Cabdi maalik Anoo quus Ku dhow baan adiga iyo kuwa kula mida arkaa markaasaan dhahaa weli syl badan baa noo jooga Allah ha Ku xafido niyadaan kaaga duceeyey
Wiil wiil dhalay, hooyadaa nin rag ah bay dihatay. Cabdow noolow. Ina gubeednimay rabaan inay dadka badaan 100 kan madaxweyne ee dalka iyo dadkaba kala xidhxidhay
Sxb asaga iyo geesiyaal uxidhan cadowga naguso duulay fikirkooda ah dadkooda ineey midooban rabi mar un hau rumeeyo abdimalik uma xirna somaliand ee itopia aya xarigiisa dal badatay somaliland na ayado kaduulaysa taas o wali karaadineysa ayay xirtay
cabdimaalik dar ilahay baan ujeclahay marna nasiib Umaan yeelan inaan wada kulano markii igu dhoweyd aan arkayna mobilka iga damay sawir ban lageli lahaa wuuna iga fogaa alle haku xafido walal from ceerigaabo
Dadkii xaalo maaha xero aad ku oodeen xaq waxaan u leeyahay xag kastaba kicitimo! masha Allah erayo I taabtay dheh !Allahaw ka soo daa fakirkiisa xur buu u tahay!
Isagoo xor ah ayaan daawaday, maantana isagoo xidhan baan daawanayaa, Ilaahow soo furo geesigaa Soomaaliyeed😭😭
Aamiin inashallah
Aamiiiiiiiin
masha allaah
I7
Pppppp00000009
wlhi billahi tolahi
wan jidhi dhicooday
ilmana way igu soo is taagtay
who is watching 2018
Cabdillahi Maxamad ax, wlhi zhp anigaba sidookle
Sdo kle 😥
2020
Cunsuri kasta hestaan way dhibeysaa waayo way kasoo horjeda fikirkisa qabiliga ah viva coldoon
Ducaale Xaji Cali siilka hoyadaa
wlhy haaa runtaad kahadashay wlhy zhp ducaale xaaji cali
waaan kn yaree reer padiyahaaa Abti show on u
Cabdimalik muuse culdoon noolow zxp 💚💚💚
Waqtigan aan mu daawansyo waad xidhanty waa 2020 bishi 1
alle haka soo dayo jeelks
True legend
Free colodon.
Cabdimaalik Muuse Coldoon Inuu yahay Halyey Samafale ah Inta og Like saar
Watching 2020 Like saar
Masha Allah noloow Cabdimalik walaal❤❤🇸🇴🇸🇴
😭😭 cabdimalik muse coldooon 😭😭
Xaq wxad uledahy xagkastabo ukicitimo
I am watching 5 February 2020😭😭
Coldoon Gezi cimriga alle hakuu dhereeyo
Keep going rer xamar hadi an naahy 1 love baad baan kujcelhy wll qli 💘💘💘💗💗💗💚💚♥️♥️💗💙💚💚♥️♥️♥️
Cabdimik geesiyoow ilaahy cimrigaaga hadheereeyo soomaalina ilaahy ha mideeyo qalbiyadoodana ha isu Soo dumo
Sahra Hussein Ahmed Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin
Somaliy allha medeyo
USTAD COLDOON WADANIGA QARNIGA GOORME TAGE XAMAR
CALI CABQARI CALI CABQARI wll ninkam haduu wadani yahay maaha inuu xamar markasta aado.
