soomaali baan ahay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 28 янв 2025

Комментарии •

  • @halyeydhaladah5831
    @halyeydhaladah5831 4 года назад +51

    😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤ free coldoon. From laascaanood.

  • @milesknos
    @milesknos 7 лет назад +28

    HOW CAN YOU BE A SANE HUMAN BEING AND NOT HEAR THOSE WORDS AND IT NOT TOUCH YOUR HEART MAKING SLIGHTLY SAD AND MAJORLY PROUD?!

    • @saadoahmed3735
      @saadoahmed3735 3 года назад +1

      How could they do this to him he was preaching facts 🙌💯👏

  • @umusihams4366
    @umusihams4366 8 лет назад +131

    Wallahi waa garab istaagi lahaa wiilkan laakiin waxan ahay qof dumara laakiin xanuunka ban la wadagaa oo aadbey ii damqeysaa halka somali ay mareyso kamana seexdo oo wan ka war hayaa walaal duco ban kugu kabayaa ilaahayna waxan ka baryayaa adiga anigq iyo inta nala dareenka ah inuu cumrigeenna gaarsiiyo somali oo mid ah oo cadaw gooda meel uga soo wada jeestay dhallintana waxan lee yahay garab istaga wiilkan oo ka xureeya dalka siyaasiga dalaalka ah cooshisa u shaqeystaha ah kana difaaca shisheyaha waad aragtan in loo kala turjuma oo ilaa beesha caalamku timaado aan wax kala soconayaa jirin sabab tuna waxay tahay somali maaha ee waa maqaar saar dalaalka daris baa kala wata oo wey gadan yihiin marka geesi nimo geeri maleh ee fulay nimada inta leys ka daayo halala shaqeyo c/maalik

    • @suadahmedahmed1085
      @suadahmedahmed1085 8 лет назад +6

      aad ayaad u mahadaantahay ka damqashada walalahaga soomaliyeed wll aniga xata aad ayaa uga xumadaa xaalada ay soomaliya ku jirto lkn inagoo dumara wadankeedna dib xoranatiisa waynu ka qaybqaadan karanaa wll. markaan kula tal in lahaa soomalida inay ilhay ka baqaan oo iska dayaan qabyaalad oo ay aayahooda ka tashtaan.

    • @shukrimohamed4257
      @shukrimohamed4257 8 лет назад +1

      umu siham s

    • @cabdillahimaxamad569
      @cabdillahimaxamad569 6 лет назад +3

      ax ax ax ax
      walhi qofkii damiir leh
      ma qarsoomo xitaa hadi uu amusan yahay waa ay
      ka muqataa in uu damiir leeyahy qofkasu wllo
      mashallah wxn alle ka baryayaa in uu damiirka ka hurda u kiciyo inshallah somaliya hurdada way ka kici somaliya may dhimane way huradaa wan ilmaynayaa wlhi markan hadalkan ku leyahy

    • @diiradashacabka2079
      @diiradashacabka2079 6 лет назад

      umu siham s gh

    • @saidmohamud3189
      @saidmohamud3189 5 лет назад +2

      Caawana mar 2aad xabsi buu ku jiraa. Isagoo ilkaha laga riday. Cid uu dambi ka galay ma jirto

  • @ayuubupdy9208
    @ayuubupdy9208 7 лет назад +89

    -somali baan ah
    -soomali baan ahay
    -diridhaba ana leh
    -gaarisa anaa lehee
    -ma ilabin inay tahy
    -dhaxalki awowahay
    -somaliyo idil
    -waxba umana qabo
    -an ahayn walal nimo
    -afkahadal islamiyo
    -isirkaan wadaagnaa
    -isi saamaxan iri
    -majiraan aduunyada
    -duli inta kawada mida
    -dhulkiina ilaashada
    -iska jira cadaa wuhuuu....
    Wadani
    ♥♥coldoon♥♥

    • @nanifly1
      @nanifly1 5 лет назад +1

      Somaliyo idiil
      Wax xumana uma qabo
      Waye

  • @aididsheikh5832
    @aididsheikh5832 8 лет назад +66

    Nolow ina adeer somali waa mid qura dhulka somaliyeed lamakala xigo #jabuti #gaarisa #waqooyi #jigjiga #koofur Somali odil ayey kadhaxeesaa ......Somalia hamidowdo

  • @seynabnuur3020
    @seynabnuur3020 Год назад +2

    Sheekh Coldoon janatu Alfirdowza Alaclaa Alle hakugu bishaareeyo.

