Ilaa hada waa la yaabanyahay sidey Xisblh wax ugu dhaceen| isra O Turki & Imaaraat ka og wadankooda

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 26 ноя 2024

Комментарии •

  • @DulmiDiid
    @DulmiDiid  3 часа назад +11

    ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/

  • @SaraUsama-o6n
    @SaraUsama-o6n 53 минуты назад +2

    Ani waxay ila tahay in Xisbullaah Ay siyasad wataan Mais dhiibayaan Waan Hubaa ❤

  • @adenhassanbashir4930
    @adenhassanbashir4930 2 часа назад +4

    Waa iskacaddahay heshiiskaan waxa lala gelay iiraan anigu Mar hore ayaan filaayay. Ilaahow Muslimka ugargaar oo midnimadooda adkeey Amen.
    Allaha kubarakeeyo Ustad Mohammed.

    • @Wholecarpet
      @Wholecarpet 2 часа назад

      Labnon lala galay irana we aqbashay waxe isku dhacay kabilankaro lebnn iyo hez waxena uso wadankran yahuda ilen wa gaalo iyo franches hezna mesha walaga sarikara hashis hanjab in lbnn dhulka lala sima ama e aqbasho culeska hez lasray mehe we udhimaty gaza drted wena jihaden

    • @Wholecarpet
      @Wholecarpet 2 часа назад

      Labnon lala galay irana we aqbashay waxe isku dhacay kabilankaro lebnn iyo hez waxena uso wadankran yahuda ilen wa gaalo iyo franches hezna mesha walaga sarikara hashis hanjab in lbnn dhulka lala sima ama e aqbasho culeska hez lasray mehe we udhimaty gaza drted wena jihaden

  • @CabdulaahiXuseen-m8z
    @CabdulaahiXuseen-m8z 2 часа назад +5

    Xamaas all ayaa lajiraa insha all wlll

  • @MaxamedCali-ue4cz
    @MaxamedCali-ue4cz 2 часа назад +3

    Waa ku tala gal wax mukhaabaaraadkooda sareeeyo ma jiraan hadii uu sareeyo magaalo 15 Sano ay go,doomiyeen lagama so weerareen Lakin wa qadar rabbi allah waxa uu na tusay in mukhaabaaraadkooda uunan sareenin

  • @fadumamaxamed2535
    @fadumamaxamed2535 3 часа назад +6

    Sheeco khayr malaha ee waa lugooyo iyo hoosaasin ee Rabbi haw gargaaro falastiin

    • @NurAlaaNur
      @NurAlaaNur Час назад

      Faadumo Sunnigu muxuu Gaza u qabtey ?

    • @clrahmaanclnaasir46
      @clrahmaanclnaasir46 52 минуты назад

      Shiico khayr kii kasuga baa kakhaldan

    • @NurAlaaNur
      @NurAlaaNur 22 минуты назад

      @@clrahmaanclnaasir46 Shiico madhabtooda khaldan iyagaa qiyaamo loo soo istaajin ee maxay Sunni Carbeed ay Gaza u qabteen ? Yaa qalabeeyey oo taageeray ? Yaa dalkoodii & dadkoodii in ka badan 5kun u dhinteen ? Runta Rabbi ayey taqaan xaqiirnimada ma fcna

  • @shaficimohamedomar-d6b
    @shaficimohamedomar-d6b 2 часа назад +2

    illaahay muu odhan ee waay gulaysanayaan xamaas insha allaah illaahay baa uhiilinaya insha allaah guul baan urajaaynayaa shacabka falastiin

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 2 часа назад +2

    آللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @ayan123aadan5
    @ayan123aadan5 Час назад

    Dadka doqon asaga oo kale miyuu moodaa intuu nasanayo oo xamas Alaah ayey leeyihiin Alaaha burburiyo yuhuuda insha Alaah dhibka dheef Alaaha uga dhigo amiin

  • @SugeAle
    @SugeAle 2 часа назад +1

    Waxaa ku Kalifaya X/B waa in la heesto dhamaan wadamada islaamka lubnaan waxaa heesta waa France iyo dhamaan reer galbeedka wlh waa Calool xumo ween reer falastiin gaar ahaan reer qasa Ale ayaa umaqan Alow ka dulqaad cadawga isku bahestay Aamin Aamin Aamin Aamin 😢😢😢😢😢😢

