Furo Youtube Channel | Faa'idada aan ka helay Youtube ka

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 14 мар 2024
  • Salaam
    Hadaad jeceshahey in aad website laguu sameeyo , ama Course rabtid, fadlan number kan nagala soo xiriir +252905582875
    👉 Services gellebashir.com/
    👉 Dalbo Course ama Website WhatsApp Link wa.link/zjb442
    👉 Kusoo Biir Course - gellebashir.com/lms/
    👉 Aqri Maqaalkan - gellebashir.com/blog/
    👉 Register Binance - accounts.binance.com/en/regis...
    👉 Register Skillshare - skillshare.eqcm.net/vNOGvd
    👉 Buy Domain - namecheap.pxf.io/e49XXj
    ✅ FOLLOW ME ON INSTAGRAM / gelle_bashir
    ✅ SUBSCRIBE GUYS
    Gelle Bashir Academy:
    👉 gellebashir.com/lms/

Комментарии • 152

  • @yaraani2526
    @yaraani2526 4 месяца назад +11

    Wll mahadsanid (ILLAAHEEY) danbigaaga iyo danbi waalidkaa ha dhaafo amiin yaa (ALLAAH)

  • @maahirmire
    @maahirmire 4 месяца назад +6

    Ku dhawaad one year ayaan youtuber ahay.adna waad ku mahadsanthy adviceska aad siisid dhalinta.

  • @cabdiqaniqurbo
    @cabdiqaniqurbo 4 месяца назад +1

    Waxan marayaa 25.2K waxaan Bilaabay bari aad muuqal kaga hadhashay youtubekaaga waanan kula socdaa insha allah 30K waan xidhayaa bishan ❤🙏🔥

  • @AbdibasidGarad-jn1ty
    @AbdibasidGarad-jn1ty 4 месяца назад

    Mashallah. Mahadsanid Allah ha ku barakeeyo wll

  • @Hadzabeking
    @Hadzabeking 4 месяца назад +3

    Xaasid ma tihid runti Thank u wllky

  • @IbnuShameMedia
    @IbnuShameMedia 4 месяца назад +1

    Wllhi nin rageed baa TaHaY wll aad kuu Tageeraa 1million in kabadan ban Ku rajaynayaa🎉

  • @xasanhayskasocoto
    @xasanhayskasocoto 4 месяца назад +2

    Masha allah

  • @Nasrayusuf8985
    @Nasrayusuf8985 4 месяца назад +1

    mansha allah tabaarakallaah guuleeyso ustaad ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nasmapea2673
    @nasmapea2673 Месяц назад

    MashA Allah horo mar wacn

  • @SafiyoCismaan-zb7sm
    @SafiyoCismaan-zb7sm 3 месяца назад

    Walaal waad mahad santahay sida aad noo fahan siisay

  • @abdikanigeele
    @abdikanigeele 4 месяца назад +3

    waad mahadsantahay wllky geele Nin aan abaal uhayo My advisor ❤

  • @mohamedineffect-tq2jj
    @mohamedineffect-tq2jj 3 месяца назад

    Haye geele bashiir

  • @xamdakayse5537
    @xamdakayse5537 4 месяца назад +1

    Mashallah tabarallah wll allahuma barik

  • @Hamdamohamed266
    @Hamdamohamed266 4 месяца назад +3

    M.a allah ka awal mariyo wllkei qali sida wanaga nola jeclatay dadka wale isku mid ma ahn wil qalbi wngsan allaw ku desto ustadi❤

  • @osmaanyacusmaan3733
    @osmaanyacusmaan3733 2 месяца назад

    Walalo kheyr badan allah ku siiyo iso jawaab somaalia aniga oo joogo ma sameyn karaa

