RTN TV: Wareysi dhameystiran iyo Al-fanaan Dahir Love Fankiisa iyo noloshiisa quseeya.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2024
  • RTN TV: Wareysi dhameystiran iyo Al-fanaan Dahir Love Fankiisa iyo noloshiisa quseeya.

Комментарии • 74

  • @ilwaadsharaf7231
    @ilwaadsharaf7231 6 лет назад +1

    Dahir love qotqot eglan ku wada ninsar wayab inta igu racsan like please

  • @liibaanwardheere1303
    @liibaanwardheere1303 6 лет назад +1

    *Jecelka waa afar noooc*
    1 waa midka dabiiciga ah
    Walidinta carurta iyo family aaad jeclanesa
    2 waaa mdka aaad jeclaanesid waxyaallaha dunida saran
    Sida dharka cuntada iyo wixi lamid ah eee aad jeclata
    3 waxaa waye midka daneystaha ah
    Tusaale waa qof qof kale ku jecladay dano uu kaleyhy. Waa mid shirqool oo ah aaad waxan samesatit
    4 midka u danbeyana waa midka masha allah ah.
    Dhib iyo dheef la isla qebsada
    Hamigoodana uu yhy mustaqbal wnagsan
    WAaa midka aaan lagaaareeenin 💖💖💖💖
    *True Love never end*
    *Daahir love sida kale Qatar utaahy lkn Dabeecada iyo fudedka labadaaas ayad ku halesanthy*
    Isku day inad wax ka badasho

  • @xaajicabud8735
    @xaajicabud8735 6 лет назад +3

    Waaaw ninqatar

  • @shuaibadam9220
    @shuaibadam9220 6 лет назад +1

    dahiir mashaa allah sxb sare

  • @sheruahmed5765
    @sheruahmed5765 6 лет назад +6

    Wa iska daacad qoftan qosolka iska dhaaf wlshy mku nureysid

  • @xaajicabud8735
    @xaajicabud8735 6 лет назад +3

    Ishcalaaa wareysi ninculus bro wanku aamin snhy

  • @maryanmariish5728
    @maryanmariish5728 6 лет назад +9

    Ala dahiro ina ader maxa isku cadeyse wa yabe bal I shek an isku cadeye wlhi dahir 2015 Wu modobay hada neh wa wilka ugu qurux da badan 👌👌👌👌👌

  • @wasiirdhukur1735
    @wasiirdhukur1735 6 лет назад +2

    Ar kani waa shukansi cadi ma'ahan 😂😂😂

  • @zadmuuqclaahimaye3381
    @zadmuuqclaahimaye3381 6 лет назад +4

    Wlh qoftan cariri ayay galisay miskinka ugu damben wa is difacay nimco jokar faysal xawase aya hees ugu filan kulaha 😂😂😂😂😂

  • @blackhero4562
    @blackhero4562 6 лет назад +1

    waxa maxaa ka si ah eglan wll dadka ha waalin pleas xadkaa ka saari waad u camiri xidaa

  • @abdirahmanosman6762
    @abdirahmanosman6762 6 лет назад +2

    Kkkkkkkkk Eglan wax kayaabiye ba Daahir love Ayaan arke

  • @nabiila_mohamud
    @nabiila_mohamud 6 лет назад +1

    Jcylka ad qalad kagaleysa dartiis yan lgu cadaabin xoolo 6:30 lee u egyhy😂😂

  • @wasiirdhukur1735
    @wasiirdhukur1735 6 лет назад +2

    👄👄❤❤👉👈

  • @user-el4dr9yc6h
    @user-el4dr9yc6h 6 лет назад +2

    Waar Kan fanaan maaha 😂 😂😂

  • @shuaibadam9220
    @shuaibadam9220 6 лет назад +2

    nolow bro

  • @hajjialiomar7050
    @hajjialiomar7050 6 лет назад +3

    Zxb hesta haku dhelin yaqe yan darteed laguu cadabinee niyow

  • @qumaninaabdulahi4749
    @qumaninaabdulahi4749 6 лет назад +1

    hhhhhh xasan aadan ayaan deris aheen kulahaa

  • @hodanfaqi5282
    @hodanfaqi5282 6 лет назад +2

    Daahirow markii hore waa diidi jirtey diinsoor lkn hada waa noosoo noqotey abowe fananka reer dooy aya tahy waa ku jecelnahy

