23 Sano ka dib ayey ku guuleysatay jacaylkeeda Yaasmiin Tina

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024

Комментарии • 262

  • @sahraj5950
    @sahraj5950 3 года назад +44

    Beautiful woman with beautiful story 😍😍😍thanks Cali we need more like this kind of story ❤❤❤

  • @mohamudosman7778
    @mohamudosman7778 3 года назад +18

    Waa Qisa qaali ah. Waxay ku qurux badnaan lahayd in buug lagu qoro oo weliba afaf badana lagu tarjmo. Masha Allah, Yasmin waa gabadh illaahay isugu daray qurux Soomaaliyeed, cod macaan iyo degaan.. It was so touching story..

  • @khalid9264
    @khalid9264 2 года назад +8

    Taa yar oo dhudda oo dhuuban ayaa garanayaa 2003 ama 2004 tii iyadaa oo inan yara oo dhuubana aadna u Qurux badan Maasha allah

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 3 года назад +16

    Very interesting love story, she is kind, candid, courageous, truthful, and confidence, give a damn what the other people says against you.

  • @najaxyar199
    @najaxyar199 2 года назад +10

    Way wacnan lahayd qof walba owaxa jecladay in uu Qisadisaa. Noga waramo waliba si dhaliyarta ay u ahaato. Gashan tusaale ay ku daydaan. Yaasiman geesiyad weeye wadku mahadsan tahy sidad nogu warantay qisadad. Quruxda badan. 😍

  • @AhmedHassan-pt9iz
    @AhmedHassan-pt9iz 3 года назад +21

    Waan salamayaa Cali Xaraare iyo gabadhaa nooga sheekaysay Jacaylkeedii oo soo maray xaalada kala duwan oo ay ka qori karto Buug
    Maahmaahyo quseeya Jacaylkaa
    Markii ugu horaysay oo ay kulmeen.love is a gifts, only of one's inner most soul to another so both can be whole
    Waxaan odhan karaa markay ka tagtay Nasareed:You took away the piece of my heart when I left from Nasareed
    Markay ninka guursatayna :the hardest thing I will ever do,is walk away still loving you.
    Markii ay dib u kulmeenna.: Love fails, only when we fail to love
    Markii ay is guursadeen oo Meherkoodu dhacay waa:Live for what today has offer ,not for what yesterday has taken away.
    Waxaan aniguna ku Leeyahay hada.
    Love is two-way street constantly under construction.
    Ugu danbay iga gaadhsiiyo gabadha.Guur wanaag iyo Farxad ku waara
    Axmed

  • @maxamedabdiabukar2567
    @maxamedabdiabukar2567 3 года назад +9

    Maashaa Allah Caloow Adaanba kaliidan gabadha iyadaa la yaabanaa codkeeda iyo halka ay ku qarsooneyd mar labaad maashaa Allah iyo guul..

  • @CaliyareXasan-ys4fy
    @CaliyareXasan-ys4fy 4 месяца назад +1

    Thanks cali cali Margaret iyo yaasmintina

  • @princesshoodo105
    @princesshoodo105 3 года назад +15

    Yaasmin gabadh Dhulbahante adiyo inaderkaa jacayl Waad isla soo marteen Darwiishadiii ❤

    • @abdiazizabdikadir4842
      @abdiazizabdikadir4842 3 года назад +2

      Dhul bahante miyaa qodtan jacaylku biya dhigay?

    • @princesshoodo105
      @princesshoodo105 3 года назад

      @@abdiazizabdikadir4842 haaa waa dhulos

    • @bilana289
      @bilana289 2 года назад

      @@princesshoodo105
      Waa gabadh cod fiican iyo sheeko xiiso badan

  • @amaalsiciid403
    @amaalsiciid403 3 года назад +11

    Masha Allah waa gabadh qurux badan sidaa ay u qurux badan tahay ayuu caqligeeduna u qurux badan yahay waxay ka sheekaysay jacayl aad iyo aad u qiimo badan oo inta badan soomalidu aan loogu arag iminka waxay joogta xiligi guusha ilahay ha isku simo aamin cali xaraare wariye aan aad u dawado barnamijyada uu soo gudbiyo mahad sanid

