Aabaha inantii lagu eedaynayey ninka itoobiyaankahi in uu dilay oo ka waramay sidii ay wax u dheceen

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 29 янв 2025

Комментарии •

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey 9 месяцев назад +1

    Coldoon saxafi wanaagsan

  • @ahmedmusse6075
    @ahmedmusse6075 5 лет назад +1

    Inankan coldoon ah waxaan ku tagera oo ku jcllahy waa nin aaan qabiil aqoon allena ka cabsada laluush na aan ku badalan inta aan arkayay mansha allh wllkay halmar gobolka sool imaaw ana ugu horeya dadka ku soo dhawenaya insha Allah

  • @yoonisnaasir9849
    @yoonisnaasir9849 4 года назад +1

    Waalhi abdi malig waa nin wanagsan alle cimriga ha udheereyo

  • @geedigab7024
    @geedigab7024 9 лет назад +3

    jasa alleh khare cabdimaalik muuse coldoon ninkii umad caawiya danyarta Alleh kucawin

  • @adanaakar8746
    @adanaakar8746 9 лет назад

    Samir iyo iimaan alle ha inaga siiyo inanta yar ee saqiirka ah dhamaanteen iyo qoyskii ay ka baxdayba, laakiin dhinaca warbaahinta waxaan kula talin lahaa sida Cabdimaalik Sh, Muuse Coldoon inay dadaal dheeraaad ah la yimaadaan oo ku daydaan Cabdimaalik sida daacada ah ee uu shaqadiisa saxaafadda isaga xil saarayolllllllllllll

  • @ayaanahmed553
    @ayaanahmed553 9 лет назад +3

    Illahay ha u naxariisto sabigaa sacadeedaa joogtay o qofna dhaafimaayo malintiisa abahaa samir iyo imaan saadiqa aalle hakaasiiyo siqiirkaa.

  • @sayidahmed32
    @sayidahmed32 8 лет назад +5

    c/maalik libaax libaax dhaley waankutaageeeraa somali dhab ah from ddsi

  • @deeqamaxamed7193
    @deeqamaxamed7193 4 года назад

    Ilaahay inanta yare ee sabu Alle naxariistii jano haka waraabiyo qoyskana samir iyo imaan Alle haka siiyo

  • @yywvy7025
    @yywvy7025 9 лет назад

    alla ya raxama ehelkii iyo qaraabadii ee ka taktayna samir iiiman allow ka sii ameen

  • @nadiiraidiris7737
    @nadiiraidiris7737 9 лет назад +1

    illahay samir iyo imaan ha ka siiyo aaamiin yaa allah

  • @xaawoxirsi161
    @xaawoxirsi161 9 лет назад +3

    alha unaxaristo nin.kaas waa in sharciga la horkena

  • @nasriabdirahmaanelmi8485
    @nasriabdirahmaanelmi8485 4 года назад

    c/maalik muuse coldoon free
    waa xaqdaro waxa lagu xidhay

  • @jameswilliam5247
    @jameswilliam5247 9 лет назад

    ku Mahadsanid baadhistaada abdimaalik

  • @Yaaskam
    @Yaaskam 9 лет назад +1

    asc, c/maalik sheekh muuse nabadoon Alle weyne ha ku xafido oo dhagarta cadowga ha kaa qabto Alle weyne dartii baan u jeclahay hawshaad hayso waayo waa wax aan is leeyahay waxay anfacaysaa dhamaan Ummada soomaali, marka walaale is jir cadaalada iyo wadaniyadana saa ugu adkoow soomaali waxay u baahan tahay adoo kale.

