Makhraatiga kaiya ee inanta wadhan lagu dilay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 28 янв 2025

Комментарии • 225

  • @kaydtech4990
    @kaydtech4990 4 года назад +1

    Yaa Allah, Abdulmalik Iyo intii niyada ku hayda inay Ummada Muslimiinta ah gaar ahaan Somaalida wax taraan, Cimri iyo caafimaad sii, aakharina Firdawz gee🙏

  • @kardeslerim9827
    @kardeslerim9827 4 года назад +5

    Waan kaxumahay xariga c/Maalik gacanta cadowga allaah haka soosaaro😭😭😭😭

  • @bashiirdheere1098
    @bashiirdheere1098 9 лет назад +10

    waxaan maqlay in cabdi maalik la xidhay waana nasiib darro waa in lasii daayaa wariye cabdi maalik sii shuruud la'aan ah,,

  • @hibomohamoud590
    @hibomohamoud590 9 лет назад +20

    Miskiin waa ilma yar waa caqli badan yahay mansha allah kolayba dadka miyiga iyo magaalada ciyaalka reer miyiga ka caqli badan allow badal khayra qaba sii miskiimaha danaysan waa dad iska danaysan alle wax kayr qaba ha siiyo aamiin

  • @safiawarsame7120
    @safiawarsame7120 4 года назад

    Bisbi Allaahi Allraxmaani Allrahiimi inshaa Allaah Alle Adoo nabada oo Caafimaad Qaba Allaha kaa soo daro Xabsiga, Dadkii masaakiinta Way kuu darsadeen YAA Raxmaan U gargaar Cabdimaslik Muuse Coldoon

  • @abdiman1164
    @abdiman1164 9 лет назад +6

    asc ilaah ha unaxaristo inanta iyo musliminta kale.
    mida kale waxa xaqiq ah inanka 5 jirka kudhasho baadiyaha
    wlh wuu ka caqli bdn yahay, kana gesisan yhy, hawl karnimo, adkaysi iyo runta kan magaalada kudho.sida darted waxay ila tahay in lagu kalsonan karo inanka.allaahu yaclam.

    • @khalikararmahmoud5585
      @khalikararmahmoud5585 7 лет назад

      abdi man bbbbbbvvvvvvvbbbbnjjjnnccccxx vvffff 5 bbhvcf z'"---?;::: "
      Vvccvv

  • @fardusbarreh5667
    @fardusbarreh5667 9 лет назад

    waryadha kan yari waaba fariid! wax kasta waa xasusan yahay sidii qof wayn u hadlayaa masha Allah ...ilaahay wllo bedelkeed hmda hakusiiyo dhamantiina samir iyo iimaan haynika siiiyo aaamiiin

  • @yasminahmed724
    @yasminahmed724 4 года назад

    Illaha sonka iskale een usomanaynoow coldoonkasoda magafaha jelka hargeysa adigancidina ka awood weyneyne yaarabi amiiin

  • @prince4057
    @prince4057 8 лет назад

    thanks mr coldoon programe kan aad ka samaysan reerkan masiibadu ku habsatay. ilmaha yar waa intelligent afsomaliga aad u yaqaaan miyiga ayaa keenaya mudakarnimada iyo luuqada hooyo,kuwa magaalada waa sacsacyo, abdimalik coldoon aniga waxay ila tahay Ninka xabashiga ah halala safo 3-4 denbiile oo kale oo kala wejiyo duwan iyo ninka ilmaha cunay hana la tuso yarka bal inuu kala garan karo.

  • @heyybebyarmanti80
    @heyybebyarmanti80 9 лет назад +4

    subxaana Allah waycadahay hadaan indhaha layska ridayn Allow xaqa bidhbidhi

  • @عبداللهعبدالسلطانمحمودجوجلمحمو

    mashaakil baa soomaali haysta alloow noo gargaar ilaahoow waalidkaa masaakiintaa samir iyo iimaan iyo bedel khayr qaba sii amin

  • @WARBAHINTA
    @WARBAHINTA 9 лет назад +2

    Waa nasiib diri in maanta gaajo darteed dadku is cuno. waa meel naxariistii ku yaraatay

  • @ahmedsolo1282
    @ahmedsolo1282 4 года назад +9

    Somali hadan nahey qofka bulshada wax tarka u leh bn xirna ma jeclin qofka bulshadiisa daacada u ah ee u shaqeeya waxan ka jecelnahey tuuga iyo khayanoolaha

