Imisa Lacag ah ban Youtube Bishii Ka Sameyaa ?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 1 апр 2024
  • Salaam
    Hadaad jeceshahey in aad website laguu sameeyo , ama Course rabtid, fadlan number kan nagala soo xiriir +252905582875
    👉 Services gellebashir.com/
    👉 Dalbo Course ama Website WhatsApp Link wa.link/zjb442
    👉 Kusoo Biir Course - gellebashir.com/lms/
    👉 Join Our Newsletter - mailchi.mp/e2da28163cfa/dadwayne
    👉 Register Binance - accounts.binance.com/en/regis...
    👉 Register Skillshare - skillshare.eqcm.net/vNOGvd
    👉 Buy Domain - namecheap.pxf.io/e49XXj
    ✅ FOLLOW ME ON INSTAGRAM / gelle_bashir
    ✅ SUBSCRIBE GUYS
    Gelle Bashir Academy:
    👉 gellebashir.com/lms/

Комментарии • 103

  • @suhaybcaddee
    @suhaybcaddee 3 месяца назад +16

    Azxaapay 50gof rabaa si aan u gaadho 200subscribers inta ciida ka hadhay 🇸🇴🇸🇴🇸🇴☝🤕

  • @cabuud16
    @cabuud16 3 месяца назад +8

    Asc masha Allah in dadka aad ku dhiiri gelineyso in ay youtube furtan, Aniga ilaa 2k dollar ayaan kasameeya. Ee furta youtube asxaabta

    • @Comedian682
      @Comedian682 3 месяца назад

      𝖹𝗑𝗉 600𝗄 𝗐𝖺𝗑 𝗄𝗅𝖾🎉😢

    • @celaleddin3rb
      @celaleddin3rb 3 месяца назад +1

      Sxb samigeyga ayaad tahay anigana abdurrahaman Hussein ayaa lay dhahaa Email ayaan kuu soo dirayaa ii soo jawaab sxb channelkaanna anigaa leh.
      Mahadsanid.

    • @cabuud16
      @cabuud16 3 месяца назад +2

      @@celaleddin3rb ok walal ,

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 3 месяца назад +5

    Wax kasta oo la gaaro hawal iyo shaqa adag ayaa ka horeeya ❤❤❤❤ from #macalinEnglish

  • @maaslimmedia
    @maaslimmedia 3 месяца назад +10

    gelle bashir Guulayso walaal Muqaal muhiima oo dadku aad ugu baahnaayeen keentay

  • @cabdalemohamud917
    @cabdalemohamud917 3 месяца назад +6

    Aqoon yahan sare alle haku barakeeyo Wll

  • @mohamedabdimusse4816
    @mohamedabdimusse4816 3 месяца назад +3

    Gelle bashir sxp mahadsnid❤. Bro nishka ugu fiican ee maalin walbo muqaal laga sameyn karo ii sheeg bro thanks bro

  • @cumarcaanka
    @cumarcaanka 3 месяца назад +2

    Ustad gella bashiir guuleyso 👏🏼

  • @AhmedNabadofficially
    @AhmedNabadofficially 3 месяца назад +2

    Alxmduhi dhawaan ayaan sameeyay channel kayga wanbwaaday ilaa aan ka gaadho meesha aan rabo dhalinyaro never give up 🥰🥰🥰🥰

  • @kingmoha8319
    @kingmoha8319 3 месяца назад +9

    Wllky gelle bashir waxn ahay ardey waxan aqaana laba xirfadood oo photo editing oo ay ku jiran thumnails design iwm iyo graphic design gar ahan logo design si kastana shaqo wan ku wayey qaab aan online ka uga shaqaysan karo ma jirta

    • @Abaalfx
      @Abaalfx 3 месяца назад

      😢😢 Sorry sxp...waxaas lacg lakuma sameeyo anaa hortaadi ku soo daaly 2023 dhan ika qasarty marka sxp waxaan ku leeyhy iska dhaaf waxaas ee noqo content creator that is the best way to make money online....

