7 Gabar markaa ku aragtid qalbiga yeysan kaa jabin

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 22 апр 2022
  • =======================================
    Connect with me on social media
    Facebook: / ayubaxmedmedia
    Twitter: / ayubaxmedmedia
    Instagram: ayubaxmed
    #ayubaxmed
    Subscribe to my channel:
    / suhaybsaajidmediapro
    Subscribe to my second channel:
    / @ayubahmedpodcast
    My Gear:
    Nikon DSLR Camera
    Lens Nikon Prime
    Mic Movo WMX 1
    Lighting: Neewer
    Editing Software:
    Sony Vegas Pro 13
    After Effects
    Sounds:
    VideoHive.com
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 150

  • @ayuubaxmedmedia
    @ayuubaxmedmedia  2 года назад +110

    dhamaantiin walaalahay afur wanaagsan

    • @kunkaroon4626
      @kunkaroon4626 2 года назад +1

      Afur wanaagsan wll

    • @xamdaqaali9207
      @xamdaqaali9207 2 года назад +8

      wllo qofkaad kala tag teen ee wali kor kaa ilaalsada iyo siyaabaha lagu garto inuu rajo kaa leeyahay soo gali plz alle dartii 😮

    • @Ahmedmzungu
      @Ahmedmzungu 2 года назад +2

      Wcan oo wangsan macalinkeen

    • @amsproduction4288
      @amsproduction4288 2 года назад +1

      Wanagsan wacan ustaad

    • @Hussein_Mohmd..
      @Hussein_Mohmd.. 2 года назад +1

      Wanaagsan ustaadi

  • @filsanhussein9544
    @filsanhussein9544 2 года назад +25

    Wll ayuubow alle ha ku barakeeyo adun iyo khyrba wxs kasta niyda ku jirna alle ha ku siiyo amen awladana alle ha ku barakeeyo🤲 wxn ku jirna malmo khyr leh wll dumrku isku mid maha raggna sido kle time aan qoralka ku so qorya alle ba og sida qalbiga u holcaayo alle qalbiyda ha no adkeeyo

  • @Hussein_Mohmd..
    @Hussein_Mohmd.. 2 года назад +12

    Ustaadi allah ku sharfo wlhi mar waliba waxyaabo muhiim ah baa nala wadaagtaa my favourite RUclips allah ku xafido our teacher😍

  • @kunkaroon4626
    @kunkaroon4626 2 года назад +17

    Xirir marka aad qof la samynaysoo waa inaad caqligaada isticmasha ustaad mahadsanid

  • @mohamedhusseinali5650
    @mohamedhusseinali5650 2 года назад +6

    The best Motivation of the week.
    My teacher 🙏

  • @aishaahmed4428
    @aishaahmed4428 2 года назад +3

    Exactly waad abartay wllo wxd shegayso practical bn u arkay

  • @abwaansharmaarkeofficial
    @abwaansharmaarkeofficial 2 года назад +4

    Hadal murti xambaarsan oo xigmad leh
    Thanks ayuub Axmed
    Xafida kalaah Fidunyaa wal aaqira Bi'idni laahi kariim

  • @ibraahimyuusuf8228
    @ibraahimyuusuf8228 2 года назад +7

    Thank you teacher🥰🥰🙏🙏🙏❤❤❤💯💯💯

  • @samsamaadan5607
    @samsamaadan5607 2 года назад +4

    Ustaad wax yaabo badan oo xaqiiqa ah kaa faaidnaa thnkz

  • @istaahilbadal9292
    @istaahilbadal9292 2 года назад +8

    Sadex bil xiriir dhaafay waa feeg TaaS kuguma raacsani is ustaad

  • @faizaclaahi8616
    @faizaclaahi8616 2 года назад +1

    M.a ayub axmed respect full 🙏

  • @ilabaro8177
    @ilabaro8177 2 года назад +9

    Kuguma raacsani waqti ha iska dhumina 3 bil ka bdn hadii aysan jirin duruuf diidayso in la so gabagabreyo intee loo socda aragtidaada waye wll mcn ee hanaga waalin

    • @mutaahalarab6330
      @mutaahalarab6330 2 года назад +1

      Sax waan kugu raacsanahay, bataatan xidhiidhka dheeri ma ficna bilo haa lkn sanad yaanu kula gaadhin.

