I was in tears with excitement and joy when I watched this news report. Abdimalig is a leading humanitarian actor in Somaliland. I thank everyone who participated in helping these orphans and their mother. Before they were waste pickers and now they are proud home owners with $50,000 on hand. That is the right humanitarian response to the right people at the right time. Thank you Abdimalig and thanks to your partners.
Maashaa allaah cabdi maalig waa nin Kutoosan diinta islaamka bani aadanka Waxaa laga doonayaa sidaan cabdi maalig waa nin fahmay alla ku xirnaasha In lagu helo iimaan buuxo cabdi maalig Maashaa allaah
Alxamdulilaah waxaa illaah mahadii ah in umada Somalia ay iskalmeyaan meel walba hajoogeen walaahi waan ku farxay maalintii aan maqlay in c/maalik lasoo daayayay mana garanaayo lkn waxaan ku bartay qeyr iyo samafal walaal illaah hakaa abaal mariyo aamin maamadan allah ha u barakeeyo aamiin
Soomaali waa dad ladagaalamaya geesigooda aan jeebkiisa xaaran ka ilaaliya waa kuwa duulan ku ah kooda wax tarka iyo horumarka dadkiisa ka fakaraya bal dadka Cabdimalik jail xaqdaro ah galiyey intaas iyo inkabadan ayuu dadkiisa u qaban lahaa alxamdulilah alahii gacanta xayawaanka ka soo saarey 💕🌺🇸🇴👏👌🏾🍀❤️😇
Masha Allah Alle haka abaalmariyo wanagaas Cbdimaalik Alle ayaa ku mahadsan walaalaha qeyrka jecel aad iyo aad ayay umahadsanyihiin sida wanaagsan oo ay walaasheen u caaweyen
Masha allah tabarakallah waki abwanku laha ruuxi damiir lee damciigisu nolyaahay dawga kama habaabe allow barake cabdi maalik iyo inta kale khayrka badnayd ee jeebkooda iyo gacantooda kaso dhiibay wayo alle agtiisa balan qaaad weyn ayay ka helaayaan hooyadana alle ha u barakeyo deegda wa amaano alle ku eegaayo siday u maamusho iyo siday ugu shukrido rabiiked
Ma cabiro karo dareenkayga c.maalik allah ha barekeyo intaan ogohay sadex same fale ayaa jirey mid waa dhintey allah qabriga ha u nuuro sh.aadan siiro ayuu ahaa mid waa xanuunsan yahay allah ha caafiyo waa x.baxsane midna waac.malik sadexdiba waan aqaan c.malik wll allah haku fudedeeyo hawshaa allah hakaa abaal mariyo aan la shaqeyno c.mmlik waa wllalkiin reer awdal ah khaatumada allah ha ina wafajiyo dhamanteen
Asc. My sweet brother Abdulmalik Oldoon you are a hero and a God fearing, caring, polite, understanding person who is always willing to assist the poor, the Orphans and Vulnerable ppl. May Allah bless and protect you and your entire family in Sha Allah.
يا عبدالمالك هدوله محتاجينك صراحه ضيعتهم وضيعت من وقتك والله العظيم يا اخي الغالي خليك مع الضعفاء اخدمهم خليك خادم الضعفاء الله يرضي عليك شكرا اخي الغالي
Walahi videogaan wuu iga ilmesiiyay masha allah abdi malik ma aqaan wax aan ku tilmaamo gabadha waad farxad galisay marka loo eego nolosheeda sida ay isu badashay
الناس للناس مادام الوفاء بهم ** والعسر واليسر أوقات وساعات وأكرم الناس مابين الورى رجل ** تُقضي على يده للناس حاجات لا تقطعن يد المعروف عن أحد ** ما دمت تقدر والأيام تارات واذكر فضيلة صنع الله إذ جعلت ** إليك لا لك عند الناس حاجات قد مات قوم وما ماتت فضائلهم ** وعاش قوم وهم في الناس أموات
Maasha Allah. Adiga iyo intee ka qayb qaadatay Jnada Fardows Allah idin Ku deeqo. Maamadane Illaahay Ha u fududeeyo Agoon tay korineyso. Reer burco ka warqaba Agoonta.
