GALAB: Xisbulhi iyo Asraa'll oo rasaas isla dhacay, xabad joojinti miyaa burburtay? Biden iyo Makron

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 26 ноя 2024

Комментарии • 145

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle 3 часа назад +9

    kkk mareykan waa munaafakha masiibo iyo burbur allah kurido kufaarka illaahow jabiy mareykan yahuud yurub aamiin illaahow u gargaar falastiin xuuti xisbuullaah aamii

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 4 часа назад +11

    Reer falastin ha loo duceeyo in dhibta allaha ka dul qaado

  • @abdiweliali6923
    @abdiweliali6923 4 часа назад +7

    Hadhamato yahuuda iyo America inshallah inshallah

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 3 часа назад +6

    Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw ❤️ please ❤️

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle 3 часа назад +2

    waa khayaano loo dhigaya xisbullah ee allah ka badbasdiyo xuska waa lugu xasuukhi doona mareykan yahuud balan lalah

  • @MaxamuudCali-k4y
    @MaxamuudCali-k4y 4 часа назад +17

    Bismillaahi tawakalnaa calallaahi wafaa billaahi wakiilaa Yaa Allah Yaa yacasiis Yaa Allah Yaa duntiqaam Yaa Allah Yaa shadiidul ciqaab yaa allaah yaa xayyu Yaa Allah Yaa Qayuum Yaa Allah Yaa qahhaar Allaahumma calayka bil yahuud allaahumma aamiin Yaa Allah

  • @AbdirahmanMohamed-n1o
    @AbdirahmanMohamed-n1o 4 часа назад +6

    Kusali nabiga scw

    • @alinoor6515
      @alinoor6515 2 часа назад

      Iilahow guul see falastine

  • @AbdirahmanMuhumad-rm6qh
    @AbdirahmanMuhumad-rm6qh 4 часа назад +7

    allaah waad ujeedaa gaal iyo munaafuq ugargaar reer falastiin

  • @AbdiIbrahim-b1j
    @AbdiIbrahim-b1j 4 часа назад +5

    Ya Rabi qaza Ya Rabi Rahman

    • @Amira_Abdalla
      @Amira_Abdalla 3 часа назад +2

      Aamiin 🤲🏻ilaahay ha u gargaaro reer caza oon cid u hiilinaysa qabin 😢

  • @IbnuMarwanMurjaan
    @IbnuMarwanMurjaan 4 часа назад +4

    ❤ Wcs Wrx Wbr wll Nadaar Show ❤ Allow Ugargaar walaalahey Falastiin Allow jabi yahuud iyo nasaaro iyo cawaantooda ❤

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 2 часа назад

    Mahadsant walaalkey nadaara TV qeer sheeg isriil dhulka allaha lagooyo amiiiin yarabi 🙏 💯 ❣️ 🙏 💯 ❣️ 🙏 💯 ❣️ 🙏

  • @carwoali8399
    @carwoali8399 2 часа назад +1

    Rucbi iyo argagax Allaha galiyo sraa’iil iyo gaalada is bahaysatay. Allahuma Aamin Aamina!

  • @YassinAhmed-yx3ol
    @YassinAhmed-yx3ol 3 часа назад +3

    Asc Nadaara TV guleesoo kusoocoo falastin haagolestoo xamaass haagolestoo kataaibo AlQaasam haagolestoo Xissbolla haagolestoo Rushku haagolestoo Allaha u naxaristo shacabka Qaazaa Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleesoo kusoocoo guleesoo kusoocoo guleesoo kusoocoo guleesoo kusoocoo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 Час назад

    Illah ha u naxariisto aamiin yaa rabi Aamiin

  • @NuroHirsi-m9s
    @NuroHirsi-m9s 4 часа назад +1

    Allaha Quwa'da u saaxiibka ahi Guuul ween ha siiyo Walaalaheyn Mujaahidiinta Al Xamaas al.islaamiya' ...