Cabdimaalik muuse Coldoon miyad ilaawden somliyeey bal u duceeya Waxan ku jirna 10kii danbe ee soone in alle ka sii daayo xabsiga 🤲🏽🤲🏽 2020😭
Masha allah
Coldoon walalkey alaha Ku xafido wlhi waan jeclaan lahaaa walalehena waqoyi iney sidado kale calol saafi unoqdaan
Allow somaliyo dhan bogooda bur cad ISU marsiii
Amiin
Mohamed Husein
Walaal calooshayadu waa saafi. Mana aaminsanin waxa dadka qaarki aaminsanyihiin oo ah in xasuuq ay reer gaar ah noo gaysteen. Laakiin dhibaatada waxa sii hurinaya waa koonfurta waayo nimanka madaxweynayaasha sheeganaya ee dalka lala googoynaya ayna ugu tunka waynyihiin Puntland iyo Somaliland waxay ka faa'iidaysanayaan Koonfur oo aan wax xal ah dalka iyo dadka midna u hayn. Marka Koonfurtu waa inay caqli keenaan iyo kala dambayn. Annaga wax soomaalinimo ka hooseeya nama deeqaan.
Cabdi maalik Anoo quus Ku dhow baan adiga iyo kuwa kula mida arkaa markaasaan dhahaa weli syl badan baa noo jooga Allah ha Ku xafido niyadaan kaaga duceeyey
Coldoon insha Allah adoo xor ah ayaa aqri donta qoralkan insha Allah 😩😘💓💟✋
I love xamar/coldoon
Ma waxaad doonaysaan inaad Ixidhaan 😂😂😂😂😂😂❤️
Alaahu akbar ilaaah waxaa kabaryaaa in soomaalida ay isjeclaato ayna caw isku arkin itoobiyaa isku dirayso ilaah ha waxido soomaaliya yaarab 🙌🏼🙌🏼
waan kujeclahay geesi coldoon allah haku dhowro
Mnzha AllaH Cabdimaalik Muuse ColdooN Allaah haku xifdiyo
inti ila fahmty in ey Somaliland ku socoto like ha ila dhafin dadku xoolo ma ahan
xamar aadideedii xornimada u hadalkii xabsi baan ku galayoo xaalkeygu waa kaas
bandar xeebeheedii xasuustii ku laabneyd tagitaan xagaageed yaku sheegay xaaraan
maxaa laygu xidhayaa xagji layga ree lay xaganayaa oo lay xanibayaa
dadku xoolo maahee xero aad ku oodeen xaq waxaan u leeyahay xag kastaba u kici timo
wadankeyga xoogbaan xeel aad u jecelahay laygama xigsanayee xinjir baan uqubayaa
Tani waa gobolka aan ku noolahay waaana jclnhy xornimada io waliba somalinimada viva Somalia 😍😍😍😍😍
nice song xamar aadideedi
Lion of Lions never give up keep going Don't Look back
masha Allah allow adoo kale iyo wax kaa fiicanbo badi allah yaxfadak wariye coldoon
Heestaaan si gaara aan uga helaaa wlhi
Guuleyso masuul sre coldoon
Aad ayaan kuu taageeraaa
Manshaa alaah ilahow cimrigiisa noo raaji
Rukia Mohamed aamiiim yaa rab
Maanta asago xur ah mar kli 2020 yaa daawanaya☝️
xamar adideedii waan xifdiyey coldonow kkkkkkk
masha Allah
I think to get your email 😘😍
Maaashaaa alaaaaaaah wadani alaaaaah yax fadak 👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽
Cunsuriyiinta alle ha ka qabto halyay coldoon geesiga islaamka 💓💓💓💓💓💓❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Geesi garab waay rabi haku xafido
coldoon nolow
C/Malik Allah waxa kaga baryaa Gacan kaa xaqdaran ayaa maanta xabsi ugu jirtaaa inuu Allah kuu gargaaro oo xabsiga haka soo saaro Sanadkan cusub bilawgiisa Haddu Allah idmo Aamiin Aamiin Aamiin Yaa Allah 🤲🤲🤲🤲🤲
Nin culus iga dheh,
Ilaahay haku barakeeyo Coldoonaw,
Ummadana haku anfaco
😭😭😭😭😭allow kugargaar gesi somaliyeed wanla ilmeyay maantane weysii xidheen free please coldoon allow caawi adoonkaga saalixa ah
Mnsha allh cabdimalik wad kabaxsatay hees wadani ah oo icajabisay
Mas uul sare Mshlh wanaag waad udhalatay Alle haku dhowro
Wallahi xabsi waad ugashay hadana xurbaatahay cimrigaga Allah ha ku siyadiyo adi iyo wadaniyiita 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 2020 1 luyo hanbalyo soomali🇸🇴🇸🇴♥️♥️ midnimo
halyeey qaran cabdi malik muuse coldmoon allha kubarakeeto
❤❤❤ Af-Somaali 🇸🇴
MaaLinTaah Adoo Xora Baan KudaawanaYaY Si Live Ah MaanTana Xabsi Baad Ku JirTaah Allah Hakazoo FurTo😭
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk wad IGA qoslisay abdimalik coldoon inley xira rabtan miya
Noolow cabdi maalig walaahi waa geesi Marku soo baxo madax Wayne somali oo dhan halaga dhigo komfur galbed waqooyi bari walaahi
Kuwa qabyaalad iyo cuqdad dishay.. meesha niic logama baahna
Soomaali Weyn -------- niic iyo nacnac loogama maahna dheh lol
Somali weyn hanoolato
Geesi dad waayay boorar Allaha eysan wax kaqorsomon waxan u weydinaya inu xabsiga xaqdarada ah inu kasodayo asga iyo inti xiran Aamin yarabi si uu masakiinta ugu adego sidi loga bartay walaalken 😥
I always like this song
Coldoon 3 sanno haday dhamaan xornimo Allaha siiyo waan taagyera yaa Ninka walaahi isga oo kale haday Raga somaliyeed wada ahaan lahayeen qaxooti baan qaabil lahayn afrika eshiya yurub iyo latiin amerika waan qabiil lahayn hadase xoog Bay wadankeena ku jooga an waana ka hoosaynaa xuquq ahaan ragoow sidaa noqda
Shacbiyada aad lee dahay mash allah
Ugu danbeyn somaliland waa inad madax ka naqataa
Si dadka kala fogeynayo somalida meel loo saaro
Jabhada Madow bacaaac
Xabsiguu ku galaY ayuu wali u xidhan yahay....
Laasacacanod Gob iYo nasab baad tihiin.....
Allaha kuxifdiyo waxadtahay darur sodei rabto waxarabo iney afkagacatakasarayo waa ayagoo daruur doonayo inet gacmaha kucelinayo lamidyihiin
M.a wll welcme back maanta ado free ah inan dawado wanku faraxsnhy
Allaha u soo celiyo xornimadiisa, Aamiin dhaha.
Aamin
Mashallah wa will caqli badan. Allow asago kale nobadi
Wiil wiil dhalay, hooyadaa nin rag ah bay dihatay. Cabdow noolow.