  • @AbdulrahimSufi-q3s
    @AbdulrahimSufi-q3s 3 часа назад +2

    Allahu akbar ❤❤

  • @MohamedaadanHassan-nr7ti
    @MohamedaadanHassan-nr7ti Час назад

    Cadowga lee heshiish saan waaye hala yeelo dhahaayo ciil😢😢🎉

  • @UmuYahya-up1hx
    @UmuYahya-up1hx Час назад

    Sheikh I believe xblhi isma dhiibine sheekadan iiran ayay ka socotaa oo Trum isku diyarineysa

  • @kaltumabdillahi2849
    @kaltumabdillahi2849 2 часа назад

    Waxane dhiigi bay nugu kiciyeen muslimay yihiin a majiro sharafta alaha hala qado awalba sharaf may lahayne subhanalah

  • @nuuurcabdii
    @nuuurcabdii 2 часа назад

    🥺🥺🥺🥺 *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
    ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
    Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho 🥺

  • @asha3777
    @asha3777 2 часа назад

    Cid la aaminayaa ma jirto, dhamaantood waa minaafiqiyiin

  • @abdiwahabadanabdiwahababdi1487
    @abdiwahabadanabdiwahababdi1487 2 часа назад

    Asalama caleykum waraxmatuhi wabaratu sheik dulmi diid arenkan waa ariin naxdin lih umana malenayo in xisbullah eneye hisheskas kulug leeyihen

  • @haa8793
    @haa8793 2 часа назад

    Isnintii iyo axada oo hishiska daci rabay mxeyna horey sidaa ogawerarin sheikh dulmi diid ciyar ayuu ahaa digaalkas shib iskadeh

  • @ladanilmi8237
    @ladanilmi8237 Час назад

    Asalam alekum cheick Dulmidiid wa mission ayey Israil wadato oo Imraat iyo Turkii ayey u jeda.

  • @fadumodahir8667
    @fadumodahir8667 2 часа назад

    Alla feecana shiicada iyo sahyuunida waa isla burbureen meel daran kabaxa

  • @JawahirAbdilahi
    @JawahirAbdilahi 2 часа назад

    Dulmi diid jooji niyadjebinta dadka muslimiinta

  • @hasancadaawecabdihasancada2352
    @hasancadaawecabdihasancada2352 2 часа назад

    Scw

  • @Nuurgeelbaxuur
    @Nuurgeelbaxuur Час назад

    Xisbulah.waxaa.helay.dhagarta.yahuuda.islaamkii.kalena.waa.hurdaaba.nabigana.scw.waanoo.sheegay.in.baraka.daradaan.eyku.dhecyso

  • @IsmahaanHersi
    @IsmahaanHersi 3 минуты назад

    Waa kuwey soo dirin

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q 2 часа назад +1

    Xisbulah heshiiska ay galeen WA lagu gaaday wayna U dhamatay 😮😮😮

  • @maahirmooraal8728
    @maahirmooraal8728 2 часа назад

    Xizbulaah xasan Nasrullaah kamadambayn,Heshiiskana waxaa kasoowadashaqeeyay Maraykanka iyo shiicada iiraan.waa labadii Dibi Islaamka maanta jiraa ee cadowgu midba keli ucunay,haday labada Dibi wadajir uladagaalami lahaayeen yuhuudaXamaas iyo xisbulaah ba waawada guulaysan lahaayeen,laakiin shiico ayaa lagafaaidaystay duli..