  • @nuuurcabdii
    @nuuurcabdii 3 часа назад

    🥺 🥺 🥺 *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
    ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
    Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisjo.🥺

  • @Amira_Abdalla
    @Amira_Abdalla 3 часа назад

    لاتحزن ان الله معنا فأنزل الله سكينته عليهِ وايدة بجنودٍ لم تروها وجعل كلمة الذين كفروا السفلى وكلمة اللهِ هي العليا والله عزيز ُ حكيم () ☝🏻🇵🇸

  • @nuuurcabdii
    @nuuurcabdii 3 часа назад

    🥺🥺🥺 *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
    ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
    Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisjo.🥺

  • @Iglanaxmadcadawe
    @Iglanaxmadcadawe 2 часа назад

    Qasa alle haka dhigo diidiin kii lo tash tey ee alle qolofta kuda haray 🤲🤲

  • @axmedAbdulkadirmohamed
    @axmedAbdulkadirmohamed Час назад +1

    Wcs wrxm nadaara

  • @ayan123aadan5
    @ayan123aadan5 4 часа назад +1

    Qaza waxay isleeyihiin dad malaha intii la burburinayey cid xabadka u tuntay ma jirto inay ku darsadan ayey ku fakaren lakiin Alaah ma oran ee meesha nasri keeno insha Alaah amiin yaa Alaah

  • @ArabStudioArab
    @ArabStudioArab 3 часа назад

    Sheekh nadara

  • @done-caawiye
    @done-caawiye Час назад

    XM alle ayaa lajira way guulaysan inshaa allaah

  • @MaxamuudCali-k4y
    @MaxamuudCali-k4y 4 часа назад +2

    Yahuudi waligeed balanta ma.oofiso waana aayad qur.aana q s watacaala
    Awakulamaa caahaduucahdan nabada fariiqun minhum bal aksarahum laayuminuun
    Sadaqallaahulcadiim

  • @abdullaahiabukar7339
    @abdullaahiabukar7339 2 часа назад

    Wacaleekum asalaam waraxmatu allaah wabrakaatu

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 4 часа назад +1

    Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalkey nadaara wacan oowanaagsan

  • @maxamedibraahin1404
    @maxamedibraahin1404 4 часа назад +1

    Waanu ku cusubnay barnaamijka waana aanu ku faraxsanay xikaayadaa qoraaga abu dalaal iyo kuwa kaleba mahadsanid

  • @Shukri-o1s
    @Shukri-o1s 2 часа назад

    حسبنا الله ونعم الوكيل والله غالب على أمره ولاكن أكثر الناس لا يعلمون

  • @Shamsocayni1667
    @Shamsocayni1667 Час назад

    Alxamdulillah Allaha burburiya heshiiska oo dagaal dib u qarxiya Allaha ducadeena aqbala Allaha ka shifa cadowga Allahuma aamiin 🤲🤲🤲

  • @abdiahmed5536
    @abdiahmed5536 3 часа назад

    Oo Yaa Lala Hishiin Rabaa Haddii Xamaas Meesha Laga Saaraayo

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 3 часа назад +1

    MADAMA DIYAARADO HAWADA BEIRUT DUL MEEREYSANAYAN, XISBULLAH SOW DUUGTA GOORTEY ISUGU SOO BAXAAN, SIDII CALI BEESTENKI SOW LAMA WADA LEYNAYA.

  • @Fouziaabdi-bq1rz
    @Fouziaabdi-bq1rz 3 часа назад +1

    Allahu❤akbar❤allahu❤akbar❤

  • @Fouziaabdi-bq1rz
    @Fouziaabdi-bq1rz 3 часа назад +1

    May allah swt save the peopal of palestine amin amin

  • @GEELE_JIRE1
    @GEELE_JIRE1 4 часа назад +3

    Ilahoow jabi yahuuda iyo inta lajirta oo marakanka u horeeyo Ilahoow ugargaaro falastiin Aamiin

  • @abwaanchanel4458
    @abwaanchanel4458 3 часа назад

    Ilaahay ha ugar gaaro reer gaza

  • @ayan123aadan5
    @ayan123aadan5 4 часа назад

    Waa heshiis qayaano ku jirto xbulaah iraan qaza Alaaha ugargaaro badbaadiyo siiba dhibanayaasha go,doonka ku jira

  • @aminakhadar581
    @aminakhadar581 2 часа назад +1

    Yaarabi ugargaar muslimiinta Yaarabi cadowgan baabie

  • @AbuqudamaAssomali
    @AbuqudamaAssomali Час назад

    الله اكبر
    ولله العزة ولرسوله وللمومنين

  • @MohaSiraaj-hm6qp
    @MohaSiraaj-hm6qp 4 часа назад

    Wacaleykumsalaam warahmatullaah wabarakaatux walaal qaali Soo dhawoow NDR TV

  • @abdifidow3870
    @abdifidow3870 4 часа назад

    Allaha ha u naxariisto maxaad ugu dari weyday Ustad marka aad sheegtay geerida sheikh Nasrullah?

