Maxkamadda Sare Ee JSL Oo Ansixisay Natiijadii Doorashada Madaxtooyadda Somaliland

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 окт 2024
  • KALA SOCO HORN CABLE TV WARARKI UGU DANBEEYEY , HEESO , MUSIC, IYO WALIBA DHACDOOYINKA KU BIIR FACEBOOKAYAGAN / horncabletvhctv AMA BOOQO WEBSITE KAYAGAN
    www.horncable.tv/

Комментарии • 17

  • @cabdiraxmanmukhtar195
    @cabdiraxmanmukhtar195 6 лет назад +6

    Waan hambalyaynaya maxkamada sare hawsha ay uu hayaan umada somaliland.

    • @sayidxamse192
      @sayidxamse192 6 лет назад

      Cabdiraxman Mukhtar Haa wan hambalyaynaynaa

  • @khaalidniyoofficial781
    @khaalidniyoofficial781 6 лет назад +3

    Waa wadani

    • @korneabdi6425
      @korneabdi6425 6 лет назад +3

      Khaalid Maxamed waaku sidee muuse waa madaxweynaha Somaliland miyay daan sabraaynba

    • @aduunchannel3008
      @aduunchannel3008 6 лет назад +1

      +C/qani Jaamac niyow inaga maaha dee khaalid fahan cidwalbana how jawaabine

    • @puresomalilander4351
      @puresomalilander4351 6 лет назад +1

      C/qani Jaamac kkkkk

  • @khaalidniyoofficial781
    @khaalidniyoofficial781 6 лет назад +3

    Ciro guushu weeyi

  • @am3nkaldar833
    @am3nkaldar833 6 лет назад +4

    Guul muuse
    Codkayaaygu muu qasaarina .
    Ucid waddni hhhhhh Don

    • @Bashaar4
      @Bashaar4 Год назад +1

      2023 codkaagu ma khasaaray mise muuse weli qabyaalad bad ku taageeray?????

  • @saleebaanmaxamuud4119
    @saleebaanmaxamuud4119 5 месяцев назад +1

    Ucid guushu weeye

  • @alisahardidi1910
    @alisahardidi1910 6 лет назад

    Idinka iyo wariyaha Jeeganta isu hambayeya ileyn waxaad ku heshiiseen xaqdarada.

  • @waddanidhaba9175
    @waddanidhaba9175 6 лет назад +1

    nac nac war nacala maxkamda iyo futadeeda ku taala sacad muse ayaa isku camiirya meesha xaaraan iyo tuugo iyo u fataalnimda imaaraadka marna iska dhiigaya ciidan marna komiishan marna maxakamda war waxanii waa qudhun cid idiin ashgatoonanysa ma jirto cid idiin ictiraafsana ma jirto ee waa la idiinka tashanyaa tuugayhy ..nacala maskaxada iyo maalka maalikntii hargaysa cabdilaahii askar siigaarka lgu bakhtiinyey hargaysa dheedeed soo furan karii wayday ee dadka somalilandata runta ah u yeedhtaya ....sacad muse waa tuugta nabada ku faaxada maalintay ay nabad tahay iiyagaa siidi munaafqiinta dhex booday maaliinta ay xabdu dhac leedahy ee adagna waa fayfka iyo orodka kalaab

    • @hallohamse4213
      @hallohamse4213 6 лет назад

      waddani somalilandar dhaba adiga mawaxa kaagadashiinayay guuldaradii wadani fifa Republic of somaliland forever for life marabno nin xamar laga soo abaabukay waxaan ubaahanahay nin reer xamarka cadaaba fifa my people somalilanders

    • @tumaayetumaaye2272
      @tumaayetumaaye2272 6 лет назад +1

      waddani somalilandar dhaba, Adigu ma qabiil baad u hadlaysaaa mise jamhuuriyadeena somaliland wanaageeda anba walaal wadani waan kula taageersanahay sadexda musharaxna wuxuun bay u tartamayeen somaliland siday u horu marin lahaayeen ninna umuuu tartamayn in uu reer kiisa hore mariyo walaal ee shaydanka iska naar kii guulaystaaba wadankeena ayuun buu matalayaaan sxb thanks.

    • @arahmanmohamed896
      @arahmanmohamed896 6 лет назад +2

      anaaa idinka yaqaanoo waa mid lanagaba oo hoyadii ugu soo shekaysay sheeko malawala kkkkkkkkkkk viva muse biixi viv sacad muuse down jahilinta h/yonis cirro cabaduuuuuuuuuuuuu kkkkkkkkkkkkkk

    • @somalilanderadinacabdi3722
      @somalilanderadinacabdi3722 6 лет назад

      qadadwayn badtahay naga dhex bax magacana noo dhig qashiinyohow

    • @ZakariaMohmud-j1u
      @ZakariaMohmud-j1u День назад

      Ma tashateen wll 😂❤😊