  • @Geelwanaaje
    @Geelwanaaje 9 лет назад +2

    Halkaa baadhitaanka ka hayi Jaalle Coldoon. Howl qaran baad haysaaye Allah hakula garab galo

  • @ayaanomarmohamed7577
    @ayaanomarmohamed7577 4 года назад

    Shaatiga u tuuray waa maqraatiga ogu fiican ee laheli kara waxana laga baari kara dhiigiisa iyo wali sida qaadaha baritaano badan kadib wu so bixi laha waa hadi lahelo maamul ama dowlad damqabsho leh cadaalad uhor seedi karta shacabkeeda qiimaha muwaadininteedana garan karta😭😭😭😭😭😭😭

  • @osamahamed3508
    @osamahamed3508 9 лет назад

    Xidhitaanka loo gaystay wariye coldoon ee saakay aroornimo lagu xidhay magalda burco waan cambaaraynaya, waxa aan ugu baqaya dawlada somaliland in sida ugu dhakhsiyaha badan ugu soo celiyan xoriyada wariyaha, sheekada xidhitaankana waxay u egtahay in la raali galinaya ethiopia
    Ilahay ha inaga qabto cadawga aamin

  • @tayosiiralawazh9401
    @tayosiiralawazh9401 5 лет назад +2

    Ilmayaroo caqli iyo xusuus badanba waaye mansha allah

  • @ibrahimmumin1413
    @ibrahimmumin1413 9 лет назад +46

    coldoon wa geesi somaliyeed walal ii noolaaw, from BALADWEYNE

  • @adawethebss5170
    @adawethebss5170 9 лет назад +1

    Abdi maalik Allah ku garab galo Allahna gacantoda kaa soo pixiyo inshaa Allah howshaadana mesha ka wad Allah garab kaaga hagalo

  • @hana7ish
    @hana7ish 9 лет назад +11

    Aboowe saqiirka kadaa dhibka aad soo xasuusinayso dib ugu noqoshada uma fiicna ciyaal

    • @nafisabdi3830
      @nafisabdi3830 9 лет назад

      wll waan kugu raacsanahay, saqiirka yari qalbigiisa ayay dhaawacaysaa marwalboo lagu soo celiyo.

  • @aishahussein5782
    @aishahussein5782 4 года назад +2

    Wakahumahay wallahi

  • @momoismael2621
    @momoismael2621 9 лет назад

    odaayadi khaad beey cunaayan dhalinyaraadi yuurub baay ghaalen cahuurti iyo dumarkana orgabaha logaatagay sumhanaallah waar gagaaca innalilah waa illalilahi rajucun saamir iyo immane allah ha idnsiiyo amin yaa allah

  • @amal519
    @amal519 9 лет назад +1

    Cabdi Maalig walaal aad ayaad u mahadsan tahay waqtigaaga qiimaha badaneed ina siisay, walaal adigoo raali ah waxaad sameysaa labtoob ama taleefan ama sawiro ugu yaraan 5 ah nadiifna ah aan waxba ka qaldaneen inta qaadaan kan nika oo aad usoo dhow ku dar kadib na dheh ninku maku jiraa ragan ka dhac eeg,sidoo kale shaarar gacma gaaban oo 5 ah shaarka ninka ku dar oo waydii in uu ku jiro, shaarkiisa. hadii uu labaduba soo saaro cunugu waa uu sax san yahay sifiican buuna u xasuustaa. fadlan isku day taa dhibkastoy kugu tahay waana kusalaamaynaa.

  • @yusufabdi9167
    @yusufabdi9167 9 лет назад +20

    waan ka xumahay xariga cooldon

  • @nasriabdirahmaanelmi8485
    @nasriabdirahmaanelmi8485 4 года назад

    wuu jiifiyay wuu kufsaday
    coldoon free alle xabsiga haka saaro
    waa halyeey somaliyeed

  • @heyybebyarmanti80
    @heyybebyarmanti80 9 лет назад +7

    maxa c/maalik loo xidhay marunta hasheegina Allah cadawga iyo waxa uhiiliyaba hanagasoo qabto muslinka haw gargaato