  • @CadaalaMedia
    @CadaalaMedia 4 месяца назад +1

    Shukran. Ustaad❤🎉😮😊

  • @Aadan_macruuf
    @Aadan_macruuf 2 месяца назад

    Asc
    Dhamaan
    Muslimiinta❤❤❤❤❤

  • @Maarey59
    @Maarey59 4 месяца назад +1

    Goorma ayuu lacagta bilaab zxp

  • @mohammednashiid69
    @mohammednashiid69 4 месяца назад +10

    🎉 Macha Allaah wlaahi ma jiraan dad sheega Dariiqii ay ku guulaysteen way qariyaan dadka intooda badani mahadsanid adiga wax waa noo hurtay Illaahay hakaa abaal mariyo ❤️🙏

    • @user-uy2yj2it2u
      @user-uy2yj2it2u 4 месяца назад +2

      Zaas waye macallinkaan sharaf iyo karaamoh wllhi

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  4 месяца назад

      Thanks wll

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  4 месяца назад

      Thanks wll

    • @yaraani2526
      @yaraani2526 4 месяца назад +1

      Amiin yaa (ALLAAH)

    • @Aadan_macruuf
      @Aadan_macruuf 2 месяца назад

      Waa sax wllo ,waay aqriyaan badanaa,oo masheegaan😂😂😂
      Anagaa wax barta nagala waayay 😂😂

  • @Za__channel499
    @Za__channel499 4 месяца назад +1

    Mashaa allaah❤❤❤❤

  • @bashirbashion1888
    @bashirbashion1888 4 месяца назад +1

    Aad iyo aad Ustaad run ahaantii waa wax qiimo badan ayaad noo soo gudbisey Mahadsanid.

  • @AbuuCikrama-jg6wn
    @AbuuCikrama-jg6wn 4 месяца назад +1

    الله یبارك فيك

  • @Daci_Feisal
    @Daci_Feisal 4 месяца назад +1

    Jazaa'kallaaH Qeyr sxp

  • @suheybsaalx
    @suheybsaalx 3 месяца назад

    جزاك الله خير sxb

  • @Bilaal14
    @Bilaal14 3 месяца назад

    Thanks brother

  • @starlanguagesacademy3571
    @starlanguagesacademy3571 4 месяца назад +1

    mahadsanid walaal.

  • @yasiin-guray
    @yasiin-guray 4 месяца назад +1

    Mahadsanid walaal

  • @malyuuncabdinaasir6261
    @malyuuncabdinaasir6261 4 месяца назад

    Asc geelle ramadan wacan halke kalaso xidhiidha

  • @raadreeb1447
    @raadreeb1447 4 месяца назад +1

    Walaalo ma Ramadanta ku badashay

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  4 месяца назад

      Maxa aragtey lol , maalinki kowad banba dubey muqalkase

  • @AnisoMohamed-jw9ug
    @AnisoMohamed-jw9ug 4 месяца назад +1

    Mahadsanid wll qll🥰 aniga waxan jeclahay inan barto marketing aad bn ujeclahay ma igu caawin kartaa

  • @user-Aidarusqorane
    @user-Aidarusqorane 4 месяца назад +1

    شكرا

  • @user-vi3kv9er8w
    @user-vi3kv9er8w 4 месяца назад +1

    Ustad dhalinyarada wadanki jogta wlhie shaqo abuur fiican ayu u noqonaya ,mida kale inta badan dadku waxa wanagsan lama shere gareyan Dadka Kale,
    Lkn wax kasto fican wa no so gudbiza alle ha ku sharfo .

  • @SAHANRAAC
    @SAHANRAAC 4 месяца назад +2

    7:23 affet 1 year , muqalada maantan dib uso boqday isbadal dhanka nuxur so gudbinta iyo editing ayaad samaysay 8:32

  • @Mankastudio44
    @Mankastudio44 25 дней назад

    Yaaa

  • @Daakir1000
    @Daakir1000 3 месяца назад

    ❤❤❤

  • @Cadnaan_official
    @Cadnaan_official 4 месяца назад +1

    Qof camerado haysta bes muu qaalo Soo galiya zhp

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  4 месяца назад

      May mobile bn ku bilaabey aniga

  • @Ganey1234
    @Ganey1234 4 месяца назад

    Sxb sidee kubilabaa

  • @Halganmedia85
    @Halganmedia85 4 месяца назад +1

    ❤❤

  • @arsenalplayers6491
    @arsenalplayers6491 4 месяца назад

    SOE Optimization

  • @Fatima.305
    @Fatima.305 4 месяца назад

    Mahadsanid walal. Lkn waxaad no so galisa tiktok-ga qof ayna u bilabneyn.