  • @abdirahmanmohamud4040
    @abdirahmanmohamud4040 2 года назад +7

    Alxamdulilah: He finally been released. He was held and jailed for no reason. This song should be Somali national anthem song. I cried listening the wisdom that his lyrics Carrie’s.😢

  • @kafiayousuf4587
    @kafiayousuf4587 3 года назад +7

    somaliban nahay muslimiina waan nahay
    xaqana wan ku dhimana💪
    Free Coldoon

  • @libanyusuf2204
    @libanyusuf2204 Год назад +1

    VIVA SOOMAALIYA 😇🕌❤🏴❤🕌😇🕌❤ 🕌❤🇸🇴❤🕌 ❤😇❤🕌❤🏴❤🕌❤😇 SOOMAALI HEESHIIS AH DUUNIDA NAA LAA HESHIIS AH

  • @abzlibaax7412
    @abzlibaax7412 7 лет назад +23

    soomaali baan ahay Dire dawa anaa lahee Gaarisa anaa lahee -Free coldoon

  • @sacdiyoaden8315
    @sacdiyoaden8315 5 лет назад +49

    This is very emotional 😭 Walahi

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 3 года назад +5

    فك الله أسره،
    ماشاء الله تبارك الله، رجل في الأمة،
    نفعك الله بك الأمة

  • @hamdiaabdalla4772
    @hamdiaabdalla4772 8 лет назад +22

    masha allah dhulkaaga adigaa leh maalin maalmaha kamidana gacantaada waa u kusoo noqondoonaa insha allah geesi gobonimo mawaayee qalibiga khayr usheeg.

    • @amowamineta5834
      @amowamineta5834 8 лет назад +2

      illahay cadawgaa hajabiyo allaha kuxafido. Wallaal suuban niyad fiican wadani ah geesigii soomaaliyoow garabkaaga illah hagalo. somaliya waxay joogtaa xiligii isbadal wanaagsan uu kadhici lahaa. land land tuna waay naga dhamaan inshallah

    • @ahmedmoulid2095
      @ahmedmoulid2095 2 года назад

      @@amowamineta5834 thnnks sister

  • @suleimanismail212
    @suleimanismail212 4 года назад +3

    I love my country🇸🇴🇸🇴 , somalia is everything to me

  • @bezani
    @bezani 4 года назад +24

    May Allah free U from the gangs of Hargeysa, masaakiinta aad caawin jirtay will miss U this Ramadan😭!
    #FreeCabdiMalikMuuseColdoon

  • @fatmarashid3231
    @fatmarashid3231 4 года назад +8

    Welcome back Coldoon....I am so happy you are out of Jail

  • @bashkadkms7450
    @bashkadkms7450 11 месяцев назад

    Cabdimalik Muse Coldoon Geesi Somali ah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @100ksubscribersyetnovideon3
    @100ksubscribersyetnovideon3 5 лет назад +2

    Walhi waan qiiroiday Somali baanhay waxan ahay reer Djibouti waaan ku dhaartaa somalinimo 💯

    • @saedboni6011
      @saedboni6011 2 года назад

      kkkkkkkkkkkkk djibout sheekooo qadhmuuneee quxoontii baad tahay meel kastaaaa

    • @saedboni6011
      @saedboni6011 2 года назад

      canfartaaa iskaaa celeeee

  • @fatmarashid3231
    @fatmarashid3231 5 лет назад +7

    Justice for this Loyal man

  • @Last_King2023
    @Last_King2023 6 лет назад +4

    *_YES I AM SOMALI Ya Allah we Pray for you we need The Great 🇸​🇴​🇲​🇦​🇱​🇮​🇦​back_*

  • @nuurdiinabdulahiabdinasir1665
    @nuurdiinabdulahiabdinasir1665 4 года назад +1

    Alle baa mahad leh oo Soomaali naga dhigay

  • @Princess-Hanoda
    @Princess-Hanoda 8 лет назад +4

    MashaAllah. waa iga ilmeysiisay heestaan. ilaah haku dhawro Abdimalik walal.