  • @soulekaali7380
    @soulekaali7380 8 лет назад

    subxan allah ahmed ciimrii dheerer iyo cafimat ban kuu rajeinaya adiga iyo qoskina . filmkas wa tariiq walla xaw allah quwati nab allah abdi malik nabad ban ku rajeinaya salam

  • @somaboyimwadanidhaba.1435
    @somaboyimwadanidhaba.1435 9 лет назад

    Alaahu akbar wllh aduunkaan leertisa lama joogayo ee wax hala hubsado saqiirkaan waxba ma oga

  • @walaalahaoffical7017
    @walaalahaoffical7017 4 года назад

    Ax wlahi wa arin murugo badan arinkan cabdimaalik wa geesi jecel in ubadka somaliyeed mustqbal wangsan yeshaan laakin nasiib daro cadow ayaa haysta

  • @cabdirisaaqxaashi2277
    @cabdirisaaqxaashi2277 3 года назад

    Sida geedka loo garaaco masha allah waa wiil yar oo daggan

  • @Cabdihoobarud12
    @Cabdihoobarud12 4 года назад

    He is a clear witness

  • @saynabmohamed8983
    @saynabmohamed8983 4 года назад

    Walhay waankaxumahy sidaa ilmahaga ayaar lodolaay ilhay haunaxristo

  • @abdirisakwais8100
    @abdirisakwais8100 3 года назад

    Waà GEESI yar masha alla Soo barbaar

  • @abdallaahmed9105
    @abdallaahmed9105 4 года назад

    Masha allah wiilka yar hadalka wuu garanaya, ilaahay hayska daayo.

  • @cabdirashidcabdilaahi5478
    @cabdirashidcabdilaahi5478 4 года назад

    c/maalik nin karti badan adkaysi badan samir badan
    Hala siidaayo.
    waa geesi
    muuse sii daa c/malik
    bal eega siduu uraadinayo
    xogta.
    ka yar hadalkiisu
    runbuu u eegyahay.
    cajiib
    waa ilma yar oo fariida
    Aabaha tayar dhalay iyo hooyadaba waxan leeyahay simir iyo iimaan alaah ha idinka siiyo .badal khayr qabana alaah ha idin siiyo.

  • @alixuseenaadamdaaacaad1363
    @alixuseenaadamdaaacaad1363 4 года назад

    Cabdimaliik muse coldoon halyey Somaliyed ayu ahaa masakinta u qar qaara

  • @xamdaahmed6983
    @xamdaahmed6983 4 года назад

    Ale ha ka so saro gacanta cadawga

  • @crxmndhago977
    @crxmndhago977 9 лет назад +1

    Cabdimaalik iyo saaxibadiisa camera dubayaba aaf baad u mahad san tihiin halkaa geediga ka wada

  • @princemoe-yussuf
    @princemoe-yussuf 7 лет назад +6

    ilahaw dulka lagoy midka gbrta yar saas yeelay Amiiin ya rabb

    • @abdiwelidaud669
      @abdiwelidaud669 4 года назад

      Adunyadaaa sixuun.udimo.deh akhrinaaa.cadabtaaa allaha geliyo.mxu udiley maSkintaa

    • @sucaadmoha3036
      @sucaadmoha3036 4 года назад

      King Mohamed Oficial 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @sadiomohamed9753
    @sadiomohamed9753 9 лет назад +2

    cabdimaik wiilka waaad ukeentiin sawiro badan uu ninku kujiro kasoosaar hala dhaho

  • @rashkaissack4743
    @rashkaissack4743 9 лет назад +1

    illahey sakhiir aaqra ha ugu dhigo

  • @ashaabdulahi7923
    @ashaabdulahi7923 4 года назад +5

    Ninkan oo kale oo bulshada waxtarka u leh miya la xiraa Cadaalad ma jirto.

