Baro Xirfado bilaash ah | Google Certicate $20

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 12 мар 2023
  • Salaam
    Hadaad jeceshahey in aad website laguu sameeyo , ama Course rabtid, fadlan number kan nagala soo xiriir +252905582875
    👉 Services gellebashir.com/
    👉 Kusoo Biir Course - gellebashir.com/all-courses/
    👉 Kusoo Biir Telegram Group t.me/gellebashir
    👉 Aqri Maqaalkan - gellebashir.com/blog/
    👉 Register Binance - accounts.binance.com/en/regis...
    ✅ FOLLOW ME ON INSTAGRAM / gelle_bashir
    ✅ SUBSCRIBE GUYS
    Gelle Bashir Academy:
    👉 gellebashir.com/all-courses/

Комментарии • 82

  • @mrmoney170
    @mrmoney170 Год назад +18

    Somali waa dad aan tayo lahayn bal eeg dadkii tayada iyo faaidada laha ee heerka idinka raba inaad gadhan ee aan wakhtiga kaa dayacayn wakhtiga aad bixinayso kuku badalya aqoon ku an facaysa hita like u sari maysan inaad ku soo birtan iska dhaafo bal dirisle iyo ck inaaso sano ayaa dawataye hal malin waxa ma ka faideen ninkan ha laga gar boxo somaliyeey✊

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  Год назад +1

      Thanks wll

    • @hamseessa1168
      @hamseessa1168 4 месяца назад

      🎉wlhi wa runta sxb anu kuwa imaba umba saaro qofkan wax ii faideya markasta unban ku xidhnada dadkeni wa bila damie is odhanysa

    • @DuryanNews
      @DuryanNews 2 месяца назад

      Aduu maxaqd tahay cadaan

  • @Bakaal_Warfaa
    @Bakaal_Warfaa Год назад +20

    Inta aadan shaqo raadsan, xirfaddii aad ku shaqo tegi lahayd baro.
    (Equip yourself with powerfull skills and the rest will follow smoothly).

  • @mrmoney170
    @mrmoney170 Год назад +12

    Geelle bashiir waxa tahay role model kayga wlhi aad ayaa ku tageera pro

  • @songnicemedia2177
    @songnicemedia2177 Год назад +1

    Mahadsanid wll ustaad geele Bashir.
    Wll video qaybta danbe inaad nosii dhamaystirto, oo aad ku shegtay qofku marka uu barto skillkan melaha uu shaqada ka radsan karo inaad video kale ka sooo dupto baan rajeynayaaa.

  • @guuleedh8782
    @guuleedh8782 Год назад +1

    Geele maashaa Allah

  • @mohamedabdihussien4088
    @mohamedabdihussien4088 Год назад +4

    Xirfadahn Google sanadki halmar miye qabtan mclin

  • @queennatasha7561
    @queennatasha7561 Год назад +1

    Aad baad umahadsanthy Ustaad Geele Bashir

  • @dekaadan2307
    @dekaadan2307 Год назад +3

    Gelle Bashir fav person 🤴🏽🤗qof kliya zidiza izku filnanasho inan garo rbo 🤗I.a❤️

  • @harbihgulled4457
    @harbihgulled4457 Год назад +2

    Mucallim wannaagsan baatahay, saaxiib alle haku barakeeyo aad baan kuu jecelahay. Sida wannaagsan eed nola jeceshahay hormarka.

  • @jooraofficials9888
    @jooraofficials9888 Год назад

    Geele bashiir
    اني احبك لله

  • @maryanabdi1468
    @maryanabdi1468 Год назад +2

    Masha Allah ❤❤❤

  • @abdullahicadaawe7928
    @abdullahicadaawe7928 Год назад +3

    masha allah ustaag gelle bashiir maalin walbo wado ayaad noo furtaa oo waxaad noo soo gudbisaa xog muhim oo dadka ku jiro feild online anfacdo mahadsanid horey ugu sii soco anaguna aan kaa faaidno

  • @abdinaasirahmed-eo9xl
    @abdinaasirahmed-eo9xl Год назад +2

    Waa ku mahadsantahay waxyaabaha faaidada noo soo gudsid hore usii wad

  • @sheikhzakaria5147
    @sheikhzakaria5147 Год назад +2

    Tun datuk seri geelle keep going

  • @glti12
    @glti12 Год назад

    Mahadsanid bro ❤

  • @uniqueperson6294
    @uniqueperson6294 Год назад

    Masha allah bro thnkz

  • @Abubdulahi44
    @Abubdulahi44 Год назад

    Legend ba tahy sbx

  • @AbdulkadirhashiYusuf-gp8bb
    @AbdulkadirhashiYusuf-gp8bb 3 месяца назад

    Well done ✅✅✅

  • @saabdilahi6949
    @saabdilahi6949 Год назад +2

    Masha Allah wllo hore usoco

  • @maxamedcadde3233
    @maxamedcadde3233 Год назад +1

    Asc sxpow wax iiga sheeg barashada expert option adi mahadsan

  • @gureykabtan4398
    @gureykabtan4398 Год назад

    linka skillshop soo dhig sxb meela kale ayuu nala aade thnks

  • @Barkhad181
    @Barkhad181 Год назад

    Accon leyga so furay debada lacagta makagasaran kara dalka somali ano joga iso sheg pro