  • @ayuubtalaabo5987
    @ayuubtalaabo5987 3 года назад +8

    Ilaahay haysku guuleeyo ubadna hakala siiyo isaga awood-ee amiin yaa rabbi

  • @mohamedelmi9020
    @mohamedelmi9020 3 года назад +27

    Love is something exists but a lot of people don’t believe that deep Affection

  • @yrrasabri4826
    @yrrasabri4826 3 года назад +7

    INTA NABI MOHAMED JACEL SCW LIKA ISAARA

  • @hodonawil7025
    @hodonawil7025 3 года назад +6

    Masha Allah qaaaali yaasmiineey guulayso wax idin dhexgala Allah idinma tuso guulaysto ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👏👏👏👏👏👏👏

  • @ilhancaraaye5801
    @ilhancaraaye5801 3 года назад +10

    Masha alh jacaylku ha waaro❤💑 gabadhan xamda quen sow uma eka dhabanada indhaha afka sameyska wajiga odhan mise wa aniga un inti ila aragti ah liketa ha ila dhaafina🌷🙏😂😂😂😂

    • @AhmedIbrahim-vl5bn
      @AhmedIbrahim-vl5bn 3 года назад +1

      Dabcan , aniga Kula kilaa aan magaceda soo hubiyey hamda queen moodayey lkn isku eeg yihin ...

    • @ilhancaraaye5801
      @ilhancaraaye5801 2 года назад

      @@AhmedIbrahim-vl5bn kkkkkkk haa wl way ka yar wayn tahay mooye aadbay ugu egtahay aniga xita xamda quen wa isu egtihin lay dhaha yaasmina wa ino egtahay 😂😂🥰

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 8 месяцев назад

    Masha Allah baraka Allah 💯 ❤️. Tina, you're a very amazing sister. Wow!!!!

  • @almas8915
    @almas8915 3 года назад +15

    Anu jacaylkaga buug baa ka qoraya marka jamacad dhameyo insha alalh buug library la dhigo UK baa ku qoraya insha alalh sanadka danbe😢😢😢😢🎆

  • @FADSO
    @FADSO 3 года назад +8

    Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN

  • @mohamedlibaax8638
    @mohamedlibaax8638 3 года назад +5

    Masha Allah waa qiso cajiib ah waa in buug laga qoro waad mahadsantihiin America 🇺🇸 tv

  • @dibadalidibad8395
    @dibadalidibad8395 3 года назад +3

    Waa qiso kamid ah qisooyinka jaceylka ee ay tahay in wax laga qoro. Jaceylku ha waaro inta is jecelna Allaha wax isagu daro isuna barakeeyo.

  • @xasanguuto5914
    @xasanguuto5914 3 года назад +17

    Illahow anigana jacaylkayga igu guulee insha allaah 🥰❤💯

    • @almas8915
      @almas8915 3 года назад +1

      Jacaylka runta ah u xanun badan yahay😢😢

    • @xasanguuto5914
      @xasanguuto5914 3 года назад

      @@almas8915 wallahay waa runtaa walaal qaali, 😍❤🥰💯

    • @maryammoh1450
      @maryammoh1450 2 года назад

      Illaahay hakugu guuleeyo midwaara wll🤲

  • @famabmi7340
    @famabmi7340 3 года назад +7

    Une très belle histoire d'amour, j'adore. MashaAllah.

  • @samiyaali8425
    @samiyaali8425 3 года назад +8

    Illahay ha isku sahlo inta is jecel ❤️❤️❤️

  • @abdirahmanmohamud4179
    @abdirahmanmohamud4179 3 года назад +14

    Absolutely calow sheekadan ku celis ayey u baahan tahay caadi ma aha 🌹🌹🌹🌹🌹🌹

  • @awalimash5360
    @awalimash5360 3 года назад +3

    beautiful lady with a nice voice. bless you

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 3 года назад +8

    Kuwa sheekadan dislike geliyey, waa xaasidka jaceylka, waa dadka neceb dadka is jecel, waana nacabka caashaqa, Allah sharkooda ummadda haka nabad geliyo, imisa lammaane ayey kala tuureen, cadaabta ku bushaaraysta.

