Xog QM &Mareykan oo gacanta ku dhigay Cidii hubka soo gilisay Somalia& Baaristii oo Itobiya gashay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024
  • ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
    #@suldaankatv.

Комментарии • 35

  • @nuuriyocisman2589
    @nuuriyocisman2589 Месяц назад +9

    Maxaa kaa galaye caabudwaaq iyo hubkeeda Allah ayaa siiyaye Alxamullaha rabil caalamiin ManshalAllah ManshalAllah ManshalAllah guulasa reer caabudwaaq 🇱🇺🇱🇺🇱🇺🇱🇺🇱🇺🇱🇺🇱🇺

  • @sour.candly7868
    @sour.candly7868 Месяц назад +4

    MW Xassan Mooralkiisa see ku Hagaagayaa Soomaalida Dhan ayaa inkaareysa..........Maatadi uu Qaatay Guryahooda.........Meytadi uu Qabriga ka dabagalay........Alle ha ina dhaafiyo 2sano ka hor.........

  • @officiall3248
    @officiall3248 Месяц назад +2

    Qoor qoor adeer ha ku darin dambiilayaash dad iyo dal xaraasha layaal

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 Месяц назад +2

    Xasan Sheikh dawladnimadii iyo wadankiiba waa bur buriyey waana ku talo gal in uu Soomaaliya sidaas yeelo oo aanay ka dambayn Dawlad Soomaaliyeed marka xilku ka dhamaado

  • @abdullahoidirisnur5415
    @abdullahoidirisnur5415 Месяц назад +2

    Kursigas Oo Lawayo
    Tools
    Hala Kalatago
    Baa Reer Woqoyi Wataan
    Hasan Sheikh Qaado Taladaas

  • @user-ci3ps2dw8k
    @user-ci3ps2dw8k Месяц назад +2

    .Totally.no.goverment.acept.corraption.land.celling

  • @IsmaciilXaaji-e5k
    @IsmaciilXaaji-e5k Месяц назад +1

    KURSIGAAN JAREER WEYNE HALASIIYO

  • @user-ky9rc8gx4z
    @user-ky9rc8gx4z Месяц назад +2

    Dowlaad la'aanta soommaaliya waxaa caddayn u ah madaxweynihii iyo xildhibaanadii yaa isku hayta laaluushkii lagu ansixiyey 4tii qodob ee tastuurka beddelkiisii

  • @majaajoosmajoojoos7578
    @majaajoosmajoojoos7578 Месяц назад +1

    Soomaaliya sidey doonto ha ahaato dowladda wexeey kashaqeeyn la,dahay dad soomaaliyeed oo dangaar ah leh una shaqeeyo dowlado soomaalida cadaw u ah

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 Месяц назад +2

    LABA HOOYO AYEY AHAATEN, KUWA CUNYGGA ISKU QABSADAY.

  • @jamacadan2200
    @jamacadan2200 Месяц назад +2

    Wey kusaxan yihiin inla siiyo dir sida ogu dhaqso .

  • @user-ci3ps2dw8k
    @user-ci3ps2dw8k Месяц назад +2

    Can.any.body.make.follow,prisdent.of.somalia.he.has.solled.from.sea.to.land.he.is.only.bussines.and.clanizim.

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by Месяц назад +2

    Xasan ayax wuxuu qaadanlaa yahay hubkii shacbigu caabudwaaq fashiliyeen halkii lagu waday iyo halkii Galay illaahay ayaa badbaadiyay shacbiga galmudug iyo shacbiga hiraan oo ladoonaayay

  • @abduulabdirizak895
    @abduulabdirizak895 Месяц назад +2

    Hubkaas xasan sh xog ogaal ayuu ka yahay isagaana fasaxay in lasoo galiyo Mar haddii madaxwaynihii ku lug yeeshay inla soo galiyo dalka hub sharci darro ah waa masiibo ???
    Muu si sharci ah usoo iibsado?? Waa yaab ?????

  • @user-ew5oo4sf4d
    @user-ew5oo4sf4d Месяц назад +1

    xasan dhiiqo iyo beeshiisa ayaa soo iibsadey hubkan xasan dhiiqo ayaana u ogolaaday beeshiisa inay soo gataan hubkan halista ah si ay ugu xasuuqaan beelaha Daarood... soomaaliya waa in Cunaqabatayntii lagu soo celiyaa waayo dowladi kama jirto somaliya waa hal beel oo hawiye la yidhaahdo waxa loogu adeego magaca Dowladnimada somaliya ee xasan dhiiqo gacanta ku hayo waa maamulbeeleed u shaqeeya beesha Hawiye maamulka VilaQabyaala ee xamar.

  • @abduulabdirizak895
    @abduulabdirizak895 Месяц назад +1

    Hawiye ha qirtaan inay ku liitaan nidaamka dawlad nimo !!!
    Hawiye dawladda xasan sheikh waa ceebeysay !!!

