Somalia hogaamiye waa heshay, laakiin, dad han leh oo aragti fog ma hayso, dad qabiil iyo laab-lakac wax ku dhisaa ilaahey ka dhaliyey. Ee Alle waddada saxan ha ina tuso.
Thank you very much Horufadhi Media TV this channel is the best channel that can challenge Somalia enemies such as Kenya but unfortunate Somalia people are busy among themselves
Waxa aan allah ka baryaya in aan noqono kuwa hogaamiya ganacsiga caalamka gaar ahan Africa hogianka u hay mudane madaxwayne farmajo guul baan u rajeynayaa 12 sano o soo socoto insha.allah
Somalia horumarkeeda Hawiyaa dhib ku haya. Dagaal maahine wax kale ma yaqaanaan. Waxay hogaan ka dhigtaan qowleysato dhiigooda daadiya shisheeyana u adeega. Allow wax fahamsii oo ummadda Soomaaliyeed ka qabo.
Inagu hogaamiye sax ah ma haysanaa? Markaas ayaan dadka la tartami karnaa Nin aan aragti fog lahayn oo dantiisa keliya yaqaan meel ina gaarsiin maayo🇸🇴
Subxanalah Jayna hala eryo Jayna naga qabta soomaliya waa ayax jayna hadi ey nagu habsadan xata ilmaha dhicsa ma dhafayan wey cunan wawarey jaynes waa sun Mel fadido ey sisay wali lama arag in u janeyska faida moye marka ogow soomaliyey xata dintena muqadaska ma jecla o wey laysa musli ku dhex nol ogada
Ninka Soomaaliga ah ee Madax noqdaa Kursi iyo sidii muddo ku sii noqin lahaa Madaxweyne ayuu Waqtigu kaga lumaa Kuna qarubmaan wax badan oo.uu Si saxan loo qaban.lahaw
Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN....
Somalia hogaamiye waa heshay, laakiin, dad han leh oo aragti fog ma hayso, dad qabiil iyo laab-lakac wax ku dhisaa ilaahey ka dhaliyey. Ee Alle waddada saxan ha ina tuso.
Habar Dugaag masoo kala harin Haawiye bay halabsan doonaane
Asc horefadhi madia aad idin salaamey ka dib waxan ahay qof aad idin la socoda oo ka mid bulshada soomaliyeed arinta lagula kacaya dad soomaliyeed lasacaanooda maxad igu hadli ladihina mise dhib idinkaga imaneya insha allaha kheyr
Mw Farmajo ayaa Ugu Han weeyn Madax da Africa
Xafidu Allah 🇸🇴💝🙏
Ilaahay soomaaliya ha u kaalmeeyo aamiin
Thank you very much Horufadhi Media TV this channel is the best channel that can challenge Somalia enemies such as Kenya but unfortunate Somalia people are busy among themselves
Insha Allah Somalia ayaa ku guulaysan dalkayga Allow nabad sii love from jigjiga
I love 💘 ❤ sidaad dadka WAX uga dhaadhicisid.
Afsoomaaligaagu waa mid lagu faani karo.
Insha Allah Somaliya dib u soo kabasho Amni xasiloni leh,malgashi leh.
Waxa aan allah ka baryaya in aan noqono kuwa hogaamiya ganacsiga caalamka gaar ahan Africa hogianka u hay mudane madaxwayne farmajo guul baan u rajeynayaa 12 sano o soo socoto insha.allah
Somalia has always been Indian Ocean battle ground
Thanks 🙏 horufadhi somalia 🇸🇴 hanolaato
Allaha noorumeeyo arintaas tnx ✊✊✊
Somalia horumarkeeda Hawiyaa dhib ku haya. Dagaal maahine wax kale ma yaqaanaan. Waxay hogaan ka dhigtaan qowleysato dhiigooda daadiya shisheeyana u adeega. Allow wax fahamsii oo ummadda Soomaaliyeed ka qabo.
Keep going HORUFADHI MEDIA TV 📺
Mashallah wa warbixin qiiro leh
ilahay hanagu sugo wadada saxdaa amiiin
Mansha Allah, Somalia
hogaamiye fiicn Waan heysana
lkn dadka oo xukumo aya ku.
Washtay qabiil iyo Wax Aan
ficnen u madeena Somalia
Allah Xaqa ha tusiyo Aamiin yaabi
Maanta waxaa cad inaan haysano hogaamiye fiican shaleyna waxaan lahayn Soomaaliya haddii ay heli lahayd hogaamiye fiican waa hagaagi lahayd maantase waxaan aragnaa shacab xumaan ka buuxda iyo Qabyaalad Taasi waxay tilmaameysaa Rabbi ma hagaajo ummad aan dhexdooda is hagaajin.
