamed Gacal. Thank you walaal, nasab qaaliyaad tahay❤❤🌷

  • @howieie2081
    @howieie2081 5 лет назад +8

    Borama waa magaalada kaliya ee ii labaysa Hargeisa o wlhi ah meel aan Hargeisa iyo Borama ka jecelaha ma jiro dadkuna waa isku mid wanaaga iyo soo dhawaynta waliba reer Borama waa dad ilbax ah oo nolosha fahansan jeclaan lahaayaa iyagoo i apti ii noqda!!!! Viva Somaliland #Borama #KhadraSilimo

    • @faizamohomed3271
      @faizamohomed3271 5 лет назад +2

      @Warfaa, Mahadsanid walaal nasab kaamilad tahay😍😍

    • @laughoutloud8561
      @laughoutloud8561 5 лет назад +1

      mahadsanid walaale.
      Midabkaaga hiil leh

  • @braziliano12
    @braziliano12 5 лет назад +21

    gobinimada reer borama siday u so dhaweeyeen khadra silimo waan ku ogaa geesinimada reeer borama

    • @asmachanel5744
      @asmachanel5744 5 лет назад

      yirisow braziliano kama baryayso taasi waa xaq Oo ubadbay uhaysaaa huuno

    • @barnimooyan5182
      @barnimooyan5182 5 лет назад

      yirisow braziliano dhaadhanow Khadra ciid ka xigata Borama maa jirto.

  • @axlanilkacase2458
    @axlanilkacase2458 5 лет назад +46

    MnzHa AlH
    maihi reer bormaha
    Waxn ahye reer burco
    Lkn B oormaha meshan aduunka ugu jeclhye dad nasba ah
    Waxd cadaystah inaad tihiin dadkii aqoontah wayo qofka aqoonta leh dadka wuu kaduwnayeha
    Allah maruun boormah HaYe geeyO

    • @salmaomar6331
      @salmaomar6331 5 лет назад +1

      Axlan ilka case wn kgu so dhwnaynan mrka qli imo

    • @juweriahashi4515
      @juweriahashi4515 5 лет назад +2

      Wlhi been mha qof wax bartay iyo qof an waxba baran isku si kulama dhaqmayan dadkan inanti caruurta u dhashay madaxy sarteen

    • @dhamassomali6442
      @dhamassomali6442 5 лет назад

      Borco jeclahay qali noo kalaydee borama anina ku sii racee

    • @adeecagobtitogdher3333
      @adeecagobtitogdher3333 5 лет назад

      Asma Muse her Briana gob gobdhashay❤️❤️❤️❤️

    • @Hindaladan4455
      @Hindaladan4455 5 лет назад

      Axlan ilka case Alla yacsik xbbti si lamida ayaan iniigu hynaa qadarin walaalahayga ree burco sharaf ku noolaada

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan 5 лет назад +3

    khadra wa geesiyad manshallah anigu waban ka baqi lahaa magaalada naagta la ila qabo reerkodu degan yihiin kkk

  • @zuhuurhassan9617
    @zuhuurhassan9617 5 лет назад +40

    Ma jecli inan wax so qoro palse khadra silimo nafta iska jecel wlhi 😭🙏

  • @asmaadan3538
    @asmaadan3538 5 лет назад +62

    marka horeba waan ogaa inay reer borama yihiin dad goba oo xadaarada ku horeeya oo ilbaxa walahi waligay maan arkin borma balse uurkaan ka jecelahay inaan tago

    • @queenalisha8557
      @queenalisha8557 5 лет назад +1

      Walal noo imo waanu ku soo dhawaynaynaa si wanaagsan

    • @asmaadan3538
      @asmaadan3538 5 лет назад

      waad mahad santahay inadeer nasab kaamilaa tahay isha allah maalin uun baan tagi magalada xadarada iyo aqoonta
      from berbera