  • @AhmedMaxamed-qg2ol
    @AhmedMaxamed-qg2ol Месяц назад +1

    Suldaanka TV: ASC

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 Месяц назад +1

    Share buu ku lahaa xasan dhiiqo

  • @majaajoosmajoojoos7578
    @majaajoosmajoojoos7578 Месяц назад +1

    Soomaalida kurjeceeylkeda waxaa kahoreeyo aqoontiisa mana laha maseerna daawo maleh

  • @bashirsheikh8630
    @bashirsheikh8630 Месяц назад +1

    Kofurgalbeet ayaa leh kusigaas.

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 Месяц назад +1

    Sharcigu yuu qabanayaa,haddii uu Madaxweynaha Soomaaliya qaab Qabiil Ku difaacayo ?
    Xasan Sheikh asagaa qayb weyn Ka ah Hubka waana Xaqiiqada dhabta ah .

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. Месяц назад +1

    7:44 Qabyaalada iyo Doowlad-nimada baan dhihi lahaa.
    Ilaa Doowlad Daacad ah, Iyo Sarci, Aan la qaloocin karrin. TUUG iyo Boob lagama arka.
    E3 Xaga DOOWLAD-NIMADA IYO QABIILKA BEEY KA JIRANYIHIIN.
    Tuug iyo Boob ka Doowlad laciif ah iyo Sarci Qabiilsan baa laga helaa.
    Waa sidaan u arko. Anigu 🤔.

  • @GadhkaXaaji-bz2cy
    @GadhkaXaaji-bz2cy Месяц назад +1

    5ta.xubin.ee.hubka.sooiibsatay.halasooqabqato.maxkamad halasoosaaro wariyayaashaba.waala.xirxiraaye

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. Месяц назад +1

    3:12 Waa Qalad. Lakiin miyeeysan aheen Qalad, In intaa oo kun oo Macawisleey ah, Hub looqeebiyo, Iyo DG. Hadana Hubkaa, Qaarkii Qabiil lagu weeraro, Ayadoon Alshabaab lagu weerari.
    Dadka Miyaan Xisaabtu qaban, Hubkuna Diiwaansaneen, Iyo Qofka Macawisleey da ah, Oo Hubkaa loo dhiibay.
    Marka Wax Doowlad ah, Anigu uma jeedo, Aan Hiil-Qabiil, Iyo Anigu maxaan cunaa ka aheen.
    Intaa oo Hub baa Degaan Hawiye lageeyay. Macawisleey na loo geeyay.
    Dalku Ciidan buu leeyahay. Intaa na la qorri lahaa.
    Hubkii eey Macawisleey ku weerareen qabiilada kale?.
    Ma Fuuto buu ahaa.
    Wax Xaqiiq ah kama muuqato Doiwladaan. Maanta Tan birri haa?.

  • @Ayan-le4hb
    @Ayan-le4hb Месяц назад

    XASSAN CULUSOOW IS IYO WARAABAYAASHA DH8IGA SHACABKA ISKU DAADSHA OO HUB INSY KU ASQAYSIIYAAN BAY HORUMAR UGA DHIGAAN IS LAAYA QABIIL BA QABIIL HA KU DUULO WAX KALE NINKII KA SUGA GURIGIISAA LAGU DILI DOONAA.

  • @mahamedabdielmi8741
    @mahamedabdielmi8741 Месяц назад

    Muxuu dadka u wareerinayaa in uu ogyahay hubka meesha uu ka yimid iyo cida laheed hubkaasi iyo meesha loo waday hubkaasi waxaa calaf u yeeshay reer cabudwaaq

  • @Galaxy-kv8pg
    @Galaxy-kv8pg Месяц назад

    Nacaladyahy nacaldu dhashay iyo dhasheda maxey ka duwanyin kuwii dawlafa USO rartey mahad sald iyo kuwa galmudug buuxa kuwa cabudwaaq ilaahey u keenay we lagu leynlaha Ravi casa wajala uga hiiliye maxay ka duwan yihin kuwad all shAbab sisen mexy Ku kala duwan yuhin warka badan daayo itobiya haleyska cesho alshaabta was Somali anaka dhalnaye so dhaqaqa oo galada gala laayo cabudwaqa labs cadhabedle yaalan warkas daaya doofaaryahy doofaartu dhashy we itobiya naguso duushaye his arkina we inawada I'll a hawaash dofarayohow

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 Месяц назад

    KKKKKKK DAWLADDA AAD KA HADLAYSAA HALKAY JOOGTAA MOORYAAN BAAN U AQAANAA XASAN WAA DILAAL WAYN KA GANACSADA HUBKA XABAALAHA ILAHA DHAQAALAHA OO FAMLIGIISII U DHIIBAY WAAR WAXAAN DAWLAD MAAHA NOQONNA MAYSO

  • @user-qq5mo4tt7n
    @user-qq5mo4tt7n Месяц назад

    Been badanaa
    Booramaa maamul u samee neenaa aa
    Sheeka ciyaalka
    Wax kaa dhageysa naaya malahan

  • @QafiirRiyomarindaje
    @QafiirRiyomarindaje Месяц назад

    Matuubaatuugwakaqaadxasanwaatuuge