Wareysiga Madaxweynaha Somaliland ahna Musharaxa Xisbiga Kulmiye ee Muuse Biixi Cabdi | BBC Somali

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 10 фев 2025
  • Madaxweynaha Somaliland ahna musharaxa xisbiga Kulmiye oo markii ugu horeysay weriyaha BBC-da Cabdiraxmaan Cali Dhimbiil uga waramay dagaalkii Laascaanood iyo heshiiskii is-afgaradka ay la yeesheen Itoobiya.

Комментарии • 1,4 тыс.

  • @ahmedsheikh9356
    @ahmedsheikh9356 3 месяца назад +58

    As a Somali Kenyan 🇰🇪🇰🇪 I’m really proud of my Somalilander brothers and the progress with peace and democracy they have done all those years. I say Guul inshalah and we Somalis are supporting you Viva Somaliland from Isiolo Kenya!!!

    • @Burcad
      @Burcad 3 месяца назад

      😂😂😂😂😂😂

    • @Zakialhariir-w6l
      @Zakialhariir-w6l 3 месяца назад +2

      Thank you for your incredible pride in Somaliland's progress! Your support embodies the strength of our unity and inspires hope for a brighter future. Guulaysta guys Inshallah!

    • @clmaalikmukhtaar5145
      @clmaalikmukhtaar5145 3 месяца назад +1

      Waxkasta hortood luuqada inaga sax meesha ma yurubiyaan baad ku aragta .
      Cabdi jaamacow anagu kenyan waxba kama rabno ethiopiana hadalkiisa daa markaa xeryahaa quxuuntiga iska jooga .

    • @Zakialhariir-w6l
      @Zakialhariir-w6l 3 месяца назад +1

      @@clmaalikmukhtaar5145 ar wa Somali Kenyan weeye hadu fahmayo isgaba kuhadliha malaha😂

    • @gaandiabdi7906
      @gaandiabdi7906 3 месяца назад +1

      Yaana lagu cunin orom yahow

  • @adnanhaji7072
    @adnanhaji7072 3 месяца назад +122

    Marka madaxwaynuhu uu waraysi caalamiya bixinayo wuxuu matalayaa dhamaan shucuubta somaliland markaa waxa inala gudboon inaynu ureebno comment fiican oo bilaa mucaaridad ah wixii dhexdeenaa waxaynu kula xisaabtamaynaa gudaha 👏

    • @adammursal4106
      @adammursal4106 3 месяца назад +13

      Caqliga Allah hakuu siyaadiyo, waayahan dambe qof sidaa u fekeraa maba jiree.

    • @Samatar4
      @Samatar4 3 месяца назад +7

      Habar awal buu matalaa kaliya
      Dhulkayaga siin mayno oromo anagu idinku siiya kiina.

    • @nuurajama-jm7gy
      @nuurajama-jm7gy 3 месяца назад +1

      Muse wuu tagtay hadalkiisu wax faaido MA leh

    • @SubeerMuuse123
      @SubeerMuuse123 3 месяца назад +5

      Madax wayne guul iyo gobonimo

    • @CabdisalanSiciid
      @CabdisalanSiciid 3 месяца назад

      Muuse jaahil wadahalki wxba maanan diidanayn buu kuleyhy ee somaliya noo iman weyday hada wadani buu Somalia ku eedeya

  • @sulyyyy7889
    @sulyyyy7889 3 месяца назад +27

    SOMALILAND HA NOOLATO FROM LONDON

    • @AB333East
      @AB333East 3 месяца назад

      Somaliland state of Somalia 🇸🇴

    • @Maxamed-gs9nu
      @Maxamed-gs9nu Месяц назад

      5:20 😊

  • @ayaanibrahim8735
    @ayaanibrahim8735 3 месяца назад +67

    MADAX WAYNE SOMALILAND ILAAHAY HA KU XAFIDO ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @sahraabshir1396
    @sahraabshir1396 3 месяца назад +169

    Muuse wariyaha wareystey dulqaad badanaa !!!