    • @queenalisha8557
      @queenalisha8557 5 лет назад +1

      Adaa mudan wll qali

    • @Hindaladan4455
      @Hindaladan4455 5 лет назад +2

      odhaah Same Alla ha ku sharfo hno welcome mar walba borama cid walba way jeceshay

    • @saamiyaxasan4649
      @saamiyaxasan4649 5 лет назад +1

      😘😘😘😘😘😘😘❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @janodoondoon1458
    @janodoondoon1458 5 лет назад +4

    Reer boorama waa dad nasab ah Anigu reer berbera ahay Weliga ma arkin boorama Laakiin dhalinta boorama Qurbaha ku bartey wa dad nasaba

    • @faizamohomed3271
      @faizamohomed3271 5 лет назад +1

      @super boy, mahadsanid walaal Allah haku sharfo reer berber laftoodu waa dad nasaba.

  • @moustaphaahmed8492
    @moustaphaahmed8492 5 лет назад +1

    Waligay comment kama bixin hees Lkn waxa igu kalifay nasab nimada rer boorama Walhi waaa nasab salan sare ❤️👍😘😘💕 like igula booba viva inta wanaga iyo jacaylkaba taagerta

  • @omaryonis4701
    @omaryonis4701 5 лет назад +7

    Dumashiday khadra dheman nolow welcome to borama wa magaladi axya cod 😍👌🙌😍

  • @barnimooyan5182
    @barnimooyan5182 5 лет назад +22

    Cidna xigta aya iska yare Khadra Dheeman Borama, caruurtadu laba goreray waa duriyaad xaalala waa laan dheere banaan dagay waa mamaday reerka aya ka so jeedo waa Maxamed Case iskuma jiree waa beel weynta Reer Maxamed abtiiyaal iga gudooma salaan kashka iyo laabadta ka timid ❤️❤️🌹🌹🌹🌹🌹👑👑👑👑

    • @faizamohomed3271
      @faizamohomed3271 5 лет назад +2

      Barni Mooyaan, Thank you habo qaali. Cizi iyo sharaf ku noolow, nasab nasab dhaley baad tahay habaryar. We love you. ❤🌷🌷🌹🌺💜💝

    • @abdishakurabdiqadermuse6808
      @abdishakurabdiqadermuse6808 5 лет назад +3

      Mxamd Cse Boqortooyo dadkii Ilbaxiinta #SAMAROON
      Saylac #Bhber celi
      Ree Mxamed #iyo Qaarkalo BADAN #GOB WEEYI

    • @Alxmdullilah0219
      @Alxmdullilah0219 3 года назад

      Allha Yasharfak Abti Qli Anaa Ah Reer Mahamad Waliba Kasii Ah Reer Aadan Mnta Comment kaga screenshot ayan ka qatay qurux badnidiisa awgeed♥️🙏♥️

  • @muniirhaadi3501
    @muniirhaadi3501 5 лет назад +32

    Codka 💯
    Musica 💯
    Dheesha 💯
    Camera 80%
    Midhaha 💯
    👍🏿

  • @aishahuseinshali744
    @aishahuseinshali744 5 лет назад +4

    Massagekaas ya ila fahmay wallee jab waa danbeeyaa guul ayaan leehay khadra silimo gabar guula siiyay garasho weeyaane gu, aan la gaarinbey hadalka geysaaye wallee waa gedeedee baaqa yaa garan

  • @maryamamohamed3269
    @maryamamohamed3269 5 лет назад +20

    Awaale oo fursad usiiyey khadra iney maslaha kusoo noqoto viva khadra & awale❤❤

  • @juweriahashi4515
    @juweriahashi4515 5 лет назад +32

    Walee ina lakala Gobsanyhy rer Borama innta caruurta idin dhashy madaxa sarateen wlhi Nasabimada waloo dhashaa 😍 reer hargaysa wax ka barta dadkan😑