Inagu hogaamiye sax ah ma haysanaa?
Markaas ayaan dadka la tartami karnaa
Nin aan aragti fog lahayn oo dantiisa keliya yaqaan meel ina gaarsiin maayo🇸🇴
Farmaajo
we thanks you brother you are 🌏East african wakes ⏰ youtuber go on. on the thrue information
Mahadsanid xaashi
horfadhi media waad ku mahadsan tihiin sida wanaagsan ee xogaha falanqaynta wararka lahubo aad noogu soo gudbisaan #haashi iyo asxaabta kle ba
Somalia 🇸🇴 Maxeey Ka Faaideysataa Maalgashi Gaas Wax Walba & Wadamadii Aduunka Ka Danbeysa Waxaasna Waxaa Ugu Wacan Dadkeedii U Fiirso Meel Walba Ayagaa Cadow Isku Wada Ah 30 Sano Indho Aan Dhexdooda Ahaynba Ma Lahan U Fiirso Hada Xaalada Somalia 🇸🇴 Ayaga Dhexdoodii Ayaa Isku Wada Hub Guranaayo!! Maxeey Ka Faaideystaan Tartaanka Ka Socoda Aduunka !! Ayagiiba Is Wada Haysta Allah SWT Soomali Xaqa ha Tuso!! Waa Ummad Wadankooda & Ayagaba Cadow Isku Wada Ah Goormeey Wax Ka Faaideysanaayaan Oo Ay Indhaha Kala Furaayaan Waa Mid Question Mark ⁉️⁉️⁉️ Ay Saaran Tahay?? Soomali Waa Isku Wada Maqanaha Lagu Maqan Yahay!!!
Waan ku goleysanena insha allh
Alow farmaaj0 inoosooceli aamiin dhahaya aaamiin aaamiin aaamiin
Mahadsanidiin horfdimedia
kkk jabuuti cariiri dhul , dhiiqo biyo fariisin aan dhulku biyo laqin , diqsi badan , mamulka ismail omar geeli oo ah xasid qalbiga ka jiran .insha allah guushu wa somalia wbt.
Somalia hesho suqa waxa ugu Habon magalada Garacad o dekad lagu so dhamaystirayo wana magalo leh dhulal Banan o Badan marka Halka ugu Habon
Marka cadey barawe iyo xeeebaha bariga ayaa ufiican
ASC all hor fadhi media jouralists keep working ✨✅✨✅⚡️👍✨⚡️⚡️⚡️☑️✅✨✅💦☑️✨☑️✅⚡️💥✅✨☑️⚡️⚡️💥✨✅☑️
Inshaa alah hassan ali khayre su geynaa
Fursadan waa in aan Ka faa’iidaysano
Inagu waxaaso oo dhan waa ka maqanahay oo qashin baa ina xukuma
Inankan yar ee xaashi wuxuu noo xayeysiiyaa meel madhan oo madaw
Somaliya ma meeshan madaxweyne isku sheega farmaajo ciidanka yugaandha iyo itoobiya kiinya
Iyo burundhi
Somalia dhipka qabiliga wa mid sii kordha balda fanka oo ahayd Kuwacyi galiya dadka aya hada ayagu hormuud u ah dadka baday inay ku fanan qabiliga marka isbadalka dunidaH way adagtaha silolaH janqadoH
Ninka kaliyah Somalia sharafteda iyo dhaqalaheda soo celin karo waa Farmajo
Indeed, the rest of the so called politicians are corrupt.
Hassan ali kheire weye hogaamiye aragti fog leh
SOMALIA MAXAA YAALA AAN GAAJO AHAYN 😂😂😂
Waxakuhabon Somalia ganacsiga
Arinta lascanood mxad ugu hadli weydey bro
hamiga dadkeena wa 4.5 iyo qabiil wax kale uma bahno sidas ayey maqsuud ku yihin
Very sad, tribalistic mentality.
🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪❤️❤️❤️💯💯💯
asc walaalkay kamaran kiri tirabeela kubadal tiroloobogey
Dalku waa dal qiimo leh laakiin dadkiisii ma haysto
Indeed, very sad with no vision.
Waasax
Waxaa madaw ah ardaydii wax barashada deeqda ah la siiyay oo tahriibaya.