Ina gubeednimay rabaan inay dadka badaan 100 kan madaxweyne ee dalka iyo dadkaba kala xidhxidhay
Masha Allah coldoon madaxweynaha mustaqbalka dhaw
Mxaa laigu xidhiya
Xagajir laiga dhiga 😭😭😭
Illahow kusoo furo😭🤲
Wlhi blhi wa ilmeyay allah kaso daayo kuwas waa cadawe 🙏🙏🙏
Mnsha Allah cabdi maalik waa geesi somaliyeed waa inay kudaydaan dhalinta somaliyeed gaar ahaan kuwa gobalda waqooyi ee beenta loogu sheekeyey jamuuriyad
Walaal coldoon hadii ay aragaayi naga qariyeen ogoow quluubteena xusuustaada ayaa kabuuxda oo marwalbo waan kuusoo ducayneynaa inuu gacanta kuwa wax magaratada ahi kaasoo saaro ❤ waxaa tahay geesigii xabsiga lagu ciilay balse maaalin maalamaha kamid ah insha Allah fikirkaaga soomali oo hal ah mar un filo
Sxb asaga iyo geesiyaal uxidhan cadowga naguso duulay fikirkooda ah dadkooda ineey midooban rabi mar un hau rumeeyo abdimalik uma xirna somaliand ee itopia aya xarigiisa dal badatay somaliland na ayado kaduulaysa taas o wali karaadineysa ayay xirtay
allow daa coldoon
cabdimaalik dar ilahay baan ujeclahay marna nasiib Umaan yeelan inaan wada kulano markii igu dhoweyd aan arkayna mobilka iga damay sawir ban lageli lahaa wuuna iga fogaa alle haku xafido walal from ceerigaabo
Laygam xigsaney xinjir ban u qubyaa 😢 wll hore u soco waxad tahay halyey qaran runtii tusaale bad u tahy dhalinyarda
Coldoon wadani saxafi abwaan aqoonyahan wariye samafale somalijacayl daljacayl dadjacayl
Wadankeyga xoog baan xeel aad u jecelahay la'igama xigsanayee xinjir baan u qubayaa. Markan beejkan maqlo qalbigan kafarxaa niyadaa ii dagta alxamdulillah dhalinyartii syl May wada dhiman inta abdimalik sama-doon iyo dhalin lamida ahi joogaan rabiyow soomali sharaftii iyo dadnimadii ay laheeyd dib uso celi.
lipaax geesi somaliyed🇸🇴....
wale inaad dhalad thy nolow cadawgaga cagta hoosteed
somaali ilaahay haduu midnimo la jecel yahay cabdi maalig baa loodooran insha alaaa
IlaahAy xornimadiisii hasoo celiyo
.amin
.amin
ilahayoow xifdi coldoon
Intiii rer xamar ila ah like dhac kusiii
Reer lascanood ban ahay
Lkn inaan mar magaala madaxda dalkeena imaado wan jeclaan lahaa
legends never die
coldoon adigoo cafimad qaba ilahay ha kaa soo saaro xabdiga qofka mu'minka ah waala imtixanaa ilahay hakaa dhigo imtixanka kii ku gulesto 😭😭😭😭😭😭
Isagoo xiran ayaan dawanayaa allow soo siidaah
Inasha allaah mar unbaa xoriyadaaada dib u helin walhi waa qiirooday 😭😭😭
😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘
Illaahow adaa qaadira awoodna kuu sugnasty naxariisna badan mid dulmiga necebne eh ee xaqiisa u soo dhici 😢😭
Laaasacaanod daraawish
Free abdimalik coldoon
Ader maanta cadaalad buu u aahanyahay Allah haku badbaadsho
Coldoonow isbir baan kuleeyahay wxaa sidaa loo imtixaanaa ku Alle uu jeceyahay
Xornimadaada allh kuu so celiye samafale abdimaalik coldoon
Coldoon goormaad noo imaa hee hadaan reer xama nahay waanku sugaynaahe
Maasha Allah
Waa soomaali asal ah
oo horta hadii ilaa xadkaa uu jecel yahay Xamar, muxuu ugu noolaan waayay?
Dadkii xaalo maaha xero aad ku oodeen xaq waxaan u leeyahay xag kastaba kicitimo! masha Allah erayo I taabtay dheh !Allahaw ka soo daa fakirkiisa xur buu u tahay!
allow xuruyadiiisa usoo celi
lascnoood my home
ALlah Yacisak WLaal
Mansh laha wll c/malik iyo magaldaydi darwiished somali dhaba is helay
Viva coldoon love you walal qali
Masha Allah Allah ku xafiado inasha Allah
M.A coldooon
ماشاالله الله يحفظك
👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌
Maaantan dhagaysanaya codka macan eee coldooon
Waa sax 👍
Aniga oo li xidho ma doonesan😂😂😂😂😩❤️
Somali allow is jclesi Ajanibta isku kaaya diraysa allow naga saar dadka anga isugu xigna wlhi😓