    • @khalidali4780
      @khalidali4780 5 лет назад +5

      Ree hargeisa intay fanaaniinta borama korkaa ku siteen u fiirso mursal nimcaan miyayna hargeisa ka soo bixin ree hargeisa wax xumaana uma hayaaan ree borama

    • @juweriahashi4515
      @juweriahashi4515 5 лет назад +3

      @@khalidali4780 waa runta waxi runa daah ma saari karo o dad wad dhashy ayan nahy lkn hdlkyga midkan ku keeny waxy thy hodan Abdirahmaan hdi ay hargaysa iman lahyd reer hargaysa say ula dhaqmi lahayeen ??

    • @xisaabiyosaynis8479
      @xisaabiyosaynis8479 4 года назад

      @@juweriahashi4515 hargeysa degantahey maxad kahadleysa wata malin walba joogte ha iska hadlin hodan abdirahman hargeysa ya xiga wata degane

    • @juweriahashi4515
      @juweriahashi4515 4 года назад

      @@xisaabiyosaynis8479 dabcan cid Kama xigto lkn hdi ay tidha show ayn ku qabanya Bal qiyaas adi

  • @zakarieabdalle7158
    @zakarieabdalle7158 5 лет назад +14

    gabdheni khadra cod macaaana allaha daaye.
    dadkygi ree Borama nasab kaamila tihiin wlhi sidad uso dhaweysen gbdha caruurta inoo heysa.

  • @layloadam5571
    @layloadam5571 5 лет назад +6

    That strong woman right there manshallah queen 👑💕

  • @amiinabdirashiid3724
    @amiinabdirashiid3724 5 лет назад +8

    Khadra silimo waan guursan lahaa ee lkn way iga wayntahay oo iga mayeelaso lkn waan jeclahay really From Belgium the capital city of Brussels I love you khadra silimo

  • @odaybaashe7851
    @odaybaashe7851 5 лет назад +2

    Inta Khadra Taageerta Ayaan Safka Hore Kaga Jira
    👆👆👆👆👆👆
    Viva Khadra Silimo

  • @hindisaarshoki1997
    @hindisaarshoki1997 5 лет назад +12

    Khadra Silimo meelkasto Somali jogto adiga iska le💪🏻

  • @と同じと同じととあイもあ

    Woooow khadra dheemaneey wlhy waxad tahay fanaanadayda kaliya een ka tageero naagaha sabanka heesa guul iyo gobaniman kusoo rajaynaya marwo daganeey ❤️❤️❤️❤️❤️❤️💋

  • @raxmamaxamuud2380
    @raxmamaxamuud2380 4 года назад +6

    Borma cdey mai Home Jeclahay inti JeceL Borma Like❤♥️🌎

  • @zureer5014
    @zureer5014 5 лет назад +15

    MnsHa AllaH😍 #khadra #ziLiMo❤ qosol oo nolozHa farax kuna waar farxaD❤❤❤💖❣

  • @saabiriinabthirahman7498
    @saabiriinabthirahman7498 4 года назад

    Dumaashi quruxeey khadra abdi sinimo wnkujecelnahy baryo badan nooso noqo heeztan kma daalo wlhi
    Hbenka showgagas hargayzan joogay hdaan joogo kamaaan maqnaden wlhi anon sawiro kula so galana manso noqdeen
    adigiyo crurtada alle ha idin barakeeYo❤🌸

  • @amalchanaal3683
    @amalchanaal3683 5 лет назад +2

    Ninkeeda ka raysato mashalaah ukhti walahi wa ka raysatay mursalkii

  • @dajiyadaryela3759
    @dajiyadaryela3759 5 лет назад +4

    Khadra Apdi SILImO DhiGa UGu Zare Hpti💕
    Team KHadra💪

  • @yasinsamiaomar7177
    @yasinsamiaomar7177 5 лет назад +12

    👑👑👑Khadra💎💎💎Diamond 💋💋💋Go Forward 👈👌👌👌

  • @sumayasubeeda7261
    @sumayasubeeda7261 5 лет назад +2

    waaw qurux socotay noqotay khadra dheeman ragii fanaaninta ahaa maxay uga yaaciin ninkan waa waxay og yahiin

