WARARKII UGU DANBEEYAY CAALAMKA: IRAN | RUSSIA | SOMALIA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 10 окт 2024
  • Israeli strike wounds two UN peacekeepers in Lebanon
    Two U.N. peacekeepers were injured on Friday by an Israeli strike near their watchtower in south Lebanon, the Israeli military said, while blasts shook the peacekeepers' main base in the area for the second time in 48 hours as Israeli forces battled Hezbollah.
    The UNIFIL force said the incident was a "serious development", and that the security of U.N. personnel and property must be guaranteed.
    France summoned Israel's ambassador, and issued a joint statement with Italy and Spain saying such attacks were "unjustifiable". U.S. President Joe Biden said he was asking Israel to not hit the UNIFIL forces. Russia said it was "outraged" and demanded Israel refrain from "hostile actions" against the peacekeepers.
    U.N. Secretary-General Antonio Guterres had already condemned the attacks on U.N. personnel.
    The Israeli military expressed "deep concern" and said two peacekeepers had been injured by Israeli fire as it was engaging Hezbollah. It said they had been warned hours earlier to take shelter. The United Nations said both were from Sri Lanka.
    The conflict between Israel and Hezbollah erupted one year ago when the Iranian-backed group began launching rockets at northern Israel in support of the Palestinian militant group Hamas, at the start of the Gaza war. (Reuters)
    Israeli army will attack Hezbollah ‘without respite’: Army chief
    Herzi Halevi, chief of the Israeli army’s general staff, has promised that there will be no let-up in the military’s attacks against Hezbollah in Lebanon.
    “We must continue to apply pressure on Hezbollah and do additional and continual damage to the enemy, without concessions and without respite”, Lieutenant-General Halevi said in a statement.
    The US State Department designated Hizballah as a foreign terrorist organization in October 1997. More than 60 other countries and organizations, including the EU, the Arab League, and the Gulf Cooperation Council, have also designated Hizballah-either in part or in its entirety-as a terrorist group.)
    The US State Department designated Hizballah as a foreign terrorist organization in October 1997. More than 60 other countries and organizations, including the EU, the Arab League, and the Gulf Cooperation Council, have also designated Hizballah-either in part or in its entirety-as a terrorist group.)
    Biden says holding ‘discussions’ on possible Israeli strike on Iran’s oil facilities
    Israel said closely coordinating with US on response to Iranian missile attack, expected in coming days; oil prices jump, Gulf states wary Iran will retaliate on their oil sites SOURCE: www.timesofisr...
    .

Комментарии • 26

  • @khadarxaaji5096
    @khadarxaaji5096 5 часов назад

    Mahadsanidiin c/xafid iyo injiner abtidoon

  • @ishakmohamed96
    @ishakmohamed96 7 часов назад +3

    Suaalaha noo fur

  • @alaminshaikh3948
    @alaminshaikh3948 6 часов назад

    Ya Allah Pak save Palestine or Yemen ka logu ko hifazat farma OR Jo logu Shaheed hue hai israel or America ka hamla me unko Jannatul Ferdous Dana Ameen summa ameen ameen ameen ❤❤❤

  • @hassanhussein1002
    @hassanhussein1002 6 часов назад +1

    Aqoyaha. Abti doon ha wediin qaranka ee xafadaha Somalida weedi wariye

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 6 часов назад

    Sucuudiga kulahaa laba bilyan ayaan bixinayaa hadii XisbAllah iyo Xamaas ay xabadda kadaayaan yuhuuda.

  • @AxmedNuur-k6q
    @AxmedNuur-k6q 5 часов назад

    Itobiya somaliya waxey kusoofa saxdy.biyo xireen

  • @hannadyarkasannadka8097
    @hannadyarkasannadka8097 6 часов назад

    Waxaas waa iska bala bala waxaa lahubinaya inay haysata hubka wax burburiya hadii lagawaya waa u dhamatay

  • @hawosalah3919
    @hawosalah3919 7 часов назад

    Masar waxaa laga leexiye yuhuud waa la mashaquuliyo

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 6 часов назад

    Maraykanku wuxuu rabaa in uu kala fogeeyo Somaliya iyo Shiinaha ama badda indiya laga ilaaliyo Shiinaha, kamana ilaalinkaro oo shiinuhu waxay heshiisyo saxiixan ka haysataa dawladii C/ Yuusuf tii Farmaajo, tii Kacaanka ahayd iyo tii Adan Cadde intaba .

  • @HalooYeelo-j7b
    @HalooYeelo-j7b 6 часов назад

    salaaan sare wariye sare cabdi xaafid cawil ismaaciil iyo engineerka waad ku mahadsan tahay sidaad wararka inooga haqabtirto

  • @xalwoxalwo-g9h
    @xalwoxalwo-g9h 6 часов назад

    naga da kas magacisa hanagu soqadin dad iyo dal midna dan umahayo waxu ka dhigey kabani u kaligi leyahey

  • @xalwoxalwo-g9h
    @xalwoxalwo-g9h 6 часов назад

    abdixafid nagada kasi madaxweyne ma aha war war maheyside wadanki xasan ceel dheere ayu kuridey

    • @maxamuudjimale
      @maxamuudjimale 6 часов назад

      @@xalwoxalwo-g9h oromow waxaas maa kentay

  • @khadjaissa222
    @khadjaissa222 5 часов назад

    Dhulka Markii laga qaato Somaliya waxey isku diriraayaan ... anaa Alaabta u dhaqaayo... Anaa beeraha u falaayo ... iyo anaa baabuurka u wadaayo ,Somalida waxey isku diriraan ma waayaan.waa dhoohan yihiin.