  • @abdirahmaanabdishakuurhola4046
    @abdirahmaanabdishakuurhola4046 9 лет назад

    libaax ba tahay sxb abdimalik wariye kula mida maba hayaba sxb noolow ,,, waxan maqlay in lagu xidhay lkn insha allah waad heli xoriyadada waayo dadkena aya ethiobia ka haybasta marka waxa ka danbeya xadhigaga wa ethiobian

  • @Hodan.Hussein7080
    @Hodan.Hussein7080 5 лет назад

    Waan ka xumahay xariga coldoon sheikh muuse

  • @hargesaburco3646
    @hargesaburco3646 4 года назад +2

    Bal maxeey ku xidheeyn c/malik, dulmi ayaa lagu xidhay

  • @najahnaruuro1702
    @najahnaruuro1702 4 года назад +1

    Cabdi maalik waa Geesi 👏

  • @kaltunabukar6222
    @kaltunabukar6222 9 лет назад +4

    cabdimalik ninka latuhunsayaha intaa ilaa afar nin ku dartaan ina ka jar masoo dhaxsaar ku dheh

    • @kaltunabukar6222
      @kaltunabukar6222 9 лет назад

      waad mahad santahay wll saad waxkasta noo lasoo socodsiinaydid

    • @moryankamakahil9510
      @moryankamakahil9510 9 лет назад +2

      +najax abukar waY iska cadahaY huuno inuu ninkaan Gabadha cunaY ee hala toogto baan dhihilahaa dadku dhiig maleh miYaa

    • @FarahAbdul
      @FarahAbdul 9 лет назад +2

      +Moryanka Makahil.Ma cadaaladaa la garab marayaa maxaad ka wadaa toogta, samaawaadka iyo arladuba cadaalad ayay ku dhisanyihiin.

  • @zakinasir4454
    @zakinasir4454 4 года назад

    Insha allah xoriyyad coldoon

  • @thegreatnormad3424
    @thegreatnormad3424 9 лет назад

    brother coldon you are doing a great job lakin adomadaa asxaan kodaa wa rarasho mantana wey kuxiren kadib marki dadki dadcunka ahaa aysofaren in laguxiro! etopia weyna kuqaalan weyna kuxiri

  • @prince4057
    @prince4057 8 лет назад

    waa arrin xanuun leh ilaaahay qoyskan ilmaha laga dilay ubadkale hawgu badalo, inanta laga dilayna samir iyo iimaan haka siiyo

  • @yywvy7025
    @yywvy7025 9 лет назад

    cabdimaalik alla walal miskinkayar kadaa waresiga ad ka qadaysi kayar wuuba shooksanyahay maxuuba warami alle samir iyo eemaan ha ka siiyo qoys inanta yar ka baxaday ada walal waad ku mahadsantay barnaamijka walal khalad a iifahmin qiiro ayaa iqaaday runii

  • @abdllaahmed641
    @abdllaahmed641 7 лет назад

    wariyaasha soo maalida xirfadooda aad bay uyartahay sharciyada saxaafada caalamka maqabo in ilmo da yar oo kayar 18 wax laga waydiiyo xasuuq ama kufsi iwm pleas saxaafadu ma ahan in makoroofan laqaato ee waa barasho

  • @dennisbrown9977
    @dennisbrown9977 8 лет назад +4

    so sad😭😭😭😭😭 and the little boy😢😢

  • @inmaom344
    @inmaom344 9 лет назад

    it's so hard for a 5 year old to be questioned this way ... omg ... that's horrible. . he must have been in chock & still is..

  • @banadircafe
    @banadircafe 8 лет назад +2

    Coldoon waa nin xanuunsan war ninkaa ilamaha sidan wax u weydiinaya maa laga qabto

  • @maxamedfaarax2954
    @maxamedfaarax2954 4 года назад

    Libaax libaax dhalay weeye cunuga yari alle haku daayo adeero

  • @maidohusein2093
    @maidohusein2093 5 лет назад +3

    Cabdimalik xariga alaha kaso daayo

  • @raxmacali2001
    @raxmacali2001 7 лет назад +1

    C/maalik wllo Allah Haku sharfo

  • @ahmedjanaale2713
    @ahmedjanaale2713 6 лет назад +2

    Abdi maalig sheikh muuse cuuldoon wadani dhaba

  • @mohamedsahal3068
    @mohamedsahal3068 8 лет назад +1

    mshllh cunigan yarka ah waxbu xasustaa wu aqli badanyahay

  • @ayaninabeautycooking1687
    @ayaninabeautycooking1687 4 года назад

    Wllkey xuriyadadi ilahey ha kuso celiyo

  • @hindicarab9202
    @hindicarab9202 4 года назад

    Wwwww hiwak ismail wlh qatara tahay sax warunta abayo

  • @jamacsalad3770
    @jamacsalad3770 8 лет назад +1

    maasha allah ilaahay haku xafifo soo weynow ader

  • @khalidhabdilahi3464
    @khalidhabdilahi3464 4 года назад

    Xamda yar alle ha u naxariisto

  • @banadircafe
    @banadircafe 8 лет назад +2

    Qiyaas adigoo lagugu hor diley
    Walaashaa oo Ninkaan madowga badan isku kaa xoreynayo
    Alla xanuun weynaa

