Macalin aan isoo hor istaagin wax badana nolosheyda ka bedelay aayd thy halka macalimin badan oo jamacaded ama school khaar kamid ah oo isoo horistagay ay nolosheyda waxba ka badalin allaha kaa abaal mariyo ustaad ayuub inbdn ku duceyey
M.a wll Ayuub alle haku barakeeyo, teeda kle waxaan kaa codsan lahaa ama aan codsan laheyn inaat sidaan oo kale buugaagta wanaagsan ama fiican aat soo koobto sidaan oo kale i.a, Jazaakalaah wll Ayuub.
Some of the wisdom quotes👇👇 If you can't find Joy where you are. It won't be waiting for you where you are going. If you lack Joy when you have nothing. You won't find it when you have everything. There is joy in every moment if only you are patient enough to seek it if only you are wise enough to choose it. The fool seeks joy in the distant, the wise find it in the present. Don't postpone your joy until some perfect time in the future when you've gotten all that you desire and become all that you've always wanted to be. Regardless of where you are or what you have or what you are going through, be joyful. Let the joy of Allah dwell in you. Let it find expression within you. True Joy is not measured by what you have or where you are, but by who you have. And when you have Allah, you have everything. If you carry joy in your heart, you can heal every moment, you can attract all that you desire, you can get in the present what others seek in the distant. Joy is not what you find at the end of the road, it's right here, right now. FIND IT, LIVE IT!
I have read this book i have gained alot knowledge i mean i can say this book opened my eyes . I also recommend everyone to read this 5star book. Thats may rating thanks
Sheikh Arab ah ayaan ka dhagaystay aduunka ilaa intaa doonto shaqayso 2 shardi lagaa raba 1 cibaadada Allah ha ilawin 2 xalaal ka shaqee bas xaqa dadkana iska ilaali
Wlhi waa the best book I have ever read khyr badan Allah haka siiyo walalki qoray.
Waa cajiib sida uu noloshaada aakhiro iyo ta addun iskugu xidhayo.
Hagaajinta cibadaada, cabsida Rabbi sw iyo waxyaalaha barakada nolosha keena inay ka mid tahay,hagaajinta niyada iyo waxaad rabbi ka filanayso.
Sadaqadu keliya inaysan ahyn maal aad bixiso lkn waqtigaaga ayad sadaqo ka bixin kartaa, talo wanagsan aad qof siisay bay noqon kartaa, caawin aad caaiwsay bay noqon kartaa aad xoogaaga sadaqysay.
Salaatu layka iyo sida aad jadwal wanaagsan ugu samayn karto hurdadaada ayuu iyadana si wanaagsan uso gudbiyey isago khibradiisa iyo wixii u shaqeeyey ku lamaaninaya.
wll issagoo somali ah mala heli karaa?
Aby intee laga helaaya qof nairobi joogo
Asc walaal qaali ma iisheegi kartaa meel aan kahelo buugan
5 sano ka hor ayaan ayuub ku soo xirmay anoo kaligay ah oo nolasha igu dagtahay ayaan dhiirigalintiisa dhagaysan jiray ilaa markii danbe ay hurdada iga kicisay oo niyada galiyay idka fadhi inuusan waxba ii tarayn oo waxa markaas iga maqnaa anan isk raacin oo wax qabsadaa kadib wan dadalay sanado kale xanun badan isoo maray malin murug ahaa malin daal ahaa malina kufayay dhacayay aqiiran wax waan qabsaday wan ku guulaysaty inan meel iska soo saaro kadibna waxaa dhahcday wixii aan alle ka baryi jiray 7sanandood in alle isiyay si yar oo waliba dhib yar alxmdulaah lkn walahayga waxaan idin sheegayaa wax haday kugu adkaadan kow samir labo ilahay mar walba bari ha daalin baryada rabi sadex shaqayso ha ka dul oynin dhibka kugu dhacay walahi waa guulaysanaysaa intaas hadaa sameyso 7years iyo waliba biloyin ayaan soo samrayay ilaa manta aan guulaysatay dhan walba alxmdulah walal ayuubna aad kugu mahad celinaa becouse waxaa ahayd dadkii i kiciyay dhiirigalintada manta waa ramadaan 22ilahay waxaa jecdhqy ha ku siiyo waligana sidaas u wangsanow dad ayeey badalysaa hadlkaas wangsan
