DEG DEG: MD Xasan Sh oo cashar u dhigay Dowlado waa weyn & Qorshaha Safarka Erdogan ee Somaliya...

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 янв 2025

Комментарии • 49

  • @qalbiabdullahi8335
    @qalbiabdullahi8335 День назад

    GUUL SOMALIA 🇸🇴 ♥️ GUUL MR PRESIDENT MOHAMUD

  • @IbrahimFoodey
    @IbrahimFoodey День назад +7

    Maxaweyne xasan sh guuul🦾🦾🦾🦾🦾🦾🦾🦾💪💪💪💪💪💪💪🦾🦾🦾🦾🦾🦾🦾🦾💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪🦾🦾

  • @عليعثمان-ح7ط
    @عليعثمان-ح7ط День назад +2

    Warqaad TV xaalagu siiyay

  • @rahmamoalim5937
    @rahmamoalim5937 22 часа назад

    This mistake oo dowladeena Samaynooso is unforgivable taariikh xun ayuu ka tagayas hasdan sheikh 😎 Cali balcad😎every body oo u shsqeeyo Ethiopia they will go court soon😎😎

  • @rahmamoalim5937
    @rahmamoalim5937 23 часа назад

    You your self. Oo hadalaayo dowlada Hasaan shiekh Cali balcad waxaa u shaqaysiin Ethiopia mucaaradkan waxay u Hadlaayaan oonu dhaqeeyaan shabka soomaaliyeed

  • @aboubaker-y1g
    @aboubaker-y1g День назад +2

    Xassan Sheikh wuxuu khatar ku yahay qaranimada iyo dawladnimada Somaliya.
    Somaliya waxay u baahan tahay gurmad lagaga badbaadiyo dalka

    • @ahmedmohamed-og8tm
      @ahmedmohamed-og8tm День назад

      Haasan aomalia asagaa leh. Ciilan baa tahay adigu weligaana waa ciilanaan doontaa

  • @AliMuumin-h2x
    @AliMuumin-h2x День назад +1

    Muxuu dhulka ku jiiday war iska aamus ciidamada nabad ilaalinta waa laga reebay, maxaa loo soo celiyey ciidanka itoobiya. Madaxweyne ku sheegga go'aan iyo mabda'a toona malaha.

  • @ahmedhaybe9764
    @ahmedhaybe9764 День назад +1

    Xasan hacoowuusixranyahay maskaxdiisuna madhama dhakhtar halageeyo amawadaado haloofadhiisiyo yesman weeye

  • @maarmaar6136
    @maarmaar6136 День назад

    😂😂😂😂😂😂🏃‍♀️🏃‍♀️🏃🏃🏃
    Mansha allah waa runta wa danasul fican ina badada la qato ciidaka itoobiya xoog ku joogan somalia
    Itoobiya waa cadowgeena waxay maraysa in gacmaha laga dhunkado

  • @rahmamoalim5937
    @rahmamoalim5937 23 часа назад

    There is no reason ay Ethiopia ku sii joogi karto Somalia

  • @omarabkr-pw5gi
    @omarabkr-pw5gi День назад +1

    Rufiyan madaxtoyada

  • @rahmamoalim5937
    @rahmamoalim5937 23 часа назад

    Sxb iska Amus dowladda ayadaa dhulka lagu jiiday oo Ethiopia raali galisay oo u jeeshay waxay Rabtay oo ah in Ciidankeeda Ethiopia joogaan meesha ay hadda joogaa. Oo ah Xuduuda Somalia

  • @rahmamoalim5937
    @rahmamoalim5937 23 часа назад

    Ma Xaq baa inay u Tanassusho Ethiopia oo nagu haysato dhulkeena diidayna inay ka baxdo

  • @CosobleDiiriye
    @CosobleDiiriye День назад

    Amxaaradda rabitaankeedii waa loo fulliyay.
    Ogow Soomaaliya weeye dalka dhulkeedii lagu haystaa,oo aysan difaaceyn.

  • @IbraahimCaraale-g4m
    @IbraahimCaraale-g4m День назад

    DAWLADA FADARAALKA OO SAAS UHALGAMEYSO HALKAA EEY MUCAARADKANA HADABA LAADLAADAAN

  • @EsraMahumud
    @EsraMahumud День назад

    Dalxoreye Noble prize miyu ilaway mrku arko lacag naagtisa xita wu kireynaya😅😂

  • @rahmamoalim5937
    @rahmamoalim5937 23 часа назад

    Ethiopia waxay dishay Ciidankii qaranka Somaaliyeed waxay dishay 25 kun oo shacab. Somaaliyeed ah 2027ki waxay xoog ku haysataa jubland bay and bakiol gado

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 День назад

    Xasan dhiiqo marqaati uma baahna caalamka weey arkaan dadka guryahooda laga barakicinayo iyadoo loogu soo gabbanayo dawlada iska leh dhulkaan ka dibna niman tuugo ah laga gadanayo lacagtaasna uu jeebka ku shubanayo xasan xaaraami.

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 День назад

    Ma ninka badda ethiopia u hibeeynaya miyaa dowr siyaasad ciyaaray. Adigaagan wariyaha ah lacag maa lagu soo siiyay waa adiga iidheh u sameeynayee yaa ku dhageeysanaya.

