Video mnta dhiri galin ka qaady 12mar yaasiin aqriyey allah igu aqbalo amuurtaan u aqristay aamiin iso dhaha wllalaha iyo sheikh riimi 3bil ka hor riyo ligu yiri aqriso yaasiin baqro iyo idawaqaco wn ka caajisnaa alxm mnta wn frxsnhy sheikh riimi sabb u ah
Isoo doceya aniga reer keyga wax guri ah ma laha ana waxan ku hami weeynahy in guri aan ku wadanolano aan dhusiso kuna nolano dhib iyo oo dheef ah isoo doceya in alla igu arzaaqo si aan ugu farxiyo walalahey iyo wala dintey wax kaliya ee dinka rabo waa docodina isoo docooya🤲🤲🤲
Masha Allah xifdullah sheekh ilaahow faraxada ku siyaadi barakallah fik insha Allah amiin amiin ya allah ❤️❤️❤️🤲🤲🤲
Asc shiiqoow inaad quraan ii aqriso rabaa muraad leeyahay talefankada iisooqor rabi haku barakeeyo shiiq muraad leeyahay quran raba adiga iyo ardaydada raba ina quraan iisoo aqrisan shiiq talefankada raba iisoo qor shiiqoow ❤
Aaamiin yaa rabi
Masha Allah ❤
Alhamdulillah allow inta dhiman uso dhameestir inshallah
Aamiin❤
ماشاءالله تبارك الله لا حول ولاقوة الا بالله العلي العظيم
Masha Allah tabaaraka Allah❤😊
MashaAllah ❤
Aamiin Aamiin Aamiin
Alhamdulilaah alhamdulilaah alhamdulilaah
Masha Allah Masha Allah Masha Allah 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
Asc shekh iso duceya adiga iyo dhaman musliminta iga gaarsia farintan walal yal waxan ahay nin dhalinyaro walalahey islamka ha iisoo duceyan erope ayaan joga xalad adag ayan kujiraa
Inshallah waguleysane wall😢
@CayuushShariif jazakalahu qeer abayo
Walal saliga nabiga Ibrahimiyada badi waad kabexe insha Allah
Mashallah
Salla llaahu caleyhi wasallam
Rabiyow gebdhaha sidiqada baxsaday rabi muradkoda how sahloo
Aamiin
Video mnta dhiri galin ka qaady 12mar yaasiin aqriyey allah igu aqbalo amuurtaan u aqristay aamiin iso dhaha wllalaha iyo sheikh riimi 3bil ka hor riyo ligu yiri aqriso yaasiin baqro iyo idawaqaco wn ka caajisnaa alxm mnta wn frxsnhy sheikh riimi sabb u ah
Alle muraadkaa hasahlo
@SheekhRiimiChannel aamiin yaa rabbi sheikhena mhdsnd
Mnsha Allah ❤
M a sh allha ku barakeeyo sh ani bishaan dhexdeeda yaasiin faa iidada aan ka helay cayaalka ayaa kaduudiyoow iiga dhacay aad beey iiga xanuun sadeen12 ayaan saaray weey ii caafimaadeen alxmdu llh . Mikii iigu yaraa ayaa hadene busbus ku dhacay aad buu oola tacbaanay hadene 5 maalin ayaan saaray maqribkii 12 yaasiin iyo tabaarik iyo 7 magan galyo alxmdu llh anoo isbitaal ubaahanini ayey ii caafimaadeen alif xamdu illeyka yaa rabi
Maasha alaah
Masha allaah jasakallaah khayr
بارك الله فيك❤
Maanshaallah .
Tirada suratul yasin mashegin
12 jeer ama 60 jeer
Comentga laso galiyay
Masha Allah
Masha allah ❤❤❤❤
Isoo doceya aniga reer keyga wax guri ah ma laha ana waxan ku hami weeynahy in guri aan ku wadanolano aan dhusiso kuna nolano dhib iyo oo dheef ah isoo doceya in alla igu arzaaqo si aan ugu farxiyo walalahey iyo wala dintey wax kaliya ee dinka rabo waa docodina isoo docooya🤲🤲🤲
Allah kuu rumeeyo riyadaada
WAAN SOMANAHAY ALAAH SWT WAXAAN KAAGA BARYAYAA INUU HAMIGAAG KU RUMEYO WALIDKAGA AD BAARI UTAHAY ALAAH KUGU ARSAAQO
WALALDAA AAD JECSHAHAY ALLAAH KUGU ASTURO
ALAAHUMA AAAMIIIIN AAAMIIIIN AAAMIIIIN
DUCADEENA WAXAA KU JIRTA YAA ALLAAH QOF WALBO MUSLIM AH URUMEE HAMIGIISA KA OONTIR YAA ALLAAH YAA ALLAAH
BACDA SALAAD WANKUSO DUCEYNAA I.A ABAAYO SHIIQ RIIMI DAR ALAAH IGUSO DUCEE DHEX ARDAY BADAN AYUU HAYSTAA LAMBAR WU LEYAHAYE
Wcs shiiqena
Aniga waxaan kula talin lahaa dadka degan wadamada gaalada guryaha aad degaysaan ALBAQARA KU SHIDA
waayo Shayaadiintu meel walbaa wey dagaan aniga xataa somalia deganahay intaan bilaabay guri walbo aan degaayo inaan BAQARA ku shido fudayd caafimaad ka1aaday alxamdu lilaahi
Kawarama idinkoo 2adan degan kufaartu ku badan tahay allaah Swt ha ìdin amaansado Aaaaaamiin
Manshallah
Asc sheekh waxan ahay gabdha ku xidhan channelkaga wax raba in aad riyo fasirto halkee kala soo xiriira
Surada wa yaasin o ad aqrineysa 12 jeer ama 60 jeer wuxuna kushegay vedioga mrku mareyso 21:44
60 caruurwaye mid Hal Hal waye ardeyda ayaa aqriya waa sidas
adiga lee kamaqneed halkaan 😂😂 TikTok Le ku ogaa shikadan lkn very good waye😊
Waa runtaa caqligaaga alle hakuu daayo
Mehaadsanid sida aad ugu sheeektay
❤
🌹🌹🌹🌹🌹🌹
🎉
Asc walalyaalo sheekh sidee wax loo weydiiyaa raqam kiis yaa igu caawinayo
Manshl
Sheekhaw riyo ifasir :
riyadu waxa weyi loteriq ( Lottery ) ayan bux bux saday lakin loteriku aad iyo aad ayu qalbigeyka ugu wayn yahay eese
niin saxibo anahay oo macalin qur'aan ah
aya igu manaamay lakiin sheekhaw niyada igu mahayn kolku sexanayay ee wuu buk sanaaba isla habenkaa ayu ku manamay in aan helay warqadi ( lotteryka ) ee caddayn uu ahayd in laika qabilay dalka America
marka sheekhaw fadlan fasiradeedo maxay noqon karata fadlan hal mukaal ka soo same Ilahay dartii ayan ku jecel yahay Mahad sanid .
Asc shiikhow waxa ay ii fasirtaa riyo qof ani ah si hore isku dagaalnay oo haddana hanjabaad ii heeyo aan ku riyooday maxaa laga fasiraa
Sheikh hadal ka soogaabi aad aya udheresa
Xaadir