ماشاء الله تبارك الله. الافضل اخي الكريم ان تضعوا جزء من المال ( مثلا أعطونا 10000$ تتاجر بها وتكسب قوت يومها و 20000$ + 20000$ ) في شركة ذهب شيل و شركة تلسوم بحيث يستفيدوا من ريعه سنويا ويبقى أصل المبلغ ثابت لهم. هذا مجرد اقتراح والله يحفظهم ويرزقهم من واسع فضله. وجزاكم الله خيرا
Sheiquna Cabdi Malik musa coldon jazakallah ilahey mujriminta iyo mushrikinta iyo inta laxarirta Allah hakaxafitho sheiquna walal wat arinta wat gulesan donta
*FURSAD SHAQO OO DAHABI AH :-* 1. Ma tahay qof bilaa shaqo ah ? 2. Ma tahay qof ku daalay sidii uu shaqo u qalanta u heli lahaa ? 3. Ma tahay qof Meesha uu ka shaqeeya wakhti badan ka qaadato 4. Ma doonysaa inad ka xorowdo dhibaatada ay leedahay shaqaalnimadu ? 5. Ma doonysaa inad wakhtigaaga xor u noqatid oo xili kasta oo aad wakhti hesho aad shaqaysan karto Iyada oo aan cidna ku xakaminin? 6. Ma doonysa inad noloshaada shaqsiga ah iyo ta qoskiinaba aad horumar weyn gaadhsiiso ? 7. Ma Rabta inad kortdhisid dakhligaaga lagaceed ? 8.ma doonaysa inay hesho laba dakhli oo kala ah lacag isbuuc kaste ah iyo lacag bilkaste ah ? *WAXYAALAHA AAN LAGA DOONIN SHAQADAN* : 1. AQOON AMA SHAHAADO 2. DAMIIN NOOC KASTE OO UU YAHAY 3.MESHA AAD JOOGTANA KUMA XIDHNA SHAQADU Dhamaan su,aalaha aan kor ku so sheegay hadii aad haa kaga jawaabtay *FADLAN* nagala so xidhiidh whatsap number +2526167548677 am+252615882425
Dambigaada iyo kan waalidkaaga Allaha dhaafo janadda allaha idiin ku kulmiyo inshallah Ajir iyo xasanaadnah allaha kaa siiyo wll Abdimaalik
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم خير الناس أنفعهم للناس/حفظك الله يا مساعد عبد مالك ❤❤❤❤
Jaza'akallah samafale cabdimaalik coldoon iyo muxsiniintti soobixisay sadaqadaa illaahay ha badalo miisaanka xasanaadka ha usaaro
🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🌹🌹🌹🌹🌹🌹❤️❤️❤️☺️
Waxa leyahay war somaliyeey ku daysada cabdi maalik muuse coldoon allahu akbar 😭😭😭😭
Mansha allaah cabdi maalik iyo inta jecel iney caawiyaan walalahoda dhibataysan walashana allaha u barakeyo lacagta .
Allaahu Akbar. Rabbi abaalkiinna janno haka yeelo dhammaan cid kasta oo hooyadaas caawinteeda qayb ka ahayd. Mahadsanid walaal Abdomalik Musa Coldoon Rabbi ajar iyo xasanaad hakaa siiyo naf-hurnimadaada.
Cabdi maaligoow horeyna dhallinta soomaalida oo aan jeclahay ayaad ugu horreysey haddana horta aan kuu waramee laba mar waan ooyey mar waa markii lagu xiray oo aan garaweyney sababta lagugu xiray marna waa maalitii lagusoodaayey farax darti baan ooyey markii seddexaadna waan ooyey walaasheen Ruqiya farxadda waxqabadka leh sida ilaahay ogyahay oohintii baan ceshenwaayey macnaha sida ummadda soomaalida ah aad ugu daqaneysid meelkastaba hajoogaane ilaahay hakuxafido adiga iyo carruurta ilmo cabdi maalik iyo dhammaan ummaddeenna soomaaliyeed thank you cabdi maalik God bless my soomaali people.....
Mâcha Allah waa wax lagu farxo run ahaantii illahay cfmdka ha kuu siyaadiyo Same fale Abdimalik muuse coldoon 😭
Maash allah allah ku xafid sh c malig coldon
Allahu akbar yaa rabi u siyaadi muxsuniintii la baxday muraadkooda u sahal mudane cabdi maalik Allah yaxfidag agoonta allaha koriyo aamin
Amiin yaa Allah ayaa Allah
Ilaahay khayr haku siiyo sheikh cabdi maalik aad baan ugu farxay inaad kusoo noqotay shaqadadii wanagsanayd rabi khayr hasiiyo intii caawisay walaashaa
Cabdi maalik
Madaxweynaha. Geyiga soommaaliiyeed inshàllah mustaqballlka.