  • @BilanQorane
    @BilanQorane 4 месяца назад +1

    Waan furtey alx ❤❤ waxaan ka baqaba😂

  • @SulthamMaxamed
    @SulthamMaxamed 4 месяца назад +1

    👏❤

  • @koritaankacaruurtachannel7329
    @koritaankacaruurtachannel7329 4 месяца назад

    RUclips waxba kama fai,do yado xayaysina ii furan tahay lkin waxan ku faraxsanahay in ani wax un la iga fai,ido😊

  • @hannanhappy4746
    @hannanhappy4746 4 месяца назад

    Haye

  • @bilanabdi4349
    @bilanabdi4349 4 месяца назад +1

    Wll course yada Ramadan discount nuugu samee plz

  • @YahaaAbld
    @YahaaAbld 3 месяца назад

    Zxp meel aan kaala soo xariiro ii sheeg youtube inaan lacag ka sameeyo rabaa lkn somalia ku noolahay literally meel laga bilaabo ma aqan adigaa iiga fiican zxp

  • @maanrizakofficial150
    @maanrizakofficial150 4 месяца назад +1

    War tallent ama wax cusub ina la timada layska raba ee reply iso gal zp fursd ama maxa youtb loga bhnyhy mnta

  • @foosiyoaxme1563
    @foosiyoaxme1563 4 месяца назад

    walahi ani wan kujecelahy Lakin mana aqano wll

  • @yaraani2526
    @yaraani2526 4 месяца назад +1

    Wcs

  • @rashkatrader3034
    @rashkatrader3034 4 месяца назад

    vedio editing noo sodhig ustaad

  • @Fahadcaynaan6
    @Fahadcaynaan6 4 месяца назад +4

    Dhwaan ban bilaabay pro thanks ☺️

  • @NasibAdan
    @NasibAdan 4 месяца назад

    Aniga youtuber cusub Baan ahay balse wuu ii dhaqaaqi la yahay

  • @ABILyrics1
    @ABILyrics1 4 месяца назад +1

    War sxb waa iisamaysanyahay ee cilad baa ihaysatee xagee kaalasooxiriiraa

  • @user-cl7bh8ye5p
    @user-cl7bh8ye5p 4 месяца назад

    Maxaan soo galiyaa hayee😢😢

  • @Fowsi1227
    @Fowsi1227 4 месяца назад +2

    Gele bashir hadaa😂maqlo waxa igu sodhacda markaba crypto currency

  • @abdirahmangurey2733
    @abdirahmangurey2733 4 месяца назад +2

    Sxb hada ku bartay muuqalkan igu hooreeyo muuqaaladada wuu isoo jiiday qof dagan thay m.a

  • @anabali3150
    @anabali3150 3 месяца назад

    Niyo waxaa iiga jawaabtaa lcgta laga helo ma sameene daawadaha meesha uu joogo tusaale haduu dawadaka kasoo daawanaya yurub miyuu kalacg badan yhy kan ka daawanaya Africa

  • @guure2959
    @guure2959 4 месяца назад +3

    Ustaad trust wallet kaso hadal plz

  • @Abdikhabiirahmed
    @Abdikhabiirahmed 3 месяца назад

    Sxb account sidee loo sameeyaa

  • @omarahmed44684
    @omarahmed44684 4 месяца назад

    How much do you make on your RUclips channel

  • @AnabSaeed
    @AnabSaeed 4 месяца назад

    Wll wanan fahansanyn

  • @Moha_Editz
    @Moha_Editz 4 месяца назад

    Gelle walalka 40k subscribe aan heesta sideen lacak ku sameya😢

  • @FARHANDAHIRR
    @FARHANDAHIRR 4 месяца назад

    Aniga meelba waa gaadhi laayahy channelkii 😂

  • @shadiyaibrahim9105
    @shadiyaibrahim9105 4 месяца назад +2

    Wll suaaal aaad u muhima iga jwaab lacag ba igaga xayiran fivver siden ugala baxa qofkle paypalkisa hadan ku xidho wa laga xerya fivver account ba lay dhahay bank somaliland an ku xirana ma jiro credit card only us bu ka shaqeyaa help plZzzz

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  4 месяца назад +1

      Haa qof Paypal shaqenayo ku dirso lacagta wll , udir email ka paypalka ku sameysan yahay .