  • @nimcomohamed5086
    @nimcomohamed5086 3 года назад +2

    Maasha alaah alle ha isu kiin daayo oo jacaylku waa cadowbadan yahye alle ja idinka xafido cadowga 🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹❤️❤️❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹

  • @haboonhoodo2663
    @haboonhoodo2663 3 года назад +6

    Beautiful lady and beautiful love history
    Jacayl dhab ahi ma duugobo duruuf kastoo la maro guul iyo nolol farxad leh ban idin rajayn adiyo jacayl kagii yasmiin
    Markaad kulantaan waa inad aroos qaran dhigataan inantadu na malxiisad kuu noqoto

  • @angela67890
    @angela67890 Год назад

    She is so beautiful MashaAllah with such a beautiful love story only few will experience in life true ❤️ ❤

  • @naruurab1114
    @naruurab1114 3 года назад +7

    You can only give your heart away once ❤️❤️

  • @mohammedBille
    @mohammedBille 3 года назад +4

    Soo badi jaceyladaas, ded ku ha bartaan qaar ayaa qalbiyadu qalaleen dhanka jaceylka, ama wali aqoonba wuxu yaheyba 👌

  • @cabdulahisheybar1321
    @cabdulahisheybar1321 3 года назад +3

    Very beautiful actress with good voice songs.

  • @shukriahmed974
    @shukriahmed974 3 года назад +17

    Mucjisadii jacaylka mesha ka dhacday shekadan waa in film musalsal ah laga diyariyo caadi ma aha

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 8 месяцев назад

    Thanks for sharing with us

  • @mohamedfarahadaweh1970
    @mohamedfarahadaweh1970 Год назад +3

    Masha allah jacay wax badan rafaaday kadib gulaystay harawsoco

  • @munacabdi3568
    @munacabdi3568 3 года назад +2

    Manshaal Manshaallh Manshaallh Manshaallh heesta sacdo cali halkeed dhigtay habo mcn cudkago waa manshaallh

  • @nuuraladan9851
    @nuuraladan9851 Год назад

    Is xilibaan wax jecleeyn gabadhaan 199 after 7 years baan is helnay hadanah waan isla nool nahayvwaa jaceylkii guuleystay alxd hanbalyo ayaan leeyahay yaasmiin allha isku kiin guuleeyo wada dhameysta cimrigiina inata ka dhiman insha allaah

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 8 месяцев назад

    Love you, Tina.
    Inside and outside beauty ayuu ilaahay kugu hibeeyey

  • @rahmanur5034
    @rahmanur5034 3 года назад +3

    Masha allah congratulations both of you ❤❤❤❤

  • @cabdulahisheybar1321
    @cabdulahisheybar1321 3 года назад +1

    Very good love story with difficulties and problems.

  • @jetaimemaman4826
    @jetaimemaman4826 3 года назад +1

    So beautiful 😍 story love www 🥰❤️❤️❤️❤️😘😘😘😘 jacaylka dhabta ah ruxi yaqan wa yaqan wale

  • @almas8915
    @almas8915 3 года назад +6

    Jacaylka aragtid la yidha aniga baa kas igu dhaca lakin 15 sano kadib baa is maqalne isgu xaas ah fouad waa reer America hada borama la jooga xaaskis😢😢😢❤❤

    • @abibawale4976
      @abibawale4976 3 года назад +2

      Borama ha joojine guurso jacaylkii hadduu jirin oo uu ninkii guursadey aniga gabdh borama ha la iga so qabto Gobtii dadka

  • @yahyemohammed4327
    @yahyemohammed4327 2 года назад

    Runtii waa qiso wacan oo wanaagsan dhamaadkiina ku dhamaatay guul waxaan rejeynayaa sanadokale in aan ku guulaysan doono jacaylka aan sideed sano suu qariinayey mar hadii aan markhaati kahay 23 sano guul jacayl dhaxal waxa dhaama lawa ii soo duceeya asxaabta

  • @khalisuleman9389
    @khalisuleman9389 2 года назад +1

    Wow waad keentay codkii Sahra axmed & Saada cali💯💯❤💕😊😊😊

  • @cabdibookh1708
    @cabdibookh1708 3 года назад +3

    very interesting program, xaliyoow qisooyinkan soo badi scb

  • @horiyo2491
    @horiyo2491 3 года назад +1

    Hadeer waa oday e maad wiilyar guursatid haku afduubtee sidii safiyo tusmo

  • @tahiraosman381
    @tahiraosman381 3 года назад +4

    Maashaa allaah yaasmiin ❤❤❤❤❤

  • @farhiyaa856
    @farhiyaa856 2 года назад

    Halbaalyo hambalyo Gurkiina guur qeyr gurigiina guuri nagi guuloow ka yeel ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @abdimohamed55
    @abdimohamed55 3 года назад +1