Ilaahay u barakeeyo maamadaas, dhamaan ciidii caawisayna ilaahay haka abaaliyo abdulmaalikna ilaahay haku asturo oo habarakeeyo khayrkaas u wado
Cabdimalik la anta wa abar. Allow noo ka xifdi aduun iyo aqiro. Amiin ya rabbi
I was in tears with excitement and joy when I watched this news report. Abdimalig is a leading humanitarian actor in Somaliland. I thank everyone who participated in helping these orphans and their mother. Before they were waste pickers and now they are proud home owners with $50,000 on hand.
That is the right humanitarian response to the right people at the right time.
Thank you Abdimalig and thanks to your partners.
Maashaa allaah cabdi maalig waa nin
Kutoosan diinta islaamka bani aadanka
Waxaa laga doonayaa sidaan cabdi maalig waa nin fahmay alla ku xirnaasha
In lagu helo iimaan buuxo cabdi maalig
Maashaa allaah
Alxamdulilaah waxaa illaah mahadii ah in umada Somalia ay iskalmeyaan meel walba hajoogeen walaahi waan ku farxay maalintii aan maqlay in c/maalik lasoo daayayay mana garanaayo lkn waxaan ku bartay qeyr iyo samafal walaal illaah hakaa abaal mariyo aamin maamadan allah ha u barakeeyo aamiin
WALLALKAY SH CABDIMALIK ALLAHA KU XAFIDO CADAWGANA ALLAHA KAA QABTO CIMRI & CIBAADO SUUBAN ALLAH HAKU SIIYO AMIIN AMIIN AMIIN
Alxamdullillah yaa Allah
Walal cabdimalik iyo dhamaan qof kasta oo ka qayb qaatay caawinta walasheen Alle SWT ha barakeeyo oo haka abaalmariyo, wallahi wan ooyey farxad dartii, Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin💕
Masha allah cabdi maalik sheikh muse coldoon adiga iyo intii saacidayba allaha idinka abbaal mariyo
Maasha Allah. Alle ayaa mahad leh Abdimalik iyo dadkii sadaqada dhiibtey Allaha gurini janno uhibeeyo. runtii waa qof ay diif kamuuqato.
Manshallh cabdi malig iyo inta wanaaga jecel ilaahay haw gargaaro muslimiinta
Soomaali waa dad ladagaalamaya geesigooda aan jeebkiisa xaaran ka ilaaliya waa kuwa duulan ku ah kooda wax tarka iyo horumarka dadkiisa ka fakaraya bal dadka Cabdimalik jail xaqdaro ah galiyey intaas iyo inkabadan ayuu dadkiisa u qaban lahaa alxamdulilah alahii gacanta xayawaanka ka soo saarey 💕🌺🇸🇴👏👌🏾🍀❤️😇
Yaa Allaah!! Ma shaqsiga noocaan ah baa Xabsi u qalma Fawalaahi wuxuu astaahilaa in la maamuuso oo lakaraameeyo aadna loo soo dhaweeyo. Umada qofkii anfacaya cidbaan ku faraxsanayn oo rabta inay aduunka ka qariso kuwaana waan islafahmaynaa Wajawasiista u shaqeeya shisheeyaha oo dadkooda loo adeegsado. C/Maalik Muuse Coldoon Jazaaka Allaahu qayran ....