  • @luqmaan753
    @luqmaan753 2 часа назад

    Faahfaahintaaada maanta dhan sugaaay

  • @moudankhaireh4015
    @moudankhaireh4015 2 часа назад

    Subxanaallah

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 2 часа назад

    Armaa wax qarsan jiraan oon ogeyn inaga wax kasto looms soo bandhigo social media

  • @CabdulaahiXuseen-m8z
    @CabdulaahiXuseen-m8z 2 часа назад +1

    Mcalin

  • @queenaisha5616
    @queenaisha5616 2 часа назад +1

    Scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbdirahimAlMakhzum
    @AbdirahimAlMakhzum 2 часа назад

    Heshiskani ilama aha mid run ah ama hirgali kara ee waa mid umada lagu qaldayo sawabo badan awged

  • @CabdulaahiXuseen-m8z
    @CabdulaahiXuseen-m8z 2 часа назад +1

    Asc

  • @shaficimohamedomar-d6b
    @shaficimohamedomar-d6b 2 часа назад

    xusbulaah wax jira maaha ee illaahay reer falastiin haaw gargaaro

  • @tahiromar7251
    @tahiromar7251 Час назад

    Sheekadaan waxaa ka danbeeya iiraan

  • @cirmarmedia713
    @cirmarmedia713 2 часа назад +1

    Xisbiga awalba shiica waaye gaalo kale iska dheh

  • @YakubyussufMaalim
    @YakubyussufMaalim 58 минут назад

    Asc shkh mishaan xizbka walakatay waxa satay dowlada mesha ku elilanineyshaay

  • @cumaryuusufibraahin18
    @cumaryuusufibraahin18 2 часа назад

    ❤❤❤

  • @iidowmaxamalabeykalaahumal8480
    @iidowmaxamalabeykalaahumal8480 2 часа назад

    Way isdhiibeen sitoosah walaga,adeetey

  • @abdi6947
    @abdi6947 2 часа назад

    Faal ayay dhigeen Yahuuda waa qatar saas ayay ku ogaadeen ineey Turkey galeen.

  • @DuniaElmi-cu3ze
    @DuniaElmi-cu3ze Час назад

    WALA GAADAY ILAHOW GULEYSI XAQ UDIRIRKA

  • @kiranpath7033
    @kiranpath7033 2 часа назад

    Waa Saaxiriin. Laakiin Sadexdii nin ee masaakiinta ahaa emirate ku xaguu geeyey?😂

  • @samowsharif
    @samowsharif 2 часа назад +1

    Sixirka madow miyaa loo adeegsadey

  • @CabdulaahiXuseen-m8z
    @CabdulaahiXuseen-m8z 2 часа назад

    Wll xadalkaan xadoojiro ilkaxa waa lagasiibay😅😅😅

  • @owi2056
    @owi2056 2 часа назад

    Sheekh heshiiskan waa kii 2006 waxaa kali ah oo lagudaray wadamadan horjoogtayndoona.

  • @Maxamedibraahinbuule
    @Maxamedibraahinbuule 2 часа назад

    Scw scw scw

  • @CabdulaahiXuseen-m8z
    @CabdulaahiXuseen-m8z 2 часа назад +1

    ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @IbnuMarwanMurjaan
    @IbnuMarwanMurjaan 3 часа назад

    ❤ Wcs Wrx Wbr Sheikhanaa ❤

  • @axmedfaarax6259
    @axmedfaarax6259 Час назад

    Saaxiib fahankaaga baayar

  • @xasannuur9804
    @xasannuur9804 27 минут назад

    II dheh waaye waxaan koleey
    Koleey qiyaano la aan manirto

  • @CaafiTiens
    @CaafiTiens 2 часа назад

    Allah Palestine caawi

  • @AbdiHassan-h4b
    @AbdiHassan-h4b 2 часа назад

    Arimahaan dhan oo dhaqsada ah waxaa ka danbeeya IIRAAN. ? Waayo waxaa noo CAD inay mareykanka heshiis wada galen? Mareykana wuxuu u jiheystey dhinacaas & RUUSHKA. Inay xooga wada saaraan?

  • @AbdiSheik-rl8sj
    @AbdiSheik-rl8sj 2 часа назад

    Shiico waa uun shiico lkn xamaas Allah ayay leeyihiin lkn xisbigu wuuw jabay

  • @halwoali5532
    @halwoali5532 2 часа назад

    Ista iyadaa ka danbeeysay waaye ayadaa ka danbeyso waana wax iska cad

  • @AliAhmed-ft8ld
    @AliAhmed-ft8ld 2 часа назад

    Iyaga so diray

  • @klbkhiķkkkokkkklll
    @klbkhiķkkkokkkklll 2 часа назад

    Wan ka xumahey iney sidaas dhacdo

  • @AhmedMuse-c3w
    @AhmedMuse-c3w Час назад

    Shekh hadal kaga waxan u fah may inad hayaduda bun buninayso ma aqno inad og tahy iyo in kale