    Mashallah Mashallah beautiful story and real love

  • @imanisse4329
    @imanisse4329 Год назад

    Beutiful strong woman love you Yasmin tiina

  • @murtitv6518
    @murtitv6518 3 года назад +3

    Jaceyl Jaceyl
    Alla muxuu xanuun yahay❤️😭

  • @nadifamohamed868
    @nadifamohamed868 3 года назад +1

    We love you yasmin mashallah ❤❤❤❤

  • @sahidyusuf3784
    @sahidyusuf3784 3 года назад +11

    Jaceylka waan jeclahay,dadka wax jecelna waan jeclahay???!!

  • @MohammedAli-nx2kl
    @MohammedAli-nx2kl Год назад

    Waa Gabadh cajiiba oo tariikh jacayl haysa. Waliba waxaa loo bahan yahay in xogta jacaylkeedda si fiican looga waraysto.

  • @ahmeddalab4009
    @ahmeddalab4009 3 года назад +10

    Jacylkan wuxuu u eeg yahay jacylkii ilaasimay 16 sano ilaa hadna aaan jeclahay qofta sida gabadha oo kle baan geeraro u tiriyey lkn anigu ma heesin jcyl waa musiibo

    • @khadrayusuf3113
      @khadrayusuf3113 3 года назад +1

      cajiib walaal miyaad kuguulaysatay jacaylkaasna

  • @almas8915
    @almas8915 3 года назад +4

    Tiktok ma ku arake inantan😢😢 sahra Ahmed allah ha u naxaristo amiin yarabi ❤❤ waa hesta kaliye an ka jecelahay

    • @hiskhalif187
      @hiskhalif187 3 года назад

      Haa Anba tiktok ayaan ku arkay inay heestana ma moodaynin hada iigu horaysa

  • @caaliyahasan1608
    @caaliyahasan1608 3 года назад +1

    Fadlan c xaraare maalintaa inaad nala socodsiiso ayan ka codsanayaa noo soo duub

  • @osmanbanjar7389
    @osmanbanjar7389 3 года назад +10

    *Asc Kusoo biir Janaalkeega oo Baro Luqada Englishka oo free ah Insha Allah🌍kudhufo sawirkeega kadib sitoos ah ayaa janalkeega utageeysaa*

    • @FADSO
      @FADSO 3 года назад +2

      Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN

    • @fowsiyaifka1509
      @fowsiyaifka1509 3 года назад +1

      @@FADSO ❤❤❤❤🥰🥰

  • @kadijaactive5398
    @kadijaactive5398 3 года назад +3

    Waa qiso xanuun badan alle haisku barakeyo

  • @samatarsamatar9347
    @samatarsamatar9347 3 года назад +2

    Wa gabadh cod fiican Masha'Allah.

  • @rajwa00000
    @rajwa00000 Год назад

    Yasmiin 50 kama yara lkin beautiful

  • @HassanBulale
    @HassanBulale 8 месяцев назад

    Waah waah noolow yasmin

  • @maxamedaxmed3361
    @maxamedaxmed3361 3 года назад +3

    masha Allah qurux waa udhalasho

  • @araheyhiddig7088
    @araheyhiddig7088 3 года назад +3

    Sheekooyinka jacaylka noo soo badi sxb waxaa na wareeriyay siyaasad

  • @daganali3578
    @daganali3578 Год назад

    Macha allah

  • @abdulgadarmohamed6748
    @abdulgadarmohamed6748 3 года назад +5

    Caliyoow wa in ad ku so darta barnamijkaga kaftanka jaceelka

  • @HassanBulale
    @HassanBulale 7 месяцев назад

    Noolow wah wah yaasmin

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 3 года назад +5

    Boodharigii 2aad oo dumar ah AHUN waan xanuunsaday bay tidhi.

