Heestan waxaan dhageysan jirey wakhti aan habeynkii seexan jirey aniga Oo faraxsan - subixiina aan soo kici jirey aniga Oo faraxsan.!!!!! Akhriste aan ku xasuusiyo oraahdii fanaankii weynaa ee Bob Marley; dunidu waxey hagaageysaa kolka dadku is jeclaadaan.!!!!!💥
I Amina Khadra Sinimo Ilahay Cod wuu Ugu Deqay, lakin Aynu Ugu ducayno inay Quranka Ku Aqrido, oo Ilahay Hesaha kamasaxo❤🎉😊
AUN Sahra Ahmed Jamac Eedo Ilahay Haku Naxariisto Amen ❤
Heestan waxaan dhageysan jirey wakhti aan habeynkii seexan jirey aniga Oo faraxsan - subixiina aan soo kici jirey aniga Oo faraxsan.!!!!!
Akhriste aan ku xasuusiyo oraahdii fanaankii weynaa ee Bob Marley; dunidu waxey hagaageysaa kolka dadku is jeclaadaan.!!!!!💥
Iyoiyo, Familyyyyyy Systems farac jiilbajiilba wadajir muqtshooy
Still my soung😥waan xasuus doona marka waqtiga adag ii dhaafo. 23/4/2023.
P😊p
24.01.2024😂
@@hodoismail7131 19/2/2024. 😮
Oo soo noq noqoshada ha iga moodin nacasnimo 😥jaciyl 💔
Heestan mama Kadra iyo fartun birimo haloo daayow.
I love this girl. Khadra Salaama. She is Wonderful and Amazing
Queen Khadra Golden Voice Masha ALLAAH
Khadra silimo markan arko wan la qirdaa wayo ninkeedii ayaa khiyaamay 🥲
Waa xasuustii AUN Sahra Ahmed Jama
Raxmaanku naxariistii Jano hawgu deeqo🤲
Sinimo ❤
21/3/2024
Nasiibku haysku keen simo🎉
khadra saliimo kani waa dahir muuse waxaan jooggaa mareykanka state la yiraahdo north dakota magaaladda grand forks heesaha waa ku mahadsan tahay.
Very beautiful voice ❤
Khadra cabdi silimo ma nasto jacaylba nadinilla halelle
Silimo marna codkeeda macaan isma bedelo inaan dhagaysto heesaheeda aadbaan ujeclhay 10:49 habeenimo ayaan dhagaysanayaa
Khara noolow inty nololjirto 🤲🤲🤲💋❤❤
ماشاءالله عاشت جمهورية صوماليلاند
Wow khadra your Queen 👑
💕💕💕💕💕💕💕💕
Khadra cai vrai la moure ♥️♥️♥️🇩🇯
YawaayE, laygu Qadariyaba layguna Qiimeeyaba uguna wataba murwodumaroo Qiimobadan QEYOBADAN darajobadan dagan fariidad facyaashay troonEey cadceeddumaroo shamsooy Y jEmaadeeey Yanogasho
Wooow cod macaan oo dagan
Caleeek 🎉
reel talent, love khadra Saliimo from Djibouti
Reer baadiyihii mursal gabadha wuu ka jajabiyay.. laakin waan naag adag ..
Halkeedii wow?!
Khadrna siliimo❤love You
War dhalinyarada somaliland waxan u shegaya inan iska so dhex xulno wiill aynu siino fananadena khadra cabdi silimo oo laba nacas dhexdoda gashay oo ilmadera mursal iyo hodan cabdi raxman mee ragii isaaaaq ee dhiiiga laha way
❤❤❤❤❤
Heestu carabkaad Ku xanin lahyd Wxy waxano dabacsanani sidi rerihina umbaad ugu luuqaysaye aaa huuuno aaa Waa seeee 😂
Amina de
18/5/2024 malinka Maqlay iyo mirqaan wacan
Cajiib
❤
😍😍😍😍
Khadra yar pest voice-over
Hees qalbi taabad ah weeye runtii
Great voice 🤠
Peste sond
She did not do well with the song
Kkkkkkkkk Soomaalida waxay sheegto ma weydo Haye bal adigu heesta non qaad kkkkkkkk naga yaabisee