Ilahay ha ku xafido sheikh cabdimalik muuse coldoon Ilahay ha ka xafido shar dhamaanti
Masha Allah Alle haka abaalmariyo wanagaas Cbdimaalik Alle ayaa ku mahadsan walaalaha qeyrka jecel aad iyo aad ayay umahadsanyihiin sida wanaagsan oo ay walaasheen u caaweyen
Maashaa alaah tabaaraka laaah ilaahey ha ku xafido c maalik
mashaallaah mashaallaah mashaallaah Abdimaalik Ilaahey Adiga iyo Inti Kaqeebqadateyba Haka Abaal Mariyo Iyadana Haubarakeeyo🤲🤲🤲
Masha allah tabarakallah waki abwanku laha ruuxi damiir lee damciigisu nolyaahay dawga kama habaabe allow barake cabdi maalik iyo inta kale khayrka badnayd ee jeebkooda iyo gacantooda kaso dhiibay wayo alle agtiisa balan qaaad weyn ayay ka helaayaan hooyadana alle ha u barakeyo deegda wa amaano alle ku eegaayo siday u maamusho iyo siday ugu shukrido rabiiked
Jazaakalaahu khayr wall horay u soco Allaah ayaa kuu soo celiyay xoriyadaadii wall jazaakalaahu khayr khayral jazaa wall
Maansha allaah maansha allaah Ilaahay baa mahadle Cabdimaalik Sheekh Muuse Ilaahay ha barakeeyo cimri dheer iyo Caafimaad ha siiyo
😢 my heart hurts wlhi ya Allah help us all we need your help Tnx abdi Malik for your kindness and supporting our community
Maasha allaah adigana ajar iyo xasanaad aan lasoo koobi Karin alaha ku siiyo sida aad u caawiso dadka danta yar ee masaakiinta ah
Cabdi maalik muse shaqsi Samafale ilahay ha ku xifdiyo from ceelhur insha
Asc qofka dadka cawiya ama dhibta la wadaaga wuu ka farxad badan yahay
Dadka kale allaha ku xifdiyo wllo c/malik
ASC C/maalik Allha barakeeyo aduun iyo aakhiro Aamiin Aamiin Aamiin
ما شاء الله جزاك الله خيرا يا عبد المالك والله نحبك الحمد لله الذي أخرجك من السجن
Ma cabiro karo dareenkayga c.maalik allah ha barekeyo intaan ogohay sadex same fale ayaa jirey mid waa dhintey allah qabriga ha u nuuro sh.aadan siiro ayuu ahaa mid waa xanuunsan yahay allah ha caafiyo waa x.baxsane midna waac.malik sadexdiba waan aqaan c.malik wll allah haku fudedeeyo hawshaa allah hakaa abaal mariyo aan la shaqeyno c.mmlik waa wllalkiin reer awdal ah khaatumada allah ha ina wafajiyo dhamanteen
Masha'Allah Alxamdulillah Abdimalik Oldoon halyeey Qaran, noloooe brother💜💟👍
Masha Allah jazaka Allah kheyr baraka Allah sheikh abdimalik
MashaAllah, Ilahay ha Idin barakeeyo.
Illaahoow cadimaaligoow kurbo aduun iyo mid aaqiraba kaa feyd aamiin
Masha Allaah cabdi malig iyo Inti cawisay Allah ha idin barakeyo
Masha allah c/Malik waa qaran dhamays ah dawlad maba oga dadka daciifka ah
Masha allah runtii waa wax aad loogu farxo dadka noocaas ahi,
Alle khayr ha idin siiyo clmaalik iyo cidii hawshaas kala qayb qaadatayba.
Asc. My sweet brother Abdulmalik Oldoon you are a hero and a God fearing, caring, polite, understanding person who is always willing to assist the poor, the Orphans and Vulnerable ppl. May Allah bless and protect you and your entire family in Sha Allah.
Cabdul Maalik Allaha ku Xifdiyo
Adiga iyo Ahalkaaga
Caafimaad iyo sacaado ku noolow akhirana Jantulfirdowsa Aclaa Allaha hooy kaaga dhigo
Waan ilmeeyey
Alxamdu lillaah rabil caallamiin maasha allaah tabaaraka laah sama falle candi muuse coldoon allaaha ku barakeeyo
Cabdi maalik ilaahay jannada nabi Muhammed hakugula rafiiqiyo sidaad agooma ugu garab siisay, subxaana allah bal kawarama hadaynu sidaa isku caawinno ma faqiirbaa dhulkaba joogi lahaa
JASAKALAHU KHAIR WALAAL AAD AYAAN UGU FARAXSANAHAY INAAD NOO SOO NOQORAY HALYEEY AYAAD TAHAY RUNTII 💚💚💚💚💚💚💚💚💚💙💙💙💙💙💙💙💙💙
Mansha Allah tabarkallah ilaahay agoonta ha u calafo walaalken cabdi maaligina allah xifdiyo aduun iyo akharab cawgana allaha ka qabto amiin