    • @shadiyaibrahim9105
      @shadiyaibrahim9105 4 месяца назад

      @@GelleBashir thnks

  • @raadreeb1447
    @raadreeb1447 4 месяца назад

    Maanta xaasid ma tihide

    • @Abdishakour_Tube
      @Abdishakour_Tube 4 месяца назад

      Muxuu kaa xaasiaday doqonimada kala tag ninka😂

  • @Aftinchanel856
    @Aftinchanel856 4 месяца назад +1

    Asc wll ma iga caawin kartaa si aan ufurto RUclips shaqaynaya🎉

  • @Natur732
    @Natur732 4 месяца назад +1

    Wll samayntisa ma igacawinaysa wuu idhibe 😢

  • @c.m.g3802
    @c.m.g3802 4 месяца назад +1

    Asc bro waan kuu baahnahay xageen kaala soo xariiraa libaax from Frankfurt

  • @Cabuudi502
    @Cabuudi502 4 месяца назад

    Malin un wan bilabi dona I.a ❤

    • @user-uy2yj2it2u
      @user-uy2yj2it2u 4 месяца назад

      Gorme hee waqti waa is gurayaa waxaad beri qabsan lahayd maanta qabso

  • @rowdoahmed4486
    @rowdoahmed4486 4 месяца назад

    Aninga waxan husta RUclips lakiin sida loisticmaalo Ayaa igo Adag waxan Rawaa in Aad ig cawisid walaal Please😢😢

  • @AbuuCikrama-jg6wn
    @AbuuCikrama-jg6wn 4 месяца назад

    Wll subscriber iisaar mahadsnd

  • @user-uy2yj2it2u
    @user-uy2yj2it2u 4 месяца назад +9

    First comment 😂❤

    • @abrahman129
      @abrahman129 4 месяца назад

      Anaa kaa horeyet😂😂😂

    • @user-uy2yj2it2u
      @user-uy2yj2it2u 4 месяца назад +1

      @@abrahman129 igama horeyn zhp😂😂

    • @abrahman129
      @abrahman129 4 месяца назад

      @@user-uy2yj2it2u 🤣🤣🤣

    • @AymancadeH
      @AymancadeH 4 месяца назад +1

      Mxa ka faiday😎

    • @abrahman129
      @abrahman129 4 месяца назад

      @@AymancadeH emoji gu yuusan kuqaldin 50leydaa tahay w***se

  • @balqiizaomar9298
    @balqiizaomar9298 4 месяца назад +2

    Waxaan kasoo samaalay fagaare media

  • @foosiyoaxme1563
    @foosiyoaxme1563 4 месяца назад

    wll aniga waxan rawey inaan furuto RUclips Maan aqano wll

    • @foosiyoaxme1563
      @foosiyoaxme1563 4 месяца назад

      walahi waan jecelahy Lakin aqon umalihiy ee maxa sameya wll

  • @ok4425
    @ok4425 4 месяца назад

    😂😂😂 sirta wa laba buug aqris koorso sameey iibi

  • @smile-db6bv
    @smile-db6bv 4 месяца назад

    Wll dadka somaliya joogaan oo youtube channel masameysan karaan aa maqlay 😢 ilàa qof dibada joogo acount inaa ku Xiro iso jawab

  • @Abdallaasad8
    @Abdallaasad8 4 месяца назад

    RUclips waa ii samaysan yahy kamana Faideysto dhibkaas aa i heesto 😮😢

  • @Khalid_kismayo
    @Khalid_kismayo 4 месяца назад

    Asc walal gelee waxan kamid ahay dadka kugu zxiran waxan furtay yutubkan waxan viyuskeyga walitaa wall siden kor ugu qaadika adigoo mahad san

