Deeqo Afro Wareysi Xasaasi ah oo aad u xiiso badan deeqa afro

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2024
  • Deeqo Afro Wareysi Xasaasi ah oo aad u xiiso badan

Комментарии • 47

  • @shcyb1584
    @shcyb1584 Год назад +6

    Gabadhaa U duceeya in Allah soo hanuuniyo insha'Allah

  • @osmanshareefahmedyahya4336
    @osmanshareefahmedyahya4336 Год назад +4

    Deeqo Wa Qof Jiro Aan Caadi Ahayn Oo Qalbi Nadiif Ah Allaha Xafido Masha Allah 😍👌👍

  • @fadumoali4700
    @fadumoali4700 Год назад +3

    Masha'allah waa qof qalbi nadiif ah

  • @cibaadoaweys3668
    @cibaadoaweys3668 Год назад +6

    Deeqow illaahay kabaq is astur

  • @solostgen3862
    @solostgen3862 Год назад +1

    Fanaan Faladageen Iyo Deeqo shawgiina Sugaya👌

  • @ardhoyahmed6189
    @ardhoyahmed6189 Год назад +4

    Hadalkida markan cabiray qof wanagsan ayey u egte jidka tosan allaha tuso deqa

  • @a.ardaalewarfaa1237
    @a.ardaalewarfaa1237 Год назад +2

    Insha Allah walal ilahay wuu ku jecel yahay Allah hakuu rumeeyo inaad kheyrka ka shaqeyso runtii qof qalbi fiican baad tahay bi'idnillahi kareem waxaad jeceshahay on macsi lahayn rabi haku siiyo aamiin

  • @krazyville
    @krazyville Год назад +1

    Deeqa Afro waa inan gob aah walahi hadalkeedoo kaliyaad ka fahmi kartaa inay tahay qof aftahanaa oo ilaahay iyo dadba taqaan. Ilaahay dhamaantayo hana soo wada hadeeyo
    Kowsarna waxaan leenahay halkaas ka sii wad suaalaha iyo barnaamijka aad wadid.

  • @Em1489
    @Em1489 Год назад +1

    deeqo way gurran tahay saw maaha , war gabadhu waaba fariid walhi sidan ma moodayn masha allah inder markasta Faraxsanow

  • @qnsuqra9610
    @qnsuqra9610 Год назад

    Deeqo afro allah ha ku soo hanuuni

  • @abuwalad255
    @abuwalad255 Год назад

    Runti wa barnaamij Qiimo leh oo an is leeyahay "Geedyahow ma waxad igu noqotey mise wxan loo noqon donin" MashaAllah Tabarak Runta ayay ka hadashey dhanka asturnaanta.. Allaha ku asturo

  • @omar33644
    @omar33644 Год назад

    Gabadhan afro ah iyo farax murtiile ma walaalaa isu ekaa masha Allah e

  • @amran2010
    @amran2010 Год назад +2

    Illahay haaku fududeyo
    Xijaabka Amiin walalo deqa🥰

  • @fay5183
    @fay5183 Год назад

    Meeshu waa flight 13 from dhadhab to America.

  • @keysedaddy8053
    @keysedaddy8053 Год назад

    Deeqo markey heseyso iyo markey kaftameyso wa kala 2bo markey heseyso waa serious😂😂

  • @ibromed7483
    @ibromed7483 Год назад

    Aliyaw ... kawsar la hadal .. studio ha ciyaarta ka daaya dhe.. deeqo afro iyo quraan hhhh deeqa bas naka dhe..

