Ustaad ayuub Allah ha ku barakeeyo macalin nolasha kuma dhibto abid walal wax badan baad inoo faa'iidaysay waan macalin abaalkaaga ma gudi karaynee Allah jannatul fardaawso hoygaaga ka yeel 🤲🤲🤲🤲❤❤❤❤❤❤
Ustaadoow waxaanba mooday intaa aad ku hadleyso inaan anigu ku hadlayo, sxbteydi hore waa macalimadeydi dumarka, waxay i bartay casharro aan waligey gabar kale ka barteen, xariir i xanuunjiyo iyo gabar hadal igu xanuunjiso iyadaa iigu dambeysay, suuro dhan meelaa iska dhigay, qof cusub ayaanba noqday toos baan u xuub dhacsaday, hada boqor cml la ii ikraamaa alx
Walhi marka qof ka aad arkaysid iyo markaa maqlaysid iskumid ma ahan marmarka qaar anoo dhagaysanayah baan niyada ka mashqulaa markaas baan ku wareeraah waxa laga hadlayay
@@Ymc.harwayne hah iga rali noqo walale 🙏 massagekaygan an ku so qorayna wan tir tiri dona dadka iska mid ma ahan aniga marba hadan maqlayo waxa la shegayo video maba daneeyo
Haaa Wlhi Aniga Gabar Dhageysanyo Oona Raali galiyah Waliba Anigon guri u degin wali Bishiiba Mar Aan is Aragno wayo Qurbo Ayan Joognaa misana Shaqo Ayaan ku masqulsanahay Sacudi joga Mar walbo Qaladka Aniga Ayuu Dusha iga Saar muran Hadii ladhahana Afka Ayuu I gosta Ama Hadalka Ayuu iga Xitaa Yacnii inaan Kala tagno Ayu igu handadaa waxuu Ii mujiya Inan Saas iskula socon Karin mana kamaarmo
Walahi anigaa intaba xaqiijiyey Waxaan xasuustaa waagii hore In dumar waxlasta usameeyn jiray lkn dhaantood aan ku qasaaray Lkn kadib waxaan toos u abaaray shaqadeeyda iyo cibaaadadeey uga dambeeyn waxaa dhacday inaan aniga liisku keey dagaalo Oo aan wadanka diiq ka noqday Ragoow is adkeeya dumarka waxba maahinee
ustaad ayuub WAXAN KA MID AHAY DADKA SIDA JOOGTADA KUGU XIDHAN EE TALOW SIDE U HELA LAMBARKAGA WATSAPPKA SI AAN KU WAYDIIYO TALOOYIN AAN RABO IN AAD IGA TALO SIISID
Caddoow! commentiyada noocaana waan ku qoslaa markaan arko channelkaan wll PODCAST weeye si faahfaahsan ayaan mowduuca uga hadlaa dad badanoo kale ayaa raba channelka kale hadaad rabto ka daawo kuwo intaan ka gaaban mahadsanid.
Walahi anigaa intaba xaqiijiyey Waxaan xasuustaa waagii hore In dumar waxlasta usameeyn jiray lkn dhaantood aan ku qasaaray Lkn kadib waxaan toos u abaaray shaqadeeyda iyo cibaaadadeey uga dambeeyn waxaa dhacday inaan aniga liisku keey dagaalo Oo aan wadanka diiq ka noqday Ragoow is adkeeya dumarka waxba maahinee
Nimanka sanadadaan jiro nagaha ee lamurmaan subhana'allah!
Gunaanadka mowduuca waa inaa ahaano Sifaadka uu leeyahay ninka ragga ah ee gabadha ay kudayan karto ❤❤❤
Ragoww shaxda hala Fahmo Ramadan kariim🥰💯🙌
Xaqiiq ayuub waxan ku soo biiray chanel yadada 2018ilaa hada
Sxb thanks for ever ❤️
Marshall.allaah jazakallaah jazzaa brother. Si fiican baad u abaartey .waxkastana waxaa muhiim uah samirka iyo dulqaadka
Mashaallah run baaba sheegtay walaalkey allah ku xafido
Ramadan mubarak ❤All Muslims
aad bad umahad santahay wan ka ahan wayey inaan wax kafaido aana kumahad celin liketana aan kugu dhiiri gelin💯🙂
Mashaa Allah
Wallahi Nin Nolosha wax badan ka Og Codkiisana Dahab Yhy ILAHAY Janada haku Galiyo Sxb
Mashaa alaah. Saxib. Ayuub. Waa. Runtaada. Anigoo ah. Saxbkaada. Korneel Hussein Afgooye. Ka Soo. Salaamooyo. Windsor Ontario Canada 🇨🇦
جزاك اللهُ
Mashalaah wllkey waad mahada santahay ❤
Legend baa tahay walale ❤
mzhallaH mclin Ahmed ayuub guuleyso lapada daaroodpa mclin waynu kulmi ashallaH mar uun haddi uu wadku nadaayo
Masha Allah Tabarakallah wlhi waa Tan i heysato Thank you So much my Teacher Nolasha kuma Ciisho 😔😍😘
walalkey ayub axmed allah haku xifdiyoo ramadan mubarak 🎉❤
Masha allh guulayso wllky❤❤❤
Ustaad ayuub Allah ha ku barakeeyo macalin nolasha kuma dhibto abid walal wax badan baad inoo faa'iidaysay waan macalin abaalkaaga ma gudi karaynee Allah jannatul fardaawso hoygaaga ka yeel 🤲🤲🤲🤲❤❤❤❤❤❤
Asc Ayuub mashallah❤❤❤
Asc Ramadan Mubarak guleesoo kusoocoo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Shugran wll ayub ahmed
Mashallaha wllo ayuub iyagana warkooda nasii kaaligii waad siisee.