  • @nasroadan2221
    @nasroadan2221 2 часа назад

    Awalba faaiido kamaana sugayn niman kaan isbulaah sheegto because waa shiico xasuuqay shacabki suuriya oo tijaalka haysta gacanta ugaliyay

  • @IsmahaanHersi
    @IsmahaanHersi Минуту назад

    Waxaan ku sheega ninka hub badan ka cunto badan maxaa ka qaban karta waxbo

  • @shukribeuatyone
    @shukribeuatyone 2 часа назад

    Xisbullaah awalbo shiico ayuu ahaa shiicana gargaar awalbo lagama sugaynin reer falsatiin Allah ayaa u aqan

  • @maxamedabdullahaadan6366
    @maxamedabdullahaadan6366 33 минуты назад

    GAZA cid aan ilaah aheyn waxba ka sugimeyso alle ayaa ku filan in uu ka qabto cadawgaas

  • @suweysupdyrisak3730
    @suweysupdyrisak3730 2 часа назад

    Anigu waxan aminsanhy Iran oo marekanka rabto iney isdhaadhiciso ayaa heshiiska gacan kageysatay

  • @pharhiya8284
    @pharhiya8284 2 часа назад

    Turki ma isra il bu ushaqeya muxu usodhibay baqdin

  • @hafsaahmed5515
    @hafsaahmed5515 2 минуты назад

    Lkn mxa kukalifay bal iishega jamhad in muda eh jirtay iney sida fudud hishikas uqadato

  • @FaadumoIbraahimmaxamad
    @FaadumoIbraahimmaxamad 52 минуты назад

    Waxba ka ma jiro

  • @abdifidow3870
    @abdifidow3870 Час назад

    Israel xabad joojintaa waxa ay ka leedahay in dib isu soo habeyso ayey isu diyaarinayaa

  • @shaficimohamedomar-d6b
    @shaficimohamedomar-d6b 2 часа назад

    xusbulah waa ku daaysay maskaxdii oodhan baa laga dilay udhamaatay

  • @ifrahalihashi6868
    @ifrahalihashi6868 13 минут назад

    waxaas macquul say unoqotay ani illama aha taas in aysamayn donan xisbulah

  • @khaledfllo
    @khaledfllo 2 часа назад

    Niyow xisbigu wxuu qaatay wan fahmi wayay waxan xata 7jirku ma qaateene maxay dagaalka u galeen hadii sidan aqbaleen waxan filayay inay bayaamin doonan nooca heeshiiska ay galeen inuu sidan ka duwanyahy blse hadal la'aantu waxay muujinaysa inay sidan wax ka jiraan

  • @ahmedhussein7804
    @ahmedhussein7804 2 часа назад

    Sheeq xisbullah la gama atakani

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder Час назад

    Netanyahu hadalkiisu wax la soo qaato ma aha waa Dameer qaaqleh.

  • @elijahheyele1708
    @elijahheyele1708 2 часа назад

    Israel bila sawariikh noqotay

  • @SOMALIAUNEARTHED
    @SOMALIAUNEARTHED 2 часа назад

    dadka la xasuuqayo ma fadhiyaan wada hadaladaka markii la billaabey kooxa hubeysan waa la ogaa waana la kala diraayaa sida inoo muuqata waxaaney u muuqataa in map kii la sameynaayo dhulkiina ay calaamadaysteen ama ay burburiyeen

  • @cabdinasir8591
    @cabdinasir8591 2 часа назад

    SHEEKHOOW KAAMA DHAHAYSANAYNEE BY BY

  • @crisaaq3877
    @crisaaq3877 Час назад

    Asc allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha allah aamiin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw win win win win win win win win win win win win win win win Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia 🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿

  • @osmanmoalin7771
    @osmanmoalin7771 2 часа назад

    Maya waa arrived qorshe ay Israel maleegtey

  • @muduahmed3091
    @muduahmed3091 Час назад

    Have time aya looaday hada 😂 waan ogaa shicada in ey garabkoda kabixi donan lkn xamas illahi balajira