Ilaahay haku siyadiyo wllo guushada aad gaadhay inagana Riydeyna Rabi ha inoo Rumeyo Aamiin yaarab insha Allah. ❤👌👍
@@nawaalcabdi2798 amiin xabiibtii ❤️❤️
Alaha kuu barakeeyo
@@hibocnuur1146 amiin yaa rabii
Hamplyo xppti ilahey haku barakeeyo
Markan Arka muqalada waan ku farxa mnsh allah keep going Ayuub ♥ 🙏 ❤
Jazakallah dhiirigaliye Ayuub Ahmed
M.a mahadsanid walaal
Macalin aan isoo hor istaagin wax badana nolosheyda ka bedelay aayd thy halka macalimin badan oo jamacaded ama school khaar kamid ah oo isoo horistagay ay nolosheyda waxba ka badalin allaha kaa abaal mariyo ustaad ayuub inbdn ku duceyey
M.a ustad allah cimriga ha dhereyo 🤲wlhi wax bdn ban ka faidaa xaqiqdi👈🥰
Mahadsanid ustaad aan ibdn wax ka faaiday jeclan lahaana inaan mar waqtigaga waqti iga siisid si aan wax badan oo iga dahsoon kaga faaido mahdsnd
M.a wll Ayuub alle haku barakeeyo, teeda kle waxaan kaa codsan lahaa ama aan codsan laheyn inaat sidaan oo kale buugaagta wanaagsan ama fiican aat soo koobto sidaan oo kale i.a, Jazaakalaah wll Ayuub.
Shukran wlll
Ustaad Ayuub Ahmed Allah haku barakeeyo sidaad wanaaga walaalahaa ula jeceshahy wll
Ustaadi allah ku sharfo keep going
Macalin illhay ku barakeeyo
Masahllha 😍 😍 😍 😍
Jazaakallaahu Khayran brother 🙏
Some of the wisdom quotes👇👇
If you can't find Joy where you are.
It won't be waiting for you where you are going.
If you lack Joy when you have nothing.
You won't find it when you have everything.
There is joy in every moment if only you are patient enough to seek it if only you are wise enough to choose it.
The fool seeks joy in the distant, the wise find it in the present.
Don't postpone your joy until some perfect time in the future when you've gotten all that you desire and become all that you've always wanted to be.
Regardless of where you are or what you have or what you are going through, be joyful. Let the joy of Allah dwell in you. Let it find expression within you.
True Joy is not measured by what you have or where you are, but by who you have. And when you have Allah, you have everything.
If you carry joy in your heart, you can heal every moment, you can attract all that you desire, you can get in the present what others seek in the distant.
Joy is not what you find at the end of the road, it's right here, right now. FIND IT, LIVE IT!
M.a ustaadkeena ilaahay hakubarakeeyo
Ustaadi allaha ku barakeeyo marka xagee baan kahelayaa oo toos ah buugan
Amazon haddad qurbaha jogto lkn magaranayo wadankii markad jogtid mashad kaheleysid
جزاك الله خير wll ayuub
Masha allah ustaad mahdsnid
Masha allah jasaka laah khar
Wilka wa ku xiranahay Allah ku barakeeyo bowe
Firsta comment macalin ramadaan kariim
SUBSCRIBE iisaar wll
Waa muhiiim
Mahadsanid walaal.
Inaad xanuuzantahey ilatahey Alle ha ku caafiy0 uztaad
Haaaa wuu xanunsanyahay u ducee sis
Macha Allah wll mahasanid
Masha allaah 😍😍
Wan kusalamy walal ayub
Really this book is amazing, waan wadaa buugga waxna waan ka faaiday.
