Wareysi Fanaanada Yaasmiin Tiina oo aad u xiiso badan

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 май 2021
  • Can you please put these numbers:
    KINGS MOUNTAIN NATIONAL CARRIERS, INC
    704-800-0444
    407-319-3443

Комментарии • 81

  • @Shukri127
    @Shukri127 3 года назад +15

    Yasmiin tiina Saxib Iyo Jaceylkii Faarax, Ali Harare, Saxafi sare barnaamij xiso badan, Fadlan.🙌🙌 asxaabta Ali isoo booqda.😍😍

  • @saidsalah9389
    @saidsalah9389 3 года назад +2

    Maashaa Allaah waa gabadh fiicnaan badan fariida ,oo si sareexa ah oo xaraga badan uga sheekayneysa wixii soo maray.
    Hambalyo yaasmiin guurkaga iyo hamigaaga oo kuu rumoobey

  • @SuperJeeri
    @SuperJeeri 3 года назад +6

    Cali Xaraare gabadhan annagoo dhan bey na taabatey😭😭😭 ( Yaa Ahlal_Caashaq ) waad na taabateen.

  • @Moalim101
    @Moalim101 3 года назад +4

    Waa Loobahanyahey mararka 🙏 Kana nasana siyaasadan waalan

  • @haibeim7582
    @haibeim7582 3 года назад +5

    Niyow Somalidu fanaaniin iyo siyaasiyiin badana YAAB!

  • @ahmdadn9165
    @ahmdadn9165 3 года назад +8

    Official RUclips yasmin tiina like subscribes ha loogu dadaalo waalsheen fananad cod macaan

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 3 года назад +9

    Aniga oo isleh Cali muu weydiiyo jacaylkaa maku guuleysatay.Ayayba iyadu kajawaabtay. Waanu uhambalyeynaynaa haddaanu nahay Bulshada kuxidhan kaftanka siyaasada iyo Cali Xaraare.

  • @xkhaalid798
    @xkhaalid798 2 года назад +2

    Dhinaca quruxda ,codka,kalsoonida,midhaha heesaha,taariikh wanaaga waa 100% wa in sheekadan buug laga qora waayo wa wacyi galan iyo diwaan

  • @FARHIYAHAPPYTUBE
    @FARHIYAHAPPYTUBE 3 года назад +4

    fanaanadan ma safiya tusmo walaashed baa xitaa waa isu hadal eg yihiin maxaase fanaanada waaba cod macaan tahee qaraiyey kuwa iney ooyayaan aad moodaba wey heesaane

  • @bashkacade9186
    @bashkacade9186 2 года назад +3

    Nasiib badnaayee ninkaas

  • @saadoqaranofficial6248
    @saadoqaranofficial6248 Год назад

    Ax ax ax waxa dareemi kara qof soo maray jacaylka ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ show waxan aan inantan raalida uga ahay waa eheel caashaq❤❤❤❤❤

  • @boqran2974
    @boqran2974 2 года назад +3

    Waa gabadh eedadeed taageerta saado cali warsame alle ha u naxariisto 😥

  • @Gamboole
    @Gamboole 3 года назад +4

    Waw inantu waa dadki jacylka

  • @luckyhassanibrahim9437
    @luckyhassanibrahim9437 3 года назад +2

    Walashay qaali yasmiin qurux badan qof qalbi wacan wan ku xiisay walal

    • @user-uj3lq8ix3q
      @user-uj3lq8ix3q 3 года назад

      Asc dadkeyga somaliyed naxarista badana Arim ba iheysata Alle swt darti $30 ya Igu cawin kara e

  • @mohamedelmi9020
    @mohamedelmi9020 3 года назад +5

    Fantastic song 🎧

    • @user-uj3lq8ix3q
      @user-uj3lq8ix3q 3 года назад

      Asc dadkeyga somaliyed naxarista badana Arim ba iheysata Alle swt darti $30 ya Igu cawin kara e

  • @sharifbinshariif2306
    @sharifbinshariif2306 3 года назад

    Asc Gudoomiye cali salaan sare ciid MUBARAK,keep going on.

  • @kungabdhoodkaroon8000
    @kungabdhoodkaroon8000 3 года назад +4

    Heestu waxaadba mooda inay aniga hadlayso iyo dareenkay yaasmiin ku qadayso🥰

    • @user-uj3lq8ix3q
      @user-uj3lq8ix3q 3 года назад

      Asc dadkeyga somaliyed naxarista badana Arim ba iheysata Alle swt darti $30 ya Igu cawin kara d

    • @user-uj3lq8ix3q
      @user-uj3lq8ix3q 3 года назад

      @@fartuunmohamedofficial3924 Asc dadkeyga somaliyed naxarista badana Arim ba iheysata Alle swt darti $30 ya Igu cawin kara

  • @ahmedismail5546
    @ahmedismail5546 3 года назад +3

    ASC lakiin tariikh nololeedki iyo meeshii ay ku barbartay maad waydiin

    • @boqran2974
      @boqran2974 2 года назад +1

      Waxay ku dhalatay laascanod gobolka Ayeyo kasoo jeeda yaasmiin carsaanyo

  • @SuperJeeri
    @SuperJeeri 3 года назад +2

    Gabadha waan u hambalyeynayaa inkastoo magacyadii kutubtii heeska ku jirey aaney qabanin sida ( MUQHNIGIYO IRSHAADKIYO MIHAAJKIYO SAFIINAHA ) waa afar kitaab laakiin waxa laga yaabaa iney gabadha wax kale u haysatey.