  • @quruxiwaadiin539
    @quruxiwaadiin539 9 лет назад +4

    masha allah abdimalik waligaa cadalada ogow insha allah shaqsi qaaliya tahay

  • @Mazzturo.H
    @Mazzturo.H 9 лет назад +1

    SAMIR IYO IIMAN ILAAH HA IDINKA SIIYO. BADEL KHEYR QABA ILLAAH HA IDINKU ARZAAQO AMIIN

  • @mohamedothman7519
    @mohamedothman7519 9 лет назад

    Innaalilaahi wa innaa ilayhi raajicuun alle samir iyo iimaan ha ka siiyo waalidiinta ilmahaa dhalay, ninkan dadqalkaana si dhakhsaa ha loo khaarajiyo

  • @sahrasahralle6973
    @sahrasahralle6973 6 лет назад

    ilahay haunaxariisto gabadhayar amiin amiin ilahay samir iyo imana haidikasiiyo

  • @sancaaniabudahabi8563
    @sancaaniabudahabi8563 9 лет назад +3

    insha allah samir iyo iimaan

  • @omarali7115
    @omarali7115 9 лет назад +9

    markaa u u wada dhiga ahaa maxay sawiro uga qadi waayen ama videoga telefoonada ugu dubi wayeen maanta casriagan aynu ku jiro wax walba wxaad kaga gaadhsinaysaa telefoonka aad sidato cadayn ahaan hurdad ka kaca reer somalilanow oo carutiina ilaashada

  • @libananjalo6186
    @libananjalo6186 4 года назад

    Xaaaaaax samir walaal

  • @safiawarsame7120
    @safiawarsame7120 4 года назад

    Bisni Allaahi Allrahmaani Allrahiimi Asalaamu Calaykum wrwb
    Samafale Cabdimaalik Allaha ku caafiyo Caafimaad degdega Allena ha kaa soo daayo xabsiga Aad ku jirto masaakiintii iyo Agoontii dadkii danyarta Ahaa way ku habeen Allaha ku barakeeyo Soomaali Land intay Bilad Dahaba ku sion lahaayeen oo masaakiinta meelo lagu xanaaneeyo u dhis lahaayeen Ayeey Samafaliii Ay Soomaali Oo dhan jeclaan Xabsi ku turn Allaha ka soo daayo Darajadaadana Adduun iyo Aaqiro Allaha kor yeelo Aamiin⭐🍁🍀🕋❤🍁⭐😭😌 Soodaaya samafalaha walalayasl Aan u ducayno samafale Cabdi Maalik Muuse

  • @fariixaquruxsan3134
    @fariixaquruxsan3134 7 лет назад +1

    ilaah ha u naxaristo

  • @Samokuwaarmedia
    @Samokuwaarmedia 9 лет назад +3

    shaqo wanaag san ayaad haysaa walaal cabdimaalik hay

  • @libanfarah1697
    @libanfarah1697 9 лет назад +7

    etoobiyaanka iyo oromada waa in dalka soomaliya lagasaara.

    • @jamaalorormo5441
      @jamaalorormo5441 4 года назад

      Wallhi been abuurta inta leceg aakhiro ayya ku gali dondaan

  • @lamaanahaisjecel3386
    @lamaanahaisjecel3386 9 лет назад

    Ilmaha maaba loo soo dhigtay ,xoolha muu iska cuno, yaab walahi, judaan waa maqli jiray waba kan manta hayaaay weger

  • @ayanwarsame2462
    @ayanwarsame2462 9 лет назад +1

    Inaan wa inaa ilayhi raa jucuun ilaahay samir iyo iimaan hakasiiyo waalidiintii dhahay ilmaayar ninkaana sheekadu way ku caday itoobiyaanku waa bahalo halaga saaro dalka

    • @qalanjo1104
      @qalanjo1104 7 лет назад

      Ethiopië hilibka ceyriinka ey cunaan all waa dad qalato!

  • @peacefoodmarketllc5583
    @peacefoodmarketllc5583 6 лет назад +3

    reer somaliland maxaa ka qaldan, ninka ethiopainka mey meeshisa kudiilan

    • @BlueSky-hn2rx
      @BlueSky-hn2rx 5 лет назад

      Stupid mob justice

    • @hersiofficial7340
      @hersiofficial7340 4 года назад

      @@BlueSky-hn2rx maxad ku aflagadenesa wiilka wuu ku saxan
      Waxe aheed in mesha lagu dilo maxa yeelay wadan islamed inu yimaado hadana qof ku dilo maxa diidey asne in la dilo