Buuga magaciis
Saxiib buugu english ahan bu ku dabacen yahy miya
The Productive muslim
@@shavshtoak7788 The Productive Muslim ayaa ladhahaa walal
M.a macalin
Ma.allh mahad sanid jzakalhu khyrul jza allh haku xafido adi I.o intii Muslim ah
Is badalka noloshu wax yar maaha qof walba uu fahmi kara ✅✅ change of life and think of time 🏷🏷
Mnsha allh
Keep going
m.a ustaad aad io aad ugu mahadsanthy alla kasokow sida aad nolosha waxbadan igabadashy allah ku xafido Waxaa thy mid kamid ah macaliminteda midkii igu wanagsanaa sida macaliminta dugsiga qur'aanma ookle macalin 🙏🙏🙏🙏🙏
Keep going ayuub
Wcs wrwb wll ' Jazakallaah khayr Dhiragelintada & sidad inogu Cawineysid sidan u guuleysan lahayn Mahadsanid markale wll.👌👍
M.a jazakallah
Mahadsanid wllo ilahay ha noo kadayo wll
Jazakalah wll ayub ilhay danbigag ha dhaafo runtii waa buug cajiib ah pdf na uu leeyahay waa bil ramadan dhaman muslimiinta aduunka ku nool ilahay dhibatada haka dul qaado amiin yarabi
Wll wan u bahanay buuga side ayan u helaya wll
Google ka soo degso PDF waa ka helee
The productive Muslim ku qor waa arkeysaa Mohammed Faris Insha Allah
@@Maxamedshiine7 wll af mahey buu ku qoran yahay please
@@yasminemahamud1332 af English ayuu ku qoran yahwy wll
My teacher ❤
mnsha allah sxb horey u soco
Thank you teacher🥰🥰🙏🙏🙏❤❤❤💯💯💯
First person
Wad mahsanthy walalo
m.a keep going tagero 1 bn ku ahay🥵❤️
Thank u❤
Thank you! brother
Masha allah shugran pro
Masha allah dear teacher 🙏
Ayub cod kaga manta wu sibedeley 🤚
Thank ❤️💯
Halkeen ka helayaa wll buuga
I have read this book i have gained alot knowledge i mean i can say this book opened my eyes . I also recommend everyone to read this 5star book. Thats may rating thanks
Keep going pro
mashallah keep going bro
Shugran wllo afsomali maku qoranyahay
Absolutely 💯 is true!
"Jaza Allah khair my chum se English language-tii miyaad is ka dhaaftay, balankii aad ummadda, la hortimid."
Sheikh Arab ah ayaan ka dhagaystay aduunka ilaa intaa doonto shaqayso 2 shardi lagaa raba 1 cibaadada Allah ha ilawin 2 xalaal ka shaqee bas xaqa dadkana iska ilaali
MA AF SOOMAALIBAA
Allow kubarkee ayuub
Wll codka hada kadib + 5 dheh ✌️
Jazakallah walaal ayuub wllo codkaaga wuugaabanyahay videow yadaada codkaaga kor ma uqaadi karta please
mahad sanid in badan💫😊
❤❤
Asc wll inte kahela
wll si gaar ah ayan donaya in an kula hadlo
🥰😍🤩
Buuggaa inoo soomaaliyee wll
Turjum si ay uga faaisaystaan dsdkeenu
Walal buuga asigoo afsomali mahelikara ama pdf
M.a
Wllo wan goku xiranahay nagin ka hadal dadka isqaba wllo bls
Halke ayan ka helaya buuga wll
Xge kaheli karna buuga wll
asc ustaad ramadan kariim boogan xagaan ka helikara
bugaa halkee ka heli karaa?
Suheybow waxaa rabaa inaad ii tilmaanto buugan qiimaha badan ee the production muslim mahadsanid
Wl ayub 😞
Wll xagen ka heli karnaa
wan ka helay google ka
Macalin codkada wuu is badalay hargab miyaa allah ku cafiyo❤🎉😂
Hargab ayaa haya u ducee
Wcl bro
Wllo xage gala soo xidhidha talo ayaan kaaga bahanahy plz
Instagram-kiisa kala xariir Dee wll
Halken ka heli karaa 🥺
My mentor, where i can get this book $ the productive Muslim"
Join the bookclub,, it's available there
@@mohakhalif319 bookclub kaa muxuu ahaa wll waan doonayaaye
@@abdinaasirmuhyadiinhassan6582 can I direct u?
@@mohakhalif319 waa intee bro annigaba wan jeclaan lahaa'e?
Iso ducey murad ayan leyhay 😔😞
Allha ku sahlo
@@abubakarali0fficial730 mhdsnid huno
manta codkaga masaxna mahargabki ayaa mel kusartay niyhow
Third comments sxp
Asc
Pdf makahali kara akhi .???????
Buuga inte ka heli karaaa
Cunaha Kala goay 😢suu wax fcn noga sogudbineyey
maclin intee ka hela
Walal bugan aso af somali ah mano sartiid ado mahad san
Way Wanaagsan tahay Haddiiba Isagoo Somaliya la Helaayo Oo Turjum
Halkeed laga helaa asigoo turjuman wll
BᴜᴜGᴀ xᴀɢᴇᴇ Lᴀɢᴀ Hᴇʟᴀᴀ 😰
Buuga magaciisa ama ISBN numberkiisa fadlan igu caawina
The productive muslim
Fadlan markaad doobayso codka kor oqaad