DEG DEG: Turkey oo naxsaday Somaliya & S/Land oo Go’aan Yaab leh kasoo saartay Heshiiskii Itoobiya…

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 янв 2025

Комментарии • 46

  • @FaanaxDaahir
    @FaanaxDaahir День назад +5

    Wasiirku waa nin somaliyed turkina nagama qaadikaro badda dhulkaba somaliya ayaaleh

  • @guledgled8695
    @guledgled8695 День назад +3

    Dhulka Somalilad Ardugaan iyo gurguurte Xabadhi ma siin karaan

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 День назад +1

    ERDOGAN WAA RAGGEDA, KA DIB GOORTU ARKAY, IN MADAXWEYNAHA SOMALIA, U LAHEYN , WADDANIYAD U BADA IYO BARRIGA U KU XAFFIDO, AYU MD. ORDAGAN BADDENA U BOOBAYA SAAXIBKIIS ABEY AXMAD.

  • @guledgled8695
    @guledgled8695 День назад +2

    زيارة ألرئيس التركي اردوغان الي الصومال غير مرغوبة

    • @somaliasomalibaleh7822
      @somaliasomalibaleh7822 День назад +1

      @@guledgled8695 الرئيس التركي أردوغان خاءين ولا نريد ترحيبه. ولا نرضي ان يزورنا. لأنه فهمنا إنه صا حب إثيوبيا 🇪🇹 🇹🇷🇪🇹🇹🇷🇪🇹🇹🇷

    • @somaliasomalibaleh7822
      @somaliasomalibaleh7822 День назад

      @@guledgled8695 الرئيس التركي أردوغان خاءين ولا نريد ترحيبه. ولا نرضي ان يزورنا. لأنه فهمنا إنه صا حب إثيوبيا 🇪🇹 🇹🇷🇪🇹🇹🇷🇪🇹🇹🇷

  • @Shakir-y2m
    @Shakir-y2m День назад +2

    Ilaahey turkiga hanaga qabto, muxuu u rabaa in Ethiopia ey dakad ciidan ka hesho somalia??

  • @AhmettHolac
    @AhmettHolac День назад

    Somalia 🇸🇴 waxan nahy dadki baby itoobiya hilibka cerinka ah manta wan kagrna gumeystaha ani waxan ahy nbrka 1 walhi waxan diyar uahy inan udhainto wadan kena waxa lobahnyahy 1000000 oo will iyo gabdhao ah waxn idin leyahy kaca Somaliyey kaca❤ Somalia 🇸🇴

  • @seed3966
    @seed3966 День назад +1

    Asc war markii horeba maamulkaasi waxba maheyn maxaay kanoqdaan ???? 🫵🌎🫵

  • @abdullahroubleh6059
    @abdullahroubleh6059 День назад

    Al Xamdu LiLLAAH. EEBAA INAGA QABTAY ABIY IYO KHIYAMADIISSII uu ku Boobayey Baddeena. MD Ciro ha jiroo ha joogo. Abiy iyo Emaraatka midna ha aaminin. Labaduba Yahuud bay la shaqeeyaan.

  • @AbdirihmanXasan
    @AbdirihmanXasan 20 часов назад

    Mundane madaxwene ciro wad mahadsantahay xabasha ha la heshen

  • @maxamedxuseen1740
    @maxamedxuseen1740 День назад

    MUDANE MADAXWEYNE CIRO, GEESI UMMADDA U SII BAXAY. ALLAHA KU XAFIDO AAMIIN.
    MUDANE CIRRO WAA GURMAD QARAN.

  • @SalmanibrahimCalasow
    @SalmanibrahimCalasow День назад

    ❤❤❤❤

  • @guledgled8695
    @guledgled8695 День назад +1

    Dhulka Somaliland somaliland leh waana u madax banaan yihiin ciddii ay kala macaamilahayaan

  • @umalkhymohamed7492
    @umalkhymohamed7492 День назад +1

    Silke hoyada baa hogamiye ah qabileyste afqarmuun

  • @yayayaya7512
    @yayayaya7512 День назад

    Adeerka xasan usheeg😂😂😂

  • @jaamacnuur3835
    @jaamacnuur3835 День назад

    Madax daayeerle xasan sheekh jam huriyada somaliland xaarkiisa ayay u shidaysaa

  • @guledgled8695
    @guledgled8695 День назад +1

    Warka Madaxeyne Cirro waa war qiimo leh oo loo baahan yahay.