  • @Abdiwasa8220
    @Abdiwasa8220 Год назад

    Hore usoco saxp

  • @Abdikariinmaxamed-vk6yz
    @Abdikariinmaxamed-vk6yz Год назад

    Wll side isga diwan galiya suaalo badan ayuiwaydinaya please isojawab🙏

  • @sidiiqaxmed6588
    @sidiiqaxmed6588 Год назад +2

    Sxb mahadsanid sxb waxan donayaa inan xirfad lacag laga samayn karo aan barto ee ma igu caawin kartaa sxb

  • @asadasiis7727
    @asadasiis7727 Год назад

    Lagen welcome

  • @rayaanali6721
    @rayaanali6721 Год назад

    Thanks

  • @dareenkaislaamka1768
    @dareenkaislaamka1768 Год назад +1

    Kwrn Hadan coursera ka barto ustaad

  • @abdifatahhassan1776
    @abdifatahhassan1776 Год назад +1

    Asc
    Mudane wan ku salaamay ustaad gelle iyo guud ahaan teamkaga iyo companigaga
    Mudane schooler ship yadi maku baxayan luqada carabiga Mise waa English un

  • @mahadabdinasir977
    @mahadabdinasir977 Год назад

    No fasir qoralada ostado

  • @nuurasaciid2037
    @nuurasaciid2037 Год назад

    Ani goo banki laheen sidee kushaqeen karaa

  • @hafiif
    @hafiif Год назад

    Linked wll kama hayno dee

  • @xamsecsamed9263
    @xamsecsamed9263 Год назад

    Linkiga soo dir

  • @cabdiraxmaanbashiir-bo5rh
    @cabdiraxmaanbashiir-bo5rh Год назад +3

    Wall payoneer malagu labixi karaa lacagaha Google adsense laga shaqeesto

  • @canadiyaanqurbo3184
    @canadiyaanqurbo3184 Год назад

    Zxb whatsabka iso qor waxa ku waydinlhaa

  • @ahmedkaisehashi164
    @ahmedkaisehashi164 Год назад +2

    Keep going brother
    How can help me

  • @farhanmoha9821
    @farhanmoha9821 Год назад

    Sxb link-gu meeyey

  • @Maankoris110
    @Maankoris110 Год назад

    Mopilkaa wall Malayska diwaan gelinkaraa

  • @talaal-ps9ey
    @talaal-ps9ey Год назад +5

    Waxaad ka soo hadashaa apwork sida shaqada loo xeraysanayo adoo mobile ku isticmaalaya

  • @deeqjamadjd4108
    @deeqjamadjd4108 Год назад +1

    The first one

  • @apdifatah1134
    @apdifatah1134 Год назад

    Linkii me pro

  • @shabeeldhaashane4309
    @shabeeldhaashane4309 Год назад

  • @geedixoorow-co7sw
    @geedixoorow-co7sw Год назад

    Waad mahadsan tahay link meeday

  • @iimaaneducation-qq7ws
    @iimaaneducation-qq7ws Год назад

    😮

  • @maxamedyuusuf7217
    @maxamedyuusuf7217 Год назад

    Sodaa

  • @LeofaiNo1
    @LeofaiNo1 Год назад +4

    LINK SKILL SHARE NOO REEB WLAL 👇

  • @talaal-ps9ey
    @talaal-ps9ey Год назад

    Waxaad,ka soo hadashaaa upwork sida shaqada loo xeraysanayo adoo mobile isticmaalaya masuul waanu kugu xiranahaye

    • @Bakaal_Warfaa
      @Bakaal_Warfaa Год назад +2

      Playstore-ka kala soo deg application ka Upwork.
      Waaa fududahay

  • @lavanita_azhi3_
    @lavanita_azhi3_ Год назад +1

    Video yadaada wn daawada
    Wxna ma.faaaiidin

  • @Somtech1854
    @Somtech1854 Год назад

    Courses kaga free noogu dhig
    Gaalo afkooda ma fahmeyno adigaaa Somali eh
    Sxb free noo dhig

  • @umalkhayrxasan4348
    @umalkhayrxasan4348 Год назад

    Mee linku wll geele

  • @engr.abdullahijama-vc1jw
    @engr.abdullahijama-vc1jw Год назад +1

    Thanks

  • @shafkazbinuxasan12
    @shafkazbinuxasan12 Год назад +1

    Thanks