  • @umuayman4285
    @umuayman4285 4 года назад

    Subxanaka yarabi muyuu cuni rabay

  • @mahameddeeq6016
    @mahameddeeq6016 9 лет назад +6

    samir iyo iimaan

  • @farhiyamusafardar3663
    @farhiyamusafardar3663 6 лет назад

    Subxana alah ilahow na astur o dhigeniyo ehelkena xifdi somali melkasto ay jogto wa dayacan tahy inY bolis u dhiban mahen inay dilaan bay aheed balayada itopiyanka qarkod dadka caday u cunaan acudubilah ilahow naga qabo yarabbi

  • @omarali7115
    @omarali7115 9 лет назад +1

    shaadhka dhiga ku yaal iyo dhiigiisa baadhitaan ha lagu sameeyo hadii ay isku mid noqadaan waa isaga

  • @anissahassan804
    @anissahassan804 6 лет назад

    I'll aah ha unaxaristo the baby girl

  • @sadiashire6208
    @sadiashire6208 9 лет назад

    samir imaan alaha kasiyo qoyskas aniga waxan ranlahaa cunugayar hala sookaxeeyo yaana looshegin ninka na 2 nin oo kale haladhax Farisiyo kadib cunuga halookeno bal inuuqey liyo uu dhaho allawakan silamafilaan ah meshas aa cadeyn laguheli ama intasiideysan wiilkayarna hacuno iyo intii masha joogtodhan dambiga inuusameyayna waa iskacadahay

  • @omarali7115
    @omarali7115 9 лет назад +2

    cadi maalig waxad tahay wariye fir fircoon halkaa ka wad sxb

  • @drmoali8443
    @drmoali8443 8 лет назад +1

    hi

  • @husseinsaid8424
    @husseinsaid8424 8 лет назад

    subaxanlaaha

  • @HawrarLyrics
    @HawrarLyrics 9 лет назад

    I hope inay gabadha dhiig ka qaadeen dhakhaatiirtu. to law raadkiisa ma sawireen. Hadii raadka caga cad ee guriga laga ag helay sawir laga hayo wax badan bay Ku kordhinaysaa dacwada lagu oogayo eedaysanahan.

    • @omarali7115
      @omarali7115 9 лет назад

      +Yusuf Jama yusuf sxb firfircoonoda malah dadkenu umalayn maayo in ay fikirkaa keenayan ma dadka nink ay soo qabt3en intuu dhigalaah sawiro kaga qaadi waayey telefoonada ay wateen yaaaaaaaaaab

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 5 лет назад

    KA WARAMA BEEN BAY AHAYD WAXAS ODHAN NIN WALAAN BAA DILAY INANTA CABDI MAALIK DHOWR JEER BUU BEEN SOO DUUBAY XATA WIILKII YARA UU NA TUSAYAAY EE WARASNAAYAY WA BEEN CAD CIDNA LAMA CUNIN SUBAXAN ALLAH OROMADU LA COLOOABAY OO UU RABAY INU WADNAKA KA SARO SIDASUU BEENTA U BUUXIYAY WAX LA CUNAY MA JIRIN OROMADA TIMADA WA MUSLIMIN WAXNA MA CUNAAN

  • @hbogaga3193
    @hbogaga3193 9 лет назад

    #Free_Coldoon

  • @fartunfartun8948
    @fartunfartun8948 6 лет назад

    Illaaheey sabis ha ka siiyo lkn dadka dalay gabarta waa qeer ma suul caruur yar yar ayeey ka tageen

  • @cumarhilowle5681
    @cumarhilowle5681 9 лет назад

    walaal aad iyo aadbaan ugaxumahay waa arin mucjiso rabani ah walaal ilaah samir iyo iimaanbuuxa hakaa siiyo inanta yar ee waxna aan galabsan siida aadka u xanluunbadan loodilay inaalilaah wanaa ilahey rajacuun

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 5 лет назад

    SHEEEKADAN MARKI LA SII BAADHAY NIN WALAN OO MIYIRKIISA MAQAN YAHAY BAA DILAY ILAMAHA KA WARAMA SI XUN WAX U SHEEG SIXIR KA DARN