  • @ubaxhassan9057
    @ubaxhassan9057 5 лет назад +2

    Hodan cabdiraxman khadra wax ba may yeelin wax bay u tartay mursal iyo khadra jecel koodu wuu sii siyaday

  • @Hooda36
    @Hooda36 5 лет назад +6

    MASHA ALLAH Khadra Quruxay Saasan Karabaa Nolow 🌹💋❤🌹❤🌹❤👍🤗🤗🤗🤗🤗👏

  • @akaanqurux9882
    @akaanqurux9882 5 лет назад +4

    khadra somali weyn aya kula jirto guleso sxb 👏🏼👏🏼

  • @zakiindhovalog6373
    @zakiindhovalog6373 Год назад

    Khadra abdi khadra silimo taageero Lanbar 1 kuu ahay wllhy 😢😢🥰🙏😒🥰

  • @zahraliban4689
    @zahraliban4689 5 лет назад +11

    Khadra wlh gobad thy kun iyo kow jeeer ku tageera love u

  • @jamilaahmed6680
    @jamilaahmed6680 5 лет назад +4

    Cawàale àadan ma ahan fanaan xaafad lèedahay e wa fanaan somaaliyeed

  • @cusleyeciltire1008
    @cusleyeciltire1008 4 года назад

    Waxaa laa soo qoraya ku soo dhaweyn oo waan ku soo dhawanaynaya borame Kadra silimo.ku wa waxba ka qaldan. kadra uma bahna soo dhaweyn ku ma ah shisheyee ama maarti borame,waxaay timid dhulkeedi caruurteeda.

  • @Happymarwo
    @Happymarwo 5 лет назад +16

    Aax yaa fananad khadra cadowgaga jabo

  • @madiinoilmi8072
    @madiinoilmi8072 5 лет назад +1

    Ishii ku cuni lahed alaha awooda badan hakaa xijaabo waxwalbo waad ka qiimo badantahay waadna uqalantaa inaad farxad iyo nolol qurux badan aad ku noolaato qofkii samraana ugu danbeyn wuu guuleeystaa.waadna guuleysaneysaa guusha waa xagaaga

  • @nachmoun8155
    @nachmoun8155 5 лет назад +22

    Inantayadii caruurta noo hysay ❤️❤️❤️❤️

    • @Carab1347
      @Carab1347 4 года назад

      Dumashi ba haboon wll qofka qiimo uyeeel

  • @أميرةجوري-غ6ط
    @أميرةجوري-غ6ط 5 лет назад +12

    Gob gobi dhashay
    Team #khadra 👍

  • @keyfqali4448
    @keyfqali4448 5 лет назад +13

    khadra wcn adunka kugu jclhy wxba lagama qaban karayo mar hora umada somalida is bartay❤

  • @bellafarah2573
    @bellafarah2573 5 лет назад +1

    Raxmadi furan qadra shacnigeeda is gaadhay mursal laga reysay
    We love khadra❤❤❤❤
    Hooyada gobonimda

  • @manalrooble3240
    @manalrooble3240 5 лет назад +11

    Khadra sinimo maxay ka raysatay mursal dhuuni rac ilahay baa uga hiliyay qurux iyo shaxshax😍😍🥰

  • @madinahousssein9409
    @madinahousssein9409 5 лет назад +4

    Khadar kiin Macha Allah t es ravissante ma chérie❤❤❤

  • @puresomalilanderberberawi494
    @puresomalilanderberberawi494 5 лет назад +13

    #KHSINIMO
    Waa #FANANADA Keliya EE UMADA #AFKASOMLIGA KU hadasha ay wada tageeran
    Hadad ila aragtay #LIKE iisaar