    • @mindhup
      @mindhup 3 месяца назад

      TikTok furo waxyaabaha Aad sameysid kuso bandhig dad yow ubaahan ma weyneysid

  • @samatalis4915
    @samatalis4915 3 месяца назад

    Top Class baad tahay saaxiib

  • @Itsxuriya
    @Itsxuriya 3 месяца назад +4

    Nio lacagtaan Waaaba sugi la ahay, dadkaana si sax ah uga ma warbixiyaaan arinta lacgta ee RUclips ka

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  3 месяца назад +1

      vidoe dhameyso wll, waxkasta wad arkin

  • @malyuuncabdinaasir6261
    @malyuuncabdinaasir6261 3 месяца назад +2

    Geele waan ku salaamay wlll horena usoco mahadsanid

  • @Dalle_africa
    @Dalle_africa 3 месяца назад +4

    Kwrn sxp hada muqaalo dalxiis iyo travel so gudbiyo somalia see isku yihiin

    • @nimcusha2491
      @nimcusha2491 3 месяца назад

      M.a aad aay loo xiisiya ❤

  • @SimYuufa
    @SimYuufa 7 дней назад +1

    ❤❤

  • @abdikadarfarah
    @abdikadarfarah 3 месяца назад +1

    Niyahow xageen kaala soo xiriiraa muuqaaladada waan daawadaa marwalba qof soomaaliya joogana micna saas u weyn umalahane isticmaalka youtube waayo lacag uma furno

  • @dady1100
    @dady1100 3 месяца назад +1

    waa warbixin aad u wanagsan waxaan dhi karadad badan baad u faaideysey ty

  • @MMC985
    @MMC985 3 месяца назад +2

    Dear brother can you talk about midroll ads and how it's work next video thanks

  • @YahaaAbld
    @YahaaAbld 3 месяца назад +1

    Wall geele youtub inaan lacag ka sameeyo rabaa lkn somalia joogo kwrn hadaad i caawiso

  • @alphakhaan8626
    @alphakhaan8626 3 месяца назад +1

    Wll geele anu RUclipsr pan ahay plase duruuf pa jirta ee isoo garo wllkei❤mahadsanid team geele one love ❤

  • @sakariyeqaasin3952
    @sakariyeqaasin3952 3 месяца назад +5

    Qofka labaad2

  • @xooshyare4201
    @xooshyare4201 3 месяца назад +6

    Team gele bashir like 👍 sara❤❤

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  3 месяца назад +1

      thanks wll

    • @hirsiibrahim
      @hirsiibrahim 3 месяца назад

      Geele inaa Barto rabaa sida enternetka

    • @hirsiibrahim
      @hirsiibrahim 3 месяца назад

      Qadka looga sameeyo

    • @hirsiibrahim
      @hirsiibrahim 3 месяца назад

      Teamka aad wax Barto igu dar sxb

  • @user-xq5ib8uu2k
    @user-xq5ib8uu2k 3 месяца назад +2

    Thnks ustaad nio hada wax aqoon ah u ledhy kasoo hadal tiktok program peta lacagta looga sameeyo io sida loo gala baxo mahasanid

  • @dady1100
    @dady1100 3 месяца назад +1

    sxb meesha magaca laga badalo youtubeka muuuqaal ka soo samee ty

  • @MaaweeloMedia-sh4mo
    @MaaweeloMedia-sh4mo 2 месяца назад

    M.a

  • @SimYuufa
    @SimYuufa 7 дней назад +1

    Saxib sida lacagta loola baxo muuqaal kasoo samee

  • @islamique-culture
    @islamique-culture 2 месяца назад

    thank you very much for sharing your knowledge with us brother I am a university student I would like to be a content creator on the RUclips domain, then I had the idea and also know how to edit my video the only thing that escapes me to be a RUclipsr what I am in Africa precisely in Djibouti which is a country that the monetization of RUclips is not accessible so in the end I would like you to give me a solution on that brother your answer is useful for me ❤

  • @socdaalbulsho
    @socdaalbulsho 3 месяца назад +1

    maxaad ka wadaa side hustle?

  • @Liingoofficial
    @Liingoofficial 3 месяца назад

    Gele Bashir zxp gulayso lkn aniga qof dabada ima joga oo iga cawiya aderrska zxpna kuma lihi caqabada iga hortagan maxa ku xeliya pro❤

  • @Bajuunipro
    @Bajuunipro 3 месяца назад +1

    Waxan ubahnahay inan youtube heer ka gaadho dhalinyaro ha lay garab qabto

  • @subaydadegan1241
    @subaydadegan1241 3 месяца назад

    Asc wr wbr wll Ramadan mubrk wllo waxaan ubaahnaa inaad iga caawisid odoo helpdesk xageen kaala soo xidhiidhaa wlllo

  • @mohaalikaar
    @mohaalikaar 2 месяца назад

    #mohaalikaar youtube adsense

  • @mohaalikaar
    @mohaalikaar 2 месяца назад

    sxb ma iga caawin kartaa? Adsense step 2 Shawn ka gudbi ma ahay

  • @Hforcrypto
    @Hforcrypto 3 месяца назад +2

    First 🎉

  • @SAMAAN24
    @SAMAAN24 3 месяца назад +1

    tiktok sida youtube videoskii hore lacag ma looga sameyn karaa

  • @amiircabdikariim8533
    @amiircabdikariim8533 3 месяца назад +1

    Nio waxan naga dhaaf oo wax faaido leh keen

  • @user-fu3og7sf4p
    @user-fu3og7sf4p 3 месяца назад

    Ustaad Bashiirow inaan furto waan rabaa ee meel aan kaala soo xariiro ma igu caawin kartaa Ustaadii?