Anaga warkeenu waa hal baal markii iigu dambaysay mar horaa dhamayseen baalkaas baalal cusub in la qoro ma ahane🤣 haye insha Allah
@@ayubAhmedPodcast fari kama qodna warkiina ayuubow.
Ustaad nuucaas ma thy 😂😂@@ayubAhmedPodcast
Zxp cusub ❤❤❤
Thanks 🙏 wll waa sax
Thank you Abowe Ramadan Kareem
Nin wax badan og sharaf iyo karaamo wll lkn aniga raali ahow iguma adka allah amarkii
Rasuulkena salsalu hale wasalim waxoo yiri xaqba kudoode dooda iskaga tag guriyaa jinada kahelee m.a ayuub ustaad
Ramadan mubarak
walhi aniga ayeey igu dhacady
Sal udhig nololeedba ah :
(Qofka aan naftiisa kor u qaadin ciddina kor uma qaado)
Mahadsanid ustad ayuub
Ustaadoow waxaanba mooday intaa aad ku hadleyso inaan anigu ku hadlayo, sxbteydi hore waa macalimadeydi dumarka, waxay i bartay casharro aan waligey gabar kale ka barteen, xariir i xanuunjiyo iyo gabar hadal igu xanuunjiso iyadaa iigu dambeysay, suuro dhan meelaa iska dhigay, qof cusub ayaanba noqday toos baan u xuub dhacsaday, hada boqor cml la ii ikraamaa alx
Legend
Anoo kalaa tahy 😅😅😅
Legnd Qoftasi way ka ajarsatey kkk😅
Rali ahow 😂😂😂 yaa dhihi karo halmar xitaa makaro😂
🤣🤣🤣🤣
Dabcan hadal muhiima 💯
Saxabka xalke adaay imbadaan ayan ku doonayaa Saxib
Shukran ustaad ayuub
Mansha Allah allah haku barakeyo
Jazzakallah khar
Shurank wa Ramadan Mubarak😊😊
Shugran wllkey❤
Sxpkeygiyoo ayub qeer alaha kusiiyo hdii naagteeda wx yaabo necbahay aan kagala kulmo hdaa kawaaniyo eesen kajoogeen seenyeelaa sxp iisojab
Masha Allah
Ustaad ayuub
Arin muhiima ayaad taabatey ayuboow allh ha ku anfaco intii ku dhagaysateyb
Qof qiima wayn leh ayaaa tahay wll❤❤❤😊
Cabqari baad tahay allaha ku barakeyo ❤🎉
Ayuuboow wll waxaan ku waydiiyaa dumarka ayakuu ku jecel miyay san mobilka ka qabanin mise waxbaa jira
ayuubow wll waxaan kaa cod sanayaah inaa kamarida soo horfarisatid si u gacnka hadalkaga ula soconoh
Walhi marka qof ka aad arkaysid iyo markaa maqlaysid iskumid ma ahan marmarka qaar anoo dhagaysanayah baan niyada ka mashqulaa markaas baan ku wareeraah waxa laga hadlayay
@@Ymc.harwayne hah iga rali noqo walale 🙏 massagekaygan an ku so qorayna wan tir tiri dona dadka iska mid ma ahan aniga marba hadan maqlayo waxa la shegayo video maba daneeyo
Muhimadu wa inad hadalka xogtisa maqlayso wllo
Ustaad mhdsanid
Wll ayuub shukran🔥
Wll adoo mahadsan Spotify podcast ma inoo soo dhigi kartaa?