  • @fahmimussa4213
    @fahmimussa4213 9 лет назад +3

    xaywanin xaynin dhashay benalayl ilahay ka cabsoda ibnadan wax cuna majiro in uu ninka yahay ba wax cadayna uu ma haysan in ad OROMO radexaday San bad uu ga jedan tugyahayn tugtu dhashay way iman donta malin an idinka jarndono ha ilobina Insha.allah way so dhaw dahay wakhtigi an qadan lahayn gobanimada idinka aya naa ibsada oo naga ibsada dawaala itopiya gajo yahayn gajadu dhashay way na fufudayahay sidan idinka jaran lahayn xaywanin yahayn dhamantin xolo ayad tihin is dhamin

    • @hanayassin9008
      @hanayassin9008 8 лет назад +3

      amuus wasakhyahay bilaa edebtaa

    • @abdurahmanabdullahi9732
      @abdurahmanabdullahi9732 7 лет назад

      hana yassin wasakhadu baa dadcunha halke bad ku maqashay waligey manan arag manan Maqal ibnadan wax Cuba Maalaha adiga kamid aah dadka wax cuna anagu ma aminsani in uu qof imniadan nucni karo qof sidisa oo kala xayawanad bad tahay adegso maskaxdada ilahay uxu ino maskaxda ino si an uadegsano #xayawanin #bila masked

    • @اايااياااي
      @اايااياااي 7 лет назад

      Fahmi mussa naaya maxad ledahy ado oroma xuna kakhadeysa somaaliya dhimashada wey takhana halkina ladhafimayo shakhsi somalidn hadad wax ukeysado

  • @shuceebnuur1374
    @shuceebnuur1374 4 года назад

    Saaxibaw maloosoodhay

  • @hargaysacaday7120
    @hargaysacaday7120 9 лет назад

    coldoon shaqadii policeka ayaaad mhaysaaa baadhista kiiskan waad dhmaysay maragiii mxakamad ma helayaaaa cadaaalada criminal law weeye kiiskuye

  • @hamseharir5737
    @hamseharir5737 7 лет назад +1

    su aasha meesha taal waxa weeye madaamo ninka falkan gaystey kaba la aa kan lasoo qabtey makaba la aa markan gacanta lagu soo dhigey.....

    • @hersiofficial7340
      @hersiofficial7340 4 года назад

      Sxb kabaha so lagama Yaabo inuu kaso qaatey duurka

  • @BlueSky-hn2rx
    @BlueSky-hn2rx 5 лет назад +2

    Oromadiibaa dadka lagu kicinayaa oo waa la’allifay sheekadan oromo dad cunta waligeed lama sheegin isaaq unbaa nacayb ay uqabto oromo waxan usameynaysa. Bull shit

  • @saidsadiq8345
    @saidsadiq8345 6 лет назад

    Ninku dulqaad badanaa
    Wllhy goor aan jar jaray oo aan gacanba meel dhigay maan is ogaadeenba 😡 ninka inanta yar saa u galay

  • @anissahassan804
    @anissahassan804 6 лет назад

    S amir iyo iimaan

  • @ifrahmed9534
    @ifrahmed9534 9 лет назад

    arinku waa Ari aad u cad waayo wax badan Oo lagu xaqiijiyay baa la keenay.... maxkamada somaliland shaqadeeda ha qabsan...ehelka inantana ilhy samir iyo iimaan ha iniga siiyo.

  • @omarali7115
    @omarali7115 9 лет назад

    dhiigagaa oo la baadhi lahqa ki inata yar iyo kan isaga ku yaalay ayaa la isla eegi lahaa dhiigii inata yar iyo kan isaga ku yaalay hadii la isla baadhi lahaa cadayntu way fududaan lahayd

  • @alfanaankhadarkeeyow7610
    @alfanaankhadarkeeyow7610 6 лет назад

    Allow unaxriiiizo

  • @1984wasaaye
    @1984wasaaye 9 лет назад

    ani waxaan umaleenayaa in qofka eyku arkeen dhiiga sankiisa ma san goror buuqabey war sifiucan haloobadho anigu ninkaa inuusan aheyn ninkii diley gabadhan yar baa lagayaabaa yaan xaqdaro lagalin ee sifiican haloobaaro...anigubaa aabaan ahey balse wax aanan ogeyn ama qof aanan ogeyn inuu yahey kii diley gabadheyda ma ku dag dageen

    • @qalanjo1104
      @qalanjo1104 7 лет назад

      aamus dhilo oromo ku dhashe was, marna niqaab noo soo xirta marna dhasha cuna, oromo go back ur land.