  • @AhmedHassan-oj7ld
    @AhmedHassan-oj7ld 9 лет назад +2

    sidii ninkas xabashiga ah loo marsiin lahaa cadaalada, waa in ininka la tuso dambiilaha iyo rag kale oo isku jira

  • @azmamohamoud7214
    @azmamohamoud7214 4 года назад +2

    Aduun iyo akhiro

  • @rajoonline3712
    @rajoonline3712 4 года назад

    Masha Allah lkn caruurta uma fcn xasuusaha xun may hayn inad waxano dhan weeydiso

    • @rajoonline3712
      @rajoonline3712 4 года назад

      Masha Allah waxan uleyahay ilmahan caqliga badn

  • @faraxyusuf5636
    @faraxyusuf5636 7 лет назад +3

    Cooldoon ilaahay hakubarakeeyo

  • @cabdihoodaale5213
    @cabdihoodaale5213 4 года назад

    Walahi hawl adag ayuu hayaa cabdi maalig muuse

  • @MudaneSooyaal
    @MudaneSooyaal 9 лет назад

    xanuun waaye runti ilaahay saqiir Aakhara ha uga dhigo

  • @habebtv4832
    @habebtv4832 9 лет назад +3

    anga ahan waxan dhihi lahaa ninka ad ku tilmameysiin edesnha bal ku tajabiya dhiiig daad oo laga su soo miiray saliingo waxad ka heleysan dhiig dad isbitalda fikradeyda waaa cenkaa

  • @somaboyimwadanidhaba.1435
    @somaboyimwadanidhaba.1435 9 лет назад

    mida kale cunug 5 jir ah miya casaan iyo madoow kala yaqaan mida kale wllh dilaayga waxaa ka daran qofka waresanayo

    • @nuurmohamud8568
      @nuurmohamud8568 4 года назад

      hhhhh ninka coldon ugafay asigaa ksii xun

  • @anwarempire8169
    @anwarempire8169 4 года назад

    Coldon inla xiro ma ahayn wuxu mudan yahay inuu ka mid noqdo madaxda wadanka

  • @abdisamadali3660
    @abdisamadali3660 9 лет назад

    cmaalik muuse sxb howl khayr leh baad wadaa ilaahay hakaa jazaaid siiyo kaliyana bal kayar kaxeeyo ninkii oo 10 nin ku dhex jira u geeya bal inuu kasoo dhex saaro wĺl

  • @mohamedabanuur7996
    @mohamedabanuur7996 7 лет назад +3

    Guuleeyso cabdi Malik ilaahee Haku xifdiyo walaal

  • @سنفورغضبان-خ8ل
    @سنفورغضبان-خ8ل 8 лет назад +2

    walahi waa arin xanuun badan leh ان لله وأن إليه راجعون

  • @qadaafi123
    @qadaafi123 7 лет назад +1

    Subhannallah inaalilaahu wa inaa illayhi raajucuun laailaaha ilalaahu wahdahuu laa shariikallah lahul mulku walahul hamdu uhyii wa yamuutu wa huwa calaa kuli shayin qadiir

  • @hamsekaise2647
    @hamsekaise2647 9 лет назад +6

    kkkk kayarbaaba igaga daran sida nin wayn buu u waramayaa

  • @lulyusufsamantar1227
    @lulyusufsamantar1227 4 года назад

    Dadka miyiga jooga xabad ha isku illiyen Caruurta a keli yaan logategin.