    • @ldnkhl7407
      @ldnkhl7407 3 года назад +1

      Hahahahh alla maxan qoslay, waar ninyow maxay magacyada kutubta ugu dareen waaba yaabe

    • @SuperJeeri
      @SuperJeeri 3 года назад

      @@ldnkhl7407 😂😂😂😂😂 Bal adba🤔, Sababta waxan u maleynayaa raggii hore ee heesaha Allifi_jirey iney rag wadaaddo ah oo diinta yaqaaney ahaayeen hhhh

  • @abdiwahab77
    @abdiwahab77 3 года назад +1

    Thanks haraare

  • @user-lw7up9oz6q
    @user-lw7up9oz6q 5 месяцев назад

    Waah waah

  • @mohamedabdulkadirosman7860
    @mohamedabdulkadirosman7860 4 месяца назад +1

    😯💖👏

  • @abdulkaderhersi4204
    @abdulkaderhersi4204 3 года назад +3

    Waku waas hesihii hidaaha aan uulahaayn

  • @habiboabdi3351
    @habiboabdi3351 3 года назад

    Wawo wa hese mcn walhi

  • @abdulkaderhersi4204
    @abdulkaderhersi4204 3 года назад

    Yaska manshallah

  • @osmanbanjar7389
    @osmanbanjar7389 3 года назад +5

    *Asc Kusoo biir Janaalkeega oo Baro Luqada Englishka oo free ah Insha Allah🌍📝📒✍️,kudhufo sawirkeega kadib sitoos ah ayaa janalkeega utageeysaa*

  • @mohamedhuruse754
    @mohamedhuruse754 2 года назад

    WaaaW Tan Waa Hees Fog

  • @Luhaya832
    @Luhaya832 3 года назад

    Wwwwwww ehsh cala fanand iga dhe

  • @dahirabdi2276
    @dahirabdi2276 3 года назад

    Ali xarare weligay man maqlin fanadan meesha soo fadhisay

  • @abdullahinur5327
    @abdullahinur5327 3 года назад +2

    Ali heesta gabadha waxay la mid tahay Stevie wonder song I just call to say I love you

    • @user-uj3lq8ix3q
      @user-uj3lq8ix3q 3 года назад

      Asc dadkeyga somaliyed naxarista badana Arim ba iheysata Alle swt darti $30 ya Igu cawin kara d

  • @munacabdi3568
    @munacabdi3568 2 года назад

    Ciyr toyad so jabtay walhi habo hore u soc

  • @adkemuuse306
    @adkemuuse306 3 года назад +1

    Ali hare ayaa xataa xasuustay jacayladii waayo waayo. waar caliyow arimaha bulshada aad noogu soo badi, siyasada kaliya kaftanka siyaasadda noogu daa.

  • @kaareburburiye
    @kaareburburiye 3 года назад +4

    Waxabey u eek tahay STusmo

  • @abdirahmanfaarah3912
    @abdirahmanfaarah3912 3 года назад

    Kow kow ii wad sheekada jacayl baa isoo galiyay bad waynta fanka anigaa maanta iigu horaysa magaceeda iyo muuqeeda ba calaa kuli soo shaac bax wanaagsan

  • @abdullahiali3074
    @abdullahiali3074 3 года назад +1

    (((( Rubuc qarni weeye ee Ma'ahan nus qarni !!!!)))

    • @ldnkhl7407
      @ldnkhl7407 3 года назад +1

      Hahahah naga sax halkaaaaa dheh

  • @saidoadey9989
    @saidoadey9989 3 года назад

    Caadi maahan heesta

  • @hudeyfihussein2278
    @hudeyfihussein2278 3 года назад +1

    Waxan moodayay xamda queen

  • @sharahadi7876
    @sharahadi7876 3 года назад +1

    Asc. Amerika Tv yasmin Tiina walal ma ku guulaysatay jecelkaagii wali mase ka samirtay inkastoon lasabri karin mararka qaar walalo.

    • @user-uj3lq8ix3q
      @user-uj3lq8ix3q 3 года назад

      Asc dadkeyga somaliyed naxarista badana Arim ba iheysata Alle swt darti $30 ya Igu cawin kara d

  • @liibanmumin6582
    @liibanmumin6582 3 года назад

    Yaasmiina tiina mafanaanadbaa waaba markii ugu horaysee maqlee

  • @abdimoosa1328
    @abdimoosa1328 3 года назад

    Maxaad u danaynaysaa fanaaniinta .. Ha kharibin barnaamijkaaga

  • @maxamedfaarax4278
    @maxamedfaarax4278 3 года назад

    War caliyoow qofta ninkey raadineyso waa aniga igu raadi

  • @MTLTRISTAN
    @MTLTRISTAN 3 года назад

    Inantu waa fanaanad natural ah, heesteeda 1aad aad iyo aad by u fiicnayd, codkeeduna waa dahab. Ali, Mahadsanid.