    • @mc__poiofficial7912
      @mc__poiofficial7912 2 года назад

      Qofka.hadaadan dhib kugu heyn sanad kadib ma jareysaa

  • @alihassanhussain905
    @alihassanhussain905 2 года назад +3

    Mahdsnid ustaad keep going 💪

  • @daahiraadan9084
    @daahiraadan9084 2 года назад +2

    Masha teacher keep going

  • @amsproduction4288
    @amsproduction4288 2 года назад +1

    Ustaad mahadsanid

  • @faizaabdirzaakahmed3285
    @faizaabdirzaakahmed3285 2 года назад +1

    Ustaad qaybtii raga soo samee mahadsanid

  • @Mohamed-st3ve
    @Mohamed-st3ve 2 года назад +2

    Keep going brother

  • @amalabdi6617
    @amalabdi6617 2 года назад +3

    Waa runtaa walaal intuba👍👍👍

  • @ilwaadnuura9182
    @ilwaadnuura9182 2 года назад +4

    Dabinadaas dumarkaa unugul in ay ku dhacaan labada dhinac waa la adeegsadaa arinka aad soo sheegtay

  • @mohamedhersi8049
    @mohamedhersi8049 2 года назад +1

    M.a ramadan mubark

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 2 года назад

    Masha Allah bro

  • @ciyaarahacalamka638
    @ciyaarahacalamka638 2 года назад +4

    WAANO IYO WAX SHEEG WAD NOGU DEEQDAY WALALKEI ALLAH HAKA ABAAL MARIYO

  • @ayubpro
    @ayubpro 2 года назад +1

    Mahadsind bro ayub

  • @atommedia2030
    @atommedia2030 2 года назад +7

    Full respect 🙏 my brother

  • @muniirappe8855
    @muniirappe8855 2 года назад +2

    Respect ✊🏼🌸

  • @axmedyaazin5153
    @axmedyaazin5153 2 года назад +5

    Mawduuc wanagsan
    Mahadsanid ayuub

  • @Nasra_Abdul2
    @Nasra_Abdul2 2 года назад +4

    mida magacyada iskueg adbay itabatay ayan dhawayd nin jacayl nagadhexeyay sixun igalay oibahdilay balantina igabaxay ilahay baloshegta suigalay marka ilahay amarkii waxa kadib bartay mid magicisiyo kale leh waliba labo magac iyo kan abahaba waisagamid adbana uoya markan arko ama xasusto lkn iskuma eka mana jecli Ina qiyamo saidna umajeclan lkn kiba soxasusta her waxa garay markan barihisa soshiyalka iskadayn wayay an iskaxarimay onilahay balan kulagalay inana kulabandoni 😭 😭 qofwalbo qoralkayga aqrindono inshallah wll isoduce Inu ilahay isiyo waxkaqayrbadan

    • @lakiaxmed2918
      @lakiaxmed2918 2 года назад

      bayo qalbigaga qofna hawada siin waxa kuso xasusinaya odhan iska dhaf qof dhintay baa laga sabra sawaba qof ad shalay isbaraten okategay ducada badso ilahay bari qalbigu wuu kuqabobaya wax dhiba arki maysid cashar kabaro weliga hanaiyad jabin 10ki udanbaysay lagu jiraye ilahay khayrka haku wafajiyo wll

    • @xoogsade2708
      @xoogsade2708 2 года назад +2

      Hadii qof ku xumeeyey Qof kle ha xumayn mida kle hadii qof kaa tagay macnheeda maaha inuu ku khiyaamay ee Waxaa laga yaabaa in alle kaa qabty sharkiisa oo qof kaas uu sharwaday oo aan alle kuu qorin markaa ha u calaacalin Qof aad kala hadheeen waligaa