  • @SafiaHussein-v4q
    @SafiaHussein-v4q День назад

    Turkiga ma dooneyno hadalkiisa wayo wuxuu la safan yahay itoobiya

  • @ayaanleabdule4715
    @ayaanleabdule4715 День назад

    Asc Somaliyeey aan Dhulka iyo Bada Somaliyeed u istaaga Turki, itobia iyo Xasan Siyaasad Xume yaan nalaku haleeyn ee jiifka ka kaca Somaliyeey Somali nimo u istaaga oo ka hortaaga Nin kan waalan ee iska daba wareegayo war Xasan Siyaasad Xume iska Qabta Somaliyeey waa wareey dhul iyo Bad nooma dhaqna Alloow Somali Garan sii in aay dhulkooda iyo Badooda Difaac daan Aamiin Aamiin Allaha Guuleeyo Umada Somaliyeed Aamiin Aamiin iinshaa Allah Qeeyr

  • @Calicabdulahi123
    @Calicabdulahi123 День назад

    Turkeya wa cadaw wllhi

  • @omarabkr-pw5gi
    @omarabkr-pw5gi День назад

    Turkiga wadanka itobiya ayuu kagada xasan shiq ma lacaguu kaqaatay Turki waa saqajaan waalaga shalay doonaa

  • @CkariinGarjeex
    @CkariinGarjeex День назад

    Cabdikarim

  • @mahadawilhossein9220
    @mahadawilhossein9220 День назад

    Horta Waa yaabay Xaflad ma ogiye iyaga oo mashaariic iyo waxyaalo dadka dan u ah jooga maba la arkaayo maxaa ugu wacan

  • @cabdirashiidawxashi1204
    @cabdirashiidawxashi1204 День назад

    Turkigu wa infaraha nagala baxo

  • @musseabdulle2250
    @musseabdulle2250 День назад +1

    Sideed ku ogaatay? In somalia la cadaadin doono ma addigaa jecleystay.

  • @DayrOday
    @DayrOday День назад

    Hadal waziirka arimaha dibada cay ayaa kujirta muuse maha nin somaliland iibsanaya ee wuu ilaaliya

  • @MrFaxan
    @MrFaxan День назад +4

    Haddii aan dad wax fahmaya noqono TURKI &ITOOPIA waxba nagama qaadi karaan wadankeena laiskama qaadan karo laakiin waxaan u wada ekaanay ADoomo Itoopia leedahay war waxaa na helay hadii madaxdu qaldanto waa inaan usheegno khaladkooda

  • @ibraahiimbuneyste5497
    @ibraahiimbuneyste5497 День назад

    In eey diidaan ayaa wacnaan leheed wlhi

  • @SalahWarfa
    @SalahWarfa День назад +2

    turkiga waa cadow ummada somalia

    • @fathiaolad6988
      @fathiaolad6988 День назад

      Somali iyada aya cadow isku ah wa dad ay dilatey qaliib qurub goobeed u adeega dalkan iyo badda wabiyada in ay qaataan quruumo kale duwan sida kuwa dariska iyo caalamka intiisa kaleba.haddii aan la helin wadaniyad lagu difaaco sharafta Dhulka Somalida ay leedahay.

  • @ClaahiBiyow
    @ClaahiBiyow День назад

    Mala sinayo deeked laakin waan wadanolaneynaa

  • @yousefHassan-qm5rn
    @yousefHassan-qm5rn День назад

    Muusa juudaan lafta nagaa tagyay bela ku dagtay muxuu waalnaay

  • @umalkhymohamed7492
    @umalkhymohamed7492 День назад

    Benale qabileyste

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 День назад

    War ha noo imaanin khaain yahow. Tuuga ah .ma fulaayo xasan munaafaq wax uu bixin karo ma jirto .ordikhanoow abaal baan kuu heyn jirnay lkn hadda cadaw baan kuu aragnaa.

    • @omarabukar568
      @omarabukar568 День назад

      Heego abagadhe down orom qudhmuun

    • @somaliasomalibaleh7822
      @somaliasomalibaleh7822 День назад

      @omarabukar568 aniga heego iyo abaagadhe ma aqaan .somalida muqdisho ayan ahay. Mana oggoli ethiopian iyo turki midna wana la dagaallameeynaa.

    • @Maxamedaxmed-t9j
      @Maxamedaxmed-t9j День назад

      Hhhhhh turkey turkey sowdinkii lahaa ee u niikinayey

    • @somaliasomalibaleh7822
      @somaliasomalibaleh7822 День назад

      @Maxamedaxmed-t9j hadda wan aragnay inuu daneeyste yahay.

  • @LarryBonnerer
    @LarryBonnerer День назад

    Der Grad der Nachdenklichkeit in diesem Thread ist inspirierend. Es ist klar, dass hier jeder das Streben nach Wissen ernst nimmt.😚