    • @faclon.
      @faclon. 3 месяца назад +4

      🤣🤣🤣isagaa war isii kla dhamaan waayey waa ku qasban yhy hadii kle halkiisa ka dhaqaaqi maayo

    • @Ilyasmuse-d7d
      @Ilyasmuse-d7d 3 месяца назад +7

      Wariyuhu waa kacabsoonayaa madexweynaha

    • @mustapha1180
      @mustapha1180 3 месяца назад +6

      Muse bixi baanu aqoon muse inuu Ku bilaabo ayuu wax yar ujiraa😅😅

    • @mohamedabdinasir9733
      @mohamedabdinasir9733 3 месяца назад

      😂

    • @CishqiNuuriye
      @CishqiNuuriye 3 месяца назад

      Hhhhhhhhhhh wlhi raga meezha isugu yimidi si niyaday iiga qosliyeen teeda kale wariyayaazha Bbcda waxa ka khaldan wn gRan waayay ​@@mustapha1180

  • @Saynabismaaciil-k8n
    @Saynabismaaciil-k8n 3 месяца назад +42

    Libaax Africa ❤❤

    • @ilyass4936
      @ilyass4936 3 месяца назад +4

      Libaax Africa ❌
      Bisada Africa✅

    • @AbdikarimNuur-d8s
      @AbdikarimNuur-d8s 3 месяца назад +1

      Libaxa africa waa aniga

    • @abdillahiabdirahman3317
      @abdillahiabdirahman3317 3 месяца назад +1

      Madaxweynuhu waa inu dameer noqda oo astaamihiisa yeesha sabir dulqaad culayskoo la qaado ee libaax waata na waashay

    • @ammat-t5m
      @ammat-t5m 3 месяца назад

      Umal doox libaax ma noqdo eeg caruurtuu ku dilay laas caanood

    • @AB333East
      @AB333East 3 месяца назад

      @@ilyass4936 😂😂😂😂 bisada africa

  • @daoudsaad5632
    @daoudsaad5632 3 месяца назад +89

    Viva THE PRESIDENT MUSE BIXE CABDI HANOLADO SOMALILAND GUUL IYO GOBANIMO FROM DJIBOUTI 🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤❤❤❤❤

    • @L.B.I.A
      @L.B.I.A 3 месяца назад +9

      Thanks walaal, love to our peace loving Djiboutian, we can prosper together

    • @art_lto2450
      @art_lto2450 3 месяца назад +11

      Congratulations 🎊 for all Lander's of democracy walalhen Somalia 🇸🇴 inay ku daydan somaliland u rajaynayaa in.a

    • @AB333East
      @AB333East 3 месяца назад +1

      @@art_lto2450 Oromo ayaa tahay arimaha somaliya iska bax

  • @mubarakwere5689
    @mubarakwere5689 3 месяца назад +11

    Masha allah madaxwayne mbc guuul❤️

  • @OmarAhmed-hw1jw
    @OmarAhmed-hw1jw 3 месяца назад +20

    👏🏾👏🏾💯💯💪🏾💪🏾⭐️⭐️🦁🦁🦁❤️Muuse biix abdi Geesi ❤❤🎉

  • @saacidismaaciil8685
    @saacidismaaciil8685 3 месяца назад +14

    Madaxweynaha jamuuriyada barakaysan Somaliland

  • @AbdurahamaanIbroo
    @AbdurahamaanIbroo 3 месяца назад +10

    Muuse Abdii❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia 3 месяца назад +7