    • @nasrehofarah5215
      @nasrehofarah5215 2 года назад

      Ilhy waxan ku waydiinayaa inu ku siiyo qof wngsan o ukumahaga garanaya

    • @kheyrtuse9535
      @kheyrtuse9535 2 года назад +1

      Walaal markii horaa qof kaa ajnabi ah is wada siisay waana ka xumahay waxa kugu dhacay ee waxaa qalad ah waxa la dhoho xiriirka jaceyl ee labada qof ee kala ajnabiga ah ka dhex dhaco hada kadib iska ilaali inaad xuduud alle dhigay aad dhaafto

    • @Nasra_Abdul2
      @Nasra_Abdul2 2 года назад +1

      @@lakiaxmed2918 amin wll ihay hakubarakeyo wll mararka qar waxad lakulmaysa waxada filayn qadarkana wan aminsanahay taladadana wanqatay

  • @abdihakimjama1877
    @abdihakimjama1877 2 года назад +1

    Masha allh

  • @lakiaxmed2918
    @lakiaxmed2918 2 года назад +11

    waa waray kuguma racsani 7 qodo qarkood waa fikradada bowe lkn qofkasta caqligisa haka shado waxa kuu xun iyo waxa ku wanagsan wad garane qof kele fikradihisa haku shaqayn ok somali maryolay 😁

  • @abdilahiothman2735
    @abdilahiothman2735 2 года назад +1

    Wll mahadsnid lataliye fiicn🙏❤

  • @Abdulahiosmaan-ls4mk
    @Abdulahiosmaan-ls4mk 9 месяцев назад

    Mash allah macalinkygi ale ha Ku dhawuro

  • @abdirahmanqaase279
    @abdirahmanqaase279 2 года назад

    Màsha Allah

  • @Ahmedmzungu
    @Ahmedmzungu 2 года назад

    MshaAllah

  • @maymuunomer3829
    @maymuunomer3829 2 года назад +3

    Ma.allh mahad sanid allh haku xafido adi I.o intii Muslim ah 👍

  • @bilancabduqadir
    @bilancabduqadir 2 месяца назад

    Kheyr allaha ku siiyo

  • @mohamedomar801
    @mohamedomar801 2 года назад

    wllhi sxp ayub waad mahad santahey

  • @zhaafinhochannel4215
    @zhaafinhochannel4215 2 года назад +3

    AYUB AXMED ZXP FIKRADAHAAGA MARARKA QAAR BAAN IS IDHAAHDA MALAHA ADIGOO KUGU DHAX NOOLYAHY WAA WAX JIRA ARINKAAN AAD KA HADHAY ZXP WAXAANA JIRA DUMAR BADAN OO NINKA GARKIISA QURUXDA BADAN JECLAADA ISNA TINTEEDA QURXDA BADAN JECLAADO WAANA QISO JACYL OO UU RAYSLUHU SOO AFJARI KARO 💯☑✊👊🙏

  • @ifrahguled8578
    @ifrahguled8578 2 года назад +3

    Asc wll ma xuma gabdhaha dhan lkn waa na gashay noo hambey

  • @mahamedmurtiile188
    @mahamedmurtiile188 2 года назад

    Asc waan ku salaamayaa wll

  • @maandeeq9106
    @maandeeq9106 2 года назад +8

    Nin mahi lkni dardaranka raga kusocdo ina iska dhagesto wn jclhy 😁

    • @MohamedAnwar.
      @MohamedAnwar. 2 года назад

      Ilahy ka cabso

    • @kheyrtuse9535
      @kheyrtuse9535 2 года назад

      Maandeeq 😂😂

    • @mariaali677
      @mariaali677 2 года назад

      Waxban ka faideynaa Ileen kan shukansano inu dawanaya lagayabaye 🤣

  • @MohamedAhmed-ql9eo
    @MohamedAhmed-ql9eo 2 года назад

    M. A bro

  • @happyhjmc1975
    @happyhjmc1975 2 года назад +1

    Saxiix💯💯👏👏

  • @abdinasirmohamedshuke8171
    @abdinasirmohamedshuke8171 2 года назад

    no 1

  • @muhiimabdi8233
    @muhiimabdi8233 2 года назад +1

    Waa ku taaageeraaa runtiii

  • @lafaHore
    @lafaHore 2 года назад +4

    Sxb Guurka waa burji culus ilaahay haynoo fudeydiyo qof walbo intuu baadi goob ku jiro ayuu dabino ku dhacaa

