DEG DEG: Arrimo cusub oo ka soo shaac baxay Heshiiska Itoobiya & Somalia & Turkiga oo ku dhawaaqay..

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 4 янв 2025

Комментарии • 30

  • @FarxiyoCabdi-o4w
    @FarxiyoCabdi-o4w День назад

    Oromoo my kigii❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @IbrahinCabsiiye
    @IbrahinCabsiiye День назад +2

    Turkiga waan jeclayn laakiin waxaa niyada naga jabiyay hadalkii dayib urdugaan nagaga raacay itoobiya aad ayaan uga xumaaday markii la iiturjumay from awdal

  • @CaliAadan-n5r
    @CaliAadan-n5r День назад

    Dowladaha afrika da bari waxaa dhex noqon kara itobiya iyo kenya

  • @CabdullahiHawarwaaa
    @CabdullahiHawarwaaa День назад +4

    Itoobiyo ayaa caqab ku ah dadka iyo dalka soomaali

  • @CaliAadan-n5r
    @CaliAadan-n5r День назад

    Somaliya iyo masar ayaa afrika caqabad ku ah

  • @FarxiyoCabdi-o4w
    @FarxiyoCabdi-o4w День назад

    Orono my love ⚘️⚘️⚘️⚘️🇪🇹🇪🇹🇪🇹🐅✅️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🦘❌️❌️

  • @guledgled8695
    @guledgled8695 День назад +1

    Gurguurte magac ma doonaysid magacaa ba, Abiy guriga u xaaq sharaf laawe

  • @abdinasiribrahim3992
    @abdinasiribrahim3992 День назад +1

    I will never support HSM to rule somalia again and ever

  • @MrFaxan
    @MrFaxan День назад

    Armaxaa tira ciil day ceeb day itoobia ha ii joogto aa walee som nabad ma rabto illaahow waa noo jeedaa
    Turkiga iyo itoobia xiligaan waa isku mid mid kastana dantiisa ayuu wataa nin baahini gob maaha soom cunaa lagu iibsaday wariyayaashii ankee waxaa u muuqata raashin sanado hore lookeenay illaahow cadow gacanta hanoo galin

  • @sahraahmed4810
    @sahraahmed4810 День назад

    Heshiis naaheen Jilaafay aheyd turkey u jilaafeeyay simalia dantiisuu wataa

  • @AmirYare-v8m
    @AmirYare-v8m День назад

    Shaydaan ayaa tahay somaaliya mareykan uma baahna

  • @MohamedAhmedMohamed-l6k
    @MohamedAhmedMohamed-l6k День назад

    Lugahaagoo daciifa way ku daadifeeyaan

  • @cabdulaahimaxamuudxasan4124
    @cabdulaahimaxamuudxasan4124 День назад +2

    Xasan waaisdhiibay

  • @hassandaher3563
    @hassandaher3563 День назад

    Xasan sheekh iyo fiqi .waa mooryan waye . waa laba wajiile waye. Badi Ethiopia laka gaday wey iska cadahay. ETHIOPIA wey guleysatay. Ciidamadi ETHIOPIA wey joogayan.mana baxayan .Away shacabki somaliyed maxaa amusiyay .waa in fadhika laka gaca .laku mudaharada kuwan .khayin wadan noqday ee wadangi gaday .subxalaha

  • @JamalIrad-y4f
    @JamalIrad-y4f День назад

    Alshabab somalia ayay ka buxaan xasan tuug xasan bahane xasan munafaq xasan ma xishode dan kama laha

  • @KadarkadarKadar-y4h
    @KadarkadarKadar-y4h День назад +1

    Dawladna aha ee waa qowleysato

  • @Calicabdulahi123
    @Calicabdulahi123 День назад

    itobia Ayadawa shawaab ka daran xasan wu fashilmay

  • @JamalIrad-y4f
    @JamalIrad-y4f День назад

    Talaabo lagu xoojinayo miya mise xasan tuug xasan bahane xasan munafaq xasan ma xishode ayaa isu dhiibay Ethiopia

  • @CibaadoXasan-g1r
    @CibaadoXasan-g1r День назад

    Wuu kugu sugay

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 День назад +3

    Xasan waa na ceebeeyey ee dadka waxgaradka waa in ka qabtaan habada dalka.

    • @Bashir126
      @Bashir126 День назад

      Waa degdegtay. Somalia waxay ku adkeysay go'aankeedii hore, ee ahaa inay fulinayso heshiiskii hore ee QM laga horsheegay. Waxa kaliya oo ay ku dartay in ay qadarinayso dalbka Itoobiya.

  • @nibo5707
    @nibo5707 День назад +1

    😢

  • @ahmedmedwaismed2086
    @ahmedmedwaismed2086 День назад

    Lugahaaga oo jilicsan lama looltamo ilayn waad liiciye,
    SOMALIA waxay is moodaysay SOOMAALIYA way ilowsanayd in somaliland dawlad gaara noqotay.
    Markay liicday ayay isku dhiibtay itiopia kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @MunaMuse-go6ky
    @MunaMuse-go6ky День назад

    😅

  • @halimamahamud7431
    @halimamahamud7431 День назад

    Noooooooooooooooo

  • @FarxiyoCabdi-o4w
    @FarxiyoCabdi-o4w День назад

    Orono my love ⚘️⚘️⚘️⚘️🇪🇹🇪🇹🇪🇹🐅✅️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🦘❌️❌️