    Legend muuse

  • @XasanSamatar
    @XasanSamatar 3 месяца назад +13

    A wise man a story teller we believe you Mr President ❤

  • @ApdiraHmaaN_ALi
    @ApdiraHmaaN_ALi 3 месяца назад +3

    MUUSE BIIXI CABDI XILDIID🩸🔥

  • @libanmohmoud3823
    @libanmohmoud3823 3 месяца назад +6

    Legend Muuse Biixi Abdi

  • @AbdisamadAli-c7r
    @AbdisamadAli-c7r 3 месяца назад +2

    Kani waa madaxweyne biixi ❤❤❤❤

  • @AxmedYaasiin-s9g
    @AxmedYaasiin-s9g 3 месяца назад +15

    Madaxwayne aan sida caruurta aan uhadlayn muuse the legend

  • @ahmedmahamed-y1f
    @ahmedmahamed-y1f 3 месяца назад +11

    Good president Bihi

  • @aliMohamed-ev3wr
    @aliMohamed-ev3wr 3 месяца назад +3

    We love you Honorable MBC. ❤

  • @khadaradamoffcial5340
    @khadaradamoffcial5340 3 месяца назад +4

    Guusha Somaliland baaleh💚🤍❤️✊️💪💪

  • @sakariyemohamed5811
    @sakariyemohamed5811 3 месяца назад +47

    madaxweyne ku adag qadiyada somaliland 🦁..💚💛

    • @Wadaniga_1
      @Wadaniga_1 3 месяца назад +1

      Lagu khasaaray 7 sano

    • @yiiyaanmadadaal4457
      @yiiyaanmadadaal4457 3 месяца назад

      Qadyadda Somaliland waa maxay walaal?

    • @art_lto2450
      @art_lto2450 3 месяца назад

      ​@@yiiyaanmadadaal4457 inay wadan ka madax banan faderalka qabil somalia 🇸🇴 tahyy wyee zxb

    • @AxmedYaasiin-s9g
      @AxmedYaasiin-s9g 3 месяца назад +1

      Yes geesi weeye

    • @Bakar_macalin_mohamed
      @Bakar_macalin_mohamed 3 месяца назад

      adi somali maba ihide maxa kuso dhex galiyay

  • @XaawaCumar-n1c
    @XaawaCumar-n1c 3 месяца назад +3

    Geesi geesi dhalay guul guul insha allaah❤❤❤❤❤❤❤

  • @truthinyourface7345
    @truthinyourface7345 3 месяца назад +17

    Muuse legend
    Waa rageedii

  • @Fadumo-e3q
    @Fadumo-e3q 3 месяца назад +13

    Muse biixi cabdi xildid madaxweynah shanta sane so socoda guul iyo gobanimo mudane❤❤❤❤❤❤

  • @abdulkadirmukhtar7581
    @abdulkadirmukhtar7581 3 месяца назад +9

    Mudane madaxwayne MBC✊🏾

  • @MohamedMohamud-d7f
    @MohamedMohamud-d7f 3 месяца назад +3

    Walahi Fala ayaan akhriyay waa wada amaan mbc waa geesi qaran ❤

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 3 месяца назад +10

    Muuse bixi cabdi xildiid roobleh ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @CabdisalaanBulshaawi
    @CabdisalaanBulshaawi 3 месяца назад +2