  • @Faisal_hussein
    @Faisal_hussein 2 года назад

    👍good

  • @Jihaanjanno
    @Jihaanjanno 2 года назад +6

    Ani WiiL Aan mudo bil wada socono guur ayuu iisoo bandhigtay Ani kuma qancin guurkaas dagdaga ah hadiyad qaalina wuu iikeenay marka wll Ayuub talo walaasha kula dhalatay aad siin Laheed isii maalinta ciida ayuu rabaa go,aaanka soo gaaare🙏🙏

    • @Amiin1208
      @Amiin1208 2 года назад

      wll wiilka inta Aadan xariirka lasameen ha hor ma istaqaaneen macnaha kor ahaan

    • @Yusriina921
      @Yusriina921 2 года назад

      Waxaad ku dihi kartaa guurka ha noo dambeeyo qasab ma eh inaa ku degdegtit

    • @MohamedAnwar.
      @MohamedAnwar. 2 года назад +1

      Guurso walalal si deg deg ah somalidu ha badate

    • @Jihaanjanno
      @Jihaanjanno 2 года назад

      @@Amiin1208 haaa mudo 2 sano Asxaab eheenaY

    • @Amiin1208
      @Amiin1208 2 года назад +2

      @@Jihaanjanno Asc Hiba,
      abayo Guurku Taxadar Buu u baahanyahay Dag dagna faaido kuma laha balse hadaad labo sano zaxiib ahaydeen markasta wada hadli jirteen Qalbigana kuusheegayo wiil fiican inuu yahay,
      labadaan Qodob samee
      1. istikhaarayso abayo (istikhaarada waad Garan baan filayaa) labada rakco Oo sunadaa tuko kadib ducada istikhaarada akhriso, waana muhiim tani
      2. abayo 10-kii ramadaan baa lagu jiraa waxayna kuu tahay fursad, Marka habeenkii ducayso Oo ducada badi Rabi inuu kaaga dhigo Aroosii iyo Gurigii Aad daganaasho iyo farxad ka heli laheed asna uu kuu noqdo sowj fiican, sideed saac soo kac Oo ducayso, Hooyana u sheeg oo ii ducee dheh
      Mida ah inaad deg deg dareemaysid, suu Qalbigaagu u xasilo 4 bilood kadin nooga dhig dheh wiilka,
      abayo illahay Nolosha Hakuu hagaajiyo sidaad jeceshahayna hakaa dhigo, kharbaan kuu rajayn💕

  • @abdullahimasuulside411
    @abdullahimasuulside411 2 года назад +2

    Waxaan kuu rajaynayaa waxyaalaha ugu quruxda badan abid, farxad ku noloow

  • @nadaomar3168
    @nadaomar3168 2 года назад +7

    Anuu yaabay wlhi mayla yaabteen 😆 😆 🤣 hdii ninkuu kuu jajaban yhy iska ilaali Dan buu wataaye ..hadii gabadhu baari kuu tahay sidoo kle yay ku gaadin oo dabin kugu ridin ....ma aniga uun baa arkaaya mise beryhn wanaagii baa lyska soo galay oo hdii lguu wngsanadoba is ilaali wye...tan kale waxani inay been cad tahy ...calaamadahani is wada burinaya m dhamaadaan miyaa ..7 calamad mayee 5 calamad may 11 calamd bal wakaase car hala helo 3 ama 2 calaamad oo lysku racsan yhy aduunkan waryaan lysku kiin dirin....oo jcylada lydinka waalin somaliyey ..is rabraba is aamina ...lcg isa siiya ...isu ooya ..waydin kaas