    • @xusenfaarax605
      @xusenfaarax605 3 года назад

      Malaga yaaba in aad jaceyl kaga herkas gaaro

    • @Tasniim1
      @Tasniim1 3 года назад +2

      @@xusenfaarax605 wuu dhaafay heerkaase ana Cali Xaraare masoo dul fariistaa oo ma idiinsoo bandhigaa? 😆

    • @xusenfaarax605
      @xusenfaarax605 3 года назад

      @@Tasniim1 wlly md cusub ma yagleelnaa labadeena?

    • @xusenfaarax605
      @xusenfaarax605 3 года назад

      Si wadajir ahne wareysi maubixinaa?

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi 3 года назад

      @@Tasniim1 Haa Huuno 😂😂

  • @saiddubed
    @saiddubed 3 года назад +3

    Waa barnaamijkii ugu xiisaha badnaa ee aan somali American TV aan ka daawado

  • @CaliyareXasan-ys4fy
    @CaliyareXasan-ys4fy 4 месяца назад +1

    Gabaryahay ninwayno waayo so jilaayo ilaa sabanki wiilwaal hadba dumarka tiiwacan lawadaga caanshaqa rooraye iyo saado cali

  • @xaawoladan8249
    @xaawoladan8249 2 года назад

    Flimkii hindida weeye qisadan balse that is true love at frist sight weye

  • @bashiirtarabbi
    @bashiirtarabbi 3 года назад +4

    Waxaasi jacayl carruurnimo ayuu ahaa, Ninkan kuu soo socdaa horta ma yahay kii aad taqaaney, muuq iyo maskax ahaan. Expect unexpected🔜

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 3 года назад +3

      agree with you, a lot of water passes under the bridge, human beings can change within the time, place and people around him and other circumstances as well, they have to learn each other again

    • @abibawale4976
      @abibawale4976 3 года назад +1

      @@mhassan0163 maya qofna wakhtigu ma bedelo ilaa adigu aad noqoto qof aan go,aan iyo ficil laheyn Mooye qofba waa siduu iska dhego wax bedela ma jiro ee qof raca adunida oo bila go,aan ah baa jira

    • @AhmedIbrahim-vl5bn
      @AhmedIbrahim-vl5bn 3 года назад

      @@mhassan0163 dabcan inuu nin adag yahay23 yrs Muu Samri laa sawta u qortay samirkiisa wlhi strong man , basically strong never change easily.

  • @muktaralihassan-qy6vu
    @muktaralihassan-qy6vu Год назад

    Mashaaalh

  • @kubra8
    @kubra8 3 года назад +3

    Cakuyee jacayl xanuun badanaa haymaqashiin. Lkn ninkii isagu 23sano miyaanu guudhsan ma ayada un ayuu sugayey ilayn ayaduba way guudhsatoo caruur ayeyba dhashaye. Waa yaab

    • @amalomar860
      @amalomar860 3 года назад

      Ayada armuu sugaya

    • @kubra8
      @kubra8 3 года назад

      @@amalomar860 waaba sida aytahyoo waa jacayl gaamuday dumadhkalena niyad uma aanu hayn, lkn way wacnaan lahayd in uu guudhsado waayo imika waa nin weyn, inkastoo calafku qoranyahy

  • @somalianarmybts2573
    @somalianarmybts2573 3 года назад +7

    To be honest qisadan amazing wye lkn ilmaheda aabohod malaga ficneno inee dhahdo sidas.

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 3 года назад +1

      true, agree with you, specially in our culture, she is only leaving a horrible stain on sons future

    • @farihamohamud7396
      @farihamohamud7396 3 года назад

      Cali xitaa wu udul marey waa laga fiicnaay sidey u dhigtey hadal waayo caruur bey u heysaa

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi 3 года назад +4

      Haddeeysan Jecleen Maqasab Baana? Nafta Meeshii Uroon Ayaddaa Og. Haddii Ilmo La Isku Dhalo Macnaheedda Maaha In La Isjecelyahay.