  • @kingdaauudcabdi1919
    @kingdaauudcabdi1919 6 часов назад

    Botin into joga Tehran turkumanasatan

  • @badalabshir502
    @badalabshir502 7 часов назад

    Asc duq axmed ayaa taagan dhinaca israel

  • @KaltunAbdille
    @KaltunAbdille 6 часов назад

    sck wariyaha iyo barfasorka labadiinaba sck ka dib iiran wax xalaala waxaa ku jira wadaadka diinta aayatula cali khubani inta kale waa wada jawaasiis xaarana ah kan madaxwaynaha ah ayaa ugu xun wadaadku ha isilaaliyo asagaban u baqaynaa iiran madax xun ayaa yimid wax aan shegno ma naqaano

  • @sakariaismail4284
    @sakariaismail4284 6 часов назад

    Kuwii shalay Somalia dumiyey , lascaanood Somaliland qabyaalad kaga saaray baa maanta raba inay dhulka somaliland talo ka bixiyaan waar qabyaaladaad bilowdeen baa soconaysa Ethiopia ayaanu dhulkayaga siinaynaa somali qudhunkeeda halkiina ha idin deeqdo

  • @ceelocadhays5593
    @ceelocadhays5593 5 часов назад

    Itoobiya waa cadaw raba inuu soomaalia ceel kurido wadankoodana dhoco inay soomaali dawlad samaysatana rabin

  • @abdifataahdeyibseid3269
    @abdifataahdeyibseid3269 7 часов назад

    Kolba oday xanuunsanayay meeshan kawarsystasn oo retired ah

    • @AbuukarMohamed-v4t
      @AbuukarMohamed-v4t 7 часов назад +1

      Amuus xaran tahay oromo amxaro tahay damad yelo xolo tahay

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 6 часов назад

    Masar waxaa la ogaaday inay rabto sidii ay ku dili lahayd rag saraakiil ah oo ciidankeeda kujira oo uu ka baqayo Sisi inay cinqilaabaan ama dilaan. Wuxuuna rabaa inuu Soomaaliya ku dilo ee Masar iyo Itoobiya waa isku masaalix . Waxay kaloo rabtaa Masar inay masaalixda maraykanka ee Soomaaliya ka shaqayso haddii ay diiday inay Isreal caawiso oo Xamas la lagaasho. ( dhillaysiga siyaasada).

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 7 часов назад

    A haafid iyo injineer ka waxan. Weydiinayaa suaal 34sano oo aad naga gadeyseen somaliland iney dowlad madax banan tahey oo deris nala tahey somaliya aa hadey Ethiopian heshiyeen oo ay wax isdhaf saden anaga somaliya 2ba dal oo deris nahey sababta ugu kala hiilin karno oo Ethiopian u coladino noshega qiyaali lama rabee somaliland marban isku dowlad aheen weyna baxeen iyago xitaa noshegin wax naweydiin konfur ta sababta dagaal uga socdana taas ayaa usabab ah oo marka talada aad qadaneyso ay tahey mid aad maslahada guud aa dalkii hore oo ay somaliland na taladedu ufiirineyso mid ugaar ah danteda 2badas arimod aa kala gedisan baa sababta konfur ta udegi weydey ah somaliland waxan leyahey qiyaali waa dhamaadey bulshada konkuf ta hadaanahey laga mayabo xitaa hadii Ethiopian idinku sodusho oo idin qabsato inan idin garab istagno ama idin difaacno iska daa xitaa inaad somaliya kusolabatan shurud la aan ma ogolin runta ayaa taas ah hadalkeygu ma ahan goaan dowlad aa waa goaan bulsho xaqiiqdu wey qarartahey wax walbo oo xadkoda ladhaafiyo waxaan lagu farxin oo la la yaabo ayaa kayimado wixii aad dhigateen baa idinyalo Ethiopian wey qabsaney saa somaliland anaga oo bulshada konfur reed ah na waan ku caawiney naa sidey uqabsan laheed Insha Allah wana dhitadii rer somaliland ay dhigten 34sano ugu danbeysey
    Ethiopian dagaal nagalama dhaxeyo aa war qofna yuusan dantiisa ugu isticmalin magaca konfur oky

  • @AbdiAgood
    @AbdiAgood 6 часов назад

    😂❤🎉😢😮😮😮😊😅😅

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 6 часов назад

    Bal ninkan 34sano kudodayey somaliland wa dowlad goni ah walalaayey sidaas bey u goeen
    Naga gadayey hada na kuleh NFD iyo DDS baa lenahey oo waa somaliya qabka uu ufakarey yaa iga dabageya
    1 NFD reysal wasaare Mohamed idraahim cigaal bey kuqorontahey ma ogoshahey qabrigiisa in lamaxka madeyo
    oo xaaskiisa adna adan na lasoxiro ?
    2 Dds SNM iyo Hassan Sheikh Mohamud bey kuqorantahey
    Intii nool iyo intii dhimadey madaxdii lashaqeysey in iyagu na la maxkamadeyo miyaad ogoshahey 2badas hadaad aqbasho waa bilow fiican lkn hadii aad qabiil u aragto waa qabiil kuna tasho Ethiopian oo somaliland xoog kuqabsato oo. Lona aqoon sado xixiixa aqonsiga iney Ethiopian ledahey hadda cas gobalada Wuqooyi na ay Ethiopian yihiin aniga ayaa hayo wana midka aan kursiga kufulayo aa calaacalka hala yereyo manta hadey qarar tahey sheley ba qarar bey aheed oky noboq qadka sifiican halocuno