  • @AliMohajim
    @AliMohajim 2 часа назад

    Wcs

  • @liiyoos6710
    @liiyoos6710 23 минуты назад

    danta Xisbiga ayaa ku jirta xabad joojinta 60 maalmood waayo dib ayey isku soo habeeynayaa, sababtoo ah, iska warqabkooda , badalka saraakiishii ka dhimatay,xaga hubkq,saanada,

  • @Norah-eh8cn
    @Norah-eh8cn 2 часа назад +1

    Xabad joojin tani maahe waa isug kuwan aan soo liqe adigana waad kuxigiye . Weeye Waxay Israel ay samaysay

  • @BaladweenBuulabarde
    @BaladweenBuulabarde 52 минуты назад

    Hadaad nin dhagaxaan kutuurtuurto kadibna uu yiraahdo waxaan maxuu dhagax iigu soo tuurtuuraa aan cashar usoo dhigo siuuna dib iigu soo noqon kadibna uu meel walba midi kaagaliyo oo uu dhiigaada daadiyo gurigaadii iyo xantidaadiina gubo kadibna uu kuyiraahdo adiga iyo ehelkaadaba waan dhamees tirayaa waan idin gubayaa ama heshiid qaado maxaad saneen laheed

  • @maxamedcabdilahicabdi496
    @maxamedcabdilahicabdi496 2 часа назад

    Hub ma dhigayo xusbulah lkn dagaalku wuxuu ahaa hiil falastiin markaa waxa culaysku kaga yimi xaga lubnaan maye dawladii suniga sheeganaya

  • @Ilhansweet
    @Ilhansweet Час назад

    Xisbulah iyo xuutiyinta waxaa xukuma oo la shaqeeyan wa Iran haday iyagu raali ka ahayn ma sameeyen heshiiskan iyagoo Iran u dhaaranaya Xisbulah heshiis lama gasheen oo waa sheeko la isla og yahay arinka meel ku qor film aan naloo dhigayaa ilaahay reer falestine guusha ha siiyo cadow gana ha jabiyo

  • @kamela775
    @kamela775 2 часа назад

    Xisbulaah xasan nasra Allah kama danbayn maxay tahay dag agaan ta kale hada islahayn malaha Muslimiin dhiran baa soo baxday waxay hoogaan

  • @mmh27channel5
    @mmh27channel5 2 часа назад

    Waxaas macquul ma ahan ee xisbullah mala sixray

  • @LETGAZALIVE2024
    @LETGAZALIVE2024 3 часа назад

    Shiico 😂😂😂😂

  • @goldensilver210
    @goldensilver210 2 часа назад

    Isreal ayada ayaa ka danbeysay howshaaa wey iska cadahay

  • @nuuurcabdii
    @nuuurcabdii 2 часа назад

    🥺🥺🥺 *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
    ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
    Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisjo.🥺

  • @Muuse-pp3wf
    @Muuse-pp3wf 20 минут назад

    ninka israil baa dishay maxaa yelay nimanka baa ushegay in ay turki aden gem bay dhelin israil isaga horkenin imarat iyo turki

  • @ZAHRA-pl3ch
    @ZAHRA-pl3ch 2 часа назад

    🤭🤭🤭

  • @luqmaan753
    @luqmaan753 Час назад

    Xisbu sheydhaan waay isdhiibeen

  • @abuujihaan2466
    @abuujihaan2466 Час назад

    Maya hadalka Israeel keliya haso qaadanine arrinku sidaa waa ka weyn yahay Xisbigu hubka ma dhigayaan ee sidas la soco Israelna ma werari karto k/ lubnaan xisbullah kama baxeysee sida lasoco

  • @ladanilmi8237
    @ladanilmi8237 Час назад

    xaqhaam israil ba dishey sidi Rafiiq Xariri in 2003 I think and they create problem between Libnaan and Syria.

  • @fardusyaasiin1532
    @fardusyaasiin1532 37 минут назад

    Kkkkkkkkkklhhhh

  • @hiboabdi1942
    @hiboabdi1942 2 часа назад

    ?????????????????????????????