    • @hibocnuur1146
      @hibocnuur1146 2 года назад +1

      Waa saas wanaaga ayaa la isku nocooyaa hada waaba cabsaday khabiil kaaga iyo khabiil keeda ineey is akhoon laga yaabaa ku ye ma laba khofbaa midoobaya misa wiil iyo gabar

    • @lakiaxmed2918
      @lakiaxmed2918 2 года назад

      kkkkkkkk

    • @madaromar9660
      @madaromar9660 2 года назад

      Ila merayso weeyi warkagu hee😂😂

    • @kheyrtuse9535
      @kheyrtuse9535 2 года назад

      😂😂

  • @abdifitaahhurdaaye3618
    @abdifitaahhurdaaye3618 2 года назад +1

    Full respect my teacher

  • @Ahmedmzungu
    @Ahmedmzungu 2 года назад +1

    Guul kurajeynaa

  • @SamiiramohamadSamiira1974
    @SamiiramohamadSamiira1974 4 месяца назад

    😂😂😂 nin sogubty wlhi waa kutagera hore usoco

  • @hodanmohamed5401
    @hodanmohamed5401 2 года назад +1

    Kkkk. Mnta wx fani aayan ku dhax arkay muqalkaaga. 1week iyo ilove U. iyo qabiilkayga isma aqaanan.

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 года назад +1

    gebadha khatrsaasaay.ihihihihiiii iyaaaa waleee waxna waa hee waa mayaan dhahaa saas ma aha waa saas waxna waan qaataaa tani waa saaahatanaaa laga ogadaaay ihihihiiiii.

  • @MohamedOmar-ir9nm
    @MohamedOmar-ir9nm 2 года назад +1

    Wlhi libax waa ayub Ahmed

    • @MohamedOmar-ir9nm
      @MohamedOmar-ir9nm 2 года назад

      🙏🙏🙏🙏🙏🙏😘😘😘😘😘😘😘🥰🥰

  • @cumaralison1714
    @cumaralison1714 2 года назад

    Ayuup m.a

  • @hodancali353
    @hodancali353 2 года назад

    Qofki u horeeyay waa ani

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 года назад +1

    Tani.

  • @abdirisaaqismaciil1756
    @abdirisaaqismaciil1756 2 года назад +4

    dee sxp waxaan kugu xiirnaa in mudo ah waxaan aha qofka kaliyaa ee xiiseeya barnamijyadada lakiin manta siuduu ariin ku u soocday qabil ayaad ku soo dhex dartaay waayo su aal hadii aan ku weeydiiyo qof dhan oo binii aadam ah ayaa soomaliya aay leedahay waxaad tahay 4.5 mic na heedu yahay ma tihiid qof bi adaam ah qalad ka meesha aan ka leeyahayna waa xalkaa

    • @anasmohamoud8621
      @anasmohamoud8621 2 года назад

      @Ayaaniita official alle ka baq qofkaa tahaybo xumatada kaga buxdo wa maxay channelka subxanllh malin xisab ah ay dambeso nartuna ay uso carari donto Xaga dadka camalka xun hormar Sadeen

  • @shamsaqamarchannel926
    @shamsaqamarchannel926 2 года назад +1

    waar yaahe ragii dumarkii wada nacsiise bal kuwa la guursado na soo sheeg kkkk gidi negative baad ku qortay fanto ayuup

  • @abdirisaaqismaciil1756
    @abdirisaaqismaciil1756 2 года назад +3

    soomlia qabiil kama haroo xiitaa is ma qabiil taganiin sxp waxaad ku dhacday qalad qabil aakhiro kuma raacayee