  • @saarazeytuuni4858
    @saarazeytuuni4858 11 месяцев назад +1

    Jacelka maxo xanun yhy allow ii sahaL Ahmedkeyga 😢😢😢

    • @sahromacalin1575
      @sahromacalin1575 9 месяцев назад

      abayo isku magac baa nahay ahmed baa inaga wada maqane Ma heshay 😢

  • @horiyo2491
    @horiyo2491 3 года назад +4

    Odayga reer maraykanow aynu soo dhaweyno markuu yimaado

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 3 года назад

      odaygu ma yahay kii Itoobiya ay ku taqaanay, mise waa mid isbedelay oo Europe 20 sano joogay, Allow sahal, fingers cross, hope he is still the same man, a lot of water passes under the bridge?!

    • @AhmedIbrahim-vl5bn
      @AhmedIbrahim-vl5bn 3 года назад

      @@mhassan0163 wlhi waad iga qoslisay .odaygu waa kii soo dhaweeye

  • @engmohamoudhassan3044
    @engmohamoudhassan3044 3 года назад +1

    Hambalyo Alle haysu kiin barakeeyo fankana iskaga hadh marka xaajigu ku soo gaadho

  • @Umbilal271
    @Umbilal271 3 года назад +1

    Yasmiin aad baan u taageera

  • @CaliyareXasan-ys4fy
    @CaliyareXasan-ys4fy 4 месяца назад

    ❤❤❤

  • @adandhux2260
    @adandhux2260 3 года назад +5

    Calow ninka markuu yimaado warayso

  • @abdikadirkalif7669
    @abdikadirkalif7669 3 года назад +2

    1999 ayaan is baranay, 23 sano waan isjeceleen. Bal adiga is qabad sii

    • @bashiirtarabbi
      @bashiirtarabbi 3 года назад +1

      Adigu xisaabi, fudayd!😱😯

    • @amaladan5579
      @amaladan5579 3 года назад +11

      @@bashiirtarabbi 1999 2000 2001 2002 2003 2004 2005 2006 2007 2008 2009 2010 2011 2012 2013 2014 2015 2016 2017 2018 2019 2020 2021, 23 years ma aregtaa ileen sida ciyaalka waa in wax laguugu xisaabiyaaye🤣🤣🤣

    • @amaladan5579
      @amaladan5579 3 года назад

      @@bashiirtarabbi sorry ninka kale ayaan xisaabta ku socotet

    • @DHAQANMAALONE
      @DHAQANMAALONE 3 года назад +4

      @@amaladan5579 aar daaqad baad kala degtay miyaadan il iyo inkaar ka baqayn kkkkkkkk

    • @abibawale4976
      @abibawale4976 3 года назад +2

      @@amaladan5579 waad ku sugtay waar ragow wax barta shaydaan la idinku dare
      Jacaylkii gabdho uun baa haya
      Xisaabtiina Gabdho uun baa haya
      Dareenkiina gabdhu ku hadhey
      Xagee loo wadaa ragan degdega badan
      1999 ilaa 2021 xisaab ugu noqo gadaal dheh ninkaasi

  • @BadelFaraholad
    @BadelFaraholad Год назад

    Waa habar hada islaan wax jacelaatay

  • @fowsiyagoled9514
    @fowsiyagoled9514 3 года назад

    Cajiiib Ali weey fiiicantahey mar mar siyaasada inaga nasiiso weey fiiicantahey😂🤣😂🤣😂🤣🤣😂😂🤣🤣🇸🇴👍🙏👏✋👏✋

  • @mulkiahmed1979
    @mulkiahmed1979 3 года назад +2

    koleey jaceylkaada magaarin lkn wlhi wuu jiraa qof aan mudo jeclaa oo isku dir iyo duruufo owgeed kale nakale geysay oo mudo 7 sano ayaa noo dhamaatay asna wuu guursaday ana waa guursaday ma aqaano waxa so socda lkn jaceyku cadaw ma waayo ee adaa nasiib sadee ku raaxeyso noloshaada

    • @abibawale4976
      @abibawale4976 3 года назад

      Thnks qof qimo badan Alle ha ku xiftiyo qofkaga aad guursatay waad guulaysatey sidan xata

  • @abdullahiabdigure1450
    @abdullahiabdigure1450 3 года назад

    Yasmiin great story

  • @kaderkhamia9493
    @kaderkhamia9493 3 года назад +7

    Toloow aniguna ixsaan mahelidoona waxeey socotaa 16 sano intaan jecelahay

    • @rahmamustafe6476
      @rahmamustafe6476 3 года назад

      insha allah

    • @teammotivation1952
      @teammotivation1952 3 года назад +1

      Wad heleysa hdad calaf isku ledihin inshallah. Aniga jaceykeygi after 14years kadib bn is helnay Wana is guursanay Alxmdullilaaaah