    • @kungabdhoodkaroon8000
      @kungabdhoodkaroon8000 3 года назад

      Heestedi kowad maha heesa badan bay qaday 3 sano 5 sano ka hor heesa ay qaday bay youtube ku jjira

  • @hodmanibraheem4718
    @hodmanibraheem4718 Год назад

    Ilaahy amarki hadaan jacaylba hadan maqlo ilmada maceshankaro tolow malay hayaa 😂

  • @2plus2equals59
    @2plus2equals59 3 года назад +2

    *NINKA HADA KU QABA HEES MA U SAMAYSAY* ?

  • @Mn_9000
    @Mn_9000 2 года назад

    Yasmin tiina
    Safia riiko
    Maryam bukaaco
    IWM
    Tolow maxay yihiin Magacyadani
    Mise waxay halacsanayaan
    Tina Turner
    😂😂
    U malaynmaayo inay yaqaanaan

  • @mohamudahmed336
    @mohamudahmed336 3 года назад

    Caliyow gabdha wx lamad fahmin oo si fiican jcylkeda suaalo kamad waydiin san dremayo

  • @abdirahmanibrahim6706
    @abdirahmanibrahim6706 3 года назад

    Yaasmiin Thanks my sister aad baad u cod wacantahay 100% lkn Safiyo Tusmo miyaad walaalo tihiin Taariiqdeeda meesheyku dhalatey maxaad uga reebtey wareysiga sorry

    • @abdirisakhiireey9988
      @abdirisakhiireey9988 3 года назад

      Waxaa laga yaabaa in eey ku heshiiyeen in aan su'aashaas liis weeydiinin.

  • @omarmungani7989
    @omarmungani7989 3 года назад

    Cali xaraare caawa waxad I soo xusuusisay heesihii hirgalay

  • @moonlight2373
    @moonlight2373 3 года назад

    weligey ma maqal

  • @antitoogtakulmiye2485
    @antitoogtakulmiye2485 3 года назад

    Ilahay ha ka nabad galiyo fusuqa iyo dhaqan xumda somalida ku nool maraykan ee usoo dhofaya somaliland iyo Somaliland bal Habar tan sodohda ah e ka sheekey naysa dhaqan xumda iyo Cali xarari oo ku asaasqay markan isna wa sodog wxuu wadinaya habtaa suaal waxy ku jawabtay bari baan Weel jecaladay talow ma wadiyay in ay wikaa is waseen ila wa suaasha ku xigtaa wa tasuun
    Ilhayna ah ka badabaadiyo inta wanagsan ee ku dhex nool bulshdaa dhaqan rogantay ee ku nool markanka

  • @maxameddeeq533
    @maxameddeeq533 3 года назад +1

    Duqdan tiiina dadka la horrimid maxay aheed 🤐

  • @AbdulAli-ku9he
    @AbdulAli-ku9he 3 года назад +1

    Jaale Hawiye ilaashada Nabadiina, dhulkiina u tashada Sida walaaladiin SOMALILAND, martida hororka ah iska ceyriya, cidna hana aaminina, Farmaajo waa Cadowgiina. Rooble isha ku haya wuxuu wado marwalba si taxadar badanI ku jiro.

    • @xuseenalayaqan3762
      @xuseenalayaqan3762 3 года назад +2

      Doqon iska hadaly oo jaahil ah waliba

    • @ahmedismail5546
      @ahmedismail5546 3 года назад +1

      ha rumaysan siyaasiinta bari xamer yaaga kaaga horayn qabyaaladuna yaanay jar kaa tuurin

  • @AbdulAli-ku9he
    @AbdulAli-ku9he 3 года назад +1

    Viva Somaliland, Viva Adeer Muuse Biixi Cabdi, iyo Muuse Suudi.

    • @zamzamabdi5279
      @zamzamabdi5279 3 года назад +2

      Who ask you about them

    • @ahmedismail5546
      @ahmedismail5546 3 года назад

      isla yaab

    • @ahmedismail5546
      @ahmedismail5546 3 года назад

      gacan ku dhiiglee ha amaanin

    • @caddeeye
      @caddeeye 3 года назад +1

      Muuse shaani ....

    • @Tasniim1
      @Tasniim1 3 года назад +3

      Dadkan Soomaaliland iyo Oday Muuse meel walba lataagan Programkaba lagagama hadline see wax ujiraan?

  • @jjbashir2064
    @jjbashir2064 3 года назад +1

    Habartan Ticktok dhax fadhida mar walba miyey heesta manta kahor ma arkin

  • @rashkaarow45
    @rashkaarow45 3 года назад

    War Caloow saw adigaa meeshiiba ka dhigay golo shaydaan . Adeer naga baandhee