  • @umalkhayrjama867
    @umalkhayrjama867 4 года назад

    Wuu naxsan yahay ilmuhu ax

  • @mubarakadam7927
    @mubarakadam7927 9 лет назад

    inankayar wixisu wx xaqiiqa ayay u muuqdan wayo kun jeer ayu wariyu suaala ku celiyay iski sina wuu uga jwbaya subxana laah ilahaw inanta yar u naxariizo

  • @maysaabdi
    @maysaabdi 9 лет назад

    cabdimaalik waa la xiray aan maqlay run miyaa??? wlhy soomalidu wax la guumeysto waa istaahilaaan ethiopia haday ku guumeysanayo 21 frst century wax laga nool yaha maleh

  • @qamarxudixuseen4548
    @qamarxudixuseen4548 9 лет назад

    elsayed oo wariyaha maa looxiray ixtiraam dardiis suxannaah ruuxii u xirey wariye maxaad u difacee umada waallaah kaasi waa munaafiqii rasuulka sheegyey sharcigu kama uusan naxin ilmahan lacunayee waxuu sharciga ka naxey juudanka ethopianka ahi subxana allaah yaa allaah naka qabo sharcigaan xiraayo qofkii cadaalad ka hadlo " hoo soomaaliyey hurudooy halyey yadadii haadka baa cunayee hurdooy" walee waken haadkii cunayey umadeenii

  • @munoyusuf4128
    @munoyusuf4128 9 лет назад

    oo Maxa baby 5 jira laga wareysana wariyuhu see wax kayihiin bisinkee

  • @Bintihaji432
    @Bintihaji432 8 лет назад +7

    ilmaha yar wa masha allah

  • @yurubxun2413
    @yurubxun2413 4 года назад +1

    Aamiir

  • @madadaal6903
    @madadaal6903 9 лет назад

    sida ka muuqata muuqaalkan iyo muuqaalada kale arintan inanta yar waxaay u dhowdahay inuu isagu dilay inanta yar markaa aad kiiskan ha loo baadho

  • @aqawle782
    @aqawle782 9 лет назад +2

    war ilmaha yar ee walaashii la diley ka daaya xusuustii trauma ayaa ku dhacaye.subxaana laah.

  • @abdalleyusuf858
    @abdalleyusuf858 9 лет назад

    war illaan tanookale war oromadu waligeedba waan wada daganaan jirney ee maanu arag iyo dad cuna ee beenta iyo iskudirkan aad wadaan joo jiya gaar haan kuwan le ilamaha nalaga cuney war wax idin kacuney bax raadsada ee ilahay kabaqa ee beenta iyo faduulnimada iskadaaya

  • @moryankamakahil9510
    @moryankamakahil9510 9 лет назад

    sheekadaan waa sheeko naxdileh flim khaakh ah oo aan bari daawadaY baan soo xusuustaY kkkkk ilmaha Yar caqli badanaa lkn wlashi baa lagu hor cunaY alla naxdin badanaa

  • @cabducheese2052
    @cabducheese2052 9 лет назад

    haa waa run waa in dad bdn la dhex galiyaa oo ka yar la dhaha keebuu aha ka xamda dilay

  • @youngash6411
    @youngash6411 6 лет назад +1

    Oh

  • @lulmohamed9551
    @lulmohamed9551 4 года назад

    ilmaha.yaryar.oo.kaligod.cidlada
    iskajoogo.walaahi.wey.iska
    Dacaynayen.wan.ka.Xumahay.😭

  • @fareyfarey2138
    @fareyfarey2138 7 лет назад

    Somalia Nacala Bundag Goormee Dilka Xaqdarrada ah Leyska deynaa Yaa Rabbi
    A M Wahgarad

  • @abdikariin7002
    @abdikariin7002 4 года назад

    Cunugan warbixinta uu bixinayo 98% waa sax ufiirso 2 su,aaloo ayaa. Bilawgii lawaydiiyay oo kala ah seebuu u ekaa? Wuu ilkacasaa ayuu dhahy 2 miyuu muusan nalahadal ayuu bilawgii dhahy markii danbe lawaydiiyayna muusan nalahadal ayuu dhahy waa macluumaad sax ah oon labo labayn lahayn

  • @shamsoabdullahi3600
    @shamsoabdullahi3600 9 лет назад +2

    sawirkiisa hala tuso inanka yar waa intaas uu gartaa

  • @khadslifetyle.k1402
    @khadslifetyle.k1402 7 лет назад

    Why you asking the child traumatising questions? This is child abuse. It saddens me to see you scarring the child and remind him what happend to his sister!

  • @Bintihaji432
    @Bintihaji432 8 лет назад +3

    lkn ilma yar mala rumesan karo

  • @deezholac4188
    @deezholac4188 9 лет назад +1

    Hala xiro waa somaliland