Ku dhawaaqista natiijada doorashada.flv

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 фев 2025

Комментарии • 27

  • @muhiyodinsaeddjfhrtduiehud2523
    @muhiyodinsaeddjfhrtduiehud2523 7 лет назад +2

    maansha allaah alloooow cadwga jebi jebi oo jebi xassaddkooew alla hakujebiyo aaamiiiiin

  • @Cawlmediachannel
    @Cawlmediachannel 2 месяца назад +1

    Alle haw naxaristo mudane madax weyene siilaanyo😢

  • @waris5yyhussien613
    @waris5yyhussien613 7 лет назад +11

    Maxamed gulled hadalkaga soo uqurux badna ayad gadaal kaga ciyaartey aboowe reer koonfurkana alla ayey leyihin wallahen somaliland waxan u rajeyn hore mar wacan iyo ictiraaf insha allah madax weyne qeer qabo

  • @hoobaanhawd
    @hoobaanhawd 7 лет назад +3

    Guuliyo gobanimo somaliland

  • @kiinabdi3193
    @kiinabdi3193 7 лет назад

    Guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul. Kulmiye. Mudane madaxwayne muuse biixi abdi

  • @mustafalphacabdi109
    @mustafalphacabdi109 7 лет назад

    Dorashadani mid xora oo xallala may ahayn lkn wanu iskA samraynaa reer waddani haneeya muj mbc u haneeya

  • @xaajicawil
    @xaajicawil 14 лет назад +3

    mansha allah ilahay ayaa mahad iska leh, sida habsamida ah ee ay u qabsoontay doorashadu ilahayna waxaan ka rajaynaynaa guul,barwaaqo,nabad waarta insha allah, somaliland guuuul dhammaaantiin

  • @soolmediainc49
    @soolmediainc49 4 года назад

    kk mahdi guleed ma noocaasbuu ahaa

  • @hamseabdalla4333
    @hamseabdalla4333 4 года назад

    Mahdi guuled Raysal wasaare ku xigeenka maanu Ahayn ninka ku soo dhawaynaya gudoomiyaha

  • @sahalcali4196
    @sahalcali4196 7 лет назад

    Iminkana 2017 waa Kulmiye ayaa guulaystay

  • @abdallaahmed9032
    @abdallaahmed9032 7 лет назад

    Kudhawaaqid kumeel gaar ah ???

  • @khaliifxirsi6668
    @khaliifxirsi6668 5 лет назад

    Mahdi guuled aaway maanta

  • @waris5yyhussien613
    @waris5yyhussien613 7 лет назад +1

    Dhallaanki snm adigaa mudan wallaal mcn

  • @suleimanabdirahman6929
    @suleimanabdirahman6929 7 лет назад

    KDQ 2010 waxay 100% ka wanaagsanaayeen kuwan 2017
    Rag waa raggii hore

  • @Samatar85
    @Samatar85 14 лет назад +5

    Guushan soo hoyatay miyaanay ahayn mid soomaali oo dhan u soo hoyatay?, miyaanay cadaynayn in dadka soomaalidu ay yihiin kuwo ka mid ah, dadawga ugu faridsan uguna dulqaadka iyo tixgalinta badan qaarada africa? miyaanu ALLE ha u naxariiste Adan cadde ahayn madaxwaynihi ugu horeeyay taariikhda qaarada africa ee inta tartan lagaga helay, si sharaf leh oo nabad galyo ah xilka C/rashiid ugu wareejiyay?, hase yeeshee waxa sharafta iyo aragtida soomaali laga haystaba aduunka ceebeeyay REERKOONFUR !!!

  • @aaminamuuse4095
    @aaminamuuse4095 7 лет назад +1

    Beenaale kan wax soo dhigayow taariikhda ma in aan la garanayn baad moodaysaa

  • @hawraarsan5093
    @hawraarsan5093 7 лет назад

    Kulmiye guuuuuul

  • @xashkamadiinamunawara1729
    @xashkamadiinamunawara1729 7 лет назад

    Somaliland guul kudaya sho mudan maashalaah

  • @xashkamadiinamunawara1729
    @xashkamadiinamunawara1729 7 лет назад +2

    Somaliland and Somalia is Two country you know