    • @khadrah6517
      @khadrah6517 5 лет назад +1

      Pure Somalilander Berberawi hhhhh maye umada meley galan wayay ee uqdada ku hadasha 😂😂🇸🇴viva somali

  • @jamilaahmed6680
    @jamilaahmed6680 5 лет назад +5

    Maasha Allah qadra silimo qaali dumar.horay u soco xafiidu laah aamin

  • @jecliyanafteyda5546
    @jecliyanafteyda5546 5 лет назад +13

    cod macaan khadra cdy illhy xil xun ka hay❤😘💖

  • @asaldhaladsoomaali1298
    @asaldhaladsoomaali1298 5 лет назад +6

    Dumaashi khadra silimo nootimid soo dhawoow hadaa xaqa nagu lee qaaliyey

  • @poqoradanolosha3732
    @poqoradanolosha3732 5 лет назад +6

    Khadra 😘gobey nasap😍 kaamila love you❤️ much ND much xpti💙

  • @halimahussein8018
    @halimahussein8018 5 лет назад +4

    Khadra saniimo dagerta like isara💓💓💓💓💓

  • @xidigtaawdal6463
    @xidigtaawdal6463 5 лет назад +6

    Goba nimada waanu dhalany xalay waanka tunay

  • @mohaismail5808
    @mohaismail5808 5 лет назад +1

    Fanka lama kala badiyo waa dhaqan xeel dheer lakiin waa lagu soo kala horeyey marka ani ahaan khadra silimo naag fanka ka cod macaan ma jirto xaqiiqatan💪💪💪❤❤❤ Khadra Silimo

  • @muzcabnuur1324
    @muzcabnuur1324 5 лет назад +23

    Khadro Silimo Magaaladiidii Boorama Joogta Cid kaama Xigto❤❤

  • @Somali-One
    @Somali-One 5 лет назад +6

    Boqorrada Awdal ee sanadka 2019 KHADRA SILIMO. WE LOVE YOU KHADRA (DUMASHI QAALIYA) ♥ 😍 ♥

  • @koofiali2835
    @koofiali2835 5 лет назад +5

    First one

  • @samraanahmed7970
    @samraanahmed7970 5 лет назад +6

    Rer borame Gobtii somaliland khadra way is garab tageen

    • @faizamohomed3271
      @faizamohomed3271 5 лет назад +2

      Aad iyo aad walee farxad baa iyada iyo inta hoolka joogtaba ka muuqata.

  • @nimcofaarax9713
    @nimcofaarax9713 5 лет назад +2

    Mansha allah khadari way ka rayasatay mursal

  • @apdiraxmaanboodhle1247
    @apdiraxmaanboodhle1247 5 лет назад +32

    Khadra abdi sinimo cid kugu haysata ma jirto
    Borama hodan no cadaysay inaad adigu ka xigto gobinimo Iyo sharaf Ku noolow codka

    • @asmachanel5744
      @asmachanel5744 5 лет назад

      Apdiraxmaan boodhle aleylhe

    • @shukranhazan6316
      @shukranhazan6316 5 лет назад

      Wan jeclhy silimo

    • @somalilandtayda3765
      @somalilandtayda3765 5 лет назад +1

      Labada habloodba borama iyo hargeysi ma kala xigaan wixii iyaga shakhsi uga dhexeeyaa waa halkeeda dadkaa xun ee iskulisaya ee wax walba qabiil ka dhigayaan nacay

    • @fatouali7310
      @fatouali7310 5 лет назад

      Khadra cidna kama xigto borama hala xishoodo

    • @sakariyacabdiraxmaan6710
      @sakariyacabdiraxmaan6710 5 лет назад

      Apdiraxmaan boodhle waarunta Zxp Fanka Yaan qabyalad lagalin Fanan qabil male

  • @fadumosalahabdullahi8171
    @fadumosalahabdullahi8171 5 лет назад +37

    Khadra Qalii horeye u socoo xabibit gull iyo gobanimo ayan kugu oogahay 🌹🌹🌹❤️❤️❤️❤️❤️💯💋💋💋💋😍😍😍😍❣️❣️❣️

