SI AAD U MUUJISO WADAN JECEEL AMA AAD KOR UGU QAADO SHARAFTA WADANKEENA, MARKA AAD MAGACAABEYSO MADAXWEYNAHA DHEH: MADAXWEYNAHEENA DALKEENA SOOMAALIYA EE HA DHIHIN "MADAXWEYNAHA" OO KELIYA. WAA HADDII AA TAHAY SOOMAALI DHAB AH OO WADANKIISA JECEL. MAHADSANID.
Der Grad des gegenseitigen Respekts in diesem Thread ist wirklich ermutigend. Es ist ein leuchtendes Beispiel dafür, wie ein ziviler Diskurs geführt werden sollte.💝
Somalia oo gees kagees dagaal kasocdo ayaa xassan bilada nabada lasiinayaa waa bilada bad siinta xabashida faran siiska ayaaka danbeeyo reer muqdisho arduqaan ka aarsada waa labo wajiile badeena ayuu uyimid❤
Lakin madaxweyne waxan kasugeyna inaad shabab naga ciribtirto insha allah ❤️🇸🇴❤️🇸🇴
Aad u weyn Hambalyo Hambalyo mudane madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud horay usii soco wxan ku rajaynayaa in dalku uu israaco wxna kge mahad celinayaa inaad nga buustay cadowgkeena i.a somali guul.
Madaxweyne xasan sheekh waa ruug cadaa siyaasadeed kuwa fadhiidka ahna oo waxay Donan kuhadlaya ujoojin maayo ee yaan tareenku idinkatagin
Dal.xoreeye Maan.shaa.alaah.cadawgiisa.ha.is.qalaan
Congratulations madaxweyne xassn Sheesh oo wadankayna wax badan uqabtay 🇸🇴❤️
Guul❤ MW Hassan sh.
Kuma guuleysan doono insha allah
Soomaaliya Guul iyo Gobanimo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤
Tabarbuu waayey
❤ok
MW Xassan inuu Baddihi Soomaaliyeed Af Qarmuun siiyay miyaa Bilad lagu siiyay......waa Bilad Qaran Dumis...
SI AAD U MUUJISO WADAN JECEEL AMA AAD KOR UGU QAADO SHARAFTA WADANKEENA, MARKA AAD MAGACAABEYSO MADAXWEYNAHA DHEH: MADAXWEYNAHEENA DALKEENA SOOMAALIYA EE HA DHIHIN "MADAXWEYNAHA" OO KELIYA. WAA HADDII AA TAHAY SOOMAALI DHAB AH OO WADANKIISA JECEL. MAHADSANID.
❤❤❤❤❤❤❤
Because Ethiopia dhul iyo bad ukuwareejiyey haquleyahay in lasiiyo xasan sheq maxamud
Yeah allah
Etopiye iyo Somaali maaxaay kuuhiiisheen Etopiye oo dhuulkaayaaga kuuxaad guuduubtaay miiyaa baadaayaada laaguula hiishiiyeen.
Oo Maxuu ku qaatay bilada
Bolder xaal qaado
Etopiye. Aasaaxiidaay emyuga aykaaga nooqootaay.
😢😢😢😢😢😢😢
Benale maa intasa naafis kaa dayaaysa 😂😂😂 maskin
Caqli xumaa cidda xsan ssineysa novelprice
Guul iyo gobonimo somaalia
Looooo jooooga 😂😂😂😂
😂😂😂😂😂😂😂😂
Hanbalyo.inta.aqliga.usaaxiib.ka.ahaa.arkeeysay.wanaa.giisa.iyo.wAdani.nimadiisa.x̌asadka.iyo.kabaqaad.ka.cadaawaha.yeelkooda
😂😂😂
Madaxweynahee?
Aduunyooy xaal kaa ba.
Bilad lagusiiyaa raganino raglayskagaceliyo matahay
😂😂😂😂
Bilada tuuganimada weeye ee warkaada dib ugu laabo
Kanaxoo NAFTA waa
Waan yaabanahay channel kan ma dad sarkhaansan oo daroogo isticmaala miyaa daawado mise dad waalwaalan waan yaabanahay
Der Grad des gegenseitigen Respekts in diesem Thread ist wirklich ermutigend. Es ist ein leuchtendes Beispiel dafür, wie ein ziviler Diskurs geführt werden sollte.💝
Sie versuchen, erwachsen zu sein, lachen aber trotzdem in unpassenden Momenten während ernster Gespräche💞