    Madaxwayne markale bahogaami ❤❤❤

  • @abdirahmanabdillahi9327
    @abdirahmanabdillahi9327 3 месяца назад +3

    sharaf io karaamo Ayaad ledahay mudane madax Wayne ❤

  • @MOHAMEDALI-w2l
    @MOHAMEDALI-w2l 3 месяца назад +2

    Somalia iyo somaliland wa labo dal

  • @AmaniHalyay
    @AmaniHalyay 3 месяца назад +5

    Horta WA madaxwayne Ku adag qadiyada Somali land ❤

  • @amiiraaxlaam9032
    @amiiraaxlaam9032 3 месяца назад +22

    Muuse I love you ❤❤❤❤❤

    • @MohamedOsman-oy7fd
      @MohamedOsman-oy7fd 3 месяца назад

      And I love you too 😂
      Viva kulmiya 💚💛 and Somaliland 🎉

  • @MustafeAhmed-dh1ri
    @MustafeAhmed-dh1ri 3 месяца назад +4

    Guulayso madaxwayne Muuse Biixi cabdi 💚🤍❤️

  • @MaxamedApthiLaHi
    @MaxamedApthiLaHi 3 месяца назад +1

    Mudane muus biixi cabdi🎉

  • @hafsamahamed4104
    @hafsamahamed4104 3 месяца назад +8

    Walahi wa geesi

  • @CaliCabdilcasiis
    @CaliCabdilcasiis 3 месяца назад +3

    Muuse sunta cadawga ka ilmaysiisa
    Kulmiye guul guul guul ✌✌

  • @naeemayusuf6464
    @naeemayusuf6464 3 месяца назад +61

    Soo noqo markale Mudane Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi xildiid. Somalilanders are lucky to have you! 🙌

    • @AbdikarimNuur-d8s
      @AbdikarimNuur-d8s 3 месяца назад +1

      😂😂😂😂

    • @Ilka--case
      @Ilka--case 3 месяца назад +3

      Waxpan isku Nay BaD leedahy hhh Mason nqonay0 I.a

    • @abdirahman6263
      @abdirahman6263 3 месяца назад +2

      ​@@Ilka--case
      Yaa ku idhi wax bay isku yihiin qabyaalad baa ku madax martay.

    • @IbnuAhmedMaal
      @IbnuAhmedMaal 3 месяца назад

      @@Ilka--case qabyalad dayste waynaday muusta gal paba muuse markale👋

    • @Samatar4
      @Samatar4 3 месяца назад +3

      Dhuuse biixi ilaahay naguma sooceliyo😂.

  • @ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan
    @ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan 3 месяца назад +10

    Wlhi muuse runta ugu kaalay ❤❤❤

  • @MohamedOsman-oy7fd
    @MohamedOsman-oy7fd 3 месяца назад +4

    Madaxweyne Muse 🔰🙏 waka hadalku somaliland IYO xisbiga kulmiye hanoladan 🫶

  • @naasirmkader8109
    @naasirmkader8109 3 месяца назад +35

    Madax Wayne muuse wa madax Wayne qaran oo somali oodhan ay dheertahay somaliland ❤

    • @amaalabdi7185
      @amaalabdi7185 3 месяца назад

      😂😂😂 which qaran?? U mean iidoor 😅😅

    • @AbdirahmanMahad-hh3yf
      @AbdirahmanMahad-hh3yf 3 месяца назад

      😂😂😂 somalida kale mar hore ayayba qorta ka jiri lahayd nin aanba wax nabd ah ka shaqaynin oo siyaad bare isku maleeya miyaa see noolaan lahaa