    • @hoodoismail2301
      @hoodoismail2301 3 года назад

      @yasmiinHassan oo miyaada guurstay mise waa uu kaa guursaday 14years kadibna waa is guursteen

    • @hoodoismail2301
      @hoodoismail2301 3 года назад

      Mnshll alle inta ha isku keen daayo

    • @hoodoismail2301
      @hoodoismail2301 3 года назад

      @Kader khamia brother alle calaf ha kugu daro se haday ka guurstay alle marlabada haydiin kulan siiyo

  • @CabdinaasirCabdilaahi-bq1nj
    @CabdinaasirCabdilaahi-bq1nj 3 месяца назад

    ❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @faizaaliabdallah5731
    @faizaaliabdallah5731 Год назад

    Waaw

  • @macaniyoqaraarmeelkuwadaya6331
    @macaniyoqaraarmeelkuwadaya6331 3 года назад +1

    Hadi ay Minneapolis joogto Ambulance ka ana si diyarina Miss Tina

  • @Bashiradanbarre2024
    @Bashiradanbarre2024 3 года назад +3

    jeceyl waa mucjiso

  • @abdikafarahmed3757
    @abdikafarahmed3757 3 года назад +2

    Samraa sadkiisa hela farxad ku dhameyzta nolosha.

  • @CaliyareXasan-ys4fy
    @CaliyareXasan-ys4fy 4 месяца назад +1

    Hada hano hubsiinta badi

  • @ابوشير
    @ابوشير 3 года назад

    DADA BADAN OO JACAYL HELAY BAA JIRA WAYSE KA BAQANAYAAN INAY BADHEEDHAAN!

  • @miskitagane1678
    @miskitagane1678 3 года назад

    like true love

  • @umulkhayrmaxamuud4187
    @umulkhayrmaxamuud4187 3 года назад +3

    Ilaahay dartii isu astur marwo laqabo oo hooyo ah ayaad tahay

    • @saedibrahin3177
      @saedibrahin3177 3 года назад

      Mashalaaah talo qiimo weyn baad siisay jazaakalhaa

  • @mohamoudmzm6079
    @mohamoudmzm6079 3 года назад +4

    Heedhe yaasminay ninka aad ka zheekaynayzaa ma yamani paaa mize waaa mid ka horeeeyey 🤣

  • @yoonisahmed1159
    @yoonisahmed1159 3 года назад

    Hambalyo hambalyo isku wara In bdan

  • @abdikr3mgwale10
    @abdikr3mgwale10 3 года назад

    Tani jacayl maaha Waa family dna baa isku kiin soo jiiday somalideenu 10sano kadib baynu ilbaxayna Xaga cilmiga jacayl sheko kasto jacayli somali way kabeen aburan

    • @abibawale4976
      @abibawale4976 3 года назад

      @Hamdi Ali Abdullahi jacayl iyo calaf baa isku keenay abyo qofna isku keeni karo dad intan laa leeg
      Qarni baa jacaylka la isasugi karaa
      Jacayl waa mucjiso
      Dareenkuna waa mucjiso
      Dookhuna waa qani
      Damiirkuna waa wuxuu ku faro
      Qofna yuun kugu sheegin jacayl maha gabdhan wax ku dhacay
      Anigu waxaan ku leehay jacayl cajiiba ayaa ku dhacay

    • @abdikr3mgwale10
      @abdikr3mgwale10 3 года назад

      @Hamdi Ali Abdullahi calashan qof aad ilmabti tihiin lkn aanad garanayn isaga shaqsi ahaan hada ismodaya inay hore isku yaqaneen.. sharaxaad fahan layidhaah ayay ubahan thy shekadani

  • @xasancabdi8092
    @xasancabdi8092 3 года назад +2

    Waa oyey sababta oo ah waa arin ama qiso igu dhacday

    • @xasancabdi8092
      @xasancabdi8092 3 года назад +2

      Iga warayso anigana qisadan oo kale oo igu dhacdey