  • @FaadumoIbraahimmaxamad
    @FaadumoIbraahimmaxamad 56 минут назад

    Wa been khiyaano ayaa ku jirta weno ween

  • @مسلمهمسلمه-م8د
    @مسلمهمسلمه-م8د 3 часа назад +4

    My appeal to every Muslim, my brother or sister, the owner of the channel, I know that it is not my right to comment on your channel, but God is my witness that our circumstances are harsh and forced me to do this. Please forgive me. My brother, there is still a brotherhood of faith. I asked you for a bag of flour. My brother, we women cannot go out among men. There is still a woman with you. My brother, God has honored you. You are men. We are women. We cannot go out or work like you. My brother, where is the brotherhood of faith in your hearts? We are women. There is no brotherhood, no mercy, no compassion, no humanity. And give good tidings to the patient. It is the greatest hope while waiting for what we want. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' How many times I called and talked and tried hard, but no one responded. Oh man, we are with you. My mother ordered us food from the restaurant. More and today. My mother left. Crying. She said, Why are you crying, my mother? She said, My daughter, I ask. God, that I may be honored by death. She said, Why, my mother. She cursed us. She said, "My daughter, today the restaurant owner insulted me. I said, 'Why?' I said, 'How can I be better than people?' I ask God, my daughter. May God gather me. With death alone, a gathering that is better than this humiliation and this humiliation. It is true. I am saying this. It diminishes my value and respect. But, man. I swear to God that I did not say this. I kiss your boots. I am so hungry that my conscience no longer allows me to let you go and ask us for food. I kiss your boots, man, and I ask you by God Almighty and in the Book of God, man, I kiss your boots, man. He has caused us harm, my brother, so that we can buy a kilo of flour and pay the rent. My brother, have mercy on us. He who is in the show will have mercy on you, He who is in the sky. My brother, this is my WhatsApp number: 00967717018744. Whoever can help us, message me on WhatsApp. We will send him the full name. He will transfer us as much as he can. May Allah reward you. Allah knows that my family and I, our house rent is 15 thousand Yemeni riyals per month, and now we owe 45 thousand for 3 months. The owner of the house is one of those people who do not have mercy. By Allah, my brother, he comes every day and humiliates us and talks about us and wants to throw us out of the house and into the street because we were unable to pay him the rent. We will have until the end of the week, and if we pay him, he will swear by Allah that he will throw us out into the street without mercy. See my situation for yourselves. I ask you by Allah, the Living, the Eternal, to help me. By Allah, the Almighty, even at night we cannot sleep from fear. We do not have mattresses or blankets to warm ourselves from the cold. Everything is flooded from the rain, and we have no one but Allah and then you. My brothers, I kiss your boots, don’t turn me away empty-handed. Help us with whatever you can. Is it acceptable to you that we live in this place? We are girls and we have no one. Our father died in a car accident. Consider us your daughters and your honor, and help me with whatever you can. May God reward you with good =>[[}>] ^][/*&;;&;&&;•̥·-`.`.`.`.`.•.,¸-•.,+:?+&%--♡! ¸°꒰·̮ •̥😢😢√√√√`^``^😢^```^¶¶¶¶!!!!!!,,,,,,,

  • @mohamedbilal950
    @mohamedbilal950 Час назад

    Arabtaan waa nacaas,deegmalaxaan

  • @mohamedabdi3468
    @mohamedabdi3468 Час назад

    Wa iska sheko oo Netanyahu lagu badbadhinyo madama lagu kacsan yahay. Lakin xisbullah hubkeda iyo warshadaheda ma burburineyso.Iran baba yeleynin. Mareykan iyo reer galbedka odan macal yahuuda adunkan wax danbe oo aminayo ma jiro. Heshiska waxa kenay jabka yahuuda ku dacdhay wa la isu nasanay oo la isu hub arur sanaya mudho gaban oo dowr bilod saxiib !!! 😂

  • @Dalmarlogistic
    @Dalmarlogistic Час назад

    Ya horta sheegay heeshis in yahud lala galo . Waligod ba waa khaayimin. Marka waa in dagalka lagu si wado ayaado xabad joojin dhinaca kalee iska socota. ayaado marmarsiyo lo raadinayo.
    War niyow yuhudan somali ay isu baahan yihin .