    • @salmahassan1079
      @salmahassan1079 3 месяца назад

      Run baad sheeegtay

    • @FatimaMaxamed-xp3py
      @FatimaMaxamed-xp3py 3 месяца назад

      ​@@AbdirahmanMahad-hh3yf😅😅😅😅

  • @MukhtaarCumar549
    @MukhtaarCumar549 3 месяца назад +4

    Mashallah mujahid madaxweyne guul❤❤❤❤

  • @jama5340
    @jama5340 3 месяца назад +39

    Wa legend Muse Bixi markale soo noqo ❤❤

  • @Suleekha-pl8ch
    @Suleekha-pl8ch 3 месяца назад +2

    Allh haku barakeeyo madxwyne😊

  • @Xasan-maxamuudf1ib1pt8j
    @Xasan-maxamuudf1ib1pt8j 3 месяца назад +22

    Mahadsanid mujahid

    • @KhadarFaarax-x7k
      @KhadarFaarax-x7k 3 месяца назад +1

      Ninkii kaadhigay adoontii dhulbahante mujaah muuse😊😊😊😊😊😊😊😊

    • @أمةالله-ك2ط1ي
      @أمةالله-ك2ط1ي 3 месяца назад +1

      Yuu ku jihaaday tolaw

    • @art_lto2450
      @art_lto2450 3 месяца назад +2

      ​@@KhadarFaarax-x7k SSB❤🦊 dhulbahante way is barteen zxb ee wax cusub ma haysaa😁

    • @Ahmedsahane
      @Ahmedsahane 3 месяца назад

      ​@@art_lto2450😂😂😂 ree ordaaye

    • @SaadoSaado-k7z
      @SaadoSaado-k7z 3 месяца назад

      Hhh😮😢😊​@@KhadarFaarax-x7k

  • @maalikahrg-6107
    @maalikahrg-6107 3 месяца назад

    Muse ❤

  • @isahakmohamed9143
    @isahakmohamed9143 3 месяца назад +5

    SAXANE" sinaba hawga shakiyin 🏅👑

  • @ChoukriAbdo
    @ChoukriAbdo 3 месяца назад +1

    ❤❤❤❤❤❤ Legend Musee Bixi guuul inchallah amine

  • @ahmedmahamed-y1f
    @ahmedmahamed-y1f 3 месяца назад +12

    Hambalyo hambalyo Madaxweyne Biixi

  • @MMATvs
    @MMATvs 3 месяца назад +2

    Walllaaahi waan ka naaqay dadka caqligooda ayuu caayayaaa mr ordaaaye

    • @AmiiratNour
      @AmiiratNour 3 месяца назад +1

      Miyuu kujiifilaha xaaji

  • @ABUTASNIIM99
    @ABUTASNIIM99 3 месяца назад +9

    Mnzha allh allh ha ku brkyo mdxwyne

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 3 месяца назад +2

    Guul soomaalilaan guul xisbiga kulmiye guul muuse biixi❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @cabdiqanibaarud8979
    @cabdiqanibaarud8979 3 месяца назад +9

    Madaxwayne Dooran sonoqo musow markale ❤❤❤

  • @afnancumer8907
    @afnancumer8907 3 месяца назад +1

    Guuulayso madaxweyne guuul insha allah 🥰🥰

  • @Ogzentx
    @Ogzentx 3 месяца назад +9

    Aabo Muuse, Aabo Muuse, Aabo Muuse.
    Greatest President to touch this planet.

  • @UbaxMaxamed-t2f
    @UbaxMaxamed-t2f 3 месяца назад +2

    Maasha alaah alaah kubarakeeyo maxwayno

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 3 месяца назад +3

    Madaxwaynaha qaranka jamhuurada sland mundane muuse Biixi cabdo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @isramaxamed4963
    @isramaxamed4963 3 месяца назад +1

    m muse sonoqo adoonabada❤❤❤❤❤❤🎉❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @CabdiraxmaanibraahinXuseen
    @CabdiraxmaanibraahinXuseen 3 месяца назад +3

    INSHA ALLAH GUUL mudane madaxwayne

  • @FaadumoArdo
    @FaadumoArdo 3 месяца назад +2

    Mash'allah Mudane Madaxweyne Geesi ilaahay garabkaaga ha galo. Guul Guul Madaxweyne❤❤❤❤❤❤

  • @ashnafiofficial987
    @ashnafiofficial987 3 месяца назад +4

    Mnzha allah barkow madax wayne alle no ka doree ❤️

  • @hapuchyyeid8998
    @hapuchyyeid8998 3 месяца назад +1

    Muuse laandhere❤❤❤

  • @anisamohamed-2764
    @anisamohamed-2764 3 месяца назад +9

    Maashaa Allah and very much Jawaab Wanaagsan,Illaahay Soomaaliland Waxay Jeceshahay oo Qayr u Leh Allaah ha ku Gargaaro Soomaali land Haday ku soo Noqoto Dadkii Is Jeclaa ee Soomaalilandka Ahaa ee mid Ahaa ilaa ay meelkasoo wada jeestaan ma guuleysanayso so is Afgarta oo heshiiya markaad aa Horumar gaaraysaan,Guul iyo Gobonomo ❤❤❤😇

    • @ammat-t5m
      @ammat-t5m 3 месяца назад

      Balaayo ku af garatay sow adigii sideed bilood caruurta ku laaynayay laas caanood