Itoobiya frmjo sow walaalo may dhihin
Asagaa wato blse ma soo bixi doono🤣🤣🤣🤣
Hogaafiican.waa.farmaajo.farmaajo.farmaajo..ilaqabiila.ma.aha.laakii .dawlad.soomaaliyeed.ayuu.aas.aasay.xoogiidalka.soomaaliyeed.sooceliyay
🤮🤣🤣🤣🤣
Subxanalah Jayna hala eryo Jayna naga qabta soomaliya waa ayax jayna hadi ey nagu habsadan xata ilmaha dhicsa ma dhafayan wey cunan wawarey jaynes waa sun
Mel fadido ey sisay wali lama arag in u janeyska faida moye marka ogow soomaliyey xata dintena muqadaska ma jecla o wey laysa musli ku dhex nol ogada
Ninka Soomaaliga ah ee Madax noqdaa Kursi iyo sidii muddo ku sii noqin lahaa Madaxweyne ayuu Waqtigu kaga lumaa Kuna qarubmaan wax badan oo.uu Si saxan loo qaban.lahaw
😂😂😂😂😂😂🏃🏃🏃zoomalia?do you mean kakuma or dadaab?ifo or dagahley camp?
Maxima
Dabadhilifyada shisheeye iyo xukun jacaylku waa waxa somalida halkaa dhigay iyo wadiniyada beenta haday taasi laga taxadaro madax wanaagsan baa la heli lahaa ta maanta ina haysatana waan ka bixi lahayn
Somalia illah ayaa dhigay baqcad ku fcn wax walba dhanka isku gooshka addunka iyo biyaha caalamiga iyo saldhigyada dayax gacmaydyada iyo dhanka hawada iyo cimilada
Egypt waaba cadow Somalia in loo codeeyo bay hor taagan tahay.
Carab tu waligeedba waa cadow geena 1aad
Guul somalia
iga gaarsii
Somali hadaa nahay laf baan toobin ku hayna duniduna way talaabsatay
tur gi wu ib saday somaliya shinaha rush ka siriya lakin isaga is babiyay
Dibka hanagsto aya wuxu yahay maligin hogamiya hanleh hadii ujiran madaxwaynaha farmajo wax ogudaw malahan hadii marka an firiyiye inta hada madatanimada radineyso Allow hoganka inohagaji
Arinkaas wuu fiicanan lahaa lkn yaa rumaysan karo.
Soomaali layskuma haleen karo waayo alshawaab ayaa wax walbo burburi naayaan nawad waa nolol iyo hormar waa in lalahashiiya alshawaab mise cakta lamariyaa
Wallo soomaalida waxeey dhahaan laf dhuuxleh iyo dhagax leesla.waa shiinuhu wuu fiicnaan lahaa lkn rahan uma heeyno maxaa yeelat dhulkeena keny qeeb ayeey heysataa qeeb itobia ayaa heysata qeeyb oromo ayaa degen ma shiine ayan dhul uheena hana dhaafo
Kkkkkk somalia iyada dhexdeedaaa qabiil qabiiil isku cunaya waligeedna sagaalkoodu hagaagi maayo rajo mataal dhamaaan somalia ooodhan
Soomalinimo hanooga sheekayn arinta Laascaanood kadhacdey kahadal
Waxa aadrabto waa inaad taqaannaa, waana inay adiga kaasoo go'do ee maaha in laguu yeeriyo ama lagu maaweeliyo
Maanta maxaa uga hadli waysay dadkii laascano laga tarxiilay why. ??? Ceeb ayaa dushiina ahaatay. Aamusida maata. Inaad ka hadashaan laydin kasugaayay
Oo soomaaliya yaa cashuur la wadaagaya tuugo weeye
Labadodubo waa quuwada aduunka i.a waa la hishiineynaa siiba xooga waa in la saraa chineska
China iyo marekan ismadhamaan
Sxb maaanta in dhulbahane dhulkoodi laga Soo cayriyay dad Somali ma ogtahay Suleiman haanshi
Raxanweyn galmuduug puntland hadaa kaahorba lagamasafuriiye
Cbb
Saxiib maxa ka jira bara kicksta dadka kunool somaliland ee reer koonfurta
Suuq wayan waxu ku fican yahay dalk somliyeed
Taas rajo Kama qabo ee dadk kale ee nooga roon halasiiyo dad ayaga isku maqan waxba lama so dhex dhigi karo
I would not be surprised, I also feel the same way.
Somaaliya.waadhul.aad.ufiican.badiyo.barinba.bogcad.kasta.qabiil.ayaa.iskuwada.in.uu.leeyaha.dawladaba.kaxoogwayn.sayisu.qabaan
Somaliya ma farmajo ayad utaqan nacas
Soomaalidu waa riibi kaas oo aan geedaha cumin geeluna uusan kacuni karin
FARMAAJO IYO KOOXDA CBB WAA IN WADANKA LAGA QABTAA
eelaydii lasacanod casharbaa loo dhigay
War kan been weynaa, habeenkii markuu dhalo ku dhufto ayuu waxaan soo alifaa, stupid