Wll Luul Mahadsanid waan ka shaqayn hadii Alle idmo waan idinla soo socodsiin
Maa shaa Allah tabaaraka Allah raggow maqlaa wiilkaaan runta ayuu idin sheegaa waa hadaad talo doonaysaan😅
Dumaroow gar qaata idinna OO mawduuca feminist ah Iska dhaafa raga Ilaahay baa waalid idiinka dhigaye...😅
the baste vidoo
the baste vidoo
Msha allah
Tnx ustaad❤
Masha Allah Brothers
ManshaAllaha
Away ayuub xagee lagahelaaa qiso ayaaan kuhyaaa
Ayubow qisadeydi snapshot ayan kuugusodiray maxa iigu soo jawabi waysi
Wll xagee iigu soo dirtay ma snapchat mise instagram raali noqo waan ilowsha badnahay mashquul dartii?
Wllo inaa ila taliso ayn rabay xage kala so xirira@@ayubAhmedPodcast
Ustaad xidhiidhka ragga iyo dumarka u dhaxeeya mxad ka aaminsantey? Mowduuc gaara nooga soo dhig iyo sababahaba@@ayubAhmedPodcast
Wll Snapchat ayan kuugu soo diray
Ayub wll meel suaal lagaweydiin karto oo lagala soxariiro majirtaa adoo mhdsnd hooyo sonaliyed sual qabto ahee?
Shamso wll snapchat ayubaxmed1
dhiiragaliyahayga ayub axmed
Haaa Wlhi Aniga Gabar Dhageysanyo Oona Raali galiyah Waliba Anigon guri u degin wali Bishiiba Mar Aan is Aragno wayo Qurbo Ayan Joognaa misana Shaqo Ayaan ku masqulsanahay Sacudi joga Mar walbo Qaladka Aniga Ayuu Dusha iga Saar muran Hadii ladhahana Afka Ayuu I gosta Ama Hadalka Ayuu iga Xitaa Yacnii inaan Kala tagno Ayu igu handadaa waxuu Ii mujiya Inan Saas iskula socon Karin mana kamaarmo
Asc
Ustaad xidhiidhka labad qof u dhaxeeya maxaad ka aaminsantey ee ragg iyo dumar inay wada socdaan❤
Inuu yahay sida qofkaa rabto lagu doorto nolosha uuna maro sida Alle ina ka rabo laakiin 90% ma dhacdo wakhtigan aan joogno.
Waxa tahay ardada cumar inshaar
Laba murantay masawday 😮
M.a thank you
Tu es vraiment génial ❤
What is language is this
@@maxamed19ibFrench
✅️👍
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Walahi anigaa intaba xaqiijiyey
Waxaan xasuustaa waagii hore
In dumar waxlasta usameeyn jiray lkn dhaantood aan ku qasaaray
Lkn kadib waxaan toos u abaaray shaqadeeyda iyo cibaaadadeey uga dambeeyn waxaa dhacday inaan aniga liisku keey dagaalo
Oo aan wadanka diiq ka noqday
Ragoow is adkeeya dumarka waxba maahinee
😅😅😅😅 war cusub
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ayub shaqsi qiimo badan
Masha Allah walaal sare ♥️
ustaad ayuub
WAXAN KA MID AHAY DADKA SIDA JOOGTADA KUGU XIDHAN EE TALOW SIDE U HELA LAMBARKAGA WATSAPPKA SI AAN KU WAYDIIYO TALOOYIN AAN RABO IN AAD IGA TALO SIISID
Yaaa intaa ka dhaadhicinaya 😢
😂😂😂
Waa.hadal.dhab.ah.mahadsanid.waatalo.raganimo
Hala murmin
Erqyga " muran " in aad qeexdo baad ubaahantahay
ina adeer intaan iri inay ku filan tahaan moodayey
Sxp ayuupow Qiso adi kugu Dhacday bal inoga shekey😢❤
Waad heleysa video hore soo eeg lph
@@QAYS____SHELPY mahadsanid sxp
❤
Aad iyo Aad
Dulqaad yuuka adagyahay nafis xadixajo kuqabato ubahatid musqul haduu bananka soocaririyowo gogoshisa ukunafisa
wll itee kula so xariiri
ayubo nio😢
Ayanle
Hal mowduuc le ka hadlesaa e soogabi videoyada hadakdib I.a
Caddoow! commentiyada noocaana waan ku qoslaa markaan arko channelkaan wll PODCAST weeye si faahfaahsan ayaan mowduuca uga hadlaa dad badanoo kale ayaa raba channelka kale hadaad rabto ka daawo kuwo intaan ka gaaban mahadsanid.
Ayuubaw lambar kaaga whataapp

kkkkkkkkkk