  • @rajoonline3712
    @rajoonline3712 3 месяца назад +2

    Saxane always saxane😂

  • @danielrichherd-hn2hb
    @danielrichherd-hn2hb 3 месяца назад +16

    ilhay baa ina dillyaa odaygu wiil hoog anoo mucaarda u qiraya

    • @NuuritaNalka
      @NuuritaNalka 3 месяца назад +1

      Wlhy xaga wu ka dhisan yhy muuse 😊

    • @danielrichherd-hn2hb
      @danielrichherd-hn2hb 3 месяца назад +1

      @@NuuritaNalka waa wiil hoof wallhi dhanga lacagtuu ku adag yahay mooyaane

    • @Bakar_macalin_mohamed
      @Bakar_macalin_mohamed 3 месяца назад

      awalba muxaafadaa eheed ee been ha sheegin😂

  • @Mubaarikilkacase-m8p
    @Mubaarikilkacase-m8p 3 месяца назад +1

    madaxwayne😊😊

  • @AminaAbdullah-m1z
    @AminaAbdullah-m1z 3 месяца назад +7

    ❤❤❤❤❤❤ربي يحفظك ويحميك

    • @MohamedOsman-oy7fd
      @MohamedOsman-oy7fd 3 месяца назад

      أمين يا رب العالمين

    • @calidalmar7543
      @calidalmar7543 3 месяца назад

      على أساس انه بنى البلاد و عمره دخلنا في حروب قبلية و مفرق الناس الله يحفظه بس بعيد عنا خله ينزل احسن له

    • @AminaAbdullah-m1z
      @AminaAbdullah-m1z 3 месяца назад

      @calidalmar7543 والله إللي بدأ الحرب الكل يعرف إن المعارضة هي سبب دمار ارض صومال وهي سبب حرب لاسعانود والحين خايفين حسبى الله ونعم الوكيل حسبى الله ونعم الوكيل

    • @AminaAbdullah-m1z
      @AminaAbdullah-m1z 3 месяца назад

      @calidalmar7543 اقول شكلك والله إنك غبي يلا بس روح نام 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @AbdiaxmedAbdiaxmed-h6q
    @AbdiaxmedAbdiaxmed-h6q 3 месяца назад +1

    mudan madax weny 🎉hanpalyo markale

  • @SalloAbdi-n6q
    @SalloAbdi-n6q 3 месяца назад +4

    Madaxweynahaygi❤

  • @alxmdulilah7023
    @alxmdulilah7023 3 месяца назад +2

    Viva president Muse Bihi Abdi guul guul guul Muse Bihi Abdi InshaAllah 💚💚💚💛💛💛💯💯💯🙏🏽🙏🏽🙏🏽🐅🐅🐅🌙🌙🌙👑👑👑❤️❤️❤️

  • @sandabarud8818
    @sandabarud8818 3 месяца назад +4

    Muuse Legend

  • @idiriscumar3420
    @idiriscumar3420 3 месяца назад +2

    Libaxa Africa 🦁🦁🦁

  • @IlyaazAbdirahman
    @IlyaazAbdirahman 3 месяца назад +5

    Muuse birta nolow madaxweyne

  • @MahrezWizzard
    @MahrezWizzard 3 месяца назад +1

    Wariyuu wuu cavsaday walahi😂😂💔

  • @xboon2356
    @xboon2356 3 месяца назад +3

    Wuxu Mayal Adagaa 🦁🦁

  • @mdh8066
    @mdh8066 3 месяца назад +1

    Muuse Bixi Abdi Xildid

  • @cabdiraxiimaxmedcigexirsi5342
    @cabdiraxiimaxmedcigexirsi5342 3 месяца назад +3

    Muuuuuuse❤❤❤

  • @nasiradan8612
    @nasiradan8612 3 месяца назад +1

    Libaxsanaa, biixi

  • @yaxyecabdiraxman-i8o
    @yaxyecabdiraxman-i8o 3 месяца назад +13

    Madaxweyne Muse Bixi cabdi xildiid wa madaxweyne dalkisa jecel🔴⚪🟢💯

    • @june6206
      @june6206 3 месяца назад

      Dantiisa dhe akhiiro wa LaGuardia weydiine beentasi qawane

  • @khadradahir1814
    @khadradahir1814 3 месяца назад +1

    ❤❤❤❤❤ we love you madaxwayne Alle hadaad khair noo leedahay hanoo kaa soo celiyo ..