  • @cabdifataxaxmed3124
    @cabdifataxaxmed3124 11 месяцев назад

    Ok

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 года назад +1

    Ihihihiiii.5👋

  • @samdoonsufyaan4889
    @samdoonsufyaan4889 2 года назад +1

    Jclku waa nolol qurxoon runtii uma baahna dad badan uma baahna xariir badan lkn kaliyaaah waxaa uu bahan kalsooni iyo goaaan

  • @SardiAlinur
    @SardiAlinur 6 месяцев назад

    Lkn hadii aad qof lasocotay 7sano inaa dhahdo igurso maqalad baa

  • @zainababdi2604
    @zainababdi2604 2 года назад +1

    Annigoo gabaraa qodobadan isticmaala wlhi ninka amaanta beentaa ii quba bn aduunka ugu necbahay wxsna layguma soo heenan karo

  • @xaawaali3755
    @xaawaali3755 2 года назад

    Asc

  • @leylafarah9190
    @leylafarah9190 2 года назад

    Asc. Jzkh

  • @xildhibaanismadhibe3731
    @xildhibaanismadhibe3731 2 года назад +6

    I have been using Ayub's stratigy a long time, finally to day I stoped my relationship wlhi I'm Serious 😂

    • @caaqilkawayn4570
      @caaqilkawayn4570 2 года назад

      😅😅😅🤣🤣🤣🤣

    • @Abdifatah10
      @Abdifatah10 2 года назад

      😂😂😂😭

    • @xildhibaanismadhibe3731
      @xildhibaanismadhibe3731 2 года назад

      احبابي لا باس بها ، قدرلله وما شاء فعل ، بعدما طلبت ربي بدعاء الاستخارة قد اجاب الله بدعائي وانا مسرور باجابة ربي والله ، ليست والله امر خيالي بل انما الامر امر حقيقي 😒
      ادعوني ربي وبكم ان يسهل امري لكي انساها باسرع وقت ان شاءالله.

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 2 года назад +1

    Fariid meesheedaad dhigtay aar goosi soomaalidu jecelaa

  • @suldaankamuurusade6033
    @suldaankamuurusade6033 2 года назад

    Benta MA A-ha...... Aneey igu dhacday..... Casharkaga markaa dhagestay... Qalbiga i qaboobay... Waa mido xariirkale ka sobaxday.
    Walle hadeyba itirahdo xeriir baan so maray iguma ogid

  • @nimcoxusen9582
    @nimcoxusen9582 2 года назад +2

    Ayuub inbti kuwa yidha markay sas xidhidhka kaga cidsadanba dooqaaqa ma ahau baayo maxay ila jedan bad is odhan kadha😂

    • @lafaHore
      @lafaHore 2 года назад

      Kalsooni darro heyso qofkaas

  • @Mohamed-st3ve
    @Mohamed-st3ve 2 года назад +1

    Wlhi siro badan Ayaad kashiftey

    • @deeqaluul6155
      @deeqaluul6155 2 года назад

      😂😂😂😂😂sir makashifin ee waa sida UU wax u arka isaga qof wax uu Soo bandhigay lama qaata maskaxdaada yar Laga shaqeysiiyaa

    • @safaanuur8419
      @safaanuur8419 2 года назад

      @@deeqaluul6155 sir naageed lagama sal gaaro usheeg 🤣🤣🏃

  • @emanAli-jr8wk
    @emanAli-jr8wk 2 года назад +1

    Ustaad see cml hee sixun ayaa no jaftay

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 2 года назад

    Maxaa ragga ey ka wada dhigay waa khalad

  • @Saciya306
    @Saciya306 2 года назад

    ASC. Ayub. Wa. Runta. Tasii. Shugran. Guleyso. Markasto. Adi

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 года назад +1

    Noloshaydi saan ma ihi.

  • @arabomar3177
    @arabomar3177 2 года назад +1

    Inadero ragaa somaliyedee waxayi ka heelana jobaka yagaaa runti

  • @sihammohamud493
    @sihammohamud493 2 года назад +4

    😂😂😂😂waanku jeclahy degdega waxbaa kujira walee beenta maha

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 года назад

    Asww.