  • @boramawi
    @boramawi 8 лет назад +1

    Isa saamaxaan idhi,
    Ma jiraan adduunyadan,
    Duul intaa ka wada mida!
    Run badanaa ereyadan kooban
    Alle ha ku sharfo wllo Coldoon

  • @libanyusuf2204
    @libanyusuf2204 Год назад

    MA SHAA ALLAH TABARAKALLAH JAZAKALLAHU KHAYR BARAKALLAHU FEEK ALLAH YAA CIIZAAK UMADA ISLAMKA MUUSLIMEENTA SOOMAALIDA MARKASTA IYO MEELKASTA IYO GOOBKASTA AAD DUUNIDA ODHAN IYO CAALAAMKA ODHAN AAD JOOGTAAN GUULEYSTA GUULEYSTA GUULEYSTA WEELIIGIIN AMEEN XUSKA ALLAH BADI OO GUULEYSO GUULEYSTA GUULEYSTA GUULEYSTA WEELIIGIIN AMEEN GUUL IYO GOBANIMO

  • @abshir2010
    @abshir2010 4 года назад +2

    Cabdi Maalik Coldoon ramadaan mubarak Wadani geesi halyeey ah jecel isikiisa Soomaali, Xabsiga inaad ku jirto kuguma iloowin waan dacwoona malain walbo heyad walbo ayaa u dirnaa warqad.

  • @ashmoh5727
    @ashmoh5727 5 лет назад

    Cabdimaalik coldoon nooloow xadhiga ilaahay ha kaa soo furfuro aamiin. Waxaad tahay qof daacad ah oo somali weyn jecel.

  • @abbas26
    @abbas26 6 лет назад +1

    Waa sax somali baan ahay somali waa somali iscafiya

  • @yourmajestytheinternetuser
    @yourmajestytheinternetuser 2 года назад +2

    Inshallah I’ll name my first son Coldoon because of him and the the song 🥹

    • @saedboni6011
      @saedboni6011 2 года назад

      kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk futaaaaaa waaa gus

  • @aragtidahorumarkabulshada8060
    @aragtidahorumarkabulshada8060 7 месяцев назад

    Guulayso coldoon waxaan Ku kulanay 2018 Meel lagu soo Bandhigayay Buug Waa wNin geesi ah Allaha Xifdiyo aduun iyo Akhiro

  • @abdirisaqrabileh6659
    @abdirisaqrabileh6659 5 лет назад +4

    From Borama.....legand Abdimalik hore u soco

  • @aragsanhooyomacaanjanokuwa7893
    @aragsanhooyomacaanjanokuwa7893 8 лет назад +3

    waaaw 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏 wlh waan jiriricooday qofkastoo somali dhalad ah ayaa dhiiga dhaqaaqaa coldoon guul aboowe ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤👏👏👏👏

  • @abdullaahiosman499
    @abdullaahiosman499 4 года назад

    Masha allah wllken abdimalik coldoon illahey horiyadiisa sii xaqdaro ayaalaguxirey illhow adaa awood dhamaanteedleh ee kuwaas xaqdarada kuxirey walaakeen abdimalik samafale kasiidaa amiin

  • @fatumali4500
    @fatumali4500 4 года назад +1

    Cabdi Malik muuse soomalibaan ahay
    Hore usoco habaryar guulayso cimrigaaga alle ha dheereeyo

  • @aragsanilovemom9856
    @aragsanilovemom9856 7 лет назад

    Madaxweynaha mustaqbalka soomalia coldoon insha allaah wuu noqonaaa guuleeyso 💪💪💪💪💪✌✌✌✌👉👉👈👈👉👉👈👈👏👏👏💪💪💪👊👊👊👊💓💓💓💋💋💋👌👌👌👌🌷🌷🌷🌷

  • @sacdiyaa1
    @sacdiyaa1 8 лет назад +3

    Maansha alaaaah. Nooloow walal. Pure somali. My allah bless you forever.