  • @talokeen259
    @talokeen259 7 лет назад

    ninka inay isla markaba matajiyaan , hunqaaciyaan bey ahayd wuxuu matagi lahaa dhiiga waana fashil weyn

    • @boqorkabeeshafq3103
      @boqorkabeeshafq3103 7 лет назад

      mohamed jama salad kkkkkkk nin waalan baa tahay walaahi waad iga qoslisat kkkk

  • @invisiblehandsmaliby3266
    @invisiblehandsmaliby3266 6 лет назад

    Allah yarxamak wallo gabadha yar lkn sheekadaan waa cajiib muxuu ahaa ninku se muxuu gabadha ku dilay yab?

  • @cabdulahixasan7836
    @cabdulahixasan7836 9 лет назад

    Lkn cabdi Malik dadka marqaatiyaasha xalay aad wareysatay Waxay dhaheen ninka afsomali ayuu ku hadlaayey aabahaana wuxuu leeyahay aforomo ayuu ku hadlaayey side wax u Jiraan ilaah baa of.

  • @thegreatnormad3424
    @thegreatnormad3424 9 лет назад

    waar ninkaas dilaa yubaxsanin inaanta cunay!! hadaa waxu iskuridaya walii ben ah marki laweydiyey maxad codsan waxuyiri cadalad ban rabaa. qof walan miyaa cadalad weydista

  • @deeqamaxamed7193
    @deeqamaxamed7193 4 года назад

    Ethopianka wadanka halaga saaro

  • @dullahiayoub2432
    @dullahiayoub2432 9 лет назад

    Samir iyo iimaan walaalkey gabadhaadha lkn wali wax macada xaalka

    • @boqorkabeeshafq3103
      @boqorkabeeshafq3103 7 лет назад

      Abdullahi Ayoub michael walaal waxaan kuwaydiiya mareer koonfur Baa tahay walaal iisoo jawaab

  • @madadaal6903
    @madadaal6903 9 лет назад

    waar ninkani iskaaga inanta yar cunay ee xukumadu gaadhistiisa iyo xukumidiisa ha baadhaan oo sharciga hala marsiiyo

  • @omarali7115
    @omarali7115 9 лет назад

    MA LAGA YAABAA IN UU YAHAY KII LAASCAANOOD DUSHEDA ILMAHA KU QASHAY? ORADKII SO GALAY BURCO GATEDA KU DHUMAALAYSANAYEY

  • @aminamohammad6693
    @aminamohammad6693 7 лет назад

    iney markiba dilan ayey ahayd

  • @hanadcasanova6152
    @hanadcasanova6152 9 лет назад

    hal su'aal ban jeclaa inuu cabdimalik waydiiyo.... ninki markuu dilay miyuu dhiiga ka jaqay inanta? sida uu sheekada ku sheegay wuxu ku dhufty gudinta, markaana guriga uu galay "wxaa iga muuqata tuugnimo inuu udilay si uu guriga ubaadho"

    • @omarali7115
      @omarali7115 9 лет назад

      +Hanad Casanova hanad haa intuu udilayeyba waa intaa in u dhig dhadhamiyo waa xanun judaan la yiraa qofka qabaa wa dad qal dhiga jaqa