ILAAHAY Kuma ciilo aakhiro iyo adduunba from laascaanood
Amiin idinkana nabaad allah hadinsiyo
Manshalah 👍👌♥️♥️♥️ cabdi maalik Ale haku gargaaro
يا عبدالمالك هدوله محتاجينك صراحه ضيعتهم وضيعت من وقتك والله العظيم يا اخي الغالي
خليك مع الضعفاء اخدمهم خليك خادم الضعفاء الله يرضي عليك
شكرا اخي الغالي
Maasha Allah Allah ajar iyo xasanaaad haydimka siiyo adiga iyo intii ka qayb qaadatay sadaqadan allaahu akbar
Maasha tabaaraka laah cabdi maalik iyo inta caawisayba rabow idin barakee
Masha Allah Coldoon Allah if iyo aakhiraba ha ku barakeeyo
M.allah coldon sababta cadowga rabbi kaga badbadiyo aya sababtan ah allah ku guleyo adun iyo aakhiro
Mashaa alaah walaal abdi Malik muuse coldoon. Ilaahay qeyr haku siiyo ayadana ilaah ha ubarakeeyo walaal mahadsanid somali wey ku jeceshahay
Walahi videogaan wuu iga ilmesiiyay masha allah abdi malik ma aqaan wax aan ku tilmaamo gabadha waad farxad galisay marka loo eego nolosheeda sida ay isu badashay
Masha alaah ilaahay kheyr hakaa siiyo walalkey abdi maalig
Eesh qiyaasak..no more political issues 🙄 keep on helping your brothers and sisters...Mashaallah tabaraka Allah. Well done Abdimalik
Asc jasaakalaahu khayr ilaahay ha ubara keeyo agoontaa c maalig ale haku abaal mariyo janatul fardawsa aclaa wll labaxa sadaqadaa misanka xasanadka ale ha ugu siyadiyo aamiin aamiin
Cabdimalik aakhiro iyo aduunba ilaahay hakuliibaano
Yaaa rabbi akhiro iyo aduuunba idin barakeee dad iyo duunyaba
MAASHA’ALLAAH WA BAARAKALLAAH FIIKUM. AAAMMMIIINNN YAA ALLAAH 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
الله يجزيكم الخير اخي الكريم عبد مالك بارك الله فيك ميزان حسناتك يارب العالمين والله بكيت 😭😭😭🥺😍
Ilmo ayaa idhahayga ka timd Cabdimaalik Illaahay Ha ku caawiyo jir oo joog
Mansha-Allaah, Cabdimaalik Sheekh Muuuse Coldoon Allaah yaxfadak walaal.
الناس للناس مادام الوفاء بهم ** والعسر واليسر أوقات وساعات
وأكرم الناس مابين الورى رجل ** تُقضي على يده للناس حاجات
لا تقطعن يد المعروف عن أحد ** ما دمت تقدر والأيام تارات
واذكر فضيلة صنع الله إذ جعلت ** إليك لا لك عند الناس حاجات
قد مات قوم وما ماتت فضائلهم ** وعاش قوم وهم في الناس أموات
ماشاء الله تبارك الله..... ربنا يحفظك ولال khayrdoonoow
ويجازيك خير الجزاء ويسعدك في الدارين يارب العالمين...
Maasha Allah. Adiga iyo intee ka qayb qaadatay Jnada Fardows Allah idin Ku deeqo.
Maamadane Illaahay Ha u fududeeyo Agoon tay korineyso. Reer burco ka warqaba Agoonta.
ماشاء الله تبارك الله. الافضل اخي الكريم ان تضعوا جزء من المال ( مثلا أعطونا 10000$ تتاجر بها وتكسب قوت يومها و 20000$ + 20000$ ) في شركة ذهب شيل و شركة تلسوم بحيث يستفيدوا من ريعه سنويا ويبقى أصل المبلغ ثابت لهم. هذا مجرد اقتراح والله يحفظهم ويرزقهم من واسع فضله. وجزاكم الله خيرا
ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء يحفظك الله
@@fadumohosen396 الله يحفطك ويبارك فيكى
Sheiquna Cabdi Malik musa coldon jazakallah ilahey mujriminta iyo mushrikinta iyo inta laxarirta Allah hakaxafitho sheiquna walal wat arinta wat gulesan donta
Mansha Allaah geesigiii umada Muslim ka Jassakallaah khayr sheikh Abdimaalik
Mashallah
Lkn tuugtu amay miskiinta ku soo raacaan. Ilhay swt ayaa culeyskii heyste ka korqaadey
mashallah tabarakallah abdi malik codoon Allah ha kaa aqbalo samafalka aad danyarta u hayso🥰
Maashaa alaah cabdulmalik muusa codoon iyo kooxdiisa ilaahaay haidin barakeeyo dadkii sadaqada labaxayna ilaahaay habarakeeyo ubadkana ilaahaay ha ugu xafida janatul fadoowsana ilaahaay guri hauga dhiso Aamin Aamin Aamin inshalaah
Abdi Malik Coldoon Ilaahay kheeyr ku sii sidaad u caawisay masaakiinta farxad iyo caafimaad baan ku rajeeynayaa.