  • @officail9389
    @officail9389 5 лет назад +14

    Khadra Abdi Sinmo 👏🌍

  • @zadiqdoller4976
    @zadiqdoller4976 5 лет назад +4

    Respect khdra cabdi tageradadu maha mid manta zo bilabmaty poqorada codka

  • @kaletomer
    @kaletomer 5 лет назад +1

    Reer borama iyo dumashidood hore loo sococanay

  • @hanamahamed4622
    @hanamahamed4622 5 лет назад +3

    Khadra cabdi silmoo nooloow wll aduunkaan kuugu jecelay samirkaaga iyo gobonimadaada gobolkii laguugu heshiiyay ayaad tagtay een laguugu kala hadhin waxba ma le caruurtaada kasoo jeeda iyo jacay kaagii hore waad ka raysatay mursal mid khayr qabaad heli

  • @Shortstories59
    @Shortstories59 5 лет назад

    Khadra silimo update ayaa ku dhacay wllahi mansha allh boqorafii codka iska daa ayaan ku odhan lahaa balwada wllahi cid ku gaadhaysaa ma jiri doonto

  • @Somali-One
    @Somali-One 5 лет назад +5

    Khadra Show u khaasa inay ku qabato Borama ayaa jeclaan lahaa. 🤔

  • @sallyahmed9820
    @sallyahmed9820 5 лет назад +9

    💕 so much Khadra Qurx 🥰❤️

  • @faysalciiltire6014
    @faysalciiltire6014 5 лет назад +9

    Mnzha allah wlshey khadra qurux aan caadi ahayn

  • @dbhdhshdhdbd4647
    @dbhdhshdhdbd4647 5 лет назад +7

    Waxan layaabay yurub geenyo xasidnimada marakay khadri soogashay reer borama waxay kajawaaben jacaylka khadara ayu qabaan lakiin way uqadan wayday yurub amusabay tidhi iyadoo gacmaha kor uqadaysa xasid ma aflaxo haduu alflaxana ma aslaxo

    • @abadirabdi9654
      @abadirabdi9654 5 лет назад +1

      Walaahi waa su.aal aan iswaydiiyay fanaanku marka uumasraxa soo fuulo qaylo bdnbaa udhacda way kanaxday yurub geenyo may filanayn insidaa loogusarakacayo wataa xataa dadkii usoo dhaadhcaday ee utimid jacaylkoogii markay aragtay

  • @AyanDhaladShow
    @AyanDhaladShow 5 лет назад +9

    Khadra khadra legen hees xasuus gaar ah leh nolow boqorada masaraxa

  • @safaali231
    @safaali231 5 лет назад +1

    wwwwwwwwwww qadra ceeb ka salim wlh cod macn allow isha xasid ka badbadi ❤❤❤❤❤❤❤👏👏👏👏👏👏👌

  • @raxmocade4142
    @raxmocade4142 4 года назад +1

    Mash allah khadra walahi wasaxan tahay wakareysatay mursal muuse nolow walika khadra cadawkagane hajabo 🔥☄⛱💋💕💞🤙🔥💝☄💘⛱🤩💋💌💕💚

