Asc sheeq waxaan rabaa in aad ii fisirto riyo sadex mar aan arkay aan fahmi waayi islaan aan deris ahen oo geeriyootay oo godkeeda ka dhex qeelineso misana godkeeda aad u nurayo ana aan leeyahy meshaa nuurka badan ayba ku jirtayee maxay la qeelinee waan yabee isoo fisir idin alle alle ha aqbaee
Asc sheekh waa markii u horeysey ee aan comment soo galo sheekh waxan rabaa inad ii fasirtid riyo Riyadas oo ah wxn ku riyoodey iyada oo mas aad u weyn oo dahabiya I eryanayo ka bacdi huu I qabtey huu isku kay marmarey qoorta ayuu iga qaniini rabey in badan ayan la dagaley ka dib na wan diley Mudo ka bacdi wxn ku riyoodey anoo dhalay wiil aad iyo aad u qurux badan oo aad moodo xuural cayn sheekh ii fasir riyadaa jasakal llahu khayr
Hadi an awooda anigaba dhisi lahaa lkn ma awoda ilaahey waxanan fileyn oo kheyr leh illaahey ha isiyo
Asc sheeq waxaan rabaa in aad ii fisirto riyo sadex mar aan arkay aan fahmi waayi islaan aan deris ahen oo geeriyootay oo godkeeda ka dhex qeelineso misana godkeeda aad u nurayo ana aan leeyahy meshaa nuurka badan ayba ku jirtayee maxay la qeelinee waan yabee isoo fisir idin alle alle ha aqbaee
Shekh, mawduuc kalaad gashay, fidyw gaaban o nuxurka kusoo aruurisay aya muhim ah
Ilaahaw hamigena no rume ducedenana naga aqbal🤲🤲🤲
Thanks sheeq
Shukran
Sheekh riimi
Allah ka jisaai siiyo dadaalka ugashe dhismaha masjidkan
Amiin Amiin Amiin
شكرا
Wa macno khiyamo video gan qaabkan ilama qurux badna lacag iyo akhiirda isgalan
ماشاء الله تبارك الله لاحول ولاقوة الابالله
Asc sh waxaan ahay wiil jira 22san waxaan ku riyoooday riyo aan layabay shiiq waxaan ku riyooday anigoo lee ceersnayo rabna in lee qabto balse sida lii birsanaye meel aan ka baxsado ayaan waye markaa gacnteeda ayaan isku dilay markaan xabada madax iskaaga dhuftay waan ashhaatay shiiq please ilawadaag jawbteeda 😢
Masaajid waaa e warka badan soogaabi hadal jacaylkad udhalaye
ASC SHIIQENA ISO FASIR RIYADAN
GABAR AN DHALAYO AN LA GUURSANIN O GABAR AH
AYAA KU RIYOTAY ANIGO SAMEYNAYA BUSKUD IYO XALWAD
WAXANA ILA JOGAY HOYADAY HABODAY ABTIGAY
LAAKIN WAN KAL FOGNAHAY WALIDKAY
GABADH3YDA WEY ILA NOSHAHAY
RIYADA IGUSO FASIR SHIIQ GABADH3YDA FADLAN JISAAKUM LAAHI QAYRAN ❤
Shaqrimmi.saligiiinabigasalahu.calayhi.wasalam.waaakuguukeeeste
Bisinka xisaab badanaaa
Aa.iiim
Warbadanbaan lagudaawankarinba wad warbadanthy yaakuuxiìaayo
Xisaabta markale kadhigo hanadawakhine
2kamida hadn arko ma helaya muradka
Wax macnoleh madan noshegin
Wax jeebkaaga ah umbad noshegty
Asc sheekh waa markii u horeysey ee aan comment soo galo sheekh waxan rabaa inad ii fasirtid riyo
Riyadas oo ah wxn ku riyoodey iyada oo mas aad u weyn oo dahabiya I eryanayo ka bacdi huu I qabtey huu isku kay marmarey qoorta ayuu iga qaniini rabey in badan ayan la dagaley ka dib na wan diley
Mudo ka bacdi wxn ku riyoodey anoo dhalay wiil aad iyo aad u qurux badan oo aad moodo xuural cayn sheekh ii fasir riyadaa jasakal llahu khayr