  • @husseinAli-jz7kl
    @husseinAli-jz7kl Год назад

    Walaal is astur oo qof muslimad ah ayad tahay ee sharaftaada iyo akhlaaqda wanaagsan ilaali oo Xijaabo madax qari

  • @Saeedahmedyusuf
    @Saeedahmedyusuf Год назад

    Allaha so hadeyo

  • @awiawi2757
    @awiawi2757 Год назад +1

    Subaxnalla akhira warjira

  • @oscarmorgan-ph8lt
    @oscarmorgan-ph8lt Год назад

    Jiroo joog deeqo afro

  • @khalifmusse9421
    @khalifmusse9421 Год назад

    ilhay ha riyadaada haku rumeeyo

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 Год назад

    Deeqo waad asturantay. Timuhu maaha cawro. Yaan caqliga Rabbi ku siiyey qalad lagugu sheegin . Yaan quruxda Rabbi ku siiyey ceeb laguugu sheegin وبالله التوفيق

  • @samirr546
    @samirr546 Год назад

    Asc Deeqa walaaluhu waa isu Muraayad
    Wixii xagga Allah loogu dhowaanayo ku dhaqaaq intay goori goor tahay
    Wax kasta oo khaldamayna waa la sixi karaa.Cid aan kuu furayni yaanay kuu rarin.

  • @sayidcalizayid1636
    @sayidcalizayid1636 Год назад +1

    Somali American tv suncadina dhawra miyaydan qajilayn

  • @faysalcade2755
    @faysalcade2755 Год назад

    Asc deeqo afro

  • @ardhoyahmed6189
    @ardhoyahmed6189 Год назад

    Deqo fanka totally wa qalad marna farxad maahan wana dambi weyn cadab ayana lagu gala

  • @ardhoyahmed6189
    @ardhoyahmed6189 Год назад

    Allaha kuyelo allaha kaso hanunsho

  • @ramlamohamedq9051
    @ramlamohamedq9051 Год назад

    Aleh ha sohanuniyo

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 Год назад +1

    اليوم نختم علي افويهم وتكلمنا ايديهم وتشهدنا ارجلهم بما كانو يكسبون
    Maalinba iman inta afka la xidho ay gacmaha laga hdalsin
    Adimadu markhaati kugu noqon
    ILLAAHAY sw ingama dhigo kuwa ay ku markhati furan

  • @Rashiid899
    @Rashiid899 Год назад

    Africa qaawan

  • @abdihakinadan4447
    @abdihakinadan4447 Год назад

    deeqo afro deeqo bulbulo
    naagtii tidhi hadan dhinto geed halay saaro iyadaaba cawaaan ah markaasey hadana cawaaan qawaaan ijeclaatay
    cawaanad cawaaan jeclatay iga dheh tolow ma cawaaan africaney wayday

  • @garaadcabdi103
    @garaadcabdi103 Год назад

    Ar heedhe qof aad wareysataan miyaad weydeen dee Tannadice xey ehey . Yaaayah

  • @sayidcalizayid1636
    @sayidcalizayid1636 Год назад

    Qofka bilaa Dinka ah hadad so dhawayso macisad noqon

  • @abdirahmanaahmed2718
    @abdirahmanaahmed2718 Год назад +1

    Xijaab la aanta maxaa waaye

    • @Cherrie173
      @Cherrie173 Год назад

      Maxaa adiga ka galay yaa ku dirsaday xijaabkeeda

  • @sayidcalizayid1636
    @sayidcalizayid1636 Год назад

    Kawsaray waxas qaawan maxad nohorkentay shaydamada

  • @houmedahmed7119
    @houmedahmed7119 Год назад

    Qumayo ku qaadatay

    • @a.m.k9976
      @a.m.k9976 Год назад

      Allaha soo hanuuniyo oo xijaabka iyo asturnaanta Allaha ku duwo.
      Walaal inaa habaartid waxaa ka fiican inaad u duceysid.

  • @sayidcalizayid1636
    @sayidcalizayid1636 Год назад

    Subxanalah nagta xishod dheh

  • @sayidcalizayid1636
    @sayidcalizayid1636 Год назад

    Shaydaki oo qofa

  • @mashalaayedablaq5819
    @mashalaayedablaq5819 Год назад

    Walaahi waarunteed somalida meesha ay kubadato is maqal iyo garasho la'aan iyo dhaqan xumo ayaa kubadaneyso shame on you somali people and don't act like black foo!

  • @mmcc4347
    @mmcc4347 Год назад

    Foolxumaa qoftu