  • @ABDIJAMALSAHAL
    @ABDIJAMALSAHAL День назад

    Mucard mahe imaradka iyo cwga somaliya ayey u shaqeyan wa in la so xira

  • @rahmamoalim5937
    @rahmamoalim5937 23 часа назад

    What are you talking about .dowladrena raali kama ahan dhacabka soomaaliyeed waxay samaynayso.waxay happy ka dhigaysaa oo qancinaysaa Ethiopia iyo dowlada shisheeye

  • @IlmiMohamed-r2m
    @IlmiMohamed-r2m День назад

    Sedaxda nin ee aad sheegtay midkaliyihi ma astaahilo inuu soomaaliya xukumo,ma dhegeysatey markuu lahaa shariifku cab.c.shakuur ayaa iyiri isafgaradka badda soomaaliy masaxiixaa markaasaan iri saxiix ,mahadi haka gaarto madaxwene xasan shekh iyo barlamaankii soomaaliya oo diidey isafgaradkaas.

  • @FaaraxCrixmaan
    @FaaraxCrixmaan День назад

    Dabadhilifyohow.yaamaamula.dalka.xasankaasheegayso.ayaashisheeyaha.ushaqeeya.ordugaana.itoobiyuu.gacansiinayaa

  • @Aliboos1997
    @Aliboos1997 День назад

    Xasan waa danayste aan aragno Ethiopian ka uu wato meesha ay geeyaan

  • @rocky4066
    @rocky4066 День назад

    Meeqa lagu siiyey oo la'cag ah

  • @فيصلالعلي-ن4س
    @فيصلالعلي-ن4س День назад

    War mafiqi ayaa adeerkuu ah mooryaanimo socon mayso

  • @abdisalamegal7047
    @abdisalamegal7047 День назад

    Xasan Gurguurte wali waxa u ka dhamaan layay in u dilaalnimsdii inu ka iibiyo Ethiopia iyo Masar kii u Lacag badan kkkkkkkk
    Wariye waxa ma qarinkartid iibinta u Xasan Gurguurte iyo Mooryaan u ja madaxa yahay ee FIQI iyo Ali ballad o ku taratamay kii Lacag BADAN soo DILAALA
    UMA SOMALIYEED WAY ARJAYAAN

  • @guledgled8695
    @guledgled8695 День назад

    Xasan wax dadnimo ah ma leh doqon la iska maamulanayo

  • @MohamedAbdirahman-w4x
    @MohamedAbdirahman-w4x День назад

    War Cashar Iyo Go,aano uu Gaari Karo Ma jirtee Odaygaan haka Waalina Ruux Hantidii Umadda Dhulalkii Boobayo Mar na Amaan maleh

  • @nuurnaasir6404
    @nuurnaasir6404 День назад +1

    Doowladu shaqo fiican ayay qabatay maadaama eey qancineeyso dalalka shisheeye iyadoo waliba qaar kood lagu abaal marinayo bad iyo biriba shacabkana waxay ula dhaqantay si wanaagsan maadaama eey baro kicisey meel kalena eeysan dejinin maamul goboleedkana kaba sii fiican waayo labo kamid ah colaadin iyo cuno qabatayn ayay saartay safarada madaxweeynuhu weey xargo goosteen waa tiro beel wuxuuna lasoo laabtaa guulo waa weeyn maadaama uu soo hawo gadistay asaga iyo wafdigiisa Ethiopië oo askar lays ayuu bad iyo sii joogid isugu daray siwanaagsan ayuu uga shaqeeynayaa dalalka shisheeye dantooda.😂.

  • @ahmedhaybe9764
    @ahmedhaybe9764 День назад

    Haduu farmaajo joogilaa wadanka dawlad waliba iskamay maamulateen allaw xasan jilicsan nagaqabo

  • @ahmedrashidhajijama3212
    @ahmedrashidhajijama3212 День назад

    Waryaa beenta naga daa. Hassan Dhiiqo siysad waxba kama yaqaano. Ee ma adegaa ka dhigaya in uu siyasad sameeyay. Habraha badiyahaha riyaha ku heysta Hassan ayaa siyase ah. Kaa yeele maayan. Ee beenta naga daa benlowyahaw. Xassan waa tuug.

  • @sayalala2072
    @sayalala2072 День назад

    Beenaale nacalakugiyaal qabyaalad ba kagadhexbaxday Somali

  • @habibamahad8009
    @habibamahad8009 День назад

    Madaxweyn Hassan sheekh Allaha ku karaaneeyo Guul Guul madaxweyn ❤

  • @aboubaker-y1g
    @aboubaker-y1g День назад

    Warqaad beenloow

  • @IstarlinElmi
    @IstarlinElmi День назад

    Futada hawiya dhexada ka sheekasa beenlow bahane jajuusa shisheeya beenlow bahane

  • @AhmedHussein-x2j
    @AhmedHussein-x2j День назад

    Dalxureeye Guul

  • @AyuubQurbo
    @AyuubQurbo День назад

    Beenalad tahay bro

  • @AliAli-uh5bu
    @AliAli-uh5bu День назад

    Beenaale

  • @عليعثمان-ح7ط
    @عليعثمان-ح7ط День назад

    Warqaad TV xaalagu siiyay