    • @hanadcasanova6152
      @hanadcasanova6152 9 лет назад

      Omar Ali haa lakiin muu xaqiijin aabahaa inanta dhalay in uu dhiiga ka jaqay...mida kale qofka markuu dhiiga ka jaqayo dhuunta uu ka dalooliya balse isagu wxaa uu ku dhufty gudin waliba xaga danbe ee qadaadka.... Hadaba sida ay aniga ila tahy ninku wx buu islahaa xad markaas markii hore wiilka uu qabsaday wxaa kusoo cararty inanta wxaa laga yaaba inay wiilka ka firfircooned oo ku qaylisay si ay xaafadahu umaqlaan isna uu cadhadi uu kaga dhufty qadaadka yadoo sii cararysa gudinta, kadibna waaki la yiri guriga buu galay markaasna wxn filayaa in uu baadhabayey, mid kalena ninku waa xaga yara maskaxda San filayo markaasna marku yara miirsady waaki cararay

    • @omarali7115
      @omarali7115 9 лет назад

      +Hanad Casanova HANAD HADALKAAGU WAA MACQUUL WAAN KUGU RAACSANAY LAKIIN RABIBAA INAGA OG WAX WALBA INAGU KU DAMBAABI MAYNO SAADAALIN UUN BAYNU HADLAYNAA SIKASTABA HA AHATE HADALKAAGU WAA MACQUUL CAQLI GAL AH JAZAKALAAH

    • @hanadcasanova6152
      @hanadcasanova6152 9 лет назад

      Omar Ali
      Aad bn ku salaamayaa wllky

  • @nawaalqalbinura6316
    @nawaalqalbinura6316 9 лет назад +3

    war ninka markad aragtay mad qorta goysid awowga wase

  • @sahraosman4266
    @sahraosman4266 9 лет назад

    SHEEKADAN WAXBA KHALDAN NINKAAN MAALINTII HORE DHARKUU QABO WATAY MARKII LAQABTAY,MARKAA NIMANKI CUNADA SIYEY DHIIG MAY SHEEGINE ARMA INANKA YAR KU DHUFTAY ILAHAY BAA XAQIIQDA OG ALAHA KAASIIYO SAMIR IYO IIMAN LKIN IN LA HUBSADA FIICAN

  • @bushraaxmed7459
    @bushraaxmed7459 8 лет назад

    kaas cadaaba

  • @bontuuobboraa773
    @bontuuobboraa773 9 лет назад

    jooji beenta stupid oromo waxa qasha ha odhan maqaha oromo inad dishin bad doneysin!

    • @mojunior1517
      @mojunior1517 9 лет назад

      +Maliyun Abdurahman Amed dadka lais kama caayo waa xay adigu ma goob joog baad eheed waxba ma hubtide bal kaadso inan yaheey qalad beey kugu tahy wariye sharaf leh inaad stupid dhahdo shitt

    • @salmaanabdi457
      @salmaanabdi457 9 лет назад

      +Maliyun Abdurahman Amed ADEEER MA OROMADAAD UDOODIN MAXAD LAKULUUSHY

    • @bontuuobboraa773
      @bontuuobboraa773 9 лет назад

      I'm oromo first.anigu oroma ah oromadu wa dadmasakin ah been bad ka sameysen ar bal habashii sano kale udhaha futada idin ka wasi hata madaxweynhini dabada laidinka wasa madaxweyne di itoobyaan ba wasta jaahilnimo dhafa!

    • @bontuuobboraa773
      @bontuuobboraa773 9 лет назад

      salmaan abdi hadu sharaf leyey beenta mu iska dhafu stupid wayey doqoon wayey kani

    • @salmaanabdi457
      @salmaanabdi457 9 лет назад

      wll wlshy oo kle aya tahay wanaga u baydh
      wixiii runa alla ayaa og adna cayda iska dhaf

  • @foziamohamed4089
    @foziamohamed4089 4 года назад

    Hi

  • @1984wasaaye
    @1984wasaaye 9 лет назад

    ani waxaan umaleenayaa in qofka eyku arkeen dhiiga sankiisa ma san goror buuqabey war sifiucan haloobadho anigu ninkaa inuusan aheyn ninkii diley gabadhan yar baa lagayaabaa yaan xaqdaro lagalin ee sifiican haloobaaro...anigubaa aabaan ahey balse wax aanan ogeyn ama qof aanan ogeyn inuu yahey kii diley gabadheyda ma ku dag dageen