  • @abdiwalihassan1733
    @abdiwalihassan1733 3 месяца назад +8

    Wallee muuse biixi Caadi maahan wllhi indhahuu u shitay wacan ku wada sxb horay usoco

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 3 месяца назад +1

    MUDANE Markale haa Haa 10 danbe❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ❤❤❤❤

  • @fardusajamamire2929
    @fardusajamamire2929 3 месяца назад +3

    💛💚💚💛❤💯💯Mansh Allah Mansh Allah guuuuuul mudane mujahid Madaxwayine Muuse Biixi Cabdi gesi halyey qaraan guuuuuul kulmiye insh Allah guuuuuul insh Allah SL cadowga gudaha iyo ka debedaba Allah ha jabiyo huwanta iyo argagaxisada Amin yaa Allah guuuuuul jamuriyada Somalilaan guuuuuul kulmiye guuuuuul kulmiye insh Allah

  • @ammat-t5m
    @ammat-t5m 3 месяца назад +4

    Acuudi bilaahi mina shaydaani rajiim

  • @CjsjrjEiitj-g1f
    @CjsjrjEiitj-g1f 3 месяца назад +1

    Guul somaaliland

  • @hdA7573
    @hdA7573 3 месяца назад +9

    Muuse nin uga fiican ma hayno maanta dalka🙌🏼🔰#kulmiye2024🔰

  • @Abuubakar__zadiiq
    @Abuubakar__zadiiq 3 месяца назад +1

    Muuse nin adag

  • @nasserismail5028
    @nasserismail5028 3 месяца назад +11

    Living in outside of Somaliland but if I’ll be there, sure 100% i will be voted Muse Bihi Abdi. Congratulations P. Bihi 🎉🎉🎉

    • @5minutetoheaven103
      @5minutetoheaven103 3 месяца назад +2

      Muuse xayawaan. Wuu dhacayaa wlhi. Nacdalku. Waa khaainul wadan.

    • @loddidoddi5864
      @loddidoddi5864 3 месяца назад

      @@5minutetoheaven103reer badiye so videoga ma dawaanisiid

    • @abdiazizmusa6791
      @abdiazizmusa6791 3 месяца назад

      Wad so luggoisa mad iska joogtid 😂

  • @EHLUDIININAXAJI-h8k
    @EHLUDIININAXAJI-h8k 3 месяца назад +2

    Muuse markale

  • @cabdinaasirjamaac6010
    @cabdinaasirjamaac6010 3 месяца назад +6

    Maasha allah

    • @june6206
      @june6206 3 месяца назад

      Ma miskiinka ninka walan lamoodad😂😂maaha Allah leedahay ha ku digan 😂

  • @shakumar47
    @shakumar47 3 месяца назад +1

    MBC mar kale😂

  • @AsiaGele
    @AsiaGele 3 месяца назад +9

    Ha guulysto madxweyne bixi nin cadawgii ka adkaady

  • @MahamedSalaam
    @MahamedSalaam 3 месяца назад +1

    Geesi qaran

  • @yuusufgaras
    @yuusufgaras 3 месяца назад +14

    Viva Somaliland Guul iyo Gobonimo.

  • @AsmaQurux-qx9ob
    @AsmaQurux-qx9ob 3 месяца назад +1

    Muuse geesi

  • @SomaliLandViews
    @SomaliLandViews 3 месяца назад +16

    Well done Madaxwayne. Very articulate, taught full, and to the point.