  • @ayanabdi1132
    @ayanabdi1132 2 года назад +1

    Nimankuba wey aargoostaan weliba si foolxun

  • @mahamedmanka8932
    @mahamedmanka8932 2 года назад +1

    Eyga xarika kuxiran marka xariga qabto sida uu ulawanaayo iyo raga calacalkooda isku ekaa kkkkkkkk

  • @Yasmin1architecture36
    @Yasmin1architecture36 2 года назад +1

    Waban ku dhacay dabinka 4 sano kadibna cardka layga xoqday lacag badan

    • @kheyrtuse9535
      @kheyrtuse9535 2 года назад

      4sano side qof iga ajnabi ah ula socon karaa anu taa waan fahmi waayay xitaa 3bil lama gaari karo

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 2 года назад

    Qofobadan qaar kuguma raacsani

  • @xamarwene4301
    @xamarwene4301 2 года назад

    stoy 6 qalbi hado dhawaco 6 sano qofa is jecledeen hado guursato oo kudhawaco kwrn bil marawo inaa nin lasoc guur Lee rawa

  • @dhashane517
    @dhashane517 2 года назад +2

    narcissistic love bombing dadka qalbiyada jillicsan sixun ayu u sameya, walaha qaar waa inee marwaliba iska firiyan qofka ee nolasha la wadagayan.

    • @mahamedyuusuf6254
      @mahamedyuusuf6254 2 года назад +1

      Video yadisa Oo dhan waa 7 wax yabod maxa qaldan sida kale macalinkena waa best teacher

    • @dhashane517
      @dhashane517 2 года назад +1

      @@mahamedyuusuf6254 bro hadii la dhereyo waad ka cajisesa in gawan oo nuxur leh aya lagu tilmamay, waad ku magad santahay fikirkaga.

    • @naajmasalah4436
      @naajmasalah4436 2 года назад +1

      @@dhashane517 waxa dad meesha wax kusoo qoraya qof wax fahansan Adigana kaa arkay wax garad Aya tahay somalidu badanaa way ku sirmaan narcissistic traits ma yaqaanan qofku barkuu dhulka isku dhigo ee uu jacayl badan oo fake ah u jilo way iska aaminsan lkn dadkaas waa shayadin ibnu Adam ah illahey inama tusee

    • @dhashane517
      @dhashane517 2 года назад

      @@naajmasalah4436 abayo waxan arkay dad badan oo ku sirmay nolasha narcissistic. Umada Allah ka qabto narcissistic nooc waliba ee yahin waa kuwa shartoda sahlanen.

    • @naajmasalah4436
      @naajmasalah4436 2 года назад +1

      @@dhashane517 walee waa runtaa anigu waan lasoo kulmay qof narcissistic ah ayan 3 sano meel iskula noolayn wlhi waa bil ramadan anigu weli wan somanahy waxan ka qaaday xanuun aan la qiyaasikarin heer waxan gaaray aan ka bixikari waayo abuse ka aan ku jiro Macnaha dadka waan ka cabsan jiray qof ibnu Adam ah inaan la kulmo ma jeclayn cidkasta wuu iga jaray intaaas waxa ii dheerayd xanuun jirka ah murqo xanuun cabsi badan halkan kuma soo koobikaro xanuunka aan ka qaaday alx illahey wuu iga soo gaaray lkn xanuunkii isoo garay ayan weli la dhibtonaya waan is daweya alx waan ka gudbaya mar uun

  • @drshoniishamohamed1911
    @drshoniishamohamed1911 2 года назад

    Boqotooyo

  • @xamdiabdullahi6427
    @xamdiabdullahi6427 2 года назад +2

    WAXAAD SHAQO KADHIGATSY DADKA INAAD ISKU DIRTO AMABA AAD ISTUSTO WAXKALO LAIMOW

  • @guledwalqiye
    @guledwalqiye 6 дней назад

    Xqq

  • @naciimacismaan1337
    @naciimacismaan1337 2 года назад

    Ustaad mahadsanid