  • @mascuudmaskaaxmed8973
    @mascuudmaskaaxmed8973 4 часа назад +1

    Xamaas guul

    • @alinoor6515
      @alinoor6515 2 часа назад

      Onlf guul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 2 часа назад

    ASC nadaara tv maqrib wanaagsan

  • @AbdifataaxSaleeban-l5n
    @AbdifataaxSaleeban-l5n 4 часа назад

    Naciim qaasim hadhaco

  • @IsmaaciilGaaweeto
    @IsmaaciilGaaweeto 4 часа назад

    WAA HESHIIS LAGU GAADAYO XISBULAAH WAANA ARIN LOO BAAHAN YAHAY IN AAY ISKA ILAALIYAAN

  • @SalmaanDayibxaashi
    @SalmaanDayibxaashi 4 часа назад +1

    Ilahaw Heshiiskasi jabaa Sababto Ah qasa Awooda La Sarata Hadi kle Clay's weyn

  • @fadumoali7402
    @fadumoali7402 4 часа назад

    Allow guulee reer Falastiin oo garab gal oo u gargaar oo gomadahooda sug🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🇵🇸🤲🏼🇵🇸🤲🏼🇵🇸🤲🏼🇵🇸

  • @UbaxsiciidAxmed
    @UbaxsiciidAxmed 4 часа назад

    ❤ kiyano kama dhamato yahud

  • @AbdiadamAbdiadam-l6p
    @AbdiadamAbdiadam-l6p Час назад

    Ilahy an kacabsano nabigan maxamed scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ku sali scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @Amira_Abdalla
      @Amira_Abdalla Час назад

      صل الله عليه وسلم ♥️

  • @MaxamadSheekhdayib
    @MaxamadSheekhdayib 4 часа назад

    Guul

  • @Fouziaabdi-bq1rz
    @Fouziaabdi-bq1rz 3 часа назад +1

    Tumsaliye❤mtume❤muhammad❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤

  • @Shukri-o1s
    @Shukri-o1s Час назад

    ومكرو ومكر الله والله خير ماكرين

  • @AdanNuur-og1no
    @AdanNuur-og1no 3 часа назад

    Wcksn sxb horta kumaanfarxin heshiiska lubnaan iyo yahuuda waayo gaza kumajirto lkn alaah baan aaminsanahay takale xizbulaahi lubnaantan daciifka ahi mamaamulikarto manakontorooli doonto

  • @Axmed-jf8fu
    @Axmed-jf8fu 4 часа назад

    Shiicada waa dad waalan intay nin Bari hore ladilay ay leeyihiin xaflad aan udhigaynaa in la duqeeyo ayaan umalaynaa

  • @hashiugas1603
    @hashiugas1603 Час назад

    Xisbullah Haday Yeesho Xabad joojin Waa Meeshey ku Dhamaan Lahayd Mustaqbalka Xisbullah Sababtoo Ah Yahuuda Axdi & Balan Malaha ilaa Waqtigii 1300 1400 S Waqtigii Nabiyada Scw Xisbullah Waa Ineey Kordhisaa Weerarka

  • @XawaCige
    @XawaCige 4 часа назад

    Isreal balan miyay wax kataqana iyaga aya laha barta balandarada الحمد لله على السلامة اللهم انصر اخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم انصر اخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم انصر اخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم انصر اخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم انصر اخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم انصر اخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم انصر اخواننا في فلسطين ❤❤❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢😢

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 4 часа назад

    Wcl bro 👍

  • @MohamedIbrahim-og4ti
    @MohamedIbrahim-og4ti 4 часа назад

    Nadara ciidamada lubnaan iyo xisbulah waa isku mid

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 3 часа назад

    Ilaahow ay jabtaa xabad joojinta

  • @kaynaanofficialchannel8777
    @kaynaanofficialchannel8777 4 часа назад

    Haa iga soo dhumanyo la arkey kadibna jooga markii layiri xabatbey bilaawen

  • @OlfadBaashi
    @OlfadBaashi Час назад

    Ilaahoow qaza na nabad kadhig

  • @abdifidow3870
    @abdifidow3870 4 часа назад +1

    Xuuti sidaa Xizb isma dhiibin.

  • @AweysAadan-kj4fx
    @AweysAadan-kj4fx 4 часа назад

    Wcs wll nadaara ❤❤❤

  • @CumarMacalin-k7n
    @CumarMacalin-k7n 3 часа назад

    Allahu akbar

  • @mohamedosmansamatar7381
    @mohamedosmansamatar7381 3 часа назад

    Wcs Nadaaro

  • @AbdirahmanAbdi-k5i
    @AbdirahmanAbdi-k5i 4 часа назад

    Wa run ma ofiyan

  • @hnoor4361
    @hnoor4361 53 минуты назад

    Markaa aan xaqiiqadà Laga hadlayn warku waa is duminya maraykanku waa khaayin Rabbi dhib aanay ka so kaban abbiid hawgu deeqo àaaaamiiiin
    Waa riyo aan la seexan xaalAda maraykanku.

  • @Shinaar121
    @Shinaar121 52 минуты назад +1

    Isku Soo wada duub medadka lakala qaadana kadib waala isku Soo noqona😂

  • @ruqiyocabdullahi3932
    @ruqiyocabdullahi3932 3 часа назад

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته waa qorsho halis eh macalinka wayn musebo Allah ku ride iyo yahuud waxay maleegen dabino
    Halis eh waxay rabaan rer lubnan ine isku diran si ay ugu faidaystan macalinka wayn ma nasa Karo inuu Shar malegayo ma ahane
    Sharta ay malegayan ilahay dhuuntoda ha yeelo

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 3 часа назад

    Wcs wr wbr akhii

  • @WardaMaxamed-m9w
    @WardaMaxamed-m9w 3 часа назад

    Ilhy umada muslimiinta ah ha ugagaaro😢

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 4 часа назад

    Xisbu sheydan & yahuuda allaha isku burburiyo
    2doda wa tugo waxay ku heshiyen in falastiyinta lagumado

  • @AbdirahmanAbdi-k5i
    @AbdirahmanAbdi-k5i 4 часа назад

    Machallah

  • @abdukadirhussien1653
    @abdukadirhussien1653 4 часа назад +1

    السلام عليكم

  • @JamacYuusuf-w5q
    @JamacYuusuf-w5q 4 часа назад

    Hi nadara tv waankaxumahay waxay isra,iil doonaysa inaybanaan kahesho xamas iyo islamig jahaad waanwerwersanahay

  • @MustafeMaxamed-d6y
    @MustafeMaxamed-d6y 4 часа назад

    Asc nadaara sxb maanta waankuwwaynay arimuhuna xaasxaasi bay ahaayeen

  • @abdiweliali6923
    @abdiweliali6923 4 часа назад

    Guul xamas ansarullah hisbullah iyo iran 🇮🇷 ♥️ inshallah

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 4 часа назад

    Yuhuud miyaa balan leh waa ummad qariban

  • @rmondeck
    @rmondeck 3 часа назад

    Gaza laidinkaraac

  • @MuseMucad
    @MuseMucad 4 часа назад

    Allha isku diro xisbulah iyo sahnuuniyada israiil inay xabad joojinta burburto
    Sababtoo ah sahnuuniyada israiil madamy ku mashquulsantahy xisbulah ayay xamaas culayskii kayar dagey markaa intay xooga saarilahyeen xamaas wax haboon inay burburto dani kujirtaa