  • @zakariyemoxamed796
    @zakariyemoxamed796 5 лет назад

    Coldoon wadani jecel soomaali nimad. Xadaw caqli xun baa xiray isha alaah waad soo bixi. Taariiqda baa Ku xusi.muuse iyo faysal way kaaga danbeen xabsi ishalaah.

  • @okbro2382
    @okbro2382 4 года назад

    Wariye cabdimalik muse coldon
    Free hala dayo walalkena somaliyey
    2020 free muuse 😓😓😓

  • @caashoali3097
    @caashoali3097 8 лет назад +6

    masha allah walaky cisi iyo sharaf ku nolow dunida akhirana janadii rabi rug ku yeelo aaamiin wlhy hadi dadkeenu adoo midhan ahan lahaa dunida inagaa ugu sarayn lahayn lakin taasi ma dhicin ee cuqdad iyo shaki bay kala qadeen dadkeeni illahay waxan ka baryeynaa guu iyo gobonimo insha allah

    • @mrsoomane5720
      @mrsoomane5720 8 лет назад +2

      +Caasho Ali aaamiin aan ducada u badino walaalkeen coldoon.. waa shaqsiga kaliya ee aan aragnay waayahaan danbo oo baaxad weyn waxa kale waa qof niyad jabsan iyo qof aragti qaaban oo meel hoose ku qanacsan

    • @munacadey305
      @munacadey305 8 лет назад

      Xariga Abdimalik coldoon xaqdaro i xadguubo aan xudud ISLAAMKA KA BAXASNA wa dhawac Shacabka samaliweyne dhan inta damiirka leh inshaalah free free free

  • @nimanjaarso6086
    @nimanjaarso6086 8 лет назад

    soomaali bn ahay jigjiga gaarisa anaa iska leh soomaali bn ahay jabuuti hargaysa anaa iska leh soomaali bn ahay muqdisho waa caasimadii umada soomaaliyeed soomaali bn ahay diri dhaba anaa leh Ma ilaawin dhaxalkii awoowgeey
    guuuuuul
    inta soomaali nimada
    ku weyn tahay

  • @youngboy838
    @youngboy838 8 лет назад +3

    Mansha Allah Walalkey I wish all Somalian like you

  • @MaryanHussein-nu9yd
    @MaryanHussein-nu9yd 5 месяцев назад

    Ilaahey cabdi Malik cimriga iyo caafimaadka ha u barakeeyo

  • @as000
    @as000 8 лет назад +5

    Masha ALLAH we love you my dear Brother guuul !!!

  • @jimmyali2306
    @jimmyali2306 6 лет назад

    لم أجد تعليق مناسب لكي اعلق علي موسي غير اني من مواليد هرجيسا عاصمه أرض الصومال او صومالاند حياكم الله للتعرف علي بلدي الجميل ارض الصومال الامنه

  • @nimanjaarso6086
    @nimanjaarso6086 8 лет назад

    masha allah coldoon wadaniga soomaaliyeed geesi geesi dhalay soomaali nimada ku dhimo dad kula midana way buuxan ee allaha isu keeno waxan ka soo jeeda jigjiga hadana soomaali nimadaa igu wayn ee waxan rajaynayaa in uu alle mideeyo umada soomaaliyeed ama soomaali wayn guuuuuul calankanaga buluuga ah ee dhaxda xidigta kuleh ee tilmaanaya shnta soomaaliyeed

  • @odaybahalcenal1002
    @odaybahalcenal1002 5 лет назад

    Maanta waa lagu xiray adoo xaq daro lagugu xiray abdi malik wllkey aya tahay wll allaha ku soo ciliyo xuriyatadiii somaliland aya xaq daro lagu xiray wana kuso duceyna insha allah waad so bixi insha alah

  • @suadahmedahmed1085
    @suadahmedahmed1085 8 лет назад +5

    masha allah ilhay wiilkan oo kale ha noo badiyo isagana codawga ilhay ha ka hayo waxa jira dad badan afka soomaliga kugula hadalaya hadana ay soomalinimadu dhibayso.