  • @zakariamohamud1765
    @zakariamohamud1765 6 лет назад +3

    War fanan matihid fanaan isku sheeg aya tahay egland kulahaa wad cod macantahay hhhhhhh

  • @abdirahmanosman6762
    @abdirahmanosman6762 6 лет назад +1

    Qabiilkiisa ayeey si dadban u weeydineeysaa ma isku family ayaa tihiiin.Naag waalaan

  • @khaalidsociable6973
    @khaalidsociable6973 6 лет назад +1

    Runtii England wariye maha sida ay wax u waraysanayso dhuuxa qurux uunbay hysaa

  • @mohm3tofficial946
    @mohm3tofficial946 6 лет назад +1

    👌✌✌👈

  • @MohamedAli-so1jv
    @MohamedAli-so1jv 6 лет назад +1

    Kanoo kale soomaaliya waxaa looga yakhaamaa shoowiiste.

  • @farhanhunnaf
    @farhanhunnaf 6 лет назад +3

    Xashish buu so cabe wa lo bahan yhy tano kle ekla wan ku aminsanahay

    • @Mahirsheikh10
      @Mahirsheikh10 6 лет назад

      niyada ayan iska dhahayey

    • @sihamabdiwali9159
      @sihamabdiwali9159 6 лет назад

      FARHAN ADEN xashiish ma loobahanyahay walahi waa yaab maxeey tartaa

  • @khadarzuceyp4547
    @khadarzuceyp4547 6 лет назад +2

    Ish😂 cala wareysi😂😂😂 cabtoy aya mesha is kugu imate🤣🤣🤣
    Ma igu racsan tahay😅😅😅

  • @dekasaid4946
    @dekasaid4946 6 лет назад +2

    Wiilku miyuu cabsanyahay mise anaa mooday

  • @GojoNiceMM2_Creator
    @GojoNiceMM2_Creator 6 лет назад

    Walba xariifkaan Jilbaha muxui isaga qarin waaye Fashila Cala cadaan ku jeclaatay ala wuxi ma dumar ba ?

  • @fadumo.hassan9780
    @fadumo.hassan9780 6 лет назад +1

    Wax yaroo balaaya ah janada laga soo direy ku lahaaa

  • @fadumo.hassan9780
    @fadumo.hassan9780 6 лет назад +1

    Eglan ma taqaan wareysi yaahuu dheh

  • @habooncadeey91
    @habooncadeey91 6 лет назад +2

    Casaanow xaal qaado

  • @somaliproduction2468
    @somaliproduction2468 6 лет назад +1

    Igu hay igu hay kulahaaa naagta maxaa ka si ah ma gusbaa lagu hayaaa

  • @yurubmxed5570
    @yurubmxed5570 6 лет назад +1

    hhhhhhhhh iglan kulahaa waxaa tahay qof malaayo ka dhacday

  • @cawiljiyo5578
    @cawiljiyo5578 6 лет назад +4

    Wuxu hooYo maYna Dhalin hooyapa ma zalaminE

    • @ahmedsaadik682
      @ahmedsaadik682 6 лет назад +1

      laki hudhi wll Hooyadiis Allah ha u naxriisto

    • @cawiljiyo5578
      @cawiljiyo5578 6 лет назад +1

      Ahmed Saadik wllo ma OgaYn inuu dhinTaY

    • @daadiraxmad3292
      @daadiraxmad3292 6 лет назад

      laki hudhi hoyadiisa way dhimatay alle ha unaxristo

  • @cashuurjamaal9014
    @cashuurjamaal9014 6 лет назад +1

    naagtan wariye maaha ne halaka qabto Rtn

  • @maslahmohamed9648
    @maslahmohamed9648 6 лет назад +2

    Shukansi ayaa kasocda baramijka wlh

  • @apdiwahaabmxaabzey5885
    @apdiwahaabmxaabzey5885 6 лет назад

    Commontiga oo dhan wuxuu ka hadlayaa in uu cabsanyay fananku 100%70 markaa shufil cillaH

  • @raxmacali2001
    @raxmacali2001 6 лет назад +1

    Akhas labadan doqmood

  • @gabadhaheerdarawiishlascan7365
    @gabadhaheerdarawiishlascan7365 6 лет назад +1

    Fanan ku wuu cabsanyahay. Hadal kiisa ufiirsada. Yaa huu telka muxu had ba ulasobxayaa. Uu wariyda hadalka kamasugayo

    • @sadaamfashion4587
      @sadaamfashion4587 6 лет назад +1

      gabadha heer darawiish lascanood fucking waa cabsan yahy for what?