  • @user-vi3kv9er8w
    @user-vi3kv9er8w 3 месяца назад +1

    Ustad Facebook location zida lo xaliyo please vedio noga so duub

  • @gureyfoodball
    @gureyfoodball 3 месяца назад +2

    Ninkan ugu yaraan 10video ayuu ka sameyay imisaan ka sameya RUclips 🤣🤣

  • @xasancolaad1595
    @xasancolaad1595 3 месяца назад +1

    war wllo anigaa doonaya inaan youtube furto wllo wxn doonaya inaaan studyaw aan soo fariisan applicattiono iiga caawiya ayan doonaya

  • @abuutechnology2684
    @abuutechnology2684 3 месяца назад +1

    Anfur wnsan wll

  • @dhambal1
    @dhambal1 3 месяца назад

    Sxbow adoo raali ah qabka loogu xirto adreska kasoo hadal

  • @James-kp7tb
    @James-kp7tb 3 месяца назад +3

    Wll sideen youtube u samaystaa please ii sheeg wll mcn❤❤

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  3 месяца назад +1

      wn kaso hadli dona wll

    • @James-kp7tb
      @James-kp7tb 3 месяца назад

      @@GelleBashir ok wll thanks

  • @SafiAdan
    @SafiAdan 3 месяца назад +1

    RUclips sida lacag igu furnaa

  • @user-wc3ys9dr7i
    @user-wc3ys9dr7i 3 месяца назад

    Zxb waxaad iisheegtaa sida lacagta loogala baxo

  • @axmadcomedy
    @axmadcomedy 3 месяца назад +1

    ETHIOPIA GOOGLE ADSENSE MALEEDAHAY

  • @faaris736
    @faaris736 3 месяца назад +1

    Fecbook kenya lacagta loo furay xog fiican maka heshay

  • @qatratu_taah
    @qatratu_taah 3 месяца назад +1

    maxad zxb uga so hadli waysay sida kenya logu xirto facebook

  • @QasaayeAwoowe-ls2jp
    @QasaayeAwoowe-ls2jp 3 месяца назад +1

    Somalia miya jogta

  • @user-gl8ss4su5b
    @user-gl8ss4su5b 3 месяца назад

    Wllo ka waran 4saac haddi oo qadanayo in aan hal muuqal sameeyo ma wakhti badanbaa mise waa waqti yar adaa youtube iga horeyee 4saac ma awoodo caajis bay igu tahay ma awooda youtube biloow ah baan leeyahayo

  • @zubeyr_abdi
    @zubeyr_abdi 3 месяца назад

    Ani wx waa soo dhigaa lkn no veiws ilaa 2019 aa RUclips ka daba wareegooyaa w😂war bal isoo booqda gellow adna dadka I bar pls ama share❤

  • @ALNazzawi77
    @ALNazzawi77 3 месяца назад +2

    Nio coursoyinka ad bixiso inte ka hele karaa plz

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  3 месяца назад +1

      website kayga Gellebashir.com

  • @SimYuufa
    @SimYuufa 7 дней назад +1

    Asxaabta labo sano kahor ayaa bilaa Bay ilaa hada 6 subscaribe asxaabta igu soobiira 😢😢😢

  • @hope5124
    @hope5124 2 месяца назад

    Ustaad lacagta laga sameynaayo marka ma waxa ay ku xirantahay inaad subscribe badan leedahay mise viewskaaga?
    Mahadsanid.

  • @Qaniboytv
    @Qaniboytv 3 месяца назад

    Channelkey soboqda wllyal

  • @Maxamedmustaf19
    @Maxamedmustaf19 3 месяца назад

    Saaxiiboo isla weynida iyo kibirka ma u dhalatay miise ma awoodid inaa fariinta instegram kugusoo dire inaa aqriso 😢😢😢😢

  • @yuusuf_ceegaag
    @yuusuf_ceegaag 3 месяца назад +1

    200k iyo 500 dollar

  • @munira8045
    @munira8045 3 месяца назад

    Asc can you recommend a reliable bank that seamlessly integrates with cryptocurrency transactions? Looking for a bank account that supports crypto activities without encountering any issues. Any suggestions would be greatly appreciated!