  • @husseinahmed7570
    @husseinahmed7570 8 лет назад +23

    Sidoo kale soomaliyo idil wx xumaan ah umaqabo an aheyn walalnimo af kuhadal islam iyo isir baan wadaagnaa ......
    Isi samaxu nayiri cabdimalik majiraan aduunyadan dad inta kawada mida dhulkinana ilashada iskajira cadaawaha....Halais wada cafiyo ajar baadne kaheli 😢😢😢

    • @luulali8522
      @luulali8522 7 лет назад +1

      Hussein Ahmed sax wlll cafiska wuu wanaagsan yahay in la is xumaayo MA ahaan cuqdud la isku buuxiyo dhamaan walalo ayaa la wad yahay

    • @dalmaryareaadan980
      @dalmaryareaadan980 7 лет назад

      Hussein Ahmed i

  • @geeljire395
    @geeljire395 6 лет назад

    Soomaalida alle ha ka dhigo c/maalik oo kale.
    Dawani dhab ah soomaali dhab ah.

  • @daudomerjibriil5141
    @daudomerjibriil5141 4 года назад +1

    Abdi malik muse oldoon alleh garabkaaga hagalo geeganta xadhigoodu wa dhamanayayee samir

  • @shiinewadanichanneel4548
    @shiinewadanichanneel4548 4 года назад

    Mashalaaah abdi kariin muuse caldon whi waxaatahay qofka kaliya oo aaan kudaydo waxaa alle mahadiis ah in uule kaasoo badbadiyay jeelkii whi waan lamurekeesnaaay alha kuxafido saaxip garabkaka ayaaaantaganahay horey usoco
    Mahmah soomliyed ayaaa aheday iskashata makufto

  • @najaxaskar2030
    @najaxaskar2030 4 года назад +8

    Waan ilmeyy wlhia 😭😭😭😭🙏♥️

  • @dekajama8188
    @dekajama8188 3 года назад

    Maasha allah Illaahay haku xafido coldoon Aakhiro iyo Aduunba adiga dhamaan halyey yada Soomaaliyeed mal kasta ee aad jogtaa

  • @leyana101
    @leyana101 8 лет назад +7

    masha Allah noolow walaalkey
    Love from Mugadisho

  • @Suldaan_Sayid
    @Suldaan_Sayid 11 месяцев назад

    Soomaalibaan ahay ,
    Soomaalibaan ahay ,
    Diridhaba anaa lehee
    Gaarisaa anaa lehee
    Ma ilaawin inay tahay
    Dhaxalkii awoowahay
    Soomaalibaan ahay ,
    Soomaalibaan ahay ,
    Diridhaba anaa lehee
    Gaarisaa anaa lehee
    Ma ilaawin inay tahay
    Dhaxalkii awoowahay
    Soomaaliyo idil
    Soomaaliyo idil
    Wax xumaana uma qabo
    Aana ahayn walaalnimo
    Afku hadal islaam iyo
    Isirbaan wadaagnaa
    Sh.Clmaalig muuse coldoon

  • @axlaaamxasan5163
    @axlaaamxasan5163 4 года назад

    cabdimalik wa nin ad ugaranayo walaltinimada iyo dhagarta cadowga ala muxuu sharaf leeyahay ilahow garab istaag inshalah ramadankaan kuusoducayna walaal macan by muqdisho