    • @user-uy2yj2it2u
      @user-uy2yj2it2u 4 месяца назад

      Anaa xal kuu hayaa zhp oo views badan aad ku heli karto 💯✅

  • @Engmaxamedcabdiraxmaan1
    @Engmaxamedcabdiraxmaan1 4 месяца назад +1

    Ilaa malinkaad bilowday waa kuala socday awowe

    • @user-uy2yj2it2u
      @user-uy2yj2it2u 4 месяца назад

      Wllhi adna khabiir kale thy zxp guleyso

    • @user-uy2yj2it2u
      @user-uy2yj2it2u 4 месяца назад

      Khabiir hadda ayaan bilow ahay ee maxaad igula talinaysaa

  • @caaqil9440
    @caaqil9440 4 месяца назад +1

    Sxb youtubekaan ayaan furtay sanad ka hor mana socdo maxaan samaayaa

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  4 месяца назад

      Cinwaan fiican ka hadal

    • @caaqil9440
      @caaqil9440 4 месяца назад

      @@GelleBashir boowe miyaan bedelaaa

  • @KhalidArab01
    @KhalidArab01 4 месяца назад +2

    Ani 2021 jamacad bilabay hadana Wali poor ahay😂

  • @osmanabdikadir2872
    @osmanabdikadir2872 4 месяца назад

    Aad ayad umahadsantahay Wll
    Lkn Whatsapp kaga malaheli karaa?
    Thanks in advance

    • @user-uy2yj2it2u
      @user-uy2yj2it2u 4 месяца назад

      Of course zhp mkugu so diraa halkaan aniga haya ✅💯

    • @Engdaacadd
      @Engdaacadd 4 месяца назад

      Haa noo soo dir saaxiib

  • @Qaabtur
    @Qaabtur 4 месяца назад +1

    Aniga furtay dadaal baan galiyay walina wax mahelin wanka niyad Jabay😅

    • @Topsomal
      @Topsomal 4 месяца назад

      2weeks lee waye bee aniga 3bil aa wada mana is dhiibaaye

    • @bilanabdi4349
      @bilanabdi4349 4 месяца назад +2

      Ha isdhiibina wakhti yar waxba luguma helo da Daal faro Badan uun samee hana eegin in lugu soo boqday iyo in la daawaday video samee dhex dhig sidaa kuwad inta hore dan ha kagalin cida eegt iyo Cid kale bilo kabacdi sanado kabacdi waxaad arki isagoo meel fog gaadhay muhiimadu waa in aad wax Tayo leh soo galisid 😊

    • @mohamud12adam50
      @mohamud12adam50 3 месяца назад

      Waa sidaas ha niyada jabin. Waa LA iska baran doona. Lakin isku day marba mooshinka socda. Ama wax markaa LA xiisanayo. Marka insha allaah waad najixi doonta. Sabraa sadkii hela

    • @Topsomal
      @Topsomal 3 месяца назад

      @@mohamud12adam50 hada ani mxa iledahy wll oo tala

  • @arsenalplayers6491
    @arsenalplayers6491 4 месяца назад

    Thumbnail

  • @khayremooris3197
    @khayremooris3197 4 месяца назад

    War adi weli ma cid ba ku dhegysta yaab

  • @oktoobbar1164
    @oktoobbar1164 4 месяца назад +3

    Waxaan joogaa
    Burco somaliya
    Waxan ahay
    Camera man
    Iyo editor
    Ilaa 18 sano
    Ku shaqaynaayay
    Markaa shaqo
    Shaqo doon ayaan
    Kuu ahay

  • @NUURIYE.
    @NUURIYE. 4 месяца назад +2

    Faataaale😂😂😂

  • @Barkhad181
    @Barkhad181 4 месяца назад

    Fecebook kasoo hadal

  • @Tbi40
    @Tbi40 4 месяца назад

    Maclin instagram account monetisation problem ka soo hadal