  • @aymankasaanostudio1000
    @aymankasaanostudio1000 3 года назад

    Khadra inan la coda la heli maayo🔥🥳
    Boqoradii codka❤

  • @hdtv5157
    @hdtv5157 5 лет назад +10

    Khadra mursal way ka raysatay shaxshax ayey lasoo baxday

  • @MOA-ni2el
    @MOA-ni2el 5 лет назад +8

    Dumaashi. 🙏🙏🙏☝️🙇‍♂️✌👌👍

  • @biche1984
    @biche1984 5 лет назад +1

    khadraaaaaaaaaa nolooooow

  • @sah5828
    @sah5828 5 лет назад +1

    inankan love ku ahaa waaka alla cawaale deeqsi walal nafta ku salantay😍

  • @kaligeednaaginahasan1180
    @kaligeednaaginahasan1180 5 лет назад +3

    Khadro taagero inaba caadi ahyn ledhy allha ku diyaadsho xpti

  • @princesssawsan2048
    @princesssawsan2048 5 лет назад +5

    Reer dumashiyada sii fican by kuso dhaweyen khadray hodan iyo mursal iska ilow

    • @asmachanel5744
      @asmachanel5744 5 лет назад

      mr hassan sow genyooyin uma hayso miyayka baryaysaa soo dhawaynta iyo inay geel kusooraanbay ahyde😁☺️

    • @princesssawsan2048
      @princesssawsan2048 5 лет назад

      @@asmachanel5744👍🤣🤣

    • @faizamohomed3271
      @faizamohomed3271 5 лет назад +2

      @@asmachanel5744 hadey geenyooyin noo hayso iyo hadaaney noo haynba waanu soo dhaweyn lahayn waayo waa gabadh soomaaliyeed oo noo dhaxdey, sideedaba anagu dhaqan uma lihin inaanu qof xumeyno, khadra qof kaliyaa godob ka galey waana seygeda, laakiin idinku kumeydin koobnaan hal qof ee qabiil dhan baad sanad dhan aflagaadeyneyseen, waxaasna waa laga fiicanyey runtii. Dumashidayo khadra madaxey noo saarentey iyo gabadh soomaaliyeed oo dhamba.

    • @princesssawsan2048
      @princesssawsan2048 5 лет назад

      @@faizamohomed3271 yaa inii cayay wll isdajii khadra iyo mursal wa 2 qof oo awlad kadhaxyso dadkad argty ee media kadhex caytamayh isaq mamatal wll isaq iyo aamaron wa ul iyo diirkeed se waxa jira imika dad kalaa dilaa belaha oo lcg laguu siyo iny qabil aflagadeyeen qolwalbana wx xun iyo wax ficanba way leyiin gurka ulaa gursady khadra ceb maha walugeed ba dumarka lala gursan jiiray se taa dadka isku diirta ee 90kaba fan iyo istusnimo kudhaga hadasha khadra wa hodan khadrii waliged my dhaga hadlin myna fanin medai maso gasho se wll gabadhiina musral waxkle ka dhigty

    • @queenalisha8557
      @queenalisha8557 5 лет назад

      @@faizamohomed3271 waa run walaashay qaali khadra shalay haday mursal isku dhaceen qabiilkoo dhan iskumay dhicin khadrana waa gabadh caruur noo haysaa sidaa iyo inkabadn inlosoo dhaweeyo way nagu leedahay

  • @nestehamohame
    @nestehamohame 5 лет назад +2

    Queen 👸🌹of hargisa 🌹😘😘😘 naag karti badan masha alaah

  • @kulmiyeabdi88
    @kulmiyeabdi88 5 лет назад

    We love jooji aflagaadada gababadhan iyo taad u doodaysaba ubadkooda walaalo ah waxaan jeclahay inaad rabto in aad hodan godob u samayso

  • @aishaabdirizaqabdulahi342
    @aishaabdirizaqabdulahi342 5 лет назад

    😍😍😍😘qadro saliiimo ku jcliya cadow ga u nolow❤❤❤❤

  • @hibacksalah2163
    @hibacksalah2163 5 лет назад +1

    khadta silimo nairobi inow team khadra kenya💪💪

  • @ANDAAZ143
    @ANDAAZ143 Год назад

    gabadha aan codkeda jeclahay
    khadrasilimo boqorada codka
    qalbiga ayuu tabanaya codkedu
    masAllaah