M.alaah ilaahoow muslimiintu isu kaalmeeyaan
Maasha allah Abdimalik Illaahay Haku xiftiyo cadowgana hakaaqabto allaahu ma aamiin
Mashalaah Sama fale cabdimalik moosa condoon ilahay Jan fardawsa allah agu abaal mariyo
Nooloow walaal oo ilahay abaal gud janatul firdows hakaaga dhigo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ aamin aamin
Abdi Malik
Masha Allah, Cabdi malik coldon
Alle ha kaa jazaid yeelo
Allahu akbar Ilahay swt ha u barkeeyo C.malik iyo intii kaqayb gashayna haka abaaliyo
عبد مالك موسى عولدون جزاك الله خير الجزاء
Maashaa allaah tabaarakallaah yaa akhil caziiz allaah yaxfidaka waan ku faraxsanahay xoriyadaada
Masha allah wallo geesi garasho leh oo naxariis badan ayaad tahay illahay wanaaga aad u samaynasyo jano hakugu abaal gudo
Hooyo ruqiya illahay adiga iyo caruurta haydin xifdiyo guulayso wallo macaan❤
Maanshallah maanshallah ilahay intii ka qayb qatay jasadooda jano fardawsa ha iga dhigo
Masha allaha cabdi maalik muuse coldoon waxan leyahay ka bayaya inow adun iyo aqiraba illahey qariu siiyo kuna xafido aamin aamin yaa rabi 🙏
Ugu danbayn illahay wax wlaba usheego cidna haushegan aan isaga ahyn wax wlaba way hagagayan🥺❤️
Waa lafarax walasha iyo Abdi maalik alxamdulilaa allah baa madahle abdi maalik nosioceliyey❤
*FURSAD SHAQO OO DAHABI AH :-*
1. Ma tahay qof bilaa shaqo ah ?
2. Ma tahay qof ku daalay sidii uu shaqo u qalanta u heli lahaa ?
3. Ma tahay qof Meesha uu ka shaqeeya wakhti badan ka qaadato
4. Ma doonysaa inad ka xorowdo dhibaatada ay leedahay shaqaalnimadu ?
5. Ma doonysaa inad wakhtigaaga xor u noqatid oo xili kasta oo aad wakhti hesho aad shaqaysan karto
Iyada oo aan cidna ku xakaminin?
6. Ma doonysa inad noloshaada shaqsiga ah iyo ta qoskiinaba aad horumar weyn gaadhsiiso ?
7. Ma Rabta inad kortdhisid dakhligaaga lagaceed ?
8.ma doonaysa inay hesho laba dakhli oo kala ah lacag isbuuc kaste ah iyo lacag bilkaste ah ?
*WAXYAALAHA AAN LAGA DOONIN SHAQADAN* :
1. AQOON AMA SHAHAADO
2. DAMIIN NOOC KASTE OO UU YAHAY
3.MESHA AAD JOOGTANA KUMA XIDHNA SHAQADU
Dhamaan su,aalaha aan kor ku so sheegay hadii aad haa kaga jawaabtay *FADLAN* nagala so xidhiidh whatsap number +2526167548677 am+252615882425
Mcha allh alle cidwalba oo ka qayb qadaty io abdi malikba ha barakeyo
Wll c malik
Jzaka allah
Tan tu kadaran
Ila soo xidhiid
I love this guy❤😢
Maasha allah maasha allah ilahay ha inoo xafido
allahu akbar ❤❤❤❤❤ maansha allah coldoon❤❤❤❤
Allahu akbar . Odaygan cabdi Malik ah allaha xifdiyyo caddowga qowmuludka ahna la badbadiyyo.
Mashallah sheikh Abdimaalik Allah ku xifdiyo waxaad u haysay shacabka soomaaliyeed shaqo wanagsan
Allaahu akbar irzaqada ilahay baabixa ilahayhau barakeeyo
Allaahu akbar aamiin aamiin aamiin aamiin yaa allaaha kucaawiyo cabdow
غفركم الله تعالي جميع ذنوبكم وأدخلكم الله الفردوس الاعلي