"Guddiga Beesha Bariga Burco Shalay Masiirka Qaranka Ayay Ka Taliyeen Laakiin Arinka.." Xil C/kariim

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 окт 2024
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV

Комментарии • 25

  • @nimonimco3063
    @nimonimco3063 8 часов назад +2

    Gudida shalay Xirsi baa samaystay. Hadii aad modayso in ay dhex yihiin Habeen ma Jirtod.

  • @ismailgifta3352
    @ismailgifta3352 5 часов назад +1

    Masha masul igadheeh

  • @Xasmas
    @Xasmas 8 часов назад

    بارك الله فيك ❤

  • @MuxiyadinCumar-m4u
    @MuxiyadinCumar-m4u Час назад

    Waa runtaa Xildhibaan c.kariimow,tii hore waxay yidhaahdeen masiirka dalka ayaannu ka talinay ayay yidhaahdeen oo waa tii la wada aqbalay oo macal ururadii ay aqbaleen laakiin hadda ayay guddidu gadaal ka xumeeyeen oo ay Cid gaara u hiiliyeen

  • @G-rell213
    @G-rell213 10 часов назад +1

    Ileen Horn Cable Heego ayaa leh 😂😂😂😂, Hodhadhooooo

  • @Mahmed-td2bk
    @Mahmed-td2bk 10 часов назад +1

    Waar xishoo shaley waa kuwii sameeyey jeegaanta markii laga noqdey jeeganta miyaa qaran dumis la noqonaysaa sheeko kulmiye soo dhamaatey

  • @mohammadalsomali8500
    @mohammadalsomali8500 5 часов назад

    Gudi aan ilaahay ka baqayn

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 3 часа назад

    Kana xagee laga soo tabtay ma kuwa bastadaa muxuu shubayaa iidoorkii waxaa ku batay wax mayaqaanka qabyaaladu waashay oo kofiyadaha xidhay

  • @hamdahassan3685
    @hamdahassan3685 2 часа назад

    🎉🎉🎉🎉🎉

  • @warfaageeddi3128
    @warfaageeddi3128 9 часов назад

    Guddidii xeerka qaranka jebisay ayaa immikana rabta inay dalka maamusho iyagoo buurmadowgii huwanta ahaa hor boodayo
    Oday beeleed =hunguri

  • @OmarHaji-rn3tz
    @OmarHaji-rn3tz 46 минут назад

    Horta kolki habarjeclo iyo habar awal ay jeganta samesten miyad aragten garxajis catamaran anba ka cabanaya subxanala war naftina wx unaca

  • @Adnan-bc1vk
    @Adnan-bc1vk 9 часов назад

    ARINKAASI WUU DHAMAADEE BIYO KU LIQA MAADAMA BOQOR BUUR MODOW LAGA WADA SUGEYAY GO'AANKA BEESHIISA MARKAA HADDII AANU U DHICIN XAGAAD LA RABTAY DEE HANEE ILEYN MARKII LA LAHAA HABARJECLO WAY SHIRAYSAA OO GO'AAN KEEDA AYAY SOO SAARAYSAA MAAD LAHAYN WAX GO'AAN AH MAAHA SAX IN AY SOOSAARAAN

  • @husseinMOH-c6z
    @husseinMOH-c6z 9 часов назад

    Ninkan cilaajkii goorma ayaa laga saarey cid walba makarafoonka loodhiibaya

  • @CabdiFaarax-u9y
    @CabdiFaarax-u9y 9 часов назад

    War.nagatag.cilaj.yoow

  • @FARDUUSCALI-s5j
    @FARDUUSCALI-s5j 9 часов назад

    Kan ma cilaj bu kaso fakaday😂😂😂😂

  • @CabdiXaashi-gy6fv
    @CabdiXaashi-gy6fv 3 часа назад

    Iskaa naso adeer

  • @cabdirisaaqdaahir7884
    @cabdirisaaqdaahir7884 10 часов назад

    Shalyba waxaad 2017 mouse bixii ee maanta maxaa dhcy Cirro miyaanu gayin?

  • @UmuHudayfa-qf7iq
    @UmuHudayfa-qf7iq 9 часов назад

    Waar habarjeclooy maxa laysugukeen haysta oo godob ina geliyay dheex baanu nahay kaga baxaa kaad danta wadanka u aragtaana doorta belaha kale ee kolba xiisbi ku biraya maxa logu qaylin wayay muse suldankisibaba kaso horjeda oo ka codaynaye anagu dheexbanu nahay sadexda xisbina waa no simanyihiin

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 3 часа назад

    Muuse muxuu idin taray aan jabiyo halaag ahayan magacii isaaq dhulkuu dhigay mee ragii mee hubkii xagee jiaar mays waydiiseen maxaa ku dhacay

  • @Maxamedxassansaleeban
    @Maxamedxassansaleeban 10 часов назад

    Yaa ku balamiyey adiga ,

  • @abdallehassan5626
    @abdallehassan5626 9 часов назад

    💊💊🤣🤣🤣🤣