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 Час назад

    Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤

  • @MaxamedBadri-kb7tf
    @MaxamedBadri-kb7tf 3 часа назад

    Dhamaan dadka muslimiinta ah illaahay ha Siiyo Quwad Ay iskaga Difaacaan Caddawga Diinta islaamka EE Argagixisada Yuhuuda EE Israaiil EE u hogaamiyaha u yahay Benjamin Netanyahu Iyo dhamaan Xulufadiisa illaahay ha Gallo garabkooda
    Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin

  • @boorowcade2636
    @boorowcade2636 4 часа назад

    XAYEESIISKA BADAN NAGA DAA NADAARA

  • @abdiahmed5536
    @abdiahmed5536 3 часа назад

    Dadkaan Reer Gaza In La Laayo Ayaa Larrabaa Maxaa Yeelay Waxa Loo Socdo Waa Khayraad Kooda Ayaga Oo Noolna Wey Diideen In La Gurto Khayraad Kooda Marka Waxey Rabtaa Israaiil In Ay Laayso Balse Ilaahay Ma Dhihin

  • @madinoali9781
    @madinoali9781 4 часа назад

    Asc ustad waxaa kaloo la sheegay afar qofood in israaiil ay qabsatay oo ay leedahay waa xisbulaah.

  • @DrBaraafuun
    @DrBaraafuun 3 часа назад

    Macnaha waxay doonayaa
    In ay warkaas xamaas aydiido
    Oo ay marmarsiiyo kadhigtaan
    Xamaas ayaa diiday

  • @HassanaffeyAffey-ie6jh
    @HassanaffeyAffey-ie6jh 3 часа назад

    If turkey was involved in this war the issue will be settled

  • @Aminaseben-vu6jg
    @Aminaseben-vu6jg 20 минут назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @RAGEGAMING-vl7zm
    @RAGEGAMING-vl7zm 3 часа назад

    Cadawgii ayaa gureyga heysta markaa maka aamusayaa 2 bilood maxaytahy hada bax hadiikale waa xabad maa yiraahdaan😮😮😮

  • @kalooshemmit3717
    @kalooshemmit3717 4 часа назад

    War ana wax aragnay marwalibo muxu u isticmalaha veto isku dheel caathi ayay wadan rer America

  • @hamsecabdi3344
    @hamsecabdi3344 3 часа назад

    ASC maxan kahadaln way udha matay xisbi waxan xisbiga lawaregay mamul ka ar qata israli

  • @MohamedAhmed-go2cb
    @MohamedAhmed-go2cb 3 часа назад

    Koofida wa qadaco badan yihin la ma amini karo

  • @Abdiwaliabdiwalijamac-bj4sn
    @Abdiwaliabdiwalijamac-bj4sn 4 часа назад

    anigu illahay waxan karayay in ay buruburo wadahadalkas

  • @farxaancabdi6170
    @farxaancabdi6170 3 часа назад

    Wcs sxb ma jirto xabad joogin waayo yahuuda. Waxa u qorshaysan ... waxa la yidhaa YAHUUDA WAYN..

  • @mohamedhoror936
    @mohamedhoror936 Час назад

    Nadar odaygii Iraq ahaa muu caajisay habeenadaan socodkiisa ma maqline

  • @khadromaxmud646
    @khadromaxmud646 3 часа назад

    qodobada meesha laga akhrinayo ma.aha wax macquul ah marka loofiiriyo dhinaca xisbiga

  • @akrimabdikarim9867
    @akrimabdikarim9867 2 часа назад

    Maxey ku kala duwan yihiin
    Nadaara show iyo Nadaara TV ?
    Waayo muuqaalku waa isku mid ee kama muuqaal fiicna.

  • @MouminHersi
    @MouminHersi 2 часа назад

    Bliken hooyada weydi qadhe hadii xamaas Wax laqa weedineyne

  • @geel1590
    @geel1590 3 часа назад

    Xisbulahi dagaalka waa looga adkaaday waxana qeexaya in heshiis dhaco iyado yuhuudi joogto dalkooda in ciidan aan iyagaa ahayn (cidanka lubnan) lagu abuuro koofurta

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 3 часа назад

    Yuhuuda dhib ma deeneyso inkaar bay qabaan

  • @axmedcaruush2952
    @axmedcaruush2952 2 часа назад

    Wcs wll w