    • @fdama
      @fdama 3 месяца назад +2

      Articulate? Looks and acts like he is talking to his friends in the coffee shop.

    • @kg6987
      @kg6987 3 месяца назад +1

      The guy has his legs on the table saying 'warya' to the reporter. You call that articulate🤣🤣🤣 you kulmiye supporters have no shame

    • @naimaali4227
      @naimaali4227 3 месяца назад

      @@kg6987how about ciro 😅😅😅 een een een ridiculous

    • @SomaliLandViews
      @SomaliLandViews 3 месяца назад +1

      Mujaahid Muse waa nin helyey ah oo Faqashtaa ka xanaaqda.

  • @yahyegahnoug10
    @yahyegahnoug10 3 месяца назад +1

    Jamuuriyada barakaysan somaliland ha noo laato

  • @mohammethsuleiman9620
    @mohammethsuleiman9620 3 месяца назад +43

    MUuse waaa adke markale waan dooranaynaaah .
    somaliya haka naxdeeeh
    ninkah Cadowga Somaliland necepyahay .
    kuxumeyn ayaan ugu ciodeynayaaaaaah
    markale na maaamul mdxweyne

    • @ApdiraheemBushaale
      @ApdiraheemBushaale 3 месяца назад +2

      KAN MEESHA FIRCON LAGU CADAABAYO KAMA FOGA

    • @hassanabdirahmanharbi8778
      @hassanabdirahmanharbi8778 3 месяца назад +3

      Waliba gudaha iyo debedaba waynu ka soo codaynaynaa ha jirto oo ha waarto the Republic of somaliland 💪💪💚🤍❤️💯💯🤲🤲🤝🙏🙌🙌

    • @lipaaxliqe
      @lipaaxliqe 3 месяца назад

      Muu Ku dabsaaray 😂​@@ApdiraheemBushaale

    • @june6206
      @june6206 3 месяца назад

      Muuse wa mideeye wa ninkii harti meedeyey soomali isaga mideynaya ninka soomalilad isagan ka sugeyna miskiinka wallahi min walan ba ka mooda 😂😂 wa ka nahay beenta kala hadalka cid isaq ku cadowa Ma Norton muuse haduuna ahayne ka hadha ssc awadal state heshiiya ninkan walan geed ku xidha car cida soomali idinka daba Timaha idinkii ba muuse idin jabiyey wata 😂😂

    • @ApdiraheemBushaale
      @ApdiraheemBushaale 3 месяца назад

      @@lipaaxliqe 🤫

  • @Engsoftware12
    @Engsoftware12 3 месяца назад +1

    muse biihi legend

  • @Walk_as_a_stranger
    @Walk_as_a_stranger 3 месяца назад +36

    Musse waa legend wale waayo: dhibaatoyin buu wadanka kala soo talabay: wexii ugu muhimsanaa na waa wada citraafkii dadka aqliga u saaxibka waa fhmya

    • @AbdirahmanMahad-hh3yf
      @AbdirahmanMahad-hh3yf 3 месяца назад

      Ictiraaf waxa ka horeeya bal horta ukada waoqye dagan ma isku raacsan tahay in dowlad madax banan la noqdo hadii aan la isku raacsanayn ma dagal ba la gali mise reer walba intisaa ayoo nabd ku maamulanaya

    • @TewodrosBethlehem
      @TewodrosBethlehem 3 месяца назад

      ​@@AbdirahmanMahad-hh3yf lol😅

    • @KhadarFaarax-x7k
      @KhadarFaarax-x7k 3 месяца назад +1

      Ninkii ciidankii Somaliland kadhigay kumanaan qabriga jiifa iyo kumanaan dhaawac iyo Waliba boqolaal maxaabiis ah waliba hubkii Somaliland cidla kaga Soo cararay hal qofna aan u casilin masiibadaa waliba maantana sharaxan 7 sane oo horleh waa yaab xagee loo socdaa 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Ihalgan
    @Ihalgan 3 месяца назад +1

    Adke mudane MBC