  • @mohamoodibrahim30
    @mohamoodibrahim30 6 лет назад +2

    sheeeko waaalan.
    xasan aadan aa Diin Soor ayaaan Deris ku ahyn
    hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh
    hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh.
    oo aad magaaaladiisa ka timid
    ku teh / EGLAN.

    • @bilanomar9989
      @bilanomar9989 6 лет назад

      mohamood ibrahim isku magaalaa ku dhalanay u dhahay run waayene xasan adan diinsoor u ku dhashay 😂lkn Ida tiri famil ma tihiin yacni isku qabiil ma tihiin e ka waday adne maya in u dhaho u dabcan diiday lkn si foorjo o u dhahay familkiisa aan aheen daris👀

  • @quenhani6177
    @quenhani6177 6 лет назад +1

    ar tan doqontaa yaa dadka ka qabta caaacdeda nacy wlhi😡😡😡

  • @siciidjuusto2213
    @siciidjuusto2213 6 лет назад +1

    yarka maxuma lkn waxaa wareysaneysa bahal dadka ku cayaarta gbdhaan Eglan

  • @naciimoabdinor9641
    @naciimoabdinor9641 6 лет назад

    Wiilkan dhib maleh filmanta hindida uu badsadey

  • @abdim.m.q3127
    @abdim.m.q3127 6 лет назад +1

    War ninkani maxaa ka siya

  • @falastiinamin4051
    @falastiinamin4051 6 лет назад +2

    Ani waxan arka cabsi

  • @marwoabdifatah8097
    @marwoabdifatah8097 6 лет назад

    Ala ba ayeey ninku wuuba cabsanyahaay hdlkiisa xataa ma kontoroolna

  • @hanielmi5909
    @hanielmi5909 6 лет назад +1

    Qofkan lawaresanayo miyuu cabsanyhy bisinkee

  • @abdirisaktyga3782
    @abdirisaktyga3782 6 лет назад +1

    Filimant hindiga ayaa isku badisay

    • @apdiwahaabmxaabzey5885
      @apdiwahaabmxaabzey5885 6 лет назад

      Samiira sharaf hahaahahah waad soo saartey sis waa fanproj socota kani kkk

  • @mohaeddhuudhaa3253
    @mohaeddhuudhaa3253 6 лет назад +7

    War Waxaan bakhtiga ah Maxay tahay qosolka iska dhaaf Markaa ummada wareysaneysid dadkana Si sharaf ku dheehan tahay u wareyso wax kusoo dirsaday anagu garan meynee

    • @fadumo.hassan9780
      @fadumo.hassan9780 6 лет назад

      Mohamed Samaale wax yaroo balaaya ah oo jannada laga soo direy ku lahaa Eglan tababar bey u baahan tahay

    • @mohamoodibrahim30
      @mohamoodibrahim30 6 лет назад

      OO Daawo yaa kugu yiri Adiga
      waryaa tan oo kle arkay??????

    • @elmnycollin1508
      @elmnycollin1508 6 лет назад

      Miyaad jeceshahay? Waa maxay xanaaqa Iyo cayda?

  • @binjkbare5394
    @binjkbare5394 6 лет назад

    Nagtan waba naag demn ah walahi tv by fadhidaa qabiilkiisa meel bablik ah in uu kashego by rabtan tas wriye ma ahan ee waa dhurwaa dhurwaayo kasoo hartey

  • @yartasomali33
    @yartasomali33 5 лет назад

    Hahha

  • @abdirisaktyga3782
    @abdirisaktyga3782 6 лет назад +1

    Kal iyo laab

  • @samiyahusein8261
    @samiyahusein8261 6 лет назад

    cod xumaa inanku

  • @osmanhassan8079
    @osmanhassan8079 6 лет назад

    Fanaan ma ahan lab labadaane waa fataal

  • @amertaclahi4123
    @amertaclahi4123 6 лет назад +4

    💋💋💗💗👉👈