  • @SahalAyusuf-os1cg
    @SahalAyusuf-os1cg 3 месяца назад

    Mr.gelle aqoonyahan

  • @mrhoryaal
    @mrhoryaal 3 месяца назад +1

    *ASC DHALINYARO waa Xaaji Cusub Fadlan Cidii Garanaysa COPYRIGHT sida uga fogaado ii sharaxa Hadii aan 15second Video qofkale ka isticmaalo ma la ii ogolyahay iyo SIYAABAHEE LA IIGU ogilaanaya inaan seconds kanisticmaalo qofkale Waad mahadsantihiin BASHEER haduu ii soo jawabana thnks*

    • @Muslimeditor338
      @Muslimeditor338 3 месяца назад

      Asc wlll animal kuu haayo muuqaalo fican oo Ann copyright ahayn is oo qaboo what's up

  • @NimconalkaNimconalka-xk8sk
    @NimconalkaNimconalka-xk8sk 3 месяца назад

    Corad ayaan ahay gabarna wan ahay wax lacag ah maheto shaqo ne waraba qof idhirigayo maheto walal icawi beles😢 1:06

  • @Nuuryare10000
    @Nuuryare10000 3 месяца назад

    Sxb RUclips

  • @user-cm9nx1xc5h
    @user-cm9nx1xc5h 3 месяца назад

    Niyahow Binance Sida Account lo Samaysto way badaleen Hal video ma nooga so samaysid Si Aan U Fahano Qaabka Cusub. Khaasatan Addresska Marka identity card la galinayo. Su'aalo Cusub Iyo Qaab Adag bay Ka Dhigeen rejected bay Nagala daaleen Mahadsanid

  • @CAJIIBMEDIA-ut8ho
    @CAJIIBMEDIA-ut8ho 2 месяца назад +1

    CAJIIB MEDIA.

  • @Naaficmedia1
    @Naaficmedia1 3 месяца назад

    RUclips studio wuxu o dhanaya Somalia lacag laguna samayn karo maxa ka jira arintaa

    • @Abdullahijooraani
      @Abdullahijooraani 3 месяца назад

      Wll Google adense ga ayaa muhiim ah..isna kenya kuu dhow haddii koonfurta somaliya joogto ama Ethiopia haddii wuqooyiga joogto

  • @OmarQaloon-yr9wt
    @OmarQaloon-yr9wt 3 месяца назад

    RUclips waan Lee yahay laakiin thumbnail ka aan sameeyo wa awoodo in aan soo duldhigo muuqaalkayga .
    Qayta monetization Kuna waxay ay is soo qoraysaa "your location Somalia 🇸🇴 is not available please change your location " fadlan xalka ii sheeg sxp😢🥺🤌😢🥺🥹🥹🥹 sxp waan la dawakhay ee xalka ii sheeg fadlan

    • @Dhambaal55
      @Dhambaal55 Месяц назад

      Wadan kale ka dhigo sxb
      Somalia kama shaqeeye

  • @mohamedmuudey7695
    @mohamedmuudey7695 3 месяца назад +1

    Online ahaan in aan lacag u sameeyo jeclaaan lahaa xqqdi😢

  • @walalmaskax
    @walalmaskax 3 месяца назад +2

    Geele xage kala soo xidhidha

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  3 месяца назад

      instagram kayga wll

    • @walalmaskax
      @walalmaskax 3 месяца назад +2

      @@GelleBashir fariin ku soo diray wll

  • @sacdamohamed-wp3cd
    @sacdamohamed-wp3cd 2 месяца назад

    Asc fcboke ma ka samenkare

  • @baakaytube
    @baakaytube 3 месяца назад

    Wll sida yougube chanel loo sameeyo kasoo hadal plse🎉

    • @KHAIRULDIIN
      @KHAIRULDIIN 3 месяца назад

      Gmail hadaa leedahay youtube channel waa heysataa inaa wax soo galiso kaliya kaa xigto inaa youtuber noqoto wllka

    • @baakaytube
      @baakaytube 3 месяца назад +1

      @@KHAIRULDIIN aad ayaad umahadsantahay wll qaali nolow🫂💯

  • @Samawadechannel99
    @Samawadechannel99 3 месяца назад

    Facebook na tus

  • @Apdrahm3N_
    @Apdrahm3N_ 3 месяца назад +2

    If i learn flenceer can i getting your team pOr c/rahman