  • @abdow4104
    @abdow4104 8 лет назад +2

    masha Allah somali baan ahay saas ka rabaa sxb afkaaga malab ku qabo 👍 👌 ✌ 👌😭😭😭

  • @xamdiqali134
    @xamdiqali134 4 года назад +2

    Masha Allah gul gul abdimlik waaa muwdin somliyed nolow INA abow

  • @adamabdi9242
    @adamabdi9242 7 лет назад +16

    proud of u bro viiva somaliwayn don't forget #like

  • @baajobaajo4340
    @baajobaajo4340 6 лет назад +3

    Wallaahi waa wadani soomaaliyeed dadbaa mooda in Jig-jiga iyo gaarisa eey Ethiopia iyo kenya ay leeyihiin

  • @hamdiaabdalla4772
    @hamdiaabdalla4772 8 лет назад +3

    Abdi maalik muuse coldoon waa wadani dhabah. illahay cadowga hakaqabto

    • @mrsoomane5720
      @mrsoomane5720 8 лет назад +1

      +Hamdia Abdallah aaamiin yaa rabbi

    • @yonismohamed7479
      @yonismohamed7479 8 лет назад +1

      Amiin ya rabbi

    • @dawodaacad7173
      @dawodaacad7173 7 лет назад

      Well coldoon you’re really somali walaahiya we love you who are really somaliya ❤️❤️❤️❤️

  • @miskifarah4082
    @miskifarah4082 8 лет назад +1

    Maasha alaaaah ilaahoow cabdi maalik xafid asagoo kalena noo badi Aaamiin yaarabi

  • @amiiirah8767
    @amiiirah8767 8 лет назад +3

    illahey haku dhowro walal malin uun Somali Waa midobidonta insha.Allah

  • @mohamedyusuf-ut2gu
    @mohamedyusuf-ut2gu 8 лет назад +1

    noolow ,noolow illahay ha ku hago..long live Somalia united we stand strong separate we all perish...caqliigu ha shaqeeyo

  • @mascuddualle1841
    @mascuddualle1841 4 года назад +1

    Favourite song

  • @abdirizaksheikhadanabdiriz12
    @abdirizaksheikhadanabdiriz12 5 месяцев назад

    1:41 ❤❤❤
    Soomaali baan ahay

  • @aomibrahim1502
    @aomibrahim1502 7 лет назад

    Hestaan waa in lagu daraa manhajka waxbarashada dalka, si jiilka dambe ay wax uga ogaadaan Somalinimada iyo dhulka nalaga hesto, Guuleyso Mr coldoon.

    • @kanyoninja2720
      @kanyoninja2720 3 года назад

      Dhalinyarta wa ey mideysantahay, si loo arko soqor meeshad joogto. WAANA INAAN IS ARUURSANAA WAXA CADOWGU KUSHAQEYSANAYAA WAA DADKII HORE OO NACAYB KUJIRA, ANAGOO QORI QAADANIN AYAAN WAX BADALIKARNAA HADEY TIMAADANA WA EY TIMID. FAR KALIYA FOOL MADHAQDO MICNAHA 1 MANOQONKARTO 100 MANA AHA INAAD SUGTID QOF DAACAD AH INUU KU NOQDO MADAX EE ADIGUBA KA NOQO INTAAD KANOQON KARTID OO WIXII QARAN NECEB WAX BAR AMA USHEEG WAYO HADAAD KA TAGTO ISAGA WAA KII KOW KULA DAGAALI LAHAA MARKA HORE INTAAN CADOWGIBA LAGAARIN. ISOO QABTA AAN WAX WADA QABANO IS QABTA OO WAX WADAQABTA HORUMARKA WAA INAGA ( Dhalinyarta soomaliyeed) HANA IS YASIN WAA OGAHAY IN 3 AM 2 QOF AY WAXBA KULA AHAYN WAANA SIDA UU RABO CADOWGU INAAN DULI, FAQRI IYO QAX KU NOOLANO. WALAALAHAY HAMIGAAGA KOR HA AHAADO OO AAN DIINTEEN IYO AFKA KA TAGIN. AAN WAXBILOWNO SHEEKADU BILOW LA,AAN KUMA DHAMAATO WAXAAN ARKA SOOMALIWEYN INSHA ALLAH. +46793325680

    • @kanyoninja2720
      @kanyoninja2720 3 года назад

      Waad fikir wanaagsantahy walaakeygow

  • @ServentOftheGracious
    @ServentOftheGracious 3 года назад

    After he just got arrested who is watching this!!! Allah ha iska kaa daayo wll

  • @miskifarah4082
    @miskifarah4082 8 лет назад +7

    Wwwwwww,maasha alaaaah cmaalik ala yaa khali viva cabdi maalik

  • @mbashiir938
    @mbashiir938 8 лет назад +1

    Somaali baan ahay
    somaali baan ahay
    Diridhaba anaa lehe
    Gaarisa anaa lehe
    Ma illaawin inaytahay
    Dhaxalkii awoowgeey
    Cabdimaalik muuse

  • @ummunabilakram9130
    @ummunabilakram9130 8 лет назад

    soomali baan ahay heestan malin walba waan dheegaystaa ilahay ha ku barakeeyo.

  • @xadiyoismail648
    @xadiyoismail648 8 лет назад

    C/malik waan ka xumahay inaad u qadataan reer konfureed,laakiin waa wadani somalilander ah.

    • @ayaanomarmohamed7577
      @ayaanomarmohamed7577 4 года назад

      Wll koonfur iyo waqooyi adiga leh saaka so raac gaari imow laasacanood bosaaro gaalkacyo kismaayo xamar ilaa gaaris bal inu qof kula hadlo lagu yiraahdo reer hargeisad tahy ee joog

  • @hodanwahbi3328
    @hodanwahbi3328 8 лет назад +10

    ERYGAAS JANADA KU GALEEYS IN SHA ALLAAH SAX

  • @halimamohamed7213
    @halimamohamed7213 3 года назад

    Maasha Allaah , waa muwaadan dhab ah geesi geesi dhalay Allaha kuxafido wllo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌹🌹🌹❤❤❤❤❤❤❤❤🌹⚘💐💐🌺🌿

  • @AFDiini1722
    @AFDiini1722 4 года назад

    Garissa anaa leh, wajir anaa leh, ogaden anaa leh, east africa anaa leh, adunyada anaa leh

  • @sadioyusuf6691
    @sadioyusuf6691 6 лет назад

    Mansha ALLAH Somali baan ahay waa run Somali baan nahay. Jir oo noo jook abowe nolow

  • @amiradasanadka5579
    @amiradasanadka5579 5 лет назад

    Mashallah Allow kuxifdi Aduun iyo akhiro Cadowgaaga hajabsho wlalkeen CabdiMalik Xuriyadaada Dib baad uhelidoontaa b idni allah
    Rabbi hakuu gargaaro

  • @bintumohamed5789
    @bintumohamed5789 8 лет назад +4

    masha allah ilahay hanokadaayo mathal kaga okaleneh allaha nobadiyo gesibatahaye allaha kudhowro somali kalsoonidii aye kadhimataye allaha usoceliyo

  • @guledshille4585
    @guledshille4585 2 года назад +1

    Yaa kuyidhi Somali matihid

  • @abdisalanismaelmohamed4681
    @abdisalanismaelmohamed4681 4 года назад +2

    masha allah hees dareen leh oo taabaneeso qof walba oo damiir soomaaliyeed leh

  • @midnimodoon9362
    @midnimodoon9362 4 года назад +1

    Midnimo inoo balana
    Muslimiineey .
    Dhammmaan muslimiinta waa iney midoobaan

  • @farhiyamuhummed535
    @farhiyamuhummed535 4 года назад

    Subxanallaah wallaahi xanuun dareemay illaahay ha KU xafido cabdimalik muuse 😭😭😭😭

  • @naimahussein3911
    @naimahussein3911 7 лет назад +1

    Masha allah Allah ku xifdiyo adhiga iyo ehelkagsbo Cabdi maalig kun adhigoo kale hadii aan heli laheyn waa ka bixi laheyn go go iyo qabyaalada heerkii ugu xumaay ey maanta mariysaa qolbo gobolkeeda ey maro ey wadadaa iyo madaxweyne u gooni ah waxaa la yaabay meeqo madaxweyne wadanka leeyahay mise ma xishoodaan miyaa waa dad waaweyn aduunyada hal madaxweyne ka badan in ey qawin soo uma jeedaan aduunka wey nugu ceeweeyeen hadii eynu Soomaali nahay iyaga weyba isla quman yihiin ilahow qadimada noo sug

  • @fatumali4500
    @fatumali4500 3 года назад

    Soomaalibaan ahay coldoon wadani daacada noolow 💙🇸🇴❤🌹

  • @sweetamla2058
    @sweetamla2058 4 года назад +1

    Sharaf iyo cizo kunoolow wllo dhal gobeed ba tahay Allah kaaqabto

  • @Daljire12
    @Daljire12 4 года назад +1

    2️⃣0️⃣2️⃣0️⃣😭😭😭😭allow kasoodeey gacanta ka xaq daran 🤲🤲🤲😭😭😭🤲🤲

  • @kloyhbv4906
    @kloyhbv4906 5 лет назад +1

    Masha Allah
    Coldoon🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @fartainahajji7648
    @fartainahajji7648 7 лет назад

    Wllkey abid nbd iyo barwaaqo ku nolow waxaa tahy wadani soomaaliyeed
    Mar uun somali wey is raaci dontaa insha allh😢😢😢😢

  • @YoungShakur1989
    @YoungShakur1989 3 года назад

    Allah swt waxan ka bariya in aan arko inta aan dunida jooga inaga oo free ka ah cadowka dadkena iyo dalka dunida ka reebay!

  • @muxiyadiincabdisalaam1443
    @muxiyadiincabdisalaam1443 4 года назад

    Allaha kusoo daayo waankuu xiisnay sxb qaali.
    Allaha kaa soo daayo masaakiinta Ku haystay

  • @somaligirl2823
    @somaligirl2823 4 года назад +1

    Ilahey xabsiga haka so Saaaro walalkeen abdimaalik

  • @shamsaadam7745
    @shamsaadam7745 8 лет назад

    maashaa alaha wariye coldoon waadani dhabah ayaa tahay ilaahey hakaqabto cowogaa taas ayaa kugaa cogahay

  • @umiishraq504
    @umiishraq504 5 лет назад

    Somali qofki usoboxo wax ladilo wax xabsi ladigo bey noqdhen ilahow qatumadha notosi amin ya rabbi wlhi you may make cry abowe

  • @hafsaali6377
    @hafsaali6377 6 лет назад

    maasha allh farxad iigunoolow ma iloobin inaythy dhaxalkii awooweheenc/maalik muuse💕💖💔💓💞💟

  • @ducayzane
    @ducayzane 8 лет назад +5

    CabdiMaalik - jazakallah. Inta aad arkayso, inta aad fahamsan tahay iyo inta aad garanayso, waxaan Illaahay ka baryaynaa inuu garanasiiyo, tuso oo ay gartaan dadka intiisa kale. Nin adag baa tahay sxb ee noollow!!

  • @mohamedolad9789
    @mohamedolad9789 4 года назад

    Mashllh sxb waa hubaa inaad geesi dad waayeytahay laakiin rabi ha kula jiro marbaad heli waxaad xaq u leedehee inshllh

  • @almoakram6090
    @almoakram6090 4 года назад

    guuleeyso walaal macaane maalin ubaad ka xoroobi gumeeysiga modoow inshaa allh

  • @Nimcosicid3930
    @Nimcosicid3930 6 лет назад +1

    Hanoolaati soomaaliy 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @morwo1237
    @morwo1237 8 лет назад +2

    Maha allaa nin jira halkaa kasii wad abdimalik muse coldon good .♡♡♡♡♡♡♡

  • @AK-ol6rm
    @AK-ol6rm 4 года назад +1

    Yaa rabi
    Allow cabdi maalik xabsiga ka soo saar

  • @aminamohamed1570
    @aminamohamed1570 4 года назад

    Mashaa